Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Why we talking about Ethiopia whenever we mention Somaliland horta ?? That is what Alleubaahne and his team are trying to sell ,,,,,,,,,,,, Somaliland was formed without ethiopia, Djibouti and Somalia and will still exist Insha Allah ,,, good relationship with Ethiopia and other neighboring doesn't matter and is what somalia lacking now ,,,,,,,,,,,, ,,, that is why Somaliland standing strong ,,,,,,,,,
  2. Now u facing da whole world ,,,,,,,,,,,, total madness iga dheh ,,
  3. Taas anigay ii taallaa waana wax aniga iyo Ilaahay SW naga dhexeeya ,,,, and is not necessary inaan SOL dhexdeeda ugu duceeyo like it is the MASJID ,,,,,,,,,,
  4. Somaliland HUB, MADAAFIIC IYO CIIDAMO ayaa wax lagaga qaadi waayay ,,,, and u think in wax la qoro wax lagaga qaadayo ??? ,,,,,,,,,,,,,, VIVA SOMALILAND
  5. Cadowgu bir weeye ka beyra • Ciiddeyda u daaya cadaawaha THAT IS WHAT I CALL CLASSIC STUFF ,,,,,, ISHUU KA RIDAY MARKAN
  6. LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL HAMBALYO HAMBALYO ,, WIIL IYO CAANO, GABADH IYO SUBAG , MALAB IYO DUFAN ,,, ILAAHAY HA IDINKA DHIGO KUWII ISKU MUDHUUDHUQA EE ISU DHIDIDA BOODHNA ISKAGA DUULIYA ILAA QIYAAMAHA ,,,,, NOQDA KUWII ISKU DHEGANAADA WELIGOODBA EEN ISKA DAALIN, KALA DAALIN, WADA DAALIN ,,,,
  7. Originally posted by General Duke: less than a year ago less than a year ago YOU HAVE A POINT HERE ,,,,,,,,,,,,,,,
  8. “Culimada Aduunka, Caafimaadka baartay, Cudurada la dabbargoynayo, Caashaqa ha lagu daro†Abwaan Maxamuud Tukaale wuxuu bilowgii sanadihii toddobaadyameeyadii ka codsaday aqoonyahanada adduunka, gaar ahaan kuwa baara cudurada aadamiga ku dhaca in cudurka Caashaqa la yiraahdo ay u helaan dawo lagu daryeelo. Abwaan Tukaale weliba intaas wuxuu ku daray, gabi ahaanba in cudurka Caashaqa la yiraahdo lagu daro cudurada Adduunka ee la dabbargoynayo! Haddaba Jacaylku ma dhabaa, mise waa…Dhalanteed? Ma Cudurbaa mise waa.. ? Hadduu cudur yahay dawo ma leeyahay? Waa tan qalin lagu xariiqay, garyaqaano badan ka doodeen, qoraalo badan oo kale gedisana lagu qoray. Markey wiil iyo gabar qaangaar dareen jaceyl ahi galo, wuxuu mid walba is-weydiiyaa waa maxay jacayl? Ma jiraa jaceyl? Talow ma dhabaa mise waa dhalanteed.....? Balse carruur iyo ciroole intuu Caadil abuuray wax bay cashaqaan, iyadoo weliba lagu kale dareen duwan yahay oo fikrado qalifsan lakala aamminsan yahay. Waa tan wiilka iyo gabadhu ay wada qoslaan, oo waxyaabo qaas ah mararka qaarkood ay is-dhaafsadaan. Kolkuu wiil jeclaado gabar oo uu quruxdeeda la dhaco, dabadeedna dib u milicsado wejigeeda ayuu wadnaha qac yiraahdaa, oo quwad dahsoon ee aan muuqan dhankeeda u jiidataa, indhahana kor u tagaa, sidii qof nafta laga siibayo oo kale. Waxaa ka soo daata, oo shabax ka soo yiraahda wejigiisa iyo oogadiisa oo dhan dhidid kulul, isagoo daaqadaha ku gadooda, si uu u helo neecow qabob oo qancisa naftiisa kulul. “Alla yaa tan hal habeen la caweeya, oo gaari qaali ah ku qaata†Ayuu uurka ka yiraahdaa. Raggu waa seef la bood, hadba tii ay arkaan oo bilicsan bey yiraahdaan “Allaylahe! Waa tan tii aan doon-doonayay†Dumarkuse waa seef la qaad hadba kii u af-macaaneya ayey yiraahdaan “Allaylahe! Waa kan kii aan baadi-goobi jirayâ€. Alla qurux badanaa ma xuural-ceyntii Janadaa?. Tani maba’aha tii uu iskuulka ama shaqada ku arki jiray, hadalo aan loo baahneyn ayuu ku hantaaqdaa, “Maxaad halkaan ka qabaneysaa, xaggee deggen tahay†uun buu la soo boodaa, goortay indhihiisa qabtaan inan ilwaad qurxoon. Khayr laawe! Waa inantii deriskiina ahayd, ee gurigga idinka soo horjeeda degneyd. Kolkaad miyir beesho, oo qalbigaagu si xun u qayirmo ayaad mar kale is tiraahdaa “Alla nasiib badnaan laheydaa haddii aad qoftaan maalin kula saan-qaadi laheyd, hal qol ka soo wada toosi laheydeen, oo aqalka kuu dhex joogi laheyd, sidii gabar yar oo makhbiya ah oo kale†Intaad dib u soo baraarugta ayaad qosol aan lagula wadaagin gashaa. Waxaad jeclaataa arageeda, meel walba oo ay joogta ayaad ku meer-meeraysataa; Telefan wacid ayaad ku waalataa, qof weliba oo aad taqaanid ayaad wanaageeda uga sheekeysaa, qofka aan iyada garaneynin waxaad ku qasabtaa inaad bartid ama sawirkeeda tustid, kii kugu caayo oo aan amaanin iyada ayaad la calowdaa, oo saaxiibtinimada u jartaa. Alla Jaceylku dhib badanaa, oo muxuu yahay?. Sidiisaba, Jacaylku ma dhabaa, mise waa dhalanteed? Waxaa kugu soo kordha wel-wel faro badan, dareen joogta ah, niyad jab, tabar dari, daal, cuntada oo aad ka soonto, oo aadan waxba dhadhamin; naftaada oo aad daryeeli weydo; xanaaq badan oo aadan garaneynin meel aad ka keentay; dabeecad qalafsan, iyo dadka oo hadalkooda ku dhiba, gaar ahaan dumarka ha u badnaadeene. Waxba yaanan hadal kugu daalin, anigu ma’ihi Dektoorkii Jaceylka, laakiinse jaceylku waa wax jira oo dhaca maalin weliba, saacad walba, daqiiqad iyo il-biriqsi walba, kana dhaca goob weliba dunida afarteeda dacal. Markaad dib u milicsato qoraalkeyga ayaad oranaysaa:“Alleylahe Waa runtii ama maye anigu ma aamminsani waxa u sheegayo . Kolkaadse ereyadeyda hal-hal u aqriso oo maskaxdaada ku dhacaan baad wareertaa, dhulkuna kula wareegaa sidii adiga oo wiifoow saaran oo kale. Kursigaaga xejiso, oo ha ka dhicin. Waxaa sii kordha is-garaaca wadnahaagga; biyaha cabistooda ayaad basataa; gacmaha ayaa ku gariira sidii ruux ay la-leemo ku dhacday oo kale; waxaani waa jaceyl wuu ka burji weyn yahay, kana quwad weyn yahay, ka dibna cistibaal iila carara tiraahdaa. Waxyaabaha kaa sii waalo oo xiiso hor leh kugu beera, waa arageeda oo si joogta ah aad u aragtaa. Waxa kale oo kaa sii waala mar qof iyada yaqaan uu kaga sheekeyo. Waxa macquul ah qofka aad sidaan u doon dooneysid inuusan kaa war qabin inaad tahay qof jira oo jecel. Xubnaha jirkiisa oo jajabo nasasho la’aan awgii, dabadeed intaad is hayn kari weydo ayaad waxaad ku dhuumataa gidaarada ama meelaha ubaxa leh ee dadku ku nastaan. Kolkaad haween dhoola-cadaynaysa aragtid ayaad waxaad iska dhaa-dhacsii inay iyada tahay, weliba iyadoo ku leh:“Gacaliye, maxaad qabaneysaa galabta†Degdeg intaad u soo haado ayaad tiraahdaa “Gacaliso, waxba ma qabanayo, halkaan ayaan u soo nasasho tagay, ee xaggeen aadnaa†goortay ku dhaaftay maba garatid, qof kula hadlayay iyadaba ma’ahayn waa niyadaadii oo isla hadlaysay ee KA BUL-DHEH……Sidaas ayaad ku garataa inuu Jaceylka dhab yahay, cudur xun ee aan daawo laheyn yahay ee kuwaan aamisneyn, waa kuwa habeen weliba telefonka ku calaacala, oo nafsadoodii qiyaamay. Kolkey goobaha dhalinta ku kulmaan aragtid ayay yiraahdaan saaxiib anigu ma aamisni jaceylka inuu dhab yahay oo uu jiraba.
  9. anyway,,,, meeshii waa lagaa soo salaamayay ,, waa laguu xiisay baa lagu yiri ,,, sorry baa lagu yiri ,, soo noqo baa lagu lahaa ,,,
  10. maxaa la print garaysan ,,, na tus bal then let's see your dookh ,,,,,,,,,
  11. Waa boqortooyo casriyaysan ,,,,,,,,,,,,
  12. Waa boqortooyo casriyaysan ,,,,,,,,,,,,
  13. Waaryaa waad garanaysaa baan ku dhahay ee call me horta ,,,, waxba ha is dhegooleyne ,,,
  14. hahahahaha ,,,,,,,,,,,,,,,, i think in lagu yiri 4 gabdhood baa lagu siinayaa ,, mid buuran, mid kuusan, mid dhuuban, iyo mid bilaa qaab ah ,,, dhinac walba u rid ,,,,,,,, laakiin i doubt inay xataa half gabadh siiyeen ilaa hadda ,,,,,, Waar heedhe, geed gadaalkii ka heeska waan ka gudbaynaa kowdheh ,,, war baan kuu hayaa ,, sheekadu way isku dubadhacaysaa dhowaaane ,,, gimme a call niyow ,,,,,
  15. loooooooooooool waaryaa anigu dee dharkaan kala aqaanaa ,,, i'm not one qoti qaxooti like da others ,,,, that one is my best option ,,,
  16. loooooooooooool waar Alle u baahne laftiisa buu jacayl hayaa ,,, last time i remember he was sick then the doctor confirmed he is in love but he doesn't know ,,,,, so don't worry about him we gonna sort it out ,,,,, Adiga jacaylkaagii dheeraa iiga waran ninyow ,,,, sheeko dheeraa iga dambaysaa la dhahay ,,,,,,,,, warka i sii hee
  17. The above one is so strange indeed ,,,,,,
  18. Anna waa i kanaa ,,,,,,,,,, waan is keenay ,,, long time no see huh ??? ,,,,, Arrimihii jacaylka iiga warama ? ,, yaa nool? yaa dhintay ? yaa guursaday ? yaa furay ?,,,,,,,,,, yaa is jecel ? yaa is neceb ? Waryaa tuujiska, rebshedda jooji niyow ,,,,,
  19. THE END OF WARLORDISIM AND THE BEGINNING OF TALIBANISIM What a sad plight our neighbour Somalia is going through, from years of misrule and corruption, to years of warlords and a mafia style environment to a new hidden threat hiding its true face behind the veil of Islam. The Union of Islamic courts seized control of Mogadishu June, 7, 2006 with the help of foreign powers mainly Eritrean weapons and Arab funding. The Arabs in particular have been channelling fund through Abdiqasim Salat Hassan to give the Islamic courts union and advantage over what were weak warlords who had channelled what money the Americans gave them into accounts or houses. Somalia today is at a crossroad, it can sink into an Afghanistan type abyss or begin a process of mutual understanding which could lead to long term peace and stability for not only Somali’s but the whole region. After the fall of Mogadishu the Islamic courts union began its policy of expansionism, showing it just wasn't interested in battling warlords and bringing Mogadishu back to normality but was interested in controlling as much land as it could possibly control. The introduction of tax goes against the very teachings of sharia law, in Sharia states a non Muslim would pay tax for protection. The Islamic courts union itself is disunited it has aspiring young radicals with views which far exceed the Taliban of Afghanistan and you have the older members, the courts itself is structured according to clan lines, and amongst the separate courts there are different views which are vying for dominance. First Mogadishu, then the central and upper regions and now the southern portion. It is no secret that the Islamic courts union has an upper hand from what should not be called a government at all. Like the past so called transitional governments they tend to fizzle out after their mandate and this looks as if it too will fizzle out in a similar manner. The so called transitional government has been a proxy tool of Ethiopia to underhandedly colonise Somalia. If we remember the Man leading it was chosen by Ethiopia his campaign to win was paid for by Ethiopia and till this day it is an Ethiopian army which protects him and his day dream of a government. The Rise of the Islamic courts union has become Ethiopia’s worst nightmare come true for that reason the so called government is constantly being told to ask for troops in order to bring Somalia back to the old days of Siad bare and beyond the era of political hegemony of family dominance and the plunder of the state with the help of Ethiopia. Ethiopia has not been a fair and entirely honest neighbour to either Somaliland or Somalia. If the Islamic courts union continue expansionism they may fall as those before them have fallen. It is one matter ruling people who want to be ruled, but no man regardless of the size of his arsenal can ever rule those that don't want to be ruled. Just recently coming back from Somaliland although the people are all Muslim they don't share the same tendencies because were there is lack of order, peace and stability extremism breads, In Somaliland there is stability, there is order and peace for that reason extremism has found it difficult to breed. Somaliland had the honour of hosting the world meeting of tabliqs this summer were they came from all over the world to talk about how to best deliver the message of Islam to the world, no politics was spoken. There is a clear belief in separating religion from politics its a necessary evil. In the time to come the Abdulahi yusuf junta, is destined to fizzle away leaving the Islamic courts union as a major player. I would like the government to use the lifting of the arms embargo to its advantage and re-arm itself. We are likely to see a wider proxy war in the future, the major players of world could get involved. America too has been extremely worried about the Islamic courts unions take over of Somalia. Along with many other western countries, Ethiopia too acknowledges the weakness of the so called transitional government for that reason it has been moving closer to finding real solution of how to combat such a threat. Contrary to what most people believe many people have been leaving Mogadishu now who were their through the warlords, and the fighting. Somaliland’s government should begin further, rearming and its message of we are not your enemies so don't make us yours is a true statement which the Islamic courts union should bare in mind. Siad Bare and Africa’s fourth largest army had the heaviest loses in Somaliland along with tyrants of the past. If you have dreams of conquering Somaliland think twice. The Somali people are tired of war and want a solution to their problem so they all can live in peace in their own respective state. Somaliland’s government and its president will be judged because elections are close and what he does within the coming year will ether re-elect him or replace him.
  20. Thank you for sharing this ,,,,,,,,
  21. looooooool Actually i hate macawis and i hardly use it for sleeping, and never wear a khamees ,,,, even those in the picture failed to convince me to buy some ,,,,,,,,,,,,,,
  22. Dadkan Ramadaata doorada ka sheekaynayaana maxay ahaayeen ,,,,,,,,,, beri baan shukaansan jiray gabadh Shuun la odhan jiray ,,,,,,,,,, weliba shuun dheer bay caan ku ahayd ,,