Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Based on separation between religion and the state MA GARAN ,,,,,,,,,,,,,,,,,,
  2. ?????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????
  3. Halkani waa Maqalloocshe idaacada codka Shankaroonta, akhyaartayada indhaha buurbuuranow ku soo dhowaada war deg-deg ah oo hadeer i-soo gaadhay, warkaas oo af-carbeedka lagu yidhaa khabar caajis,wuxuu sheegayaa Jamhuuriyadii Shankaroonland oo shaadhka laga bedelay, waxaanu u qornaa sidan: “War-saxaafadeed: Ku: ciday khusayso Uj: wareegto madaxyuub Og; war-moogayaasha. Wargelin magacyada cusub, dhammaan dadweynaha cusub ee reer Shankaroon waxa lagu wargelinayaa in Jamhuuriyada Shankaroonland magacii laga bedelay oo maanta laga bilaabo loogu yeedhi doono Jamhuuriyada Muslimiinta Dimoqraadiga ee Shankaroonland, afka carabina waxa lagu odhan doonaa (Jamhuuriyatal Muslimiin wa-dimoqraadiya shankarooniya). Maanta laga bilaabo shuruucda dalku waa shareecada islaamka oo lagu daray doorashooyinka dimoqraadiga ah. Maanta laga bilaabo golaha baarlamaanku wuxuu noqonayaa golaha shuurada Shankaroonta, golaha guurtidu wuxuu noqonayaa golaha sheekhyada, golaha xukuumaduna fulinta. Wixii maanta ka dambeeya madaxyuubka waxa loogu yeedhi doonaa Sheekh Daahir Rayaale, ku xigeenkana imam Axmed Yuusuf, gudoomiyaha baarlamaanka waxa loogu yeedhi doonaa Shariif C/raxmaan (Al-sheyb), gudoomiyaha guurtida waxa loo bixiyey Sheekh Suldaan Saleebaan Al-abyad. Maanta laga bilaabo saddexda xisbi waxa magacyadooda loo bedelay sidan; UDUB, waxa loo bedelay Mixwarul Islaamiya, Kulmiye waxa loo bedelay oo magaciisu noqonayaa Xusbul Ishtimaac wa-itilaaful islaamiya, UCID xisbul maxaakim wa xaqadumul islaamiya. Magacyada gudoomiyayaasha waxa lagu darayaa Sheekh Axmed Maxamed Mujaahidiin iyo Mudiiro Maxaakim, Sheekh Faysal buni cali (Ibnu Dabci). Maanta laga bilaabo magaalada Hargeysa waxa loo bixiyey Maka, Burcana Madiina, Ceerigaabo waxa loo bixiyey Qudus, Laascaanood waxa loo bedelay Dirciya, Saaxil sidiisa ayaa loo daayay, Awdal waxa loo bedelay Najad. Dhammaan golaha wasiirada waxa loogu yeedhi doonaa Majlisul Hanuuniya wa- hidaa’iya. Xuduuda shankaroontu waxay noqonayaan inta ay ku dhaqmaan Ido’-gorod-madaw. Calanku waa kan haddeer,heesta qaranku waa koob iyo toban qulhuwale. Dastuurka qaranku waa kani imika oo lagu daray qodobadan cusub, lagana reebay xeerka ciqaabta 60/69. Iyo xeerka jinsiyada waxa lagu daray qof kasta oo sodonka jis ee qur’aanka korka ka hayaa waa reer Shankaroon, meeshuu doono ha ka yimaadee. Qof kasta oo la yimaada qii’laaf diineed diinta islaamka waa kur-gooyo. kitaab kasta oo aan ku aroorin afarta mad-habood ee imaamyadu dhigeen dalka waa ka dayro, waxaana loo aqoonsanaan doonaa fariiqo bidco ah. Dhammaan muslimiinta shankaroon waxaa ka reeban direysyo iyo hab lebis oo gaar ah ama kooxi leedahay. Xeerka lahaanshaha dhulka qofna ma yeelan karo dhul aan dhisme ka samaysnayn ama beer aan sarcanayn. cid aan dawlo ahayn oo dhul iibin kartaana ma jirto, magaca mulkiyadana waxaa lagu bedelay kiro dhul boqol sano, sharci hore, dhul lahaansho ah, waxba kama jiraan dhul-dhisan mooyaane waa dhul illaahay. Doorashooyinku waxay u dhici doonaan sidoodii hore. Waxa kaliya oo lagu kordhiyey magacii madaxweyne la odhan jirey, waxa loo bedelay “Dameerka Qaranka”, gudoomiyayaasha xisbiyadana waxa loo bedelay “Dacawooyinka Qaranka”. Waxa kale oo wareegtadani sheegaysaa in siyaasada xukuumadu islaamiga ah ee dimoqraadiga ah inay ciddii doonaysaa xidhiidh dhexmari karo. In aanay aqoonsi ka doonin alle mooyee aadame kale,haddii lala soo doonto waa inaanay aqbalin, waa in aan dalkani ku biirin ururada kala ah; IGAD, jaamacada carabta, afrika, eeshiya, yurub iyo ameerika toona, iyada oo wax ku soo biira mooyaane iyadu cidna kuma biirto, cida ay caawiso mooyaane, cidi ma caawiso cid ay wax barto mooye cidi wax ma barto, illaahay uun baa watta, dumarku xilalka way qaban karaan, laakiin waa wareegtadaasi, waana inay nin lahaadaan, waxay dhaqan geli doontaana marka ay baarlamaanka iyo golaha guurtidu isku raacaan madaxyuubkuna saxeexo, allena xukumo. Siyaasada xukuumada waxa ku jirta in culimada masaajida tukinaysa imtixaan aqoon diineed ah laga qaado oo dadkan sheekhnimada iska sheeganaya darajadooda la ogaado. In la mideeyo manhajka ardayda iskuul iyo malcaamad ilaa jaamacad la isku toosiyo. Dhegeystayaal maanta barnaamijkii waxaynu ku soo koobi doonaa wareegtadaas, waxa banaan in talo lagu daro iyo in wax ka bedel lagu sameeyo fadlan noo soo gudbi rayigaaga.
  4. TO: Security Council United Nations New York, NY 10017 TO: Chairman and Deputy of the African Union TO: IGAD, EU, ARAB LEAGUE & Somalia Contact Group SUBJECT: PLEASE SUPPORT SOMALILAND AND HELP IT GAIN REPRESENTATION IN THE UNITED NATIONS AND AU. We, the undersigned, the pro-democratic movement in Somaliland, comprising National Human Rights Commission, civil society organisations, human rights defenders, operating under several non-governmental national level umbrellas and networks wish to request your support for an issue that is close to the hearts of many people in the Horn of Africa as well as around the Globe. This is the matter of UN and AU membership and recognition for Somaliland. Brief Description/History of Republic of Somaliland: The Republic of Somaliland is a free and peace-loving state, and its democratically elected government is the only one that represents the interests and wishes of the people of Somaliland. Somaliland is the only nation not represented in the global assembly. The United Nations and AU's exclusion of Somaliland violates the principles and spirit of the UN and African Charters, in particular the fundamental principal of universality, and of the Universal Declaration of Human Rights. Somaliland and its three million people are capable of making significant contributions to many UN and Au efforts in and around the African continent particularly in the Horn of African region. Somaliland is also eager to do its part to combat such international problems as poverty, regional conflict, terrorism, drug trafficking, organized crime, and environmental degradation. However, Somaliland is denied an important means of collaborating with international partners. This unnecessarily complicates the task at hand and hampers efforts to deal with such critical issues. Somaliland is a democratic nation that respects human rights, freedom, and peace. Somaliland meets all the requirements of UN and AU membership. It makes little sense that Somaliland is ignored when considering the fact that Somaliland serves as a model for freedom and democracy in the African continent and Muslim world and a beacon of hope for those living under dictatorial rule. To safeguard peace and democratic institutions in Somaliland from the combined assault of fundamentalist Islamists and destruction the United Nations and AU has to facilitate the necessary steps towards granting recognition to Somaliland and its full membership in the family of United Nation. Please support Somaliland and help it gain representation in the United Nations and AU. Petition: Somaliland stands ready to take its rightful place among the member states of the United Nations and African Union. Including Somaliland in the United Nations and AU would make the world body more representative, comprehensive and effective. We, the undersigned, support Somaliland and Somaliland's recognition and representation in the United Nations and African Union. Thank you for your assistance. Sincerely yours, Somaliland Human Rights Organisations Network SHURO-NET Somaliland National Human Rights Commission Horn of Africa Human Rights Watch Committee (HORNWATCH)
  5. IYAYAH ,,,,,,,, I DON'T THINK THIS IS TRUE ,,,,, LET'S WAIT AND SEE BAL
  6. no political intention ,,,,, just say SOMALILAND ,, i'm sure you won't die ,,,
  7. Sxb ,, i'm basically against those so called ICU but your topic doesn't make sense at all and you are completely wrong to say it in this way. Probably you copied this topic but if you believe every word in it ,,, i'm afraid you are in troubles. Shareecada Ilaahay baa iska leh maxkamaduhuna shaqo kuma laha ,, wahaabiyana wax xidhiidh ah lama laha ,,,,, xukunka shareecada waa la yaqaanaa waxa uu yahay mana aha sida adigu aad u fahansan tahay ee ah gacmo la jarjaro iyo wixii la mid ah oo keliya ee waa nidaam nololeed oo dhamaystiran wax nusqaan ahna aan lahayn haba yaraatee. Sucuudigu shareecada waxba kuma xukumaan hadaad adigu u haysato waana kuwa ugu daran ee diinta sawirka xun ka bixiya isuna muujiya inay iyagu keligood fuliyaan ,,,,, Shareecada ha la isku xukumo waa xaq waana wax loo baahan yahay mar kasta iyo xilli kasta mana aha qofku diinta ha ku dhaqmo oo ha tukado uun ee waa nidaam siyaasadeed oo dhamaystiran hadii aanad adigu aqoonin ,,,,, Sxb ,, i think inaynu waxyaabo farabadan isku aragti ka nahay laakiin yaanay ina jiidanin oo aanay inagu kelifin inaynu diinta been ka sheegno ama aynu si khalad ah u turjunno ,,,,, maxkamahudu wax diin ah oo ay dadka ku xukumaan ma jirto haba yaraatee laakiin way yidhaahdaan diintaanu dadka ku xukumaynaa ,,,,, xukunka ay sheegayaana wuxuu noqday in idaacad heesaha laga joojiyo,, shaneemooyin la weeraro iyadoo ay qaar keleba furan yihiin iyo dadka laga tirada badan yahay oo xadka lagu oogo ,,,,,,,,
  8. I thought somalia was not basically on the map for 16 years ,,,,,,,,,,,,,, what is new now ?? I've seen the said map and was laughing like a crazy dog ,,,,, it was badly created with photoshop ,,,,,,,,,,,,,,
  9. Fallout from the UN-approved Peace Keeping in Somalia Fallout from the UN-approved Peace Keeping in Somalia Is Somaliland the sacrificial lamb? The second part of the title of this article is alarming. It is very much a calculated move on my part to sound alarming. Being alarmist has never been my character but today I will play the devil’s advocate. Less than 1 hour ago, I read the English version of resolution of the UN Security Council on Somalia which has been unanimously passed by ALL council members. In addition to other things, the resolution reaffirms the respect for the ….. territorial integrity …… and unity of Somalia. The words in italics are not mine. These are the exact words in the UN resolution. It is a bombshell vis-à-vis the Somaliland cause. In the nuances of diplomacy, each word in a resolution is carefully choreographed. Every word carries its own weight and is deliberately put there. In fact, the words territorial integrity …… and unity of Somalia are very much intentional. Not only that, they are very strong words. Somalia is to remain united with the blessings and under the auspices of the UN. Somaliland is being sacrificed for political expediency in an effort to turn the tide against the seemingly invincible Islamic Courts, and to prop up the weak TFG. In politics, the end always justifies the means. It is an ill-advised policy, though, and I personally believe it will backfire. But that is another topic for another day. With the passage of this resolution, it is evident that Somalilanders have been beaten in the UN political arena. Even worse, none of us saw it coming. To the best of my knowledge, no one spoke out publicly against the inherent dangers in the discussions of the UN resolution. I must admit that we have all failed in articulating our right to self determination. Evidently, our sales pitch for Somaliland’s recognition has not been effective. Previously, it was the African Union and the Arab League who steadfastly campaigned for Somali unity. Now, the same policy is apparently being adopted by the UN at the expense of Somaliland. Somali unionists always routinely proclaimed that Somali unity is sacrosanct (muqaddas). What a turn of events for the UN to tow the line of the unionists!! Does this spell the end of Somaliland as a Republic? I hope not but the signs are quite ominous. If it, God forbid, comes to the obliteration of Somaliland whose blame will it be? That is easy to answer. All Somalilanders are to blame for not doing their job in convincing the world to the merits and legitimacy of the Somaliland issue. What a monumental failure it would be!! I would say it would be the mother of all failures!! It seems Somaliland has been caught off-guard. I am not aware of any plan B that can be immediately adapted. Without any more delay, the Senate, Parliament, Government, and the political parties must all put their act together before it gets too late. They must come up with a united front and a coherent strategy of damage control. We must ALL speak in one voice and time is of the essence. I will now delve into some hypothetical scenarios with the intention of driving my point through. Forgive me for my out of character blunt and in-your-face approach. 1st Scenario: If Somalilanders were to choose between Abdillahi Yussuf’s Transitional Federal Government and Sh. Aweys’s Islamic Courts who would they choose? Would Hargeisa opt for the TFG and Burao for the UIC? Would the choosing between the two leaders spark a civil war among peace-loving Somalilanders? Would it pit brother against brother? Would we spill blood and kill each other again? God forbid. Amen. 2nd Scenario: Abdillahi Yussuf - with his Machiavellian way of plot-hatching - may provoke Somaliland into a skirmish with Garowe with the deceitful intention of instructing the African force to "stabilize" Somaliland. Mind you, he now has the mandate from the UN (substitute the N in the UN with an S. You see my point?) and the manpower and firepower from the AU. PS Forgive me if my article sounds outlandish and provocative. Pardon me if I have hurt your feelings. I know I must have stepped on raw nerves and may have tormented scarred psyches. I ask for your forgiveness. Mohamed Hussein "Dr. KHAN" Hargeisa, Somaliland
  10. MC Xamar, i should be a nationalist man ,,, that is why i still stand strong ,,,,, Rudy,, yes at the end we are all somalis but at least we should know which somali are these girls from ,,,,, just say SOMALILAND and you will be fine ,,,
  11. SOMAALIDU WELIGEED MID MA NOQONAYSO ILAA DJIBOUTI KU SOO BIIRTO KILILKA SHANAAD IYO NFD NA LA XOREEYO ,,,,,,,,,,,,,,,, INTA KA HORAYSA SOMALILAND HA NOOLAATO
  12. Xaflad si heer sare leh loo soo agaasimay oo lagu xusayay maalinta bullaacadaha (Musqulaha) adduunka ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho, waxaana xafladan soo agaasimay Ururka Bullaacadaha Soomaaliyeed ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan (SOTO) ka soo qeyb mas’uuliyiin iyo marti sharaf fara badan, iyadoo halkaasi ay khudbado ku aadan xuska maalinta Bullaacadaha ay halkaasi ka soo jeediyeen Guddoomiyaha Ururka Bullaacadaha Soomaaliyeed Md. C/qaadir Cali Maxamed, xubno ka tirsan ururka, mas’uuliyiin ka socotay Ganacsatada Muqdisho iyo Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah. Guddoomiyaha Ururka Bullaacadaha (Musqulaha) Soomaaliyeed Md. C/qaadir Cali Maxamed ayaa sheegay in markii ugu horeysay ay tahay xus loo sameeyo bullaacadaha ama Musqulaha, isagoo sheegay in maalinta 19-November oo ku began munaasabada bullaacadaha adduunka uu hambalyo u dirayo ururka bullaacadaha adduunka iyo dhammaan dalalka ka qeyb qaadanaya xuska maalinta. “In Shacabka Soomaaliyeed aanu fahamsiino maalinta bullaacadaha adduunka oo la qabto sanadkiiba hal goor ayay ahayd ujeedada ugu weyn ee aan munaasabadan u sameynay, isla markaana aan beesha kala jaan qaadno munaasabadaha noocaan oo kale ee ka dhacaya adduunka dacaladiisa” ayuu yiri Guddoomiye C/qaadir Cali oo dhinaca kale si weyn ugu dheeraaday xaaladda ay ku sugan yihiin qaxootiga Soomaaliyeed, gaar ahaan dhinaca nadaafadda oo uu tilmaamay in halka ay seexanayaan meel aan sidaasi uga fogeyn ay godad ka qoteen qaxootiga ku jira xerooyinka magaalada Muqdisho. “Waxaa wax laga naxo ah xaaladda caafimaad xumo ee ay ku saran yihiin kummanaanka qaxooti ee ku sugan Muqdisho, waxaana Hay’adaha gargaarka caalamiga ah iyo kuwa gudahaba ka codsaneynaa inay wax ka qabtaan xaaladda nadaafad darro ee soo wajahday qoysaska dadka soo barakacay” ayuu yiri Guddoomiyaha ururka Bullaacadaha Soomaaliyeed Md. C/qaadir Cali Maxamed oo dhinaca kale baaq u jeediyay shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan in xarumaha ururkiisa ee ka furan gobolada dalka iyadoo xaruntiisa dhexena ay Muqdisho ku taalo uu sheegay inay kala shaqeeyaan sidii loogu gurman lahaa waxyeelada dhinaca bullaacadaha uga imaaneysa dadka. Guddoomiyuhu waxa uu dhaliilay doorka ay beesha caalamka kaga jirto ka hortagga waxyeelada bullaacadaha, isagoo ugu baaqay inay qeyb ahaan gargaarkooda u soo wajahaan sidii loo xadidi lahaa khatarta ka soo fool leh musqulaha oo uu sheegay in dayactir la’aan iyo goobaha qaarkood oo aan lahayn musqul oo dhanba ay sababi karto inay ka dhashaan cudurrada faafa. Nabadoon Shariif Xuseen Jilacow oo ka mid ahaa waxgaradkii halkaasi ka hadlay ayaa ugu mahad celiyay sida ay isku xilqaameen xubnaha ururka bullaacadaha Soomaaliyeed (SOTO) inay la tacaalaan daryeelka iyo wax ka qabashada musqulaha uga imaan kara shacabka, maadaama aanay jirin awood dhexe oo qaabilsan dhinaca nadaafadda. “Waa howl runtii u baahan in wax laga qabto, garab ayaana idinku siineynaa” ayuu yiri Nabadoonka oo ka codsaday shacabka in ururka SOTO lagu garab istaago gudashada waajibkaadkiisa, sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay xubno ka tirsan ganacsatada iyo Golaha shuurada Deg.Kaaraan, iyagoo hambalyo u diray dhammaan bulsha weynta caalamka xuska maalinta bullaacadaha adduunka awgeed, waxayna sheegeen ururka SOTO oo ku casuumay ka soo qeybgalka munaasabada inay uga mahad celinayaan, taasoo ay ballanqaadeen inay ku garab geli doonaan horumarinta iyo wax ka qabashada ururkani ugu jiro bullaacadaha ay u leeyihiin shacabka iyo sidii wax looga qaban lahaa.
  13. HEEY ,, DON'T MISLEAD THE PEOPLE ,,,, THE GIRLS ARE SOMALILANDERS NOT FROM SOMALIA ,,,,,, BE HONEST MAN
  14. RUNTII TAARIIKH LAMA ILAAWAAN AH WEEYE ,,,, CIYAALKA YAA U SHEEGAYA LAAKIIN WELI MAY INDHO DILAACSANE
  15. See ?????? THAT IS SOMALILAND ,,,,,, NO ONE CAN DARE TO FACE ,,, IS FOR THE PEOPLE BY THE PEOPLE ,,,
  16. ILAAHAYOW SIYAAD BARRE SOO CELI KU DUCAYSTA ,,,,,,
  17. May be he went to Afghanistan ,,, and of course that would be a TOP SECRET,,,,, may be he was consulting with Osama somewhere on the planet ,,,, may be he was sent for a secret training somewhere in this world ,,,,,,,,,
  18. They are releasing the prisoners just to proof three things: They Captured the place Puntland was involved (not only Qaybdiid) They defeated both and captured some militias is not about being kind and stuff ,,,, is a political agenda ,,,, they also wanna show the puntland ppl that they can release prisoners coz their attention is not to harm the punlanders ,,,,,,,
  19. Lamo Lamo deey baa ka dhacday ,,,,,,,,,, Waar ragow 2 hala ogaado inta la nool yahay ,,,, haweenkii masayrkii way iska daayeene ka faa'iidaysta ,,
  20. Mogadishu 14, Nov.06 ( Sh.M.Network) Islamist fighters in Bandradley, a village near Mudug provincial town of Galkayo in central Somalia, said they have released seven prisoners of war, handing them to the regional government of Puntland. The seven prisoners who were seized in the fight in Bandiradley on sunday have been taken to Puntland as the Union of Islamic Courts spokesperson Mohomood Mohammed Jimale Agoweyne for Somalia’s central provinces has told Shabelle Radio in Mogadishu. Agoweyne said large numbers of Ethiopian and Puntland forces were fighting along Abdi Qeybdid’s militias whom he said escaped to a village near Ethiopian border, adding that another 5 POW would also be freed. Abdi Qeybdid was the last warlord who was evicted from the capital Mogadishu after deadly skirmishes that claimed the lives of hundreds by Somalia’s powerful Islamists. Agoweyne has blamed the semi-autonomous government of Puntland in northeast Somalia for backing warlord Qeybdid and organizing another war with Islamists, alleging that there was an ongoing talk between them and administrators in the recently formed Gal-Mudug State which is south Gakayo. He said talks would facilitate the formation of Islamic Courts in south Galkayo.
  21. Bandiiradley: " Xeel dagaal ayan dib ugu gurannay ,nalakamana guulaysan" sargaal u hadlay Ciidanka Cabdi Qaybdiid.. Isniin, November 13, 2006 -------------------------------------------------------------------------------- Bandiiradley(AllPuntland)- Garab kamid ah garabyadii shalay ku dagaallamay deegaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug oo ah dhinaca Cabdi Qaybdiid ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalkii shalay dhacay. Sargaal sare oo ka tirsan ciidanka Cabdi Qaybdiid oo lagu magacaabo Dhagawayne ayaa sheegay in dagaalkii shalay aan looga adkaan ,ee sababo dagaal oo jira ay dib ugu gurteen. Sargaalkan wuxu kaloo sheegay in dagaalka ay maxkamadaha kula jiraan uu bilow yahay , dibna ay deegaanka uga saari doonaan kooxaha kusoo duulay. Dhinaca Cabdi Qaybdiid waxay beeniyeen in Gaalkacyo ay maxkamaduhu u dhow yihiin , waxayna sheegeen inay in yar gadaal ugu gurteen . Waxaa kaloo sargaalkan u hadlay Cabdi Qaybdiid uu beeniyay in dagaalkii shalay ay guuldaro kasoo gaartay. " Dib u gurashadeennu muujin mayso in nalaka guulaystay" ayuu yiri dhaga wayne oo u hadlay ciidanka Cabdi Qaybdiid. Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in dagaalkii shalay maxkamadaha looga dilay shan askari , saddex gaarina looga qabsaday, halka Col: Cabdi Qaybdiidna saddex gaari halkaasi looga qabsaday. Xiisadda dagaal ayaa ah mid jirta , ciidamo badan ayaana halkaasi ay ku daabbulayaan dhinacyada iska soo horjeeda. CCC Farayaamo AllPuntland