Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Jim and Mary were both patients in a Mental Hospital. One day while they were walking past the hospital swimming pool, Mary suddenly jumped into the deep end. She sunk to the bottom and stayed there. Jim promptly jumped in to save her. He swam to the bottom and pulled Mary out. When the medical director became aware of Jim's heroic act he immediately ordered him to be discharged from the hospital, as he now considered him to be mentally stable. When he went to tell Jim the news he said, "Jim, I have good news and bad news. The good news is you're being discharged because since you were able to jump in and save the life of another patient, I think you've regained your senses. The bad news is, Mary, the patient you saved, hung herself with her bathrobe belt in the bathroom. I am so sorry, but she's dead." Jim replied, "She didn't hang herself. I put her there to dry."
  2. Mogadishu 28, Jan.07 ( Sh.M.Network) Jamhuuriyadda la magac Baxday Somali Land ayaa Ka Codsatay ururka Midowga Afrika oo Uu Kulan Uga Socdo magaalada addis ababa In uu Aqoonsi Siiyo Si Ay Uga Madax Bannaanaato Soomaaliya Inteeda kale. Codsiga SomaliLand ay u Gudbisay ururka Midowga Afrika Ayaa ka careysiiyay Ergadii Dowladda Ku meel gaarka Soomaaliya u mataleysay Kulanka loogu Gogol Xarayay Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo maalinta berri Ah ka Furmi Doona magaalada Addis Ababa Waddanka Itoobiya. Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo saxaafadda la hadlayay wax yar kadib markii Uu Gaaray Addis ababa Aya sheegay In Dowladdiisu Ay wadahadal nabad galyo Ah la Galeyso Jamhuuriyadda La magac baxday Somali land Kadib marka waddanka intiisa kale Lagu Soo Dabaalo Amaan iyo nabad Galyo. Madaxweynuhu waxa uu Sheegay Inaanay Dowladdiisu faraha la galeynin Arrimaha Somali land inta ka Horreysa inta uu ka xasilayo dalka Soomaaliya Intiisa kale. Ilo Diblomaasiyadeed Lagu kalsoon Yahay Oo ka Qeyb qaatay Fadhigii Khamiistii ee Guddiga Fulinta Midowga Afrika Ayaa Sheegay In Ay Kulankaasi ka Dhaceen Xiisado aan Horay loo Fileyn kadib markii uusoo bandhigay waziirka Arrimaha Dibadda Dalka Ruwanda in Kulanka Looga Doodo Sidii Aqoonsi Buuxa Loogu Heli Lahaa jamhuuriyadda Isku Magacowday Somali Land . Waxaa kaloo Uu waziirku Codsaday In Isla Arrintaasi Somali land aqoonsiga Loogu raadinayo la Hor Dhigo Kulnka Madaxweynayaasha Midowga Afrika ee Maalinta Berri Ah Ku Qabsoomi Doona magaalada Addis Ababa. Hadalkaasi Ayaa waxa Uu si Kulul Uga careysiiyay Ergadii Dowladda Soomaaliya Uga Qeyb Galeysay Kulankaasi waxaanay Ergadaasi gabi Ahaanba Diideen In Arrintaasi Looga hadlo kulamada Midowga Afrika . Mid kamid Ah Ergada Soomaalida Uga Qeyb Galeysay Kulanka Ayaa Ku Dooday In Aanu Waziirka matalaya Somali land Xaq u laheyn Inuu Xaadiro oo uu Goob Joog Ka Ahaado Hoolka uu Ka Dhacayo Kulanka waxa uuna Sheegay In Somali Land Aanan Dunida laga Aqoonsaneyn Isla markaana Aanay ka Qeyb qaadan karin Kulamada caalamiga Ah. Ergay Sharafeedka gaarka Ah ee Midowga Afrika u Qaabilsan Somali Land Stefan Mowayngi oo Sharqul Awsat la hadlayay Ayaa Sheegay In Somali Land Ay Xaq u leedahay In Ay Dunida Aqoonsi Rasmi Ah ka Codsato kadib 16sano oo Ay Gaar ka Aheyd Somaliya. Waxa Uu Tilmaamay In aanay Xukuumadda Soomaaliya U suurta galeynin In Ay Somali Land Ku soo Biiriso Soomaaliya Inteeda Kale Si loo helo Buu Yiri Wixii Horay Loo Oran Jiray Somali Weyn. Mowayngi Waxa Uu Intaasi Ku Daray In Ay Aad u Adag Tahay in Dowladda Soomaaliya Ay ka hadasho In Ciidamo Afrikaan ah Oo nabadda Ilaaliya la Geeyo Soomaaliya Ka hor Inta Aanay Dolwadda Soomaaliyeed Aqoonsi Buuxa Siinin Jamhuuriyadda Lamagac baxday Somali land
  3. Intaadan Falin ka fiirso! Bismilaah raxmaani raxiim. Alxamdulilaah wasalaatu wasalamu calaa rasuulilaah. Waxaan ugu horeen umahad celinayaa walaalahay khadijahome iyo shaqada weyn ay u hayaan walaalaheena talo doonayaasha ah. Waa nicmad ilaahay nagu galadaystay mahadeedana mudan. Alxamdulilaah. Waxaan aad u jeclahay in walaalahayga dhalinyarada ah ee doonaya mustaqbal wanaagsan iyo qofkay la wadaagi lahaayeen jacayl baaxad weyn. In ay si sahlan u helaan noloshaas. Markaan in badan dhuuxay su’aalaha talo doonayaasha waxaa iiga soo baxday hal cilad oo soo laalaabanaysa markasta qofkastana raadinayo.taasoo ah KAFIIRSASHO LA’AAN! Sida aynu wada ognahay wax walbo waxay leeyihiin ka hor tag arin walbo inta aan lagu dhaqaaqin waxay ledahay in laga fikiro wax kasta oo ka imaan kara, waxana ugu daran Guurka oo runtii ah mid aad u culus. Wiilka iyo Gabadha dhex marayo xiriir iskuna afgaranaya guur waxa la gudboon mid walba in uu qofka kale u eego si xeel dheer! Waxaan uula jeedaa in uu qof walbo eego maxaa ka iman kara arintiina? Maxay waalidku oran doonaan? Calafku waa mid qoran oo meeshiisa yaalee arintan malagu najixi doonaa? Waxaa muhiim ah in su’aalahaas iyo ka badanba la is waydiiyo inta aan la isku furin labada qalbi inta uu qofwalba u fiyow yahay qalbigiisa oo dhaawac soo gaarin. Gabadhu way garanaysa waalidkeed iyo waxa ka iman kara sidoo kale wiilkana, marka waxa muhiim ah in miisaan la saaro inta waqti kaa lumin wareerna kula soo darsin. Hadaad dareemaysid in wiilkan laguu ogolaan doonin ama gabadhan laguu ogolaan doonin waa in aad ka ganacdaa, waayo maxamili karto naftada yar buuq iyo carqalad kama samri kartid qofkan aad jeclatay kamana go’i kartid waalid kii ku dhalay hadaba dhibkaas oo dhan waa in aad ka sii gashaamataa oo tilaabo kasta inta aadan qaadin doonataa Taladeeda ma ahan in aad talada doonataa oo kaliya markaad lugaha la gashay oo xaaladu qaraaraato ee waa in aad marka hore si aad ah uuga fikirtaa.. Qof walba wuu ogyahay qofka u qalma guur ahaan, Diin, akhlaaq, dhaqaalo, da’ (nasab: sida somalidu ku dhaqanto), waxan nasab ahayn maba garanayo aniga oo dadku waa Hal kawada yimi aadam iyo xaawo!. Waxaan leeyahay gabar walbo qalbigaaga xifdiso oo (sawir /Aragti) ka qaado wiilka aad doonaysid reerkiinana doonayaan, waa in labadaa arin iswaafaqaan. Waxaase dhacda marmar waalidku in uusan ahayn kuwo diin leh oo canaad badan qofkaad dooratayna asagoon wax cilad ah lahayn isaga sanifa ama qabiil ama wax kale, markaana xal baa loo baahan yahay iyo caqli inaad adeeg sato, tusaalo ahaan haday taasi dhacdo ood ku dhahdid aniga waan idin maqlayaa balse mid ogaada qofkan hadaad ii diidaan ma doonayo guur, ama inad dhahdid miyaad ku farxi lahaydeen maanta in aan noqdo qof suuqa isaga jirta idiinna keento ilmo aan wax dhalay la aqoon?! Dabcan waalidka marka sidaa loola hadlo ayadoon lagu qaylineen dad eedaysanna laga dhigayn way fikirayaan waxayna oganayaan caqligaaga heerka uu gaarsiisan yahay iyo inad hormarkaaga ka fikiraysid iyo sharaf tooda iwm. Waxaan leeyahay wiilka doonaya inuu guursado waa in ay marka hore meel uugu qoran tahay gabadha uu doonayo waa mid sidee ah, inay gabadhaas ahaataa mid raali galisa waalidkay oo ay farxad ku qaabilaan, waxaa hubal ah in waalid kasta uu ilmahiisa la doonayo wanaagooda iyo hormarkooda oo maanta qofkii fiican ee loo keeno uusan diideyn balse mushkiladu waa anaga oo marka hore ku dag dagna doorashada anagoon ka fikirin maxaa ka iman doona, mideeda kale waxaa ogataa in aad laba reer isku xireysid oo ay isa soo dhex galayaan marka waxaa muhiim ah in labada reer ay is fahmi karaan isu dhaqan dhow yihiin dad ku haboon inay xididi karaan inay yihiin, ma ahan oo qura in aad naftaada ka fikirtid iyo qofkan inad jeclatid nolosha kuma koobna labadiina oo is fahma kaliya sida ay aamin sanyihiin dhalin yaro badan, ogow ilmahaaga waxay yeelan abtiyaal adeero habaryaro iyo eedooyin labo awoow iyo labo ayeeyo haday wada nool yihiin, marka waxaad noqon doontaan reer weyn gurigiinana wuxuu noqon doonaa mid lagu wada kulmi doono la isku soo booqan doono, marka waa in aad arimahaas ka fikirtaa si nolosha sacaadadeeda ay iskugu kaa dheli tirnaato, adigana aad u faraxsanaatid reerkiinana ay u faraxsanaadan. Si aad arimahas oo dhan uuga gaashaamatid hagaaji ikhtiyarkaga qofka aad nolosha la wadaagaysidna ha noqdo mid lagu farxi doono marka reerka uu soo dhex galo. Ma ahan reerkii ku dhalay oo ilaa intaa ku soo la ekeesiiyay in aad ka go’do oo qof aad shalay baratay barina ku nici kara uuga go’do, mana ahan qof maskiin ah in aad lug goyso oo qalbigiisa dhaawacdo ee in badan hala fikiro hana laga fiirsado Guurka. waxaa iigu yaabka badan ee dhalinyarada ka dhaca waxaa ka mid ah, kuwa isku barta internetka oo ku heshiiya guur! Mudo kadibna isku kaca oo kala taga ama is fura, amaba ay gabadhii dhahdaa wiil baan aad u jeclahay aanan aqoon oo ka bartay enternetka ama wiilku sidaa oo kale dhahaa, amaba sida dhacday qofka kale uu la xiriirayo uu qiyaanaa oo uusanba ahayn qofka uu ku riyoonayay! Arintaa ka gaashaanta waxaa su’aal ah sidee u aaminee qof aadan aqoon arag cid garanaysa xattaa aadan garanayn ood u aaminee hadalkiisa ama sawir uu kuu soo diray oo aad sida uugu siinaysaa hogaankaagii? Qofkan siduu kuula dhaqmi doonaa ama uula dhaqmi doonaa reerkiina? Ileen magaranaysid dhaqankiisa iyo dabeecadiisa. Mideeda kale waxaa hubaal ah in aad wiilal badan garanaysid ama gabdho badan kuwaasoo ama daris tihiin ama iskuulka isla dhigataan, ayaga miyay kuwada qancin waayeen marka aad ka raadsanaysid enternetka qof? Dabcan maya, waxaa dhacda marka horeba inadan arintaa ku fikireyn ee uu si fudud kuugu soo galay kadibna kuuwu waynaaday, hadaba gabar yahay fikir oo aad uuga fiirso mustaqbalkaaga oona ogow qofka culeeska ku soo kordhayo waa adiga qofka dhaliisheedu badantahay waa adiga qofka sharafteeda wax loo dhimayo waa adiga, qofka looga tagayo caruurta dhalan doonta waa adiga ee inbadan ka fiirso qofka aad guuranayso, qalbigaagana yuusan ahaan mid si sahlan lagu galo waxaad tahay jowharad aan banaanka laga heli karin ee ha is dhigin banaanka. Waxaan leeyahay gabdhaha caadada ka dhigtay in ay shiriyaan wiilasha oo marba mid dhinac kala sheekeesta waxaas ka tanaasula waa damiir xumo waa sharaf dhac waa dulmi, hadaan su’aal ku waydiiyo ma jeceshahay wiilasha kula dhashay in ay gabdho lug gooyaan oo ay qiyaaneyaan? Haddii maanta walaalkaa kuula yimaado arintaas oo ku dhaho gabar ayaa sidaa ii gashay maxaad dareemi lahayd? Hadaba ogow wiil walba gabar ayaa la dhalatay kana guban doonta falka u gesatid walaalkeed. Mideeda kale sidaan kuu sheegay waxaad tahay jowhar sideeba sahal qofkasta kuugu heli karaa ? Qofkii kula soo xiiriiraa oo ku dhahaa wanku jeclahay miyad iska aaminaysaa? Maya iskama aaminaysid ee waad iska baranaysaa qofkan ma yahay qof kuu qalma qof qanciya waalidkaa oo ay raali kaga noqon doonaan, markaad jawaab u hesho su’aalahaaga ayaad jawaab siin kartaa, jawaabta aad siinaysidna ma ahan inaad dhahdaa Ok, wanku jeclahay anigana oo aad xiriir dheer la yeelato meel kastana u racdo ,No, ma ahan sidaa meel aad u raaci karta haba yaraatee maba jirto, waa in uu yimaadaa gurigiina una yimaadaa reerkiina, hadduu yahay qof isku kalsoon wuu kaa aqbalayaa oo wuu soo xaadiri haddii kale wuxuu kuugu jawaabayaa horta inagu aynu is barano oo is fahano kadib ayaa reerka loo iman! Haka yelin waayo qof sharaf leh hadduu yahay gabar dhaqan kara is barashada uu sheegayo waa maxay? Ileen wuuba isku kalsoonyahaye, ma ahan inaanu dhaqan ka dhiganaa dadkan aynu ku soo dhex lunay dhaqankooda waxaanahay dad muslim ah oo diin iyo dhaqan leh, yaysan naga suulin taas. Ugu dambeyntii waxan idin wada leeyahay qof walba ha hagaajiyo doorashada hana ka fikiro mustaqbalkiisa, waxa ugu weyn oo uu qofka ku badbaadi karo waa asagoo ilaalsha xuduuda alle, haday tahay hadal haday tahay eegmo iwm, dhalinyarada wada sheekeesta ee inay isguursadaan raba waa in uu hadalkooda xadid naada ma ahan in saacado lagu hadla telefonka maxaa la isku sheegayaa? Qofka haduusan hadalkiisa miisaamin xadka ayuu dhaafayaa waxa ka dhalanaysa meshaasna caro rabbi, waxaan idiinka digayaa waqtiyada dambe ee habenkii in lawada hadlo iska jira waayo ma ahan maalaa yacni inaad ku soo jeedaan idinkoo xalaal isku ahayn halka uu Allaahna usoo dagayo samaa’u dunyaa asagoo leh yaa dan leh oon u fuliyaa, yaa bahan oo an wax siiyaa, yaa kurbo haysaa oo an ka faydaa, kama xishoonaysid allaah miyaa? Asagoo sidaa kuula hadlayo ayaad telefon dhagta ku haysaa oo ka mashquul santahay cid kaa baahi badanna ma jirto! Hadaba hala ilaaliyo xuduuda alle naftana hala xakameeyo oo hogaanka haloo qabto.
  4. Stress Reliever # 1 Wife: You always carry my photo in your handbag to the office. Why? Hubby: When there is a problem, no matter how impossible, I look at your picture and the problem disappears. Wife: You see, how miraculous and powerful I am for you? Hubby: Yes, I see your picture and say to myself, "What other problem can there be greater than this one?" ______________________________________________________________________ Stress Reliever # 2 Girl: When we get married, I want to share all your worries, troubles and lighten your burden. Boy: It's very kind of you, darling, But I don't have any worries or troubles. Girl: Well that's because we aren't married yet. ______________________________________________________________________ Stress Reliever # 3 Son: Mom, when I was on the bus with Dad this morning, he told me To give up my seat to a lady. Mom: Well, you have done the right thing. Son: But mum, I was sitting on daddy's lap. ______________________________________________________________________ Stress Reliever # 4 Wife to husband: "What's your excuse for coming home at this time of the night?" Husband to wife: "Golfing with friends, my dear." Wife to husband: "What? At 2 am?" Husband to wife: "Yes, We used night clubs." ______________________________________________________________________ Stress Reliever # 5 A newly married man asked his wife, "Would you have married me if My father hadn't left me a fortune?" "Honey," the woman replied sweetly," I'd have married you NO MATTER WHO LEFT YOU A FORTUNE" ______________________________________________________________________ Stress Reliever # 6 Father to son after exam: "let me see your report card." Son: "My friend just borrowed it. He wants to scare his parents." ______________________________________________________________________ Stress Reliever # 7 "How was your blind date?" a college student asked her roommate. "Terrible!" the roommate answered. "He showed up in his 1932 Rolls Royce." Wow! That's a very expensive car. What's so bad about that?" "He was the original owner." ______________________________________________________________________ Stress Reliever # 9 A teacher asked her class for sentences using the word "beans"... "My father grows beans," said one student. "My father cooks beans," said another. Then little Johnny spoke up: "We are all human beans." ______________________________________________________________________ Stress Reliever # 10 Interviewer to Millionaire: To whom do you owe your success as a millionaire?" Millionaire: "I owe everything to my wife." Interviewer: "Wow, she must be some woman. What were you before you married her?" Millionaire: "A Billionaire" ______________________________________________________________________ Stress Reliever # 11 Girl to her boyfriend: One kiss and I'll be yours forever. The guy replies: Thanks for the warning. _____________________________________________________________________ Stress Reliever # 12 A husband was asked: "Do you talk to your wife after sex?" He replied: "Depends, if I can find a phone." ______________________________________________________________________ Stress Reliever # 13 Man to wife on wedding night: "Are you sure I'm the first man you are sleeping with?" Wife replied: "Of course honey, I stayed awake with all the others!" ______________________________________________________________________ Stress Reliever # 14 A wife asked her husband: "What do you like most in me my pretty face or my sexy body?" He looked at her from head to toe and replied: "I like your sense of humour." ______________________________________________________________________ Stress Reliever # 15 Doctor to his lady patient: "You look terribly weak and exhausted! Are you having your meals three times a day as I have advised?" Lady replied: "Doctor, I thought you said three males a day."
  5. He doesn't need to cook ,,,,,,,, he can call pitza houses ,,,,,
  6. Loooooooooooooooool@Pujah ,,,,,,,, anigu si kele ayaan u dhigi lahaa: Abaar dumar waa rag laáan Abaar rag waa dumar la'aan Ubad la'aantu waa abaarta labadoodaba
  7. loooooooooooooooooooooooooooooooooooool . . . . Some say they are fat coz they taste the food when cooking ,,, and that contributes to their baruur ,,,,,,,,,,,
  8. cid kele yaynaan af lagaadaynin imika qof baynu ka hadlaynaaye ,,,,,,,,, Jaamac xaguu joogaa imika ??? ,, dalkiisana ma joogo dadkiisana lama joogo xataa haddii adigu aad u jeeddo xamar ,,,, sorry wuu ka maqan yahay hadda ,,,,, muxuu qabtay ? muxuu u taray dadkiisa iyo dalkiisa aad sheegayso ? taariikhda xagee buu kaga jiraa ? Ilayn macnahedu maaha waan noolahay oo hebel hebel baan ahaye ,,,,, maxay taariikhdu kuu qoraysaa ??? Haduu dadkiisa iyo dalkiisa jecelyahay muxuu dagaalka uga bilaabay hargeisa iyo burco ?? maxay ku dhinteen dadkii uu dagaalka geliyay iyo kuwii uu duulaanka ku ahaa ???? ma soomali jacayl baa ??? mise waa soomaali jacaylkii Maxamed siyaad barre oo kele ?? Xamarna naf uma hayo ,, halkana marka horeba naf u muu hayn ee ha iska had hadlee iska daaya ,,, meelahaasuun wax ha ku qorqoree malaa taasuu ku fiican yahaye
  9. He is not ,,,,,,, maba taqaanid odayga ,, weligiiba meel lagu jabay buu soo jiqillo weynaa , aqoontiisiina wuu ku ciyaaray ee waa ninkii maanta hogaamiyaha noqon lahaa ee dadka u talin lahaa ,, laakiin wuxuu ka doortay inuu ********** noqdo oo uu kolba meesha qoyaanku yaaloo u cararo ,,,,,, dadkiisii iyo dalkiisiiba wuu dayacay ,,,,,,,,,,
  10. LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@Cambaro ,,,,,,, yes there is another JB here but I'm Jacaylbaro and you can call me JB ,,, i don't know what the other one means his JB ,, may be Jean Blear ??? Now i understand why ,,,,,,,,,,,,thanks cambaro
  11. So Jama M Ghalib is now talking about Islam. what a change in possitions and what a cowardly statements ,,,,,,,,, The guy never won a case ,, and never won a politics ,,, i'm glad he joined his other friends that i know them ,,,,,,,
  12. I think the TFG has a VISION, MISSION and CORE VALUE ,,,,,,,,,,,,, u just need to figure them out ,,,,,,,,,,,,
  13. ADDIS ABABA, Jan 27 (Reuters) - A third of the Ethiopian troops who led a war to crush Islamist forces in Somalia late last month are expected to have withdrawn by Sunday, Prime Minister Meles Zenawi said. In an interview with Reuters on Saturday, Meles also revealed that up to five U.S. forensic experts entered Somalia to identify some of those killed in a lightning two-week war to oust the Islamists. Meles did not say who the bodies were, but he had previously said forensic techniques were used to identify eight people killed in a U.S. air raid more than two weeks ago. Washington said they were al Qaeda-affiliated fighters. U.S. officials have never publicly confirmed persistent reports that their ground forces have operated inside Somalia. "We are reducing troop numbers by about a third ... that process should be completed today or tomorrow," Meles said. He refused to say how many of his troops had been in the country during a war in which Ethiopian air power and armour swept aside Islamists who ruled southern Somalia for six months. Security experts estimated before the conflict that Ethiopia had sent between 5,000 and 10,000 troops into Somalia to back forces of the weak transitional government. Meles said he hoped to withdraw the rest of his troops "within weeks". Asked if he was confident that could be done, Meles said: "Yes, because ... as far as our own mission is concerned it has been completed as far as supporting the transitional government." He said Ethiopian troops would continue backing the government "as long as we can sustain it but we cannot sustain it indefinitely, obviously, and therefore we can only assist to the extent of our capabilities".
  14. I'm not sure if this is accurate information or not ,,,,,,,,,,,,,, yes there are somali christian famillies but i'm sure they've baan increasing these years.
  15. This is one of the propogandas the the Arabs intertain their people when they fail to support their brothers and sisters. Arabs failed to support the ICUs so they now creating this. It is funny walahi. Thanks Caamir
  16. Then Good Luck ,,,,,,,,,,,,,,
  17. coz he is not confident of the normal font ,,, he wants to be seen more than da others ,,,,,
  18. I doubt sh. sharif can bring any peace at da moment ,,,,,,,,,,,,, is too late i guess
  19. Wuxuu yidhi geedkii, gudin yahay imaad goyseene badhkay baa kugu jira ,,,,,,,,,,, xabashi sow soomaali uuni ma waddo ??? maxaa loo waayay xabashi soomaali kaxaysa oo dhulkooday geysa waa suáale ??
  20. MMA, Adiga uun baa i fahmay aan filayaa ,,,,,,,,,,,,,,,, Soomaalidu iyadaa halkaa isu dhigtay cadawgeeda iyadaana is jebisay ,,runtiina maaanta maalin ay ka liidataa ma jirto. dhulkeenii baynu burburinay, dadkeenii baynu gacmaheena ku laynay, sharaftii oo dhan baynu iska qaadnay, markaasaynu intaas sii dhaafnay oo aynu xabashi waddankena ku soo hogaaminay weliba. Yes, Turki, masaari, ingiriis, france iyo talyaaniba way ina qabsadeen laakiin fili maayo inaynu midna xoog kaga saarnay waddankeena ee ama iyagaa kala qabsaday oo kala xoog batay ama iyagaa goáan ku gaadhay inay iskaga baxaan sidii xornimadii 60kii oo kele. Taariikhda waxa lagu hayaa keliya inaynu xabashi weligeenba ka adkayn inagu. waana ta aynu ku faani karno inaynu weligeenba eryan jirnay. Laakiin maanta inagaa isu jebinay oo halkaa isu dhignay. Anigu wax rajo ah kama qabo inaynu sidan dhaami doonno laakiin ILAAHAY waxba kuma aha inuu helkeenii inagu celiyo oo uu sharafteenii inoo soo celiyo aynu inagu iska tuurnay.
  21. Beri hore baynu isu dhiibnay ,,,,, uma baahnin inaynu Addis ugu tagno ,, they are already in the Capital, Mogadishu. isn't that enough ????????