Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Yaa u sheegaya dee ,,,,,,,,,,,,,, come on guys ,,,, where is Rudy ,,,, ??? ,,, help da gurl out
  2. I think this is just a non-sense ,,,,,, where is the topic author bal ??
  3. yeah ,,, talking to the flag ,,,,, it is really touchy
  4. Mogadishu 03, Jan.07 ( Sh.M.Network) – Wasiirka arimaha gudaha ee dowladda KMG ah ee Somalia, Inj Xuseen Max'ed Ceydiid ayaa maanta sheegay in si qaldan loo fahmay hadalkii uu sheegay shalay ee ahaa in la baabi'iyo xuduudaha Somalia iyo Ethiopia, midna laga dhigo Baasaboorada labada dal. Hadalkaan ayuu maanta ka sheegay kulan uu ku qabtey magaalada Muqidsho. Inj. Xuseen Max'ed Ceydiid Ra'isulwasaare K/xigeenka ahna wasiirka arimaha gudaha Somalia ayaa sheegay in hadalkii shalay uusan aheyn sida ay dad badan u fahmeen. Isagoo ka hadlay kulan ay ka qeyb qaateen xubno ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa waxa uu tilmaamay in xuduuda la baabi'inayo uusan ula jeedin in Somalia lagu darayo Ethiopia, balse uu ula jeeday in la abuuro kalsooni cusub oo dhex marta labada shacab ee Somalia iyo Ethiopia. Dhinaca Baasaboorka ayuu sheegay in aysan aheyn in la qaadanayo baasaboor Ethiopian ah, laakiin ay tahay in la yeelan karo mid mideysan sida dalalka Yurub. Waxa uu ku eedeeyay saxaafadda in ay u fasirteen hadalkiisa si qaldan, isagoo ugu baaqay in ay ilaaliyaan wax kasta oo keeni kara khilaaf. Waxa uu ku celceliyay in uusan dhihin Somalia hala gumeysto, waligiisna aanu dhihi doonin. Dhinaca kale qaar ka mid ah ururada bulshada rayidka ah ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalkii shalay ka soo yeeray Ing. Xuseen ceydiid ee ahaa in la baabi'iyo xuduudaha Somalia iyo Ethiopia, iyagoo codsaday in ciidamo shisheeye la keeno dalka Somalia.
  5. I think Husein Aideed was trying something else ,,,,, let's see bal intaynaan ku degdegin ,,, they can't say that now even if they planned
  6. Another group will be graduating sometime next year from Hargeisa University ,,,,,, i hope we'll have lots of Doctors in the future
  7. loooooooooooooooooooooooooool@dubaalada ,,,
  8. i better put da same password but not da bariis one ,,,, mean not far from it ,,, say baasto They need to install passwords to da fridges then we can control em ,,,,
  9. Calanyahaw babanayaa Dhaaxay casuusiyo Cawlaanka boodhkiyo Ciiradu ku saarayd Cuseyb duugi kuu xigay midabkaagu caawana Casaan iyo caddaaniyo Waa cagaarka dooggoo Caadil magaci lagu dhigay. Heegan ciidankaagaa Kaa ilaasha cadawgoo Culumadaadi diintiyo Carruurtiyo haweenkaa Ku salaamay calanyahow. Cilladii sal guurtoo Cilmi iyo aqoonbaa Caqligii yaboohshoo Collob gaaxsanaydiyo Cimilada haboonbaa Carradii ku baahdoo Dhalinyaro cuddoon baa Ku caleemo saartee Cawri iyo ilba la’aw. Heegan ciidankaagaa Kaa ilaasha cadawgoo Culumadaadi diintiyo Carruurtiyo haweenkaa Ku salaamay calanyahow Cirkii baa da’aayoo Balliyada camirayoo Cuudkii baa dhalaayoo Qawl caaro bixiyiyo Cosob iyo tigaadiyo Kob caleen leh joogoo Caanihii la lulaybaa Codcodka iyo faarkii Weelka laga cidaadaa. Heegan ciidankaagaa Kaa ilaasha cadawgoo Culumadaadi diintiyo Carruurtiyo haweenkaa Ku salaamay calanyahow.
  10. Let's hit da gym i guess ,,,,, that is a good idea
  11. is there a certain age to have children ???
  12. and who da hell you think is lying ,,,,,,, let's just analyse Second and final round of reconciliation conference is urgently needed ,,,,,,
  13. I think the ethiopians will leave but other african troops will replace them ,,,, then some of the ICU leaders will sign a deal with the TFG i mean the moderate ones ,,,,, the other african troops will do what Ethiopia was supposed to do but the population will be happy that Ethiopia finally left which can make the situation more calm ,,,,,,,,, A/Lahi Yusuf is likely to be assasinated soon ,,,, there will be a little confusion at first but things will be calm again ,,,,,, more international aid is expected during this period ,,,,, mogadishu will be peaceful although there will be some suicide attacks ,,,,,,,, should i continue ????
  14. Many things happened ,,,, the former Siad Barre government,, then the civil war ,, then the warlords ,, then the ICU and now the TFG ,,,, what do you think the future of somalia will be ..... how do you analyse the situation ??
  15. And what is da point ??? They built their military and country while we were destroying it all ,,,,,, rag shaqaystay weeyaan ,,,,
  16. that will be the end of somali ethnic ,,,,, believe me
  17. Jacaylbaro

    Shame!

    i know we can do a lot with the PHOTOSHOP ,,,,,,
  18. Originally posted by Cindrella: quote:Originally posted by Jacaylbaro: 12 You're joking,right? no i'm not joking ,,,,,,, is true
  19. Qaadkii wuu soo noqday ,,, maxay yeeli haddaba weliba isagoo bilaash ah buu yimide ,,,
  20. What is the book about ??? ,, depends what kind of looking you want ?? ,,, is it written in somali or english ??? just tell me ,,, i can help ,,,, seriously
  21. Now i'm gonna teach Amharic ,,,, you can all enroll in my class and take my lessons who is ready ???
  22. looooooooooooool@Rudy ,,,,, yesterday was the ICU bus ,,,,, today is the TFG bus ,,,, how many buses somalia has got horta ??? we aint fuuling any by da way ..........
  23. "The Islamic courts leaders have dispersed in thin air," government spokesman Abdirahman Dinari told Reuters, adding that the leaders had fled to the southern port of Kismayu.