Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Now is the time that the ICU issue their new passport ,,,,,,, don't u think so
  2. Eesh calaa dacaayad ,,,,,,,,,,, waa marka wax hargeisa iyo somaliland laga sheeg la waayo ayaa sheekooyin la samaystaa ,,,,,,,,,,,,,,,,
  3. Horta inta qofka la caayo oo wixii la doono lagu yidhaahdo maxaa loo yidhaahdaa Alle ha u naxariisto markuu dhinto ??
  4. I'm proud to be a Somalilander ,,,,,,, You thought so coz even A/Yusuf thought the same but those ICU are on schedule that u never know
  5. Wasaarada War Faafinta Somaliland: Ma Jirto Hablo Shaqada Lagaga Eryay Xijaabkooda Dartii Hargeysa(Dham)-Radio Hargeysa War ka soo baxay Wasaarada War faafinta Somaliland ayaa lagu sheegay eedayn ay u soo jeediyiyeen laba hablood oo laga sii daayay xalay TVga madaxa banaan inay ahayd mid been abuura oo aanay waxba ka jirin. Labadan hablood oo kalla ahaa Seynab Yuusuf Axmed iyo Hoodoo o sheegay in lagu eryay xijaab iyo niqaab iyagoo ahaa shaqaalaha Wasaarada War faafinta hase yeeshee warkan Wasaarada War faafinta ka soo baxay oo uu ku saxeexnaa xoghayaha Wasiirka Riyaad Max’ed Yuusuf ayaa lagu sheegay in inanta Hoodoo o sheegtay in xijaabka iyo niqaabka lagu eryay in mudada uu Wasiirku joogay Wasaarada aanu aragba meel uu ku eryayna aanay jirin isla markaana ay been ka sheegtay Wasiirka oo ay sheegtay inuu niqaab iyo jilbaab ku eryay, Sidoo kallena waxa warku intaa ku daray in Seynab aanay mudo dheerba ka shaqaynayn Wasaarada Sababo ay ku maqnaydna aanay keenin cadaynteeda sidaa darteedna ay iyadu codsatay in ay shaqada ka tagto Wasiirkuna sidaa ka aqbalay shaqo ka tegideeda oo welibana ay wasiirka kulla kacday Aflagaado iyo dhaleecay, Warka ka soo baxay xog hayaha wuxuu intaa ku daray in hablo badan oo xijaab iyo niqaaba leh ay joogaan oo ka shaqeeyaan Wasaarada War Faafinta cid lagu eryayna aanay jirin arintaa Sidaa darteedna loo baahan yahay in saxaafadu ayhubiyaan wararka ay faafinayaan iyagoo aan ka xaqiijin dhinicii kalle.
  6. This guy is a real looser ,,,,,,,,,,,,, Buubaa u Said ?? ,, Yes that is him
  7. I think inay yihiin dadkii deegaanka ,,, not maxkamahada ,,,, These days dameerkii dhaqaaqaaba waa maxkamado ,,,,
  8. Jen. Cadde Muuse oo maanta magacaabay guddi loogu magac daray difaaca Mudug iyo la dagaalanka Maxkamadaha Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in madaxweynaha maamulka Puntland Jen.Cadde Muuse Xirsi uu soo saaray wareegto u ku magacaabay guddi la magac baxay guddiga difaaca Mudug iyo la dagaalanka maxkamadaha, iyadoo guddigaasina madax looga dhigay xubno wasiiro ah oo ka tirsan maamulka Puntland. Sida ay ku waramayaan Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug guddigaasi ayaa ka shaqeyn doona howlaha isku dubaridka ciidamada Puntland, iyo welida sidii dadka loogu wacyi gelin lahaa iney iska difaacaan maxkamadaha islaamiga ah oo iyagu kulaalaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Arintan ayaa qeyb ka ah dedaal maamulka Puntland uu mudooyinkii ugu dambeeyeyba ugu jiray sidii looga hortegi lahaa maxkamadaha islaamiga ah oo iyagu ku sii siqayey deegaanada gobolka Mudug, waxaana Jen. Cadde Muuse uu si weyn uga soo horjeedaa in maxkamdo Islaami ah laga hirgeliyo deegaanada Puntland, isagoo ku tilmaamay iney yihiin qabiil shaar diimeed huwan.
  9. Thanks ,,,, is not about trusting though
  10. Now who is more powerful ,,, Maxkamadaha or the warlords ??
  11. THANK YOU RED SEA ,,,,,,,,,,,,,, U POSTING NICE PICTURES
  12. Very Funny indeed ,,,,,,,,,,,,,,,,, Waxay ahaayeen rag ay soomalinimadu madax martay oo raba inay isu keenaan mid keliyana ka dhigaan ,,, waa run oo Timacadde, Barkhad cas, etc, dhamaantood riyadooda way ahayd waxay sheegeen laakiin ma og yihiin wixii dhacay ?? yaa u sheega in 5 tii soomaaliyeed ay 2 isu tagtay ,,, labadiina mid la burburiyay oo la laayay ,,,,, 3 da kele maxay soo dooni markaa ,,, Miyay og yihiin inuu nin soomaaliyeed intuu madfac soo qaatay dad soomaaliyeed la dhacay magaalooyinka hargeisa iyo burco ,, Miyay og yihiin inuu nin soomaliyeed intuu diyaarad soo kaxaystay uu caruurta iyo haweenka sida kaneecada u laynaayay ,,, miyay og yihiin inuu ahaa nin soomaaliyeed kii aqoonyahanka, culimada iyo waxgaradka soomaaliyeed intuu soo ururiyo hadh cad banaan ku laynaayay ,, Miyay og yihiin wixii ka dhacay xeebta liido iyo jasiira ee muqdisho iyo xabaalihii dadkii boqol boqolka loo laayay ,,, Miyay og yihiin tuulooyinkii, magaalooyinkii iyo guryhii lagu gubay gobolada mudug iyadoo dadkii lahaa ay ku jiraan ,,,, miyaanuu nin soomaaliyeed ahayn ninkii samaynaayay ,,,, yaa u sheega wixii xamar ka dhacay ,,, wixii hargeisa ka dhacay iyo bahalladii sidii waraabayaasha dadkooda u cunaayay ,,,,, Hadii ay ogaan lahaayeen waxaas mabay tiriyeen gabayadan riyadooduna way burburi lahayd sida ay malaayiinka soomaaliyeed ee somaliland ku noolba ay u burburtay markii abaalkoodu uu noqday madfac iyo halaag.
  13. i think i saw you in a party sitting next to an old woman
  14. Mogadishu 05, Nov.06 ( Sh.M.Network) Mas'uuliyiin ka tirsan Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa loo ka xeeystay dhinaca wadanka Kenya, ka dib markii diyaarad ay ka soo raaceen magaalada Kismaayo oo ku soo jeeday Muqdisho loo weeciyay dhinaca magaalada Nairobi. Xubnaha diyaaradaan saarnaa ayaa waxaa ka mid ah Gudoomiyaha maamulka islaamiga ee gobolada Jubbooyinka Axmed Sheekh Max’ed Islaam iyo afhayeenka maxkamadaha islaamka ee gobolada Jubbooyinka Sheekh Ibraahim shukri sida uu ku soo waramayo wariyaha Shabelle ee magaalada Dhoobleey Qorane Ibraahim ismaciil. Mas'uuliyiintaan ayaa waxaa la sheegay in shalay diyaaradda ay u soo raaceen dhinaca Magaalada Muqdisho iyagoo ka soo raacay garoonka magaalada Kismaayo, waxaana Pilotii waday diyaaradda uu u weeciyay dhinaca wadanka Kenya ka dib markii sida la sheegay dad Kenya jooga ay ku qasbeen duuliyaha in diyaaradda uu ka soo dajiyo Kenya. Mas'uuliyiintaan ayaa waxaa la tilmaamay in diyaaradii ay ka dajisay garoonka Joma Kenyati ee magaalada Nairobi, iyadoo loo sii gudbiyay dhinaca Wilson Airport. lama yaqaan ilaa iyo hadda wax lagu tilmaami karo falkaan lagu weecsaday diyaaraddii ay saarnaayeen dhinaca nairobi , lama soo sheegin rag hubeysan oo saarnaa diyaaradda. Waxaa soconaya dadaalo lagu doonayo in lagu sii daayo mas'uuliyiintaan, iyadoo aysan jirin wax war ah oo ka soo baxay dhinaca dowladda Kenya oo ka hadlaya arimahaan.
  15. GALKAYO, Somalia Nov 4 (Garowe Online) - Militias loyal to the Islamic Courts moved northwards, passing through the town of Bandiiradley on Saturday night, according to residents. The Islamist militia, in an armored convoy of more than 30 battlewagons, are believed to be heading for the southern part of Galkayo, the capital of Mudug region, to establish an Islamic Court there. Galkayo is currently under the control of allied anti-Islamist forces: Puntland, a semiautonomous state in northern Somalia, and militias loyal to government-allied Col. Abdi Qeibdid, one of Mogadishu’s defeated warlords. Puntland President Mohamud “Adde” Muse, who recently came to Galkayo to prevent the establishment of an Islamic court, said today that the Courts movement is a clan, and that they oppose the interim Somali government simply because the leader, President Abdullahi Yusuf, is a member of the ***** clan. In August, Islamist militia advanced north towards Galkayo, prompting a response from Puntland and Col. Qeibdid’s militia, who deployed forces as far south as Bandiiradley, which is located some 70 KM south of Galkayo.
  16. Now i wonder what the TFG will do ,,,,,,,,, any rumors ??
  17. Saddam Hussein, the former president of Iraq, has been sentenced to death by a Baghdad court after being found guilty of crimes against humanity. When the judge announced the sentence, Saddam appeared shaken. However he soon recovered and shouted: "Allahu Akbar!" [God is greatest] and "Long live the nation!" Saddam was found guilty by the Iraqi High Tribunal on Sunday for ordering the killing of 178 Shia civilians in the town of Dujail in 1982. The court said that he and his fellow defendants had ordered the villagers' murder after members of Dawa, a Shia political party, tried to kill Saddam in Dujail in 1982. Saddam's sentence will be automatically appealed and reviewed by a panel of appeal judges, who will decide whether or not to allow a retrial. If the judgement stands, however, Saddam must be executed within 30 days of the appeals panel delivering its verdict, the chief prosecutor has said. Saddam, 69 said that he wants to be executed by firing squad. However Iraqi law states that he will be executed by hanging. Saddam was president of Iraq from 1979 to 2003, when his Sunni-dominated government was deposed by a US-led invasion. Saddam's half-brother Barzan al-Tikriti, former head of the Iraqi secret police, and Awad Hamed Al-Bander, Saddam's chief judge were also sentenced to death by hanging by the court. Saddam's eleven-month trial was marked by theatrics by both his defence council and by Saddam and his seven co-defendents. During the final session Ramsey Clark, the former US attorney general and a member of Saddam's defence team was ejected from the courtroom. Taha Yassin Ramdan, the former Iraqi vice president was sentenced to life in prison. The court also sentenced three of Saddam co-defendent to 15 years in prison for their part in the Dujail killing and acquitted one minor Baath party official.
  18. Man ,, how can i get Nuradin Farah's books ,,, been looking for them and couldn't find any ,,
  19. looks Berbera paid much more then Djibouti did ,,, look at da two pages ,,, Berbera is colored and decorated while Djibouti remains the old Black and White ,,,,,,,,,,,