Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Jacaylbaro

    BAYAAN

    Bayaan Ay Saxeexeen 30 Mudane Oo Ka Tirsan Golaha Wakiillada Oo Talooyin U Jeediyey Xukuumadda Somaliland, Culimada Iyo Maxaakiimta Muqdisho Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 27 October, 2006 -------------------------------------------------------------------------------- Hargeysa (Somaliland.org) – Soddon mudane oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta soo saaray bayaan ay tallooyin ugu soo jeediyeen xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Riyaale, Culimada reer Somaliland iyo Maxaakiimta Islaamiga ah ee Muqdisho. Bayaankaas oo ay mudanayaashu kaga hadlayaan xaaladda beryahan dambe ka aloosan dalka ee ka dhalatay cabsida xukuumaddu ka muujisay Maxaakiimta Islaamiga ah ee ku fidaysa Koonfurta Soomaaliya iyo saamaynta ay ku yeelan karto Somaliland, isaga oo dhammaystiran wuxuu u qornaa sidan: “Somaliland oo ah dal xorayntiisii ay u nafwaayeen boqolaal kun oo qof hantidii boqolaal sanadood la dhaqayeyna ay ku burburtay ayaa waxaa ummadu qiimaha intaa leeg ay u hureen si ay ku helaan xoriyad dalkooda, diintooda iyo horumar la mid ah bulshada ilbaxa ah. Haddaba, waxaa wiigagan u danbeeyey soo baxayey waxyaabo aanay raali ka noqonin bulshada reer Somaliland badankeedu taas oo ah in mushkilada ka socota koonfurta fog ee soomaaliya loogu soo rarayo dalka JSL iyo iyadoo bulshadii reer Somaliland lagu abuurayo walaahaw iyo cabsi ay khatar ugu jiraan wax loogu yeedhayo argagixiso. Waxaa kaloo jira in beryahan danbe ay masuuliyiin sarsare oo ka mid ah xukuumadu ay caadaysteen waxyaabo meelka dhac ku ah diinta islaamka iyo caqiida ummada oo ah waxyaabihii ay u soo halgantay ka dib markii rajiimkii Siyaad Barre uu meel-ka-dhacyo joogto ah kula kacay diinta Islaamka. Waxaa iyana werwerkeeda leh in ay muuqato in xukuumadii JSL la safatay maamulka C/laahi Yuusuf oo ah maamulka dagaalka tooska ah kula jira Qaranimada Somaliland, isaga iyo maamulka Puntland oo isbarkan. Waxaa la wada ogyahay in C/laaahi Yuusuf oo meelwalba ka sheegto in uu madaxwayne u yahay Somaliland isla markaana uu ku doodo in aan la aqoonsan Somaliland isla markana uu ahaa ninkii ku soo duulay gobolada bari ee Somaliland welina uu xoog ku haysto. Hadaba, maadaama oo aanu nahay xildhibaanadii ummadu soo dooratay waajibna ay nagu tahay in aanu ka hadalo arimahan iyo wixii kasta ee qaranimada Somaliland wax u dhimi kara waajibna ay nagu tahay difaaca iyo ilaalinta qaranimada Somaliland Waxaanu soo jeedinaynaa qodobadan: 1. Waa in aan laynoo soo rarin ama laynagu dhex milin dagaalada ka socda koonfurta Somaliya, isla markaana aan ummada loo garaacin durbaan colaadeed oo aynaan qayb ka ahayn. 2. Waa in la joojiyo hadalaha meelka dhaca ku ah diinta Islaamka iyo caqiidada ummadda, taas oo beryahan danbe si isdaba joog ah uga soo yeedhaya masuuliyiin sarsare oo ka mid ah xukuumada Somaliland. 3. Waxaanu u soo jeedinaynaa culimada reer Somaliland in ay dhinacooda ka ilaaliyaan qaranimada isla markaana ay bulshadooda kala qayb qaataan taaba gelinta qaranka JSL iyo ilaalinta nabadgelyada, anaga oo ku amaanayna doorka waxtarka ee ay bulshada kaga jiraan. 4. Waxaanu u aragnaa in waajibka koowaad ee qarankan u yaalaa uu yahay sugida xuduudaha dalka iyo sidii Sool iyo Sanaag-bari mushkiladeeda loo soo afjari lahaa arinkaas oo tiir dhexaad u ah taaba galka qaranka JSL. 5. Ugu danbaytii waxaanu maxakamadaha islaamiga ah ee Muqdisho ugu baaqaynaa inay iska ilaayaan waxkasta oo meelka dhac ku ah qaranimada Somaliland hadii ay tahay af iyo addin, waana in ay ka fogaadaan wixii xumayn kara xidhiidhkii ka dhaxayn jiray dadka reer Muqdisho iyo Somaliland anagoo xasuusinayna in ay shacabkaa si wayn noogala qayb qaateen halgankii rajiimkii Siyaad Barre layskaga tuurayey.
  2. Britain's 'friend In The Horn Of Africa' Pleads For Statehood Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 27 October, 2006 -------------------------------------------------------------------------------- In the harsh terrain of the Horn of Africa, torn by decades of war, a peaceful Muslim democracy with a pro-Western government has emerged on the territory of a former British Protectorate. Somaliland has its own flag, anthem, currency, army and elected government – yet the country of 3.5 million people does not appear on any map. By seizing de facto independence from Somalia 15 years ago, Somaliland escaped the anarchy engulfing its southern neighbour. However, it has remained a stateless enclave ever since, denied international recognition or legal status. Camels stride through its tumbledown capital Hargeisa, where the streets swirl with desert sand. But no one carries a gun in public and there has been no fighting here since a brief outbreak of clan warfare about 11 years ago. President Dahir Rayale Kahin, who won a closely fought election in 2003, is leading a campaign for the world to recognise Somaliland's independence. As the colonial power from 1884 until 1960, Britain's position in this campaign is vital. "How can a country that has met all the conditions of statehood be rejected by the international community," Mr Kahin asked during an interview with The Daily Telegraph. "We are struggling for recognition. We have fulfilled every condition, but the world has left us stateless. Our people have no enmity for the British. They have sympathy with the British. They want Britain to come again and recognise our independence." After Britain ended the Protectorate on June 26, 1960, Somaliland enjoyed five days of recognised independence until it chose to unite with Somalia, formerly under Italian rule. Two decades later, Somaliland began a guerrilla war to regain its independence. Victory came with the overthrow of President Siad Barre and the destruction of Somalia's central government in 1991. Since then, Somaliland's leaders have managed to disarm 50,000 militiamen and rebuild Hargeisa, which Barre's forces razed in 1988. A series of free elections has taken place. Mr Kahin, 54, won power by a margin of 217 votes. Two years later, the opposition defeated his party and won a majority in parliament. Mr Kahin, who is the only African president who "cohabits" with his opponents, said this proved Somaliland was a "secular democracy". "The isolation we are living with gives us enough problems. We don't want to create problems within our country," he added. But without recognition, Somaliland has no international aid or loans. Its agricultural economy has a minimal tax base and the national budget is only £20 million. Few regions are more dangerous for a weak, unrecognised state than the Horn of Africa. To the south, Islamist radicals have seized control of Mogadishu and much of southern Somalia. Their goal is to "reunite" the entire country, by force if necessary. Already, Islamist sympathisers have held demonstrations in Hargeisa, calling for the imposition of Sharia law. Somaliland occupies a strategically vital position on the Gulf of Aden, with a large port at Berbera. Without international help, its government may not be able to withstand the pressure. Mr Kahin warned of the consequences of Somaliland's collapse. "Many foreigners, including the British, will regret that they lost a friend in the Horn of Africa," he said. But recognising Somaliland is fraught with risk. Islamist radicals would view it as a Western plot to divide the Muslim world. The League of Arab States, which counts Somalia as a member, is adamantly opposed. So are many African countries, who fear that welcoming Somaliland into the club of nations would encourage separatists inside their own borders. But observers in Hargeisa say the very future of Somaliland hangs in the balance. Hussein Bulhan, a local commentator, said that internal collapse followed by an Islamist invasion was the main threat. "We are really at the 11th hour here," he said. "In my view, it is a race between a collapse and being recognised by the world and rebuilding our country." Source: The Daily Telegraph
  3. Baardheere 26, Oct.06 ( Sh.M.Network) Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa la wareegay gacan ku heynta degmada Saakow ee gobolka J/dhexe, iyadoo degmadaasi ay fariisin u ahaan jirtey maleeshiyaadkii wasiirka G/dhigga dowladda KMG ah ee Somalia Dhinaca kale wararka naga soo gaaraya degmada Saakow ee gobolka J/dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada maxaakiimta islaamka Somalia ay gaareen degmadaasi oo 84 Km dhinaca koonfureed kaga toosan degmada Baardheere, iyaoo aysan jirin wax iska horimaad ah oo halkaasi ka dhacay. Goobjoogayaal ku sugan degmada Saakoow oo qadka isgaarsiinta ugu waramay Shabelle ayaa xaqiijiyay in shalay galab ciidamada midowga Maxkamadaha ay la wareegeen degmadaasi, iyagoo aan la kulmin wax iska caabin ah oo kaga timid dhinaca maleeshiyaadka Barre Hiiraale oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa agagaarka degmada Saakow. Degmada Saakow ee gobolka J/dhexe ayaa waxa ay fariisimo u aheyd maleeshiyaadka wasiirka G/dhigga, iyadoo Maxkamadaha islaamka ay masaafo yar u jiraan degmada Baardheere oo ah fariisinka koowaad ee wasiirka G/dhigga.,
  4. Hmmmmmmmm ,, good and informative questions indeed ,,,,,,, cilmigu xishood ma leh ,,, i can see many of us benefited from this post ,,,
  5. “Haddee Ninka Maanta Sheekh Ii Malayn Ayaa Rag U Liita†Cabdilaahi Geeljire — Toronto, Canada — 25 October, 2006 -------------------------------------------------------------------------------- “Haddee Ninka Maanta Sheekh ii Malayn ayaa Rag u Liita†Sheekhnimada Turki oo kale horaanu u aragnay Nin reer Hargeysa ah ayaa gaadhi uu lahaa ka kireeyay koox safar ahayd oo ku socotay deegaanada Kilalka 5aad. Markuu meeshii lagu heshiiyay geeyay ayuu yidhi “waa joognaa ka soo roga alaabta†Waa lays eeg eegay markaasu nin ka mid ah kooxdii gaadhigu u kiraysnaa yidhi, “haddee walaalow reerihii kobtantada ayaanu ku ogeyn ee malaha waa guureene kobtaa hore na gee Alla khayr ha ku siiyee.†Kobtii kale ee ay codsadeen oo illaa 20Km u jirta halkii lagu heshiiyay ayuu geeyay. “waar soo dega hadaba waatan kobtiiye†ayuu yidhi ninkii gaadhiga lahaa intuu u soo baxay gaadhiga dushiisii oo kooxdii ku fadhiyaan alaabadadoodii ay soo gateen. Markii juuq loo odhan waayay ee uu laba saddex goor ku celiyay hadalkii ayuu arkay nin kooxdii ka mid ah oo gadhweyn oo tusbax haysta kitaabna dusha u sudhan yahay. Intuu ku jeestay buu yidhi “ waar dee sheekhaw nagala hadal nimanka oo naga dega dheh. Kun koobood baanu soo dhaafinay shidaal aanu ku noqonaba helimayno haddaanu kolba kob idin geyno eh.†Ninkii uu sheekhnimada ku arkayay ayaa intuu dhoosha caddeeyay oo gadhkii gacanta mariyay yidhi “haddee ninka maanta sheekh ii malayn anoo meel hebla jooga ayaa rag uu liita oo adawgii la naaray.†Ninkii gaadhiga laha markaasuu quustay oo ogaaday in waxaa kolba kob loogu sii tilmaamayay ay ahayd inay nimankuba damceen inay gaadhiga ka qaadaan markay la fogaadaan. Intuu gaadhigii dib u galay ayuu wax aanay kuba xisaabtamin nimankii tusay. Gaadhigu asalkiisii hore iska-roga ayuu ahaan jiray dabadeed shariidado ayuu ku xidhay oo gaadhi xamuul buu u beddelay. Intuu gaadhigii dhaqaajiyay ayuu ku dallacay iska rogadii. Nin iyo moohaar wada socdaba marbuu dabada ka tuuray. Wuxuu sii maqlaayay iyagoo leh “ aga aga adawgaa la gub. Waar ma buubay wuxu†Haddaba iminnka waxaan u naxaa kuwa uu Turki gadhka weyn ula baxay ee sheekh Turkidaa haya. Waxaynu sugaynaa markii uu ku odhan lahaa haddee ninka maanta wadaad ii malayn ayaa dad u liita. Haddana isagoo caynkaas ah waxa ka sii muuqda meel meel yar oo dhaqankii dadkii uu ka dhashay waxaanu kuu sheegayaa inuu col kula yahay hadduu kuu haad helena ku dilayo. Wuxuu dhaamaa kuwa afkooda iyo niyaddooda ay u dhaxayso masaafad ka wayn badweynta Pacific. Waa reer Xamar. Iyana waxaa idhi: “wallaahi inay Ciidagale iyo Carab noqon†Nin deegaanka Hargeysa ka tegey ayaa Cadan suuqa isagoo maraya oo la socda saaxiibkii arkay nin biyo dad siinaya oo jalxad yar sita. Wuu ku baydhay biyihii buu gacanta u taagay waa loogu shubay wuu ka saaray. Mid kale ayaa loogu shubay wuu cabbay. Intuu koobkii u dhiibay ayuu iska dhaqaaqay oo saaxiibkii oo yara durkay gaadhay. Yamanigii biyaha qaybinayay ilayn wuu iibinayay. Ninkii buu ka soo daba cararay oo yidhi “yaa waaryaa yaa waarya, haat fuluus, fuluus†waanu soo gaadhay nimankii. Ninkii reer Hargeysa ayaa intuu saaxiibkii eegay weydiiyay wuxuu ninku rabo oo yidhi “waar muxuu leeyahay carabkan xun ee bawdyaha gaaban lahi†saaxiibkii carabkii weydiiyay su’aal oo yidhi “maxaad rabtaa†“fuluus xaqii†buu yidhi carabkii. “Waar lacagtaydii i sii buu ku leeyahay†buu yidhi. Meeshuu ka yimi wuxuunbaa la odhan jiray na waraabiya oo biyaha laysa siin jiraye kamuu fakirin inuu biyihii ka daba socdo oo ay iib ahaayeene wuxuu mooday inuu leeyahay lacag baan u dhiibtay. wuxuu yidhi intuu saaxiibkii ku jeestay “waar nikan waxaad tidhaa. Bal lacagta hay dhiibtee horta may yaqaan. Bal ma taqaanaa dheh ninkan lacagtu ha kuu danbaysee†saaxiibkii baa yidhi waar biyahaad cabtay baa lacagtoodii lagaa raabaa. Intuu qosol u dhacay buu yidhi “dhega ma koombadii biyo ahayd buu lacag ku doonayaa. Waar adyadda nagala tag dheh wallaahi inay Ciidagale iyo carab noqone†Markaa waxaan leeyahay wadaadan xamar ee Somaliland laga hayo meeshan waxa jooga dad aan Soomalidan aydin sheegaysaanba maqal iyo in soomalinimadu cadaab soo marisay ee shaqo kale doonta oo awrkiinu haydin qaado. Haddii kale “wallaahi inay.... A. Geeljire
  6. SHEEKH C/LAHI YUSUF SHEEKH GEEDDI SHEEKH CADDE MUUSE SHEEKH DAHIR RAYALE SHEEKH ISMAACIIL CUMAR GEELLE SHEEKH MELES ZENAWI SHEEKH KIBAKI SHEEKH BUSH SHEEKH BLAIR LA SOCO ..................
  7. Something is fishy ,,,, the ICU are in Buurhakaba, reports said they are only 13km to Daynuunaay ,,,,, they are also getting closer from other sides ,,,,,, IS IT POSSIBLE THAT BAIDOA WILL FALL IN ICU'S HANDS ?? IF POSSIBLE WHERE DO U THINK THE TFG WILL MOVE TO ???
  8. WHO CARES IF HE DIED OR STILL ALIVE ,,,,, THE ICU WON ANYWAY ,,,,,,,,, WHAT IS GOING ON IN BAIDOA TODAY ??
  9. Taliyeyaasha Jiida hore ee ciidamada dowladda ee Buur-hakaba oo sheegay inay heegan buuxa ay ku jiraan iyo ciidamada maxkamadaha oo.. Col.C/risaaq Afguduud iyo Col. Saciid Dheere oo hogaaminyey ciidamada dowladda federaalka, sheegtayna iney keligood la wareegeen gacan ku heynta Buur hakaba oo xalay u waramayey Idaacada SIMBA ayaa sheegay in ciidamo Itoobiyaan ah aysan la socon markii ay yimaadeen Buur hakaba sida ay hadalka u dhigeen, isla markaana degmadaasi dadka deegaanku ay ku soo dhoweeyeen. Labada sarkaal ayaa ku nuuxnuuxsaday in wax dagaal ah uusan shalay ka dhicin Buur hakaba, ayna ka baxeen magaaladaasi maleeshiyooyin ka gadoodsanaa dowladda federaalka, waxayna Xuseen in wax cabsi ah aysan ka qabin haddii uu weerar uga yimaado dhinaca maxkamadaha, ayna ku sugan yihiin degmo ka tirsan gobolka Bay oo ay gacanta ku heyso dowladda federaalka, iyagoo uga digay ineysan ku soo degdegin Buur hakaba. Dhinaca kale, ciidamada maxkamadaha ee ka dhanka ah kuwa dowladda federaalka iyo ciidamada Itoobiya ee qabsaday Buur hakaba ayaa isu diyaarinaya sidii ay mar kale dib ula soo noqon lahaayeen Buur hakaba oo ay sheegeen iney tahay magaalo si weyn looga taageersan yahay maxkamadaha, waxaana laga cabsi qabaa in saacadaha soo socda uu dagaal ka qarxo halkaasi.
  10. They did not denay ,,, the Hiiraale's part denayed the fighting ,,,,,, LET'S SEE TILL THE END OF THE DAY ,,,
  11. if puntlandpost said this ,,, means the ICU are winning ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, let's wait and see but that is just my assumption ,,
  12. I'm still hesitated to use the new version ,,,, will see
  13. Originally posted by Northerner: ^^waar ajarki aad ushaqeysatey ma xagaasaad ku waste-gareyni? Solution - get married tomorrow :cool: Yeah good talo indeed ,,,, lemme have a dinner with her tomorrow and marry her the day after ,,, just one day to know about her ,
  14. that is your view ,,, but you are absolutely wrong ,,,,,,,,,, the punch of criminals are the warlords in the south that are changing the shirts from warlord to a government to the ICU to the i don't know ,,,,,,, These guys fought and now enjoying their job ,,, a peaceful country ,,,,, but don't think they are sleeping, they are ready in case someone try to hurt the nation ,,,,, they are aware of what u doing right now
  15. never listen what Egypt's media is bringing ,,,,,,,,,, they write their desire and put the way they want ,,, they never mention the other side ,,,,,,,,,,,,,,, u gotta bring other sources dude ,,,
  16. An inevitable war between the ICU and Somaliland is a fantastic tale dramatically weaved together by analysts who seem to be good fictional writers than informed sources. The theory that the ICU is encircled by enemies massing in the north, south and west are, at best, ill-informed and ,at worst, a deliberate scheme to incite apprehension and distrust.. It is unlikely any outside force will be able to militarily challenge the preeminence of the religious forces in the south for the short term. Demography, rather than geography is the critical element in the outcome of events in the south and whether ICU continuous to succeed or not. The south has never been more united under one leadership. The former followers of Aideed and Ali Mahdi are now under one umbrella. The overwhelming majority of the Southern populace seem to be on their side as evidenced by the sequential bloodless capturing of one town after another. The ICU can only die if it commits suicide by alienating its supporters and the Somaliland public. If all the foreign forces are assembled to dislodge it from the south, it could not be done. The phantom forces of Puntland and their Ethiopian masters could not even secure for Abdillahi Yusuf the Baidabo airport. Somaliland can present a formidable adversary to the ICU if the two are tricked into fighting one another. The second biggest city in the former Somalia has at least a million inhabitants. The large cache of arms left behind by the North-east garrison of the former regime is available and displayed in every anniversary. Said Barre’s hordes of merceneries, armed to the teeth, and supplies with all the state resources have failed to subjugate Somlilanders. The Ethiopian factor is exaggerated. The threat from Ethiopia would be significant if a substantial portion of the Somali society decides to do Ethiopia’s bidding – an unlikely scenario unless the ICU overreaches and interprets their success as mandate to attack Somaliland. Meles lives in glass house and cannot afford to throw stones. The shabbily treated Amharas, Eritreans and Oromos are itching to bounce on him if he foolishly embarks in an adventure in to Somalia. The whole rotten structure he put together through bribery and shared spoils will collapse under his feet if he does that. Ethiopia can defeat a government with a system and an identifiable army. ICU’s army is the public and armies cannot defeat a public. If Ethiopian forces, for example, reached Mogadishu, they will have to fight a well-equipped insurgency of a million people street by street. They will be ambushed from every window of a ruined city. The casualties for the Ethiopian army will be catastrophic. The supply and reinforcements to their army will be harassed and ambushed by partisans enroute the long road to Mogadishu. Even if the city falls, the war will continue in the countryside. This is how the Russians people defeated Napoleon’s grand arm’e in 1812. Mele’s army consisting of drafted farmers will mutiny and will not be a match for a highly motivated Somalis fighting in their land and defending their country. The ICU has won the battle of Southern Somalia with little resistance. The defeated adversaries were the TFG and the Mogadishu warlords. These were easy opponents because the TFG was a corrupt shell of a government with no real constituents. It existed only in the imaginations of some shortsighted IGAD ministers, minds of the Ethiopian intelligence services, and in press releases. They never had any real constituents on the ground. It members were politicians who were rejected by their constituents. This explains their lack of effectiveness despite all the money collected from over seas. The ICU defeated them by simply ignoring them. The Mogadishu warlords were also a weak adversary. These were mafia bosses who owed their power to intimidation of unarmed public. It only required a police work on the part of the ICU to arrest or chase the bosses. Having lost their supporters in Mogadishu to the ICU, the bosses cannot by themselves present a threat from a distance. ICU succeeded because they filled a void – a lack of security and too much corruption. The biggest issue facing the ICU is the issue of governance. If they intend to live out the true meaning of their creed that governance is through the Shura process with a deliberative body of representatives, and if they spell out an iron clad mechanics of how they that can lead to a decentralized system of government with separation of powers, they can consolidate their power in Southern Somalia and build a bright future. If the ICU leadership insists on a narrow and metaphysical definition of the shura principle, they will lose the public support. Warmongers and masters of misrepresentation are beating the drums of an inevitable war between Somaliland and the ICU. This is neither inevitable nor imminent. It will only occur if the ICU alienates the people of Somaliland. The principles advocated by the public in Somaliland are not incompatible with the Shura principle of separation of powers and deliberative body. The Shura principle is intended to prevent rash judgments and a centralized power. The public of Somaliland goes along with the current political organization because it prevents tyranny. The overriding and most important sentiment of Somlilanders is abhorrence of tyranny. The ICU has defeated the forces of darkness and desolation. If the ICU is equally committed to good government, as Somaliland is, they have nothing to fear from Somaliland. The people of Somaliland have rejected monetary inducement from the Arab states, they have withstood pressure and intimidation of many subversives, they have withstood economic sanctions of their only export product (sheep) by the Saudis, all of these because they value their liberty more than any other worldly benefit. Let us not allow propagandist create a wedge between Somaliland and the ICU. Abdulkadir J. Dualeh
  17. Ilaahay masaakiinta ha ka badbaadiyo daalimiintana ha ku dabar gooyo ,,,
  18. loooooooooooooooool ,,, Exactly my plans ,,, Plus having fun with da ehem ehems ,,,,
  19. Maxaakiimta oo xidhay 5 nin ,14 kalana shaqadii ka caydhiyay shaki la xidhiidha inay bixiyeen warqad sira oo laga xaday xafiiska Xasan Dahir Aweys. Gollaha Maxkamadaha Muqdisho ayaa xabsigga u taxaabay 5 nin oo ka tirsanaa hoowlwadeena xafiiska Gudoomiyaha Golaha Shuuradda Xasan Dahir Aweys,waxaana sidoo kale shaqadii laga ceeydhiyay 14 kale oo iyana looga shakiyay inay gacan wayn ku lahaayeen bixinta Warqad sira oo Somaliland la gaadhsiiyay taayoo ay ku qorneed qorshe lagu qaarijinayo madaxda sare ee xukumadda Somaliland. Ragga la xidhay oo ay ka mid yahiin mashaa'iiq caana oo ka yimid dibadda ,oo ay kaga soo baxeen jaamacado ayaa Golaha Maxaakiimta ka caawin jiray dhinaca hab qoraaleedka iyo toosinta luqadaha,waloow dhinaca kalana kooxda shaqadda laga eryay ay u badan yahiin shaqaalahii xafiiska warfaafinta. Warqadda sirta ah ee ka baxsatay dhanka Maxaakiimta lagu faafiyay websites-ka Somaliland ayaa aad kaga cadheeysiisay Sheekh Dahir Aweys oo ku hanjabay inuu tilaabo adag ka qaadi doono ,cidii ka dambeeysay faafinta warqadaa. Shekh Dahir Aweys oo ka soo laabtay safar dhinaca Sacuudi Carabiya ah wuxuu wada hadalo la leeyahay madaxda golahiisa ee Maxaakiimta,inkastoo dhanka kale dagaal ka soo wajahay jiidda Buurhakaba oo ay la wareegeen Ciidamadda Dowladda Cabdilahi Yuusuf yeey. Mohamed Hassan Hussein Mogadishu
  20. This is how the ******** like to festival for the Eid ,,,,, shooting bullets and killing hundreds and the feel so fine ,,,,,,,