Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Maamulka Puntland iyo Maxkamada Badbaada oo si kulul isku eedeeyay Galkacyo 01, Nov.06 ( Sh.M.Network) Maamul goboleedka Puntland ayaa ku hanjabay in talaabo adag uu ka qaadayo culuma udiinkii shalay Maxkamad islaami ah kaga dhawaaqay waqooyiga magaalada Galkacyo, iyadoo dhinaca culumada Sheekh u hadlay uu ku tilmaamay maamulka Puntland mid aan waxba ka duwaneyn qabqablayaashii Maxkamadaha ay ka eryeen caasimadda Somalia. Sheekh Madiir Qorane Max'ed oo ka mid ahaa culuma udiinkii shalay magaalada Galkacyo kaga dhawaaqay Maxkamadda ku dhaqanka shareecada islaamka ee badabaado ayaa waxa uu ku eedeeyay wax qabad la'aan maamul goboleedka Puntland, isagoo ku tilmaamay Mas'uuliyiinta maamul goboleedka Puntland kuwo aan waxba ka badal-neyn qabqalayaashii dagaalkii ee Muqdisho ay ka eryeen Maxkamadaha islaamka. Sheekh Mudiir waxa uu xusay, isagoo ku adkeystay in uu joogo meel ka mid ah magaalada Galkacyo in haatan ay doonayaan sidii loo joojin lahaa waxa uu ku tilmaamay dhac hantiyadeed cadaadis, caburin iyo gaal u dulleyn lagu hayo dadka reer Puntland sida uu u yiri Sheekha. Wasiirka Maaliyadda Maamul goboleedka Puntland Max'ed Yuusuf Gaagaab oo isna xalay soo gaaray magaalada Galkacyo ayaa isna waxa uu sheegay in talaabo adag ay ka qaadayaan waxa uu ku tilmaamay wadaado gundo raac ah, isagoo ku gacan seyray furitaanka Maxkamad islaami ah oo shalay lagaga dhawaaqay W/ magaalada Galkacyo, waxaana uu sheegay in arinkaasi ay qalal galineyso dadweynaha sida uu hadalka u dhigaye. Todobaadkii aynu ka soo gudbnay ayay aheyd markii wadaado ka soo jeeda Puntland oo soo gaaray magaalada Muqdisho ay kulamo la yeesheen Maxkamadaha islaamka, iyagoo ka wada hadlay arimo badan sida uu tilmaamay Sheekh C/qani Qorane, iyadoo Madaxweynaha Puntland cadde Muuse uu horey ugu gacan seyray in Maxkamadaha islaamka ay ku soo fidaan deegaanadooda, waxaana maanta lagu wadaa in magaalada Galkacyo oo socdaal uu ku imaanayo cadde Muuse uu kulamo arinkaan ku aadan uu la yeesho odayaasha magaaladaasi.
-
If shariifka goes to Xamar ,, that will be the end of the TFG,, well, at least the parliament ,, he already have some 70 members in Mogadishu and others will follow as he arrives in Mogadishu ,,,, then will have everything in 2 ,,,, for sure, the next will be half of the ministers will defect to mogadishu too ,,,,, The news is not yet confirmed but if it it true then i'm worried for the TFG ,,,,
-
New Islamic Court announced in N/Gaalkacyo; Cade reacts
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in Politics
Originally posted by muraad: War Jacaylbaro, aynu is diyaarinno waa la inaku soo socdaaye hahahaha ,,, muraad ha iga qoslin sxb ,,,, i can watch the fall of some old kingdoms from distance ,,,, they know me if they not fools and i already know them well ,,,,,,,, -
Alla maxaa qaar wadnuhu go'ayaa maanta ,,,, i wish inaan dadka qaarkood wejigooda arki lahaa ,,,, aheey ah ,,
-
Sharif Hassan, the speaker of the Somali parliament is kidnapped..
Jacaylbaro replied to QabiilDiid's topic in Politics
WOW ,,,,,,,,,, AGAIN ??????????????? -
New Islamic Court announced in N/Gaalkacyo; Cade reacts
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in Politics
Iyayah ,,,,,,,,,, let's see -
Originally posted by muraad: Jacaylbaro sxb, sidaan horay kuugu sheegay qofba sibuu maxkamadha ula jiraa, marka haddii aad ula jirtid as long as they opearte in the South, waxaan filayaa inaad marar badan qorshohooda maqashay from Ras Gamboni ilaa Ras Casayr, marka qofkii sabab gaar ah ula jira iyo kii kaleba Tsunamidu way soo gaari doontaa :cool: SXB dee malaa maxkamadaha wax kalaa lagaaga dhigay ee one day you will realize waxay dhab ahaantii yihiin ,,,, dadkan dowlad Ethiopia ka xoog weyn baa khasbi kari wayday let alone koox yar oo kooxo kele ka adkaatay ,,,,, malaa somaliland maba taqaanid ee isabahaysigii oo kele baad u malaynaysaa ,,,,,,,,,,
-
maxkamaduhu islaam waxba kuma xukumaan ,,,, igu dheh way ku xukumi doonaan markaa waynu ka wada hadli ,,, laakiin imika kuma xukumaan shareecada laakiin waa ta ay ugu baaqaan dadka ,,, Xukunka shareecadu waa mid aad u balaadhan marka la leeyahay waa la hir gelinayaana waa in dhinac kasta laga hir geliyo ,,,,,, waa inuu noqdo wax qoran oo la raaco oo qofku uu yaqaano wuxu xaqa u leeyahay iyo waxa xaqa loogu leeyahay ,, sidaana ku noqda wax dadka oo dhami ay u siman yihiin ,,,,,,, Shareecadu maaha keliya nin ama naag la karbaasho oo la yidhaa waataa shareecadii laakiin waa nidaam nololeed oo dhamaystiran ,,,,, ,,,, YES muslimka oo dhami wuu u baahan yahay in shareecada la isku xukumo somaliland na waa ka mid ,,,,, laakiiin somaliland iyadaa isku xukumaysa markay doonto ee ma rabto wadaad xamar kaga yimid inuu sanka ka marmariyo oo uu yidhaa hoo ama dagaal ,,,,,, inaanu isku xukuno oo aanu ka wada hadalno anagay noo taalaa sidaanu ka yeelayno ama aanu ku heshiino ama aanu isku dilnee laakiin wax koonfur u taala maaha inay noo yeedhiyaan waxaanu yeelayno. horta maxkamaduhu tooda ha hagaajiyeen oo koonfur oo dhan ha mideeyeen nidaam shareeco oo cadna ha jeexeen hana hir geliyeen then waa lala eegi doonaa ,,,,,
-
Pro court website: more fighters defect from Alfurqan to A/Qaybdeed..
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
wow ,,, so we have militia defecting from and to everywhere ,,,, this must be the news of the year ,,, -
Muraad, sida la sheegay waxaan filayaad inaad muraayad akhris u baahan tahay ama dhibaato kaa haysato akhriska ,,,,,,,,,,,, Anigu maan odhan waan ku faraxsanahay dagaalka koonfurta waana xaaraan inaan ku farxaa ,, the only reason aan maxkamadaha u taageerayaa waa inay meesha nabad iyo nidaam ku soo celiyeen and that is it ,,,,,, Arrinka somaliland wuu ka duwan yahay mana ogoli inay dagaal iska daaye xataa soo hadal qaadaan hadii ay sidaa yeelaana iyagaa ku jabaya ,,,, waana maslaxadooda inaanay soo faragelin si ay u sii jiraan ,,,,, i again ask you to re-read my previous post as i'm assuming u won't understand this too ,,,
-
SIDII DACAWO WAALATAY KOLBA MEEL HA U CARAREE ODAYGA DAAYA ,,,,, WASAARADIISII XAGEE BAY KU DAMBAYSAY HORTA ??
-
Marka ay sheekadu taagan tahay koonfurta i support them coz meeshii bay ka sifeeyeen warlords kii some how nidaamna way ku soo celiyeen aan somalia arkin for the last 15 years markaa waan ugu hambalyaynayaa waanan ku garab taaganahay inay sii wadaan xukunkooda kuna balaariyaan koonfurta oo dhan ,,,,,,, Marka ay sheekadu timaado somaliland i'm against them coz ma ogoli inay soo farageliyaan waanan ka soo hor jeedaa ,,,,,,,, somaliland maaha meel law and order lagu soo celinayo iyo meel yalaxow iyo maxamed dheere ay ka taliyaan ee waa dad iyagu dhistay maamulkooda 15 years ka hor marna ma ogoli wixii baabi'inaya nidaamkaas iyo maamulkaas ka jira isla markaana horseedaya dagaal, qax, dhimasho iyo kadeed ,,, MA FAHANTAY ??
-
i remember when i was in Qardho, i was amazed how women are selling the camel meat ,,, Ohh my God ,,, a really big big women aan i iri geelay ku naaxeen with a big knife and selling this camel mean ,,,, Waan baqday oo lafahaygaan la cararayba ,,,,
-
Officiall position of JSL on the Somalia conflict.. Press Release...
Jacaylbaro replied to Qudhac's topic in Politics
LONG LIFE SOMALILAND -
Puntland: The Second Front After We Defeat Ethiopia
Jacaylbaro replied to Alle-ubaahne's topic in Politics
HELLO MR. DREAMER -
meesha dad badaniba ma iyagaa joogaa ,,, waa waxoogaa casho loogu yeedhay uune ,,, muxuu banaanka uga qudbadayn waayay oo uu dadka oo dhan u hor istaagi waayay ,,,,,,,, that would be good u guess
-
Britain's 'friend In The Horn Of Africa' Pleads For Statehood
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
haa baryadu marmar bay indha adaygga ka farsamo fiican tahay ,,,,,, -
Sidi sididaada mooyee dhul u dhacaaga hubso baa la yidhi ,,,,,,,,, that is if they think somaliland is like kismayo and/or Baidoa ,,,,, they are to make a correct calculation before they start to move ,,,,,, Somaliland dowladii hore oo isku dhan oo Ethiopia ka adkaatay baa waxba ka qaadi wayday oo ku jabtay waabase waxoogaa wadaado ah oo is urursaday oo baabuur jajaban wata ,,,,, can we just wait and see ???
-
Tsunami way ka daran yihiin wixii is hor taagana way jiidhayaan ,,,,,, waxase loo yaabaa maalintay Somaliland soo jaleecaan ,,,,, believe me that is gonna be da last day u hear da name IUC or ICU ,, or wateva ,,,,, NOW I'M WITH THEM ,,,,,,,,,, Let them slash out those warlords and they Ethiopian a*s*s-kissers ,,,
-
Then let it begin ,,,,,,,,,,,,,,,
-
Sheekh Shariif oo booqasho ku jooga Buur-hakaba Mogadishu 29, Oct.06 ( Sh.M.Network) Gudoomiyaha golaha fulinta Maxkamadaha islaamka Somalia oo jooga degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay ayaa kulamo kula yeeshay magaaladaasi dadka deegaanka oo uu kala hadlay sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dagaalka lagu qaadayo ciidamada ethiopia ee jooga magaalada Baydhabo. Safarka Sheekh Shariif uu ku tagay magaalada Buur-hakaba ayaa ahaa socdaal aan horey loo sii qorsheyn, iyadoo ujeedkiisa uu ahaa qaabkii uu ugu dhiiri galin lahaa dadka magaalada Buur-hakaba sidii naf iyo maalba ay ugu biirin lahaayeen xoogagga Maxkamadaha ee ku sugan magaalada Buur-hakaba. Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxa uu xalay booqasho ku tagay jiidda hore ee ciidamada Maxkamadaha, isagoo halkaasi kulamo kula soo qaatay Saraakiisha Maxkamadaha islaamka. Maanta ayaa lagu wadaa in Sheekh Shariif uu meel fagaaro ah kala hadlo shacabka ku dhaqan magaalada Buur-hakaba si uu uga dhaadhiciyo taageero ay siiyaan Maxkamadaha islaamka. Waa socdaalkii ugu horeeyay ee Sheekh Shariif uu ku tago degmada Buur-hakaba tan iyo intii Maxkamadaha islaamka ay qabsadeen inta badan K/Somalia.
-
Popular Contributors