Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Dagaalkii shalay dhacay ay markii hore waxaa laga awood batay ciidaamada cabdi qayiid in kastoo ay ka soo gaareen oo caabiyeen ciimada puntland oo soo qab qabtay maxbuus farabadan oo haatan ku xiran xabsiga magalada galkacyo ciidamada Puntland ayaa waxa ay ku sugan yihin duleedka magaalada Bandiiradleey, halka ciidamada maxakmadaha magaalada Muqdishana ay ku sugan yihiin gudaha magaalada. :confused: :confused: :confused:
-
Odaygu wuu ka baqday miyaa meesha ,, ????
-
I can see it is moving ,,,,,,,,,,,,,,
-
Bandiiradley: Xaaladda degamada Bandiiradley oo dagan. Axad, November 12, 2006 Bandiiradley (AllPuntland)- Xaaladda Guud ee degmada Bandiiradleey ayaa sidii hore ka dagan iyada oo maanta uu dagaallo aad u kharaari ka dhacay. Magaalada Bandiiradleey ayaa haatan waxaa gacanta ku haya ciidamada maxkamadaha magaalada Muqdisho iyada oo duleedka magaalada ay ku sugan yihiin cidamada Koonfurta gobolka Mudug iyo kuwa maamulka Puntland oo iskaashanaya. Ciidamada maxkamadaha magaalada Muqdisho ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen laba gaari oo ah nooca dagaalka, gawaari shacab ah oo ku sugnaa gudaha magaalada. Ciidamada Koonfurta gobolka Mudug iyo Ciidamada Puntland ayaa waxa ay ku sugan yihiin meel si aad ah ugu dhow magaalada Bandiiradleey. Waxaa haatan laga cabsi qabaa in dagaal aad u kharaari uu dhaco iyada oo labada dhinacba ay kala helayaan gurmad aad u ballaran. Illaa iyo hadda lama oga khasaaaraha dhabta ah ee ay dagaaladu gaysteen, iyada oo haatan uusan wax dagaal ahi socon, balse labada dhinac ayaa waxa ay kala sheeganayaan guulo aad u waawayn iyo in ay khasaare gaarsiiyeen dhinaca kale. Mahad Jama Koronto AllPuntland
-
I afraid everybody will be gone ,, the ICU, PUNTLAND and TFG ,,,,,,,,,,,,, let's see bal
-
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL ,,,,,,,,,,,,,, Ninkii dhoof ku yimid bay Geeridu dhibaysaa Waqtigii dhamaayoo Wuu dhaqaaqi doonaa
-
SNM gangs in Hargeisa burned a Somali citizen alive in his shop
Jacaylbaro replied to QabiilDiid's topic in Politics
Qaadisiya mar hadday waxan malmaluuqday ,,,,, ii caddaatay inay beenaalayaal yihiin ,,,, waxoogaa diin ah uun bay wataan baan is lahaaye maan moodayn inay Gaalada u shaqeeyaan ,,,, -
Dagaal Xoogan oo dhex maray Ciidamada Golaha Maxaakimta iyo Hoggaamiye kooxeedka Cabdi Qeybdiid. Bandiiradleey, 12-November-06 ( Qaadisiya.com) Ciidamada golaha maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ee gobollada dhexe ayaa dagaal kula wareegay gacan ku haynta deegaanada ka sukeeya magaalada Gaalkacyo oo ay ku jirto Bandiiradley kadib markii dagaal qaraar uu dhex maray ciidamada maxkamadamaha islaamiga iyo kuwa taabacsan Cabdi Qeybdiid iyo maamul goboleedka Puntland. Afhayeenka golaha maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ee gobollada dhexe Maxamed Maxamud Jimcaale ayaa xaqiijiyay in ciidamada maxkamadaha islaamiga ay haatan gacanta ku hayaan deegaanka Bandiiradley iyo dhamaan tuulooyinka ka sukeeya magaalada Gaalkacyo. Sheekh Cagaweyne ayaa intaa ku daray in ciidamadii Cabdi Qeybdiid iyo kuwa Puntland ay u baxsadeen dhinaca deegaanka Laanwaaley ee ku yaalla xadka Soomaaliya iyo dhulka xooga looga haysto Soomaalida. Lama garanayo khasaaraha rasmiga ee ka dhashay dagaalkii ka dhacay deegaanka Bandiiradley,waxaana aad ciriiri u ah isgaarsiinta,taasoo keenaysa in aan xog dheeraad ah laga helin dagaalkaasi. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Cabdi Qeybdiid iyo maamulka Puntland oo xaqiijinaya ama beeninaya dagaalka maanta ka dhacay gobolka Mudug.
-
is to support the announced courts in Galkayo i guess ,,,,,, just to be so close so that the court can operate in Kalkayo. Then they want to tackle Qaybdiid's activities in the region which can be a threat to them.
-
The luckiest ex-warlord in Somali politics
Jacaylbaro replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL -
Dagaal saakay ciidamada maxkamadaha Islaamka iyo kuwa Maamulka Puntland ku dhexmaray Bandiiradley Axad, November 12, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in uu saakay aroortii halkaas dagaal ku dhexmaray ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka iyo kuwo u daacad ah Maamul goboleedka Puntland, sida uu shaaca ka qaaday Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka ee Gobollada Dhexe. Afhayeenka oo lagu magacaabo Maxamed Maxamuud Cagaweyne ayaa sheegay in ay saakay aroortii weerar ku soo qaadeen ciidamo ka yimid Puntlnad oo ay la socdeen sida uu yiri kuwo Itoobiyaan ah, wuxuuna sheegtay in ay guul ka gaareen dagaalka, isla markaana ay ciidamadii weerarka ku soo qaaday u ceyrsadeen dhinaca Itoobiya. Cagaweyne, wuxuu kaloo sheegay in ay haatan ciidamada Maxkamadaha Islaamka ka taliyaan deegaanada Gelinsoor, Dagaari, Bandiiradley iyo Tuulo Xalaal deegaanadaas oo ay horay looga hor istaagay Ciidamada Maxkamadaha in ay tagaan Dagaalkan oo ahaa sida wararka aan ku heleyno mid xooggan ayaaney ilaa iyo haatan soo bixin khasaaraha uu geystay marka laga reebo in ay Dhinaca Maxkamadaha sheegteen in ay jab u geysteen ciidamada ka soo horjeeday. Ilaa iyo haatan ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Maamulka Puntland oo ku saabsan in ay saakay weerar ku qaadeen ciidamada Maxkamadaha, isla markaana dagaalka lagu jebiyay.
-
MOGADISHU, Nov 12 (Reuters) - Troops from a powerful Somali Islamist movement clashed with fighters allied to the interim government and seized a town near the semi-autonomous northern Puntland region, the Islamists said on Sunday. "The government troops ambushed us last night, forcing our troops to push them," Islamist spokesman Abdirahman Ali Mudey said. "They forced us to take their biggest base in Bandiradley, near Galkaayo." ___________________________________________________ MOGADISHU, Nov 12 (Reuters) - Troops from a powerful Somali Islamist movement clashed with fighters allied to the interim government and seized a town near the semi-autonomous northern Puntland region, the Islamists said on Sunday. "The government troops ambushed us last night, forcing our troops to push them," Islamist spokesman Abdirahman Ali Mudey said. "They forced us to take their biggest base in Bandiradley, near Galkaayo." There was no independent confirmation of the clash. The government forces were led by warlord Abdi Awale Qaybdiid, whom the Islamists ejected from Mogadishu in July after defeating him and his U.S.-backed allies who had controlled the capital for years. Mudey had no information on casualties, and a government spokesman said it would not issue a statement until later. It is the second clash between the two sides in the region since Monday, in what many fear will become all-out war that will suck in Horn of Africa rivals Ethiopia and Eritrea, who are backing the government and Islamists respectively.
-
Haa sxb ,,,,,,, si fiican
-
What about Las-Anod ????
-
Waar Puntland way u dhamaatay ma is tidhaahdeen ,,,,,,,,,,,,,
-
LOOOOOOOOOOOOOL ,,,, Didn't they know that the ICU will put them in jail just coz they singing ??
-
One good advice ,,,,,,, Don't drink Coffe on regular basis ,,, specific hour, daily, etc. U can have your cup of coffee anytime you want but avoid to drink the exact time that you drink everyday. Then if you drink one day you can skip the other day ,,,, drink like 3 days ,, then don't drink other 1 or 2 days ,,,,, sometimes don't drink a whole week ,,, then you can continue like this ,,,,
-
The luckiest ex-warlord in Somali politics
Jacaylbaro replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
So now ,,, can i call him SHEEKH MORGAN ?? -
I need jawaan baasaabooradaas ah ,,,,,, will have a good discount you said ???
-
i doubt they will issue that passport ,,,,,,,, is just to mis-lead the world and show their presence ,,, nothing more
-
SNM gangs in Hargeisa burned a Somali citizen alive in his shop
Jacaylbaro replied to QabiilDiid's topic in Politics
I'm in Hargeisa at da moment and i went to the said shop ,,, is not that far from my house and the whole story is houx ,,,,,, the blace was destroyed by flame and ppl managed to stop the burning ,,,,,,,,,,,,,,,,,, but nothing is what the report said ,,, -
The luckiest ex-warlord in Somali politics
Jacaylbaro replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
He has no choice i guess ,,,,,,,,,,,,, -
Where are the ICU passports ,,,,,,,,,,, loooooooool ,,, i can smell clash of passports ,,,,,,,
-
Popular Contributors