Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Ali Samatar to Appear in US Court for War Crimes
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Making an excuse for the man ,, eh ?? -
Ali Samatar to Appear in US Court for War Crimes
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
The Case Summary -
loool@Blessed .... All the Somaliland regions Sool, Awdal, Sanaag and others will have to sit behind President Sillaanyo.
-
Ali Samatar to Appear in US Court for War Crimes
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
One at the time sxb ,,, let's start from the top -
REPORT Swallow it with a glass or orange juice ...
-
It is about time. The trial is going to start about 2 weeks from now. The vampire should finally face the justice and pay for his atrocities during his rule.
-
uchi;784987 wrote: Maybe It's not the married woman you are after, but actually the idea she is in bed with a man. Perhaps you fancy men? ;)
-
Throw us some snow and we will give u some warm ... It si actually freaking cold here too .... it is 1:30pm and i'm hardly typing this ...
-
Somaliland Joins Somalia Conference. Good Move President Siilanyo
Jacaylbaro replied to Dr_Osman's topic in Politics
and what happened to Khaatumo-seeg and Awdal state ??? -
Listen to the President's brief press conference at the airport
-
Somaliland will be Attanding the London Conference
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
One Delegation one Somaliland .... -
Somaliland participates united in the upcoming Somalia Conference
Jacaylbaro replied to Carafaat's topic in Politics
Somaliland participates as ONE ... -
Somaliland Joins Somalia Conference. Good Move President Siilanyo
Jacaylbaro replied to Dr_Osman's topic in Politics
Yes ,, good move indeed. Somaliland from Lasanod to Ceelaayo as one nation represented by not other than President Siilaanyo -
Mar la weydiiyay socdaalkiisani bal in qorshihiisu uu yahay sidii ay u wada hadli lahaayeen Cali Khaliif Galaydh, ayaa waxa uu sheegay in hadii danta qaranka Somaliland ay gasho ay la hadli doonaan. Good one ...
-
"Socdaalkaygan oo qaadan doona maalin keli ah, waxa aanu kulamo la yeelan doonaan madaxda dalka Ethiopia, kuwaas oo aanu kala hadli doono sii xoojinta xidhiidhka labadda dal oo hadda maraya meel aad u fiican, waxaanu qorshuhu yahay sidii aanu u sii xoojin lahayn" ayuu yidhi madaxweyne Siilaanyo. Mar la weydiiyay socdaalkiisani bal in qorshihiisu uu yahay sidii ay u wada hadli lahaayeen Cali Khaliif Galaydh, ayaa waxa uu sheegay in hadii danta qaranka Somaliland ay gasho ay la hadli doonaan. Socdaalka Madaxweynaha Somaliland oo ahaa mid kedis ah ayaa waxa uu ku soo beegmay xilli maalintii shalay ay labadda gole ee guurtida iyo wakiiladu cod aqlabiyadd ah ku ansixiyeen ka qayb galka shirka 23 February ka dhacay London uu ka qayb geli karo. . .
-
Hargeysa (Somaliland.Org|- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti ayaa maanta socdaal shaqo ugu kicitimay dalka Itoobiya. Madaxweynaha Somaliland oo ka hor intii aanu ka dhoofin madaarka Hargeysa u waramayay saxaafadda ayaa sheegay in socdaalkiisu qeyb ka yahay kulamo joogto ah oo ay labada wadan ee Somaliland iyo Itoobiya ay kaga wada hadlaan iskaashigooda. Madaxweyne Axmed Sillaanyo waxa uu sheegay inuu kulamo la yeelan doono masuuliyiinta sar sare ee dalka Itoobiya ay uga wada hadlaan dhinacyada cilaaqaadka labada wadan. Madaxweynuhu wuxuu intaasi ku daray inuu dalka dib ugu soo noqon doono marka uu soo dhamaysto socdaalkooda Itoobiya. Md. Axmed Siilaanyo oo la weydiiyay mad-madow la sheegay inuu soo dhex galay iskaashigii Itoobiya iyo Somaliland, ayaa ku dooday inaanu jirin wax xidhiidh ah oo xumaaday wadanka Itoobiyana yahay dal ay iskaashiyo dhinacyo badan ah wadaagaan waxaanu tilmaamay in la sii horumarin doono. Madaxweynaha waxa socdaalkiisa Itoobiya ku weheliya Marwada Koowaad Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde, Wasiirka Arrimaha Dibada Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Maxamed Nuur Caraalle (Duur) iyo Wasiirka Madaxtooyada Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan
-
Somaliland participates united in the upcoming Somalia Conference
Jacaylbaro replied to Carafaat's topic in Politics
From Lawyacado to Ceelaayo .... Somaliland is one nation represented by President Siilaanyo in this conference -
Good question Abdul ...
-
Somaliland will be Attanding the London Conference
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
These people should've been happy by now ,,, something is boiling their blood indeed -
Somaliland will be Attanding the London Conference
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Get ready for President Siilaanyo's speech ........... take notes or get your recorders ready -
It is the same people you are here to get their attention sxb ,,,,
-
Somaliland will be Attanding the London Conference
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Parliament voted for the decision ..... Traditional leaders supported it .... -
Somaliland will be Attanding the London Conference
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
-
Somaliland will be Attanding the London Conference
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
....... There is Somaliland and Somalia -
Hargeysa(Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu weheliyay Madaxweyne Ku xigeenka Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta qado-sharaf ugu sameeyay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa Mudaneyaasha labada aqal ee baarlamaanka Wakiiladda Iyo Guurtida, kaasi oo uu uga xog-waramay shirka London. Kulankaasi qado-sharafta ahaa oo albaabadu u xidhnaayeen waxa kale oo ka qeyb galay Wasiirro ka tirsan xukuumadda. Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo kulankaasi ka dib Saxaafadda u waramayay ayaa ka hadlay kulankii Madaxweynuhu la yeeshay labada gole ee Baarlamaanka Somaliland (Wakiiladda iyo Guurtida) waxaanu yidhi “Madaxweynaha Somaliland wuxuu u sameeyay qado-sharaf Mudaneyaasha labada Gole ee Wakiiladda iyo Guurtida wuu uga xog waramay, wuxuu uga xog-waramayna bari ayaanu kulan furan oo wada jir ah ay labada gole ka yeelanayaan.” Sidoo kale, Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo isna ka hadlay kulankii Madaxweynuhu la yeeshay labada aqal waxa uu yidhi “Waxa laga wada hadlay kulankan casuumadda ay xukuumadda Somaliland ka heshay dalka Britain, casuumadaasi waa mid gaar ah oo la mid ah sida ay dalalka kale ee Jaarkaba ugu soo casuumeen Ingiriisku shirka ay London ku qabanayaan 23-ka bishan.” “Sifaha aanu kaga qeyb galaynaa waxa weeye inaanay Somaliland ka mid ahayn khariirada nabadda ee loo qabanayo looguna jihaynayo Soomaaliya, awoodana lagu qaybsanayo. Somaliland qeyb kamay ahayn barigii hore imkana qeyb kama aha, inta uu shirku socdana qeyb kama noqonayso,”ayuu yidhi Wasiirka khaarjigu. Wasiirku wuxuu ku dooday in Somaliland xil ka saaran yahay inay fikir iyo tallo ku yeelato dhacdooyinka ka jira mandaqada geeska Afrika, waxaanu yidhi “Somaliland waxay ka mid tahay Geeska Afrika waxaanu u aragnaa inuu xil na saaran yahay qaran ahaan iyo xukuumad ahaanba inaanu fikir iyo tallo ku yeelano arrimaha ka jira mandaqada ee ay Soomaaliya ka mid tahay. Soomaaliya waa dal aynu jaar nahay dhibaatooyin badan ayaa ka jiray duniduna way iska kaashanaysaa sidii wax looga qaban lahaa.” “Waxa ugu weyn ee aanu u tagaynaa waxa ka mid ah iyadoo madashaasi dunidu iskugu wada imanayso ay tahay fursad aan dalkan hore u soo marin inaanu qadiyada Somaliland aanu kala hadalo beesha caalamka ee halkaasi iskugu imanaysa haddii ay tahay Maraykanka, Ingiriiska, Carabta, Afrika iyo haddii ay tahay Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya oo aanu u caddaynayno inay Somaliland tahay qaran madax banaan oo labaatan sanadood dimuqraadiyad iyo dawladnimo ka jirtay,”ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha dibaddu. Wasiirku wuxuu sheegay Goleyaasha Baarlamaanka iyo xisbiyada qarankuba ay si buuxda u taageereen in xukuumadda Somaliland ka qeyb gasho shirka London.
-
Popular Contributors