Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Not at all ,, i've been following da news and got some facts on da ground ,,,, and u should use ur brain if u don't mind ,,, How do u know ? may be i'm a reporter too
  2. Originally posted by -Femme Fatale-: Was Born in Xamar...have no clue where. Then left when I was 3 months old. Does that count? ahahahahaha ,,,,, Yeah it is count ,,,, don't worry ,,,,,
  3. What is Dating ?? how can somebody date ? how many hours are allowed the dating to continue ? and how long ? Year ,,, 2 yrs ,, 5 yrs ,, 1 day ??? Is there anyone who can tell me what should i do during the date ? Finally, what da hell is that Halaal Dating ??
  4. Canjeelada ayaa Mooska loo yara dhiibaa nooh
  5. I think there is even some exaguratting on the figure in Somalia ,,, don't know da exact news but it is just my opinion ,,
  6. What ?? ! ! What did u say J_cambo ?? :mad: :mad:
  7. J_C ,,, waa sax ,,, inaan dhaho ay ahayd laakiin waxa aan ka yaabay heesta aad soo qortay baa mid aniga aan sameeyay isu ekaadeen ,,, marka waxaan kala garan waayay inay taydii tahay iyo in kele
  8. Haye waad noo tashateen sow maaha ,, hada idin maqalnay ,, dhib ma laha ,,, tollaaay oo tollaay waar aaway ninkii Nuune ahaa ,,, waar kaalay inagana aan tashanee gabdho arinay meel dhigteene ,,, Horta ninkii Alle u baahne miyuu geeriyooday tolow ,,, waayadaas ma arage ,,, ??
  9. Haye ,,, waan ku sugayaa marka ,,, soo dheeree yaah ??
  10. Wiilo ,, what about me ,, may i join da tea session plz ,, ?? Bob, what about me ,,, ?? mean about ur VIP list or it is only 4 da ladies ?
  11. kkkkkkk ,, Ok ,, Ok ,, i know ,, laakiin adigaan rabay inaan hard time ku siiyo ,,,, waan kaftamayay sxb ,,,,
  12. U seem 2 be somehow angry ! ! :confused: :confused:
  13. Really ??? :confused: :confused:
  14. kkkkkkkkkkkkk ,, Ok ,, Ok ,,
  15. Maya maya at all ,,, ha deg degin ,, i'm sure you'll be fine ,,,, just keep tryin' ,, u can't be on the star in one day or so ,,,, Adiga dadaal uun baan kugu ogahaye iska dadaal hubaashii mar aan fogayn baad 100% noqonaysaa ,,, xoogaa samir ah uun baa loo baahan yahay ,,,
  16. Haye intaas waan fahmay ,,, maxay kele ?? Wiilo ,,, adiga weli waa lagu sugayaa ,,, maxaa dhacay waxba islama haysid miyaa mise waad soo qalab urursanaysaa ???
  17. Wiilo ,, ii sheeg msg ka labaad oo aad masaxday maxaa ku qornaa
  18. Looooooooooooool@Kool Kat ,,,, hehehehehe ,, very funny indeed ,,,,,
  19. Bob ,,, gabdhaha ii dhaaf ,,, they are unique in SOL ,,, waa inaan ilaalino
  20. I agree with you Wiilo,,, dadkaan waxba ma kasaayaan ,,, alaabtaas waa tii aan ku ciyaari jiray waagii aan caruurta ahaa ,,, alla maxaa faruhu igu casaadeen sidaan u watay oo xataa tartan aan ku geli jirnay ,,, Iska dhaaf dadkaan malaha dhulka hoostiisa bay ku koreen oo quraanyada bay la dheeli jireene
  21. duqu muxuu ka hadlay ??? ,,,,,, yaa fahmay horta ??