Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. A friend of mine who works in Galkayo told me they have to deal with three admins nowadays.
  2. Job well-done Somaliland ..... Let's see the next drama show
  3. He forgot the change the Username dee ............
  4. Somaliland bombards Buhoodle Deegaanka Sool-Joogto oo ku dhawaad 25-Km Dhanka Waqooyiga uga beegan magaada Buuhoodle ..... Xataa beenta ma sheegi yaqaanaan
  5. Holslag told AFP that China “is (also) making eyes at the oil reserves in Ethiopia” and private Chinese firms have started linking up the Ethiopian hinterland to the port of Berbera in the breakaway region of Somaliland. “China has ... almost permanent exchanges with officials from Ethiopia, Kenya, and Somaliland on security in the Horn,” he said. China is also helping the Indian Ocean Island of the Seychelles fight piracy as its efforts to keep its trade safe have extended to the high seas. HALKAN
  6. Anigu waxaan u socddaa wixii guud ee Somali oo dhan nabadeedda iyo horumarkeedda sidii xal loogu heli lahaa oo aan ahayn gacan qaad, looguna gaadhi lahaa, waxyaabahaas oo dhan hab xasiloon.
  7. Puntland Government condemns in the strongest terms Government urges Somaliland to immediately seize military aggressions
  8. The Government of Puntland State of Somalia strongly condemns Somaliland’s violent aggressions against the communities of Buhodle district. On 15 January 2012, Somaliland forces attacked Buhodle district and caused suffering and destruction – causing civilian casualties and property loss. It is not the first time that Somaliland forces attacked Buhodle district – prior attacks occurred in February and May of 2011. Puntland Government condemns in the strongest terms the naked aggressions perpetrated by Somaliland separatists against communities in Buhodle and other regions, while Somaliland continues to reject peaceful dialogue to ease tensions in northern Somalia. Violent imposition of a political ideology and religious extremism will not work in Somalia and will certainly trigger undesired consequences. Puntland Government has always been a pioneer for the stabilization and unity of Somalia, has promoted peaceful coexistence among communities, and has always called for dialogue to resolve differences, and the Government urges Somaliland to immediately seize military aggressions against communities. Finally, Puntland Government sends condolences to the families of victims of Somaliland’s latest violent aggressions against civilians and their properties.
  9. Hargeysa (GNS)- Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Dr Maxamed C/laahi Cumar oo uu weheliyo Gudoomiye ku xigeenka Baarlamank Dalka Kenya Mudane Faarax Macalin ayaa manta soo gaadhey Magaaladda Hargyesa, ka dib markii ay ka soo kicitimeen Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Wadanka Kenya. Labaddan masuul ayaa wax madaarka ku soo dhoweeyay Xubno ka socdda Goloha Wasiiradda, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraalle (Duur), Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiirka Duulista iyo Hawadda Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Xuseen Cabdi Ducaalle Wasiiru dawlaha Arimaha Dibadda Dr Maxamed Rashiid . Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar oo qolka nasashadda kula hadleyay warbaahinta ayaa sheegay in ay safarka Faarax Macalin uu ahaa mid ay isku og yihiin isla markaana ka soo tashadeen, iskana soo raaceen dalka Kenya , Laakiin hadalkan wax beeniyay isla markaana waxba kama jiraan ku tilmaamay Gudoomiye ku xigeenka Kenya waxana uu sheegay in ay ku kulmeen diyaaradda, sidaas awgeedna aanuu la socon safarka uu Wasiirku ku joogo dalka Kenya. Wasiir Maxamed C/laahi Cumar waxa uu ka warmay safar qaatay muddo saddex maalmood ah oo uu ku joogay wadanka Kenya waxana uu hadalkiisa ku bilaabay “Waxaan marka ugu horeysa aan jecelahay inaan dalka ku soo dhoweyno walaalkey Faarax Macalin Gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Dalka Kenya, ee aanu jaarka nahay, Faarax waa nin aad si fiican u wadda taqaanaan, kana mid ah Saaxiibadda Ay Somaliland ku lee dahay Wadanka Kenya, sharaf bay noo tahay in uu Faarax Macalin mar kowaad iyo mar labaadba dalka u yimaaddo booqasho, isagaana u dayn doonaa in uu ka waramo, balse waxa aan jecalahay inaan ka waramo safar shaqo oo aan ku maqnaa muddo Saddex maalmood ah, ku joogay Dalka Kenya”. “Sidaad ka war qabtaan Kenya waxa ay ka mid tahay dalalka aanu jaarka nahay ee xidhiidhka wanaagsani naga dhaxeeyo, waxa kale oo ay Kenya tahay, xarun ay fadhiyaan jumciyadda quruumaha ka dhaxeeysa iyo beesha caalamkuba safiiradda ay ku lee yihiin Kenya, Somaliland inta badan arimaheedda halkaas bay ka maamulaan, markaa muhiimad gaar ah ayay lee dahay, dalka Kenya magalaadiisa Nairiobi xaga siyaasadda iyo horumarka, iyo marka iskaashigaba laga hadlayo markaa waxa aan halkaas u tahey, in aan beesha caalamka ee halkaas fadhigeeddu yahay inaan warbixin iyo xogoba ka siiyo rimaha ka socdda Somaliland ee horumarka leh iyo arimo xaga nabadgelaydda xidhiidh la leh intaba, oo ay ka mid yihiin arimaha imika Somaliland meello ka mid ah ka taagan, wuxuuna ahaa is xogwaraysi iyo isku waran, ka xukuumad ahaan beesha caalamka aanu ka siinayayn warbixin xaqiiiqdda jirta eek u saabsan halka ay Somaliland marayso, oo ah runtii xidhiidh joogto ah oo aanu inta badan la lee nahay. waxan halkan ka jecelahay inaan si khaas ah u xuso, shir aanu shalay wadda yeealanay ergiga guud ee u qaabilsan jumciyadda quruumaha ka dhaxeysa arimaha Soomaaliya iyo arimaha somalilandb ninka la yidhaado Amsaddor Mahiga, oo aanu ka wadda hadlaynay arimo dalka iminka ka socdda iyo mawaaqiifta ay ka qaadanayaan jamciyadda Quruumaha ka dhaxeysa ama ay ka qaadan doonaan. Weerarkii dhowaan ay maleeshiya hubaysani ku soo qaadeen meello ka mid ah Somaliland khaasatan degmadda Buuhoodlle iyo arimaha kale ee dhaqaaqaaqiga siyaasiga ah, ee ka socdda Somaliland, ee dadka qaar ku doonayaan in ay ku majara habaabiyaan wadda jirka iyo qaranimadda Somaliland”. In jamciyadda quruumaha ka dhaxeysa ay taageersan tahay in Somaliland lagu taageero nabadgelyadeedda, oo aanay jamciyadda quruumaha ka dhaxeysaa ogolayn cid wax yeelaysa midnimadda iyo wadda jirka Somaliland, arimahaasi waa mawqiif cad oo ay ka qaadatay jamciyudda quruumaha ka dhjaxeeysaa, waxana aanu ugu baaqaynaa kooxaha hubaysan ee nabadgleyo daradda ka wadda meello ka mid ah Somaliland in ay ka waantoobaan oo wixii mawqif ah ama farqi ah oo wixii ay qabaan ah si nabadgelyo ah oo degan lagu dhameeyo aad iyo aad baad u mahadsan tihiin”. Ayuu ku soo gabo gabeeyay Wasiirku hadalkiisii. Dhanka kale Gudoomiye ku xigeenka Baarlamnka Dalka Kenya Mr Faaraxc Macalin oo ka Hadley u jeedooyinka safarkiisan ayaa waxa uu hadaliisa ku bilaabay siddatan “Waan ku faraxsanahay inaan markalle imaado Somaliland, anigu safarkaygu waxay ahayd mid iikhaas ah, Wasiirka arimaha Dibaddana Diyaaradda uun ayaanu isku aragnay ee iskama aanu war hayan ee hadda halkan uun ayanu iskugu nimid ee iskama aanu war hayn. Anigu waxaan u socddaa wixii guud ee Somali oo dhan nabadeedda iyo horumarkeedda sidii xal loogu heli lahaa oo aan ahayn gacan qaad, looguna gaadhi lahaa, waxyaabahaas oo dhan hab xasiloon. Anigu ma aaminsani marnaba in ay somalil isku gacan qaado meel kasta oo ay joogto, taasina waxa weeyaan mid aan dawladdana u sheegayo shacabka soomaaliyeedna u sheegayo wax alaalle wixii dhibaato ah oo jirra wax weeyaan waxa la joogaa wakhtigii xal lagu dhamayn lahaa intaas waxa aan uga baxayaa dhibaatooyinka ka jirra Somaliland gudaheedda, iyo gobladda ay ka dhacdey gacan qaadku, dawladdu in ay isticmaasho wax la yidhaado degnaasho, xasilnooni iyo tartiib, ilayn dhaqan soomaali ayaynu iska lee nahay inagu e . Dawladduna waa in ay ka waantyowdo kana talaabsato gacan qaadka, waayo dadku waa walaalo khaastan soomaalidu meel kasta oo ay joogtona manta dhulka ayay taalaa markaa haday dhulka taallo dan ayaa inoogu jirta inaga oo dhanba inaan walaalnimo kuwadda hadlno meel kasta oo aynu joognoba Dhibaatooyinka soomaalidda haystaa waxa ay ka jiraan wax haytsa jaamhuuriyaddii soomaaliya waad aragtaan, idinka (Somaliland) Way idin haysataa taas waa dardaaran guud oo aan u gudbinayo shacbiga soomaaliyeed iyo madaxdda soomaaliyeed, xalka soomaali guud ahaana waxa inagu waajib ah in aynu ukuur galno dhamaanteen, aad baan ugu faraxsanahay runtii marka loo eego soomaalidda kale sidda ay u degan tahay Somaliland in badan ay usugan tahay nabadgelayadeedu. Wax kale waxa weeyaan qiimayn yar oo ah inaan arko Somaliland sidii aanu u yeelan lahayn wadda hadal, taas oo aan doonayo inaan wadda hadal yeelano soomaali oo dhan, soomaaliya waanu tageynaa waanu wadda hadalaynaa, Somaliland waanu imanayaan waanu wadda hadalyanaa, soomaaliddu meel kasta oo ay joogtoba waanu wadda hadleynaa. Waanu ka xunahay in ciidamo kiiniyaan ahi galaan soomaaliya balse duruuri ayay noqotay in ay galaan ciidaamaddu soomaaliya boqolaal qaxoonti ah ayaa soo galay wadanka Kenya macaluushii iyo raafaadkii iyo dhibaataddii iyo abaarihii ayaa batay ay nimankaasi (Alshabaab) ku hayeen dadka maatadda ah, dadka xagjirka ah runtii waxa aad moodaa in ay ku tala gallen in ay dadka baabiiyaan, waxaas oo dhan baa nagu khasabtay in la gallo loona gallo sidda ugu tartiibsan uguna xiisaabsan haddana lagaga soo baxo sidda ugu macquulsan, iintaas oo dhana la kiciyo soomaali oo dhan si looga wadda hadlo sidda ugu macquulsan ee aan shacabka wax u gaadhi karayn, soomaali waxbaa gaadhey, aad baanu uga xunahay waxaasina waxa weeye waxa aan doonayo inaan madaxdiina kala shakaysto, guud ahaan waayo hadaan ku jabno somaliya, Wax ay ka dhigan tahay Somaliland waanu ku jabaynaa, Kenya waanu ku jabaynaa meel kasta waanu ku jabaynaa dadku way wadda dhasheen waa isku dhiig markaa waa inaan nabad iyo xasilooni u raadinaa sidii aanu wax uga qaban lahayn. Faarax macalin oo la weydiiyay su’aal ahayd in ay Kenya wax lug ah ku lee dahay shirka ka socdda degamadda Talleex ayaa waxa uu ku jawaabay inaanuu la socon shirkan Talleex, isla markaana Dawladda Kenya wax lug ah ku lahayn, sidaas awgeedna uu maqlay shirka Talleex, laakiin aanu la socon, gudoomiye ku xigeenku waxa uu tilmaamay in uu ku faraxsan yahay in soomaalidu ay ku dhamaysato khiaafkoodda wadda hadal, waxana hadaladiisii ka mid ahaa “shir kasta oo ka dhaca Somaliya anagu waxa aanu iska jeclanahay dhibaatooyinka soomaaliyeed in cid kale loo raadin waxani waxa weeye wax gudaha ah wax aanu ka ognahay maaha, wax ay igu tahay Maqal sidda aad adigu hadda iigu sheegaysid, laakiin wax la jooga hadda wakhti loo baahan yahay culays in la isticmaallo waan ogahay inaad culays isticmaalaysaan oo madaxdda iyo dawladda dad aan ku kalsoonahay weeyaan dhiig soomaaliyeed oo danbe ayan la daadinin mid kastaba ha haado markaa aan sidda ku lee yahay waxa aan ahay nin soomaaliyeed oo qaran kale ka yimid oo soomaalidu dad yar ka yihiin”. Isku soo wadda duuduub oo safarkan uu faarax Macalin ku yimid Somaliland ayan ahayn kii ugu horeeyay ee uu ku yimaaddo Hargeysa.
  10. Farah Macallin is in town again ...... Details to come ....
  11. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxtooyada ee Puntland ayaa lagu canbaareeyey weerarkii ay ciidaada Somaliland 15-kii bishan aynu ku jirno ee Jenuary kusoo qaadeen degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. ” Weerarkii ay ciidamada Somaliland kusoo qaadeen degmada Buuhoodle waxa ay waxyeelo kasoo gaartey dad rayid ah oo aan waxba galabsan hanti badan oo gaar loo leeyahay ayaana ku bur burtay “ war-saxaafadeedka ayaa sidaas lagu yiri. Puntland ayaa dhinaca kale sheegtay inay u taagan tahay midnimada umadda Soomaaliyeed iyo sidii arin walba oo la isku khilaafsan yahay wadahadal loogu dhamayn lahaa, Somaliland-na ay kasoo horjeedo nabad ku wada noolaanshaha. War-saxaafadeedka kasoo baxay xafiiska madaxtooyada Puntland ayaa ugu danbeyntii loogu tacsiyeeyey ehelada dadkii rayidka ahaa ee duulaankii ay Somaliland Buuhoodle iyo deegaano ka tirsan kusoo qaaday ku waxyeeloobey. Waa markii ugu horeysey oo ay dowlada Puntland ka hadasho faragelinta ciidan ee uu maamulka Somaliland ka geystey degmada Buuhoodle, waxuuna hadalka dowlada Puntland kusoo beegmayaa xilli ay saaka ciidamada Somaliland soo weerareen deegaanka Sool-joogto oo wax yar ka durugsan degmada Buuhoodle. Horseed Media
  12. Shame on you hiding the most interesting part of the letter ............. NORTHERN SOMALIS for PEACE & UNITY (NSPU) Research Unit E-mail: contact@nspu.org website: www.nspu.org
  13. Page not found The page you are looking for might have been removed, had its name changed, or is temporarily unavailable.