Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
From now on ,, i put you under General duke's administration ,,,, I'll rule Read-sea, garaad caanood and jeylaani ,,,, is that Ok with you ?? coz you belong to somalia and they belong to Somaliland
-
Hmmmmmmmmmmm ,,, gotta check the #11 ,,,, i hope there won't be a MAN ,,,,
-
Coz we rule right ??? What about you ??
-
Abshir Bacadle “Markii cadowgi loo jabay, Culimadina yaaceen..” Gabay Xaaladda Muqdisho. 22-02-2007 Abwaan Abshir Nuur Faarax (Bacadle), ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii ay Muqdisho isaga baxeen Golaha Maxaakimta si aanan shacabka loo xasuuqin Soo saaray gabay uu ka tiriyay xaaladdaha dalka uu marayo, gaar ahaana mida ay ku sugan tahay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Abwaanka ayaa sheegay in gabaygan uu bil cagsi u yahay, gabaygii kol hore uu ka tiriyay xaaladda ammaan ee caasimadda, kaasoo hal ku dhigiisu ahaa (Dheg dheer dhimatoo dhulkii waa nabad), sidoo kalena erayadiisii ay ka mid ahayeen (Beledkaanu waa nabad balaayo iyo baas maleh). Gabeygan cusub ayuu ugu magac daray Abwaan Bacadle, (Markii cadowgi loo jabay, Culimadina yaaceen), wuxuuna u dhacaya sidatan:- Markii cadowgi loo jabay, Culimadina yaaceen, Meydku waa cashara dhaaf Cishiriin hadow sigin, ama caga cageyneyn cawiyo beriba waa toban Cayayaanka hoosiyo cadad ma leh isbaaradu, Waa ceer yaamo tuugadu, Dadkii waa cuburiyeen Calaladey ka siibtaan, casirkiibaan xaroonaa, caruurta iyo dumarkana cilalowga fiidnimo cajiin looma diri karo, waa loo cabsanayaa Albaabkaan ku celinaa, cishaha looma bixi karo, maqribkaa ciriiriya, cidima gadato Mobile, cadowgiisiibaa badan oo waa loo cabsnayaa, ciribtaanse leenahay Nabadi waa cakiran tahay, nin iyo cududi mooyee, cadli iyo garsoor ma leh, ciribtaanse leenahay Cizigi iyo sharaf ma leh, xugunkii cadaa maleh, amnigii caam ahaa maleh, nabadii cukaneyd maleh, cosobki iyo ubax maleh, cagaar iyo udgoon maleh, saxan saxo cosoba maleh Culumadu nufuud ma leh, codkii Sheekh Shariif maleh, oo iimaanka culi jiray, caqiidadana sixi jiray, asleynkana ku caanbaxay, shacabkana u ciil tiray, ciribtaanse leenahay Haddii cadowgi loo jabay culimaduna yaaceen, raggii waa cazilan yahay carcar iyo nashaad ma leh gabdhihibaa cirkaa mari cawiyo barriba aan hoyan dhaawicina caawiyay, cuniyo daawaba u sida Gabdhaheenu waa calan, cafiyo caafimaad iyo, ciziyo sharaf allow sii, ninkii calaf u geeyana, saxan saxo cosoba iyo, caraf iyo udgoon iyo, ILLAAHOW cishqi u saar reerka isku celin kara, caruurtana u barakee, caqiiqada saxaa iyo cilmi naaficana sii ALLOW cadaawo how cidleyn Cafiyo caafimaadna sii Markii caodwgi loo jabay, culimadina yaaceen, cunadi waa bedelan tahay, carabku guustadii maleh, caanuhu labeen maleh, ciirtayadu subag maleh, cambuuladu saliid maleh, cusbo malahan suugadu, hilib noo cuntama maleh, waa caato iyo weyd, cayil iyo baruur maleh, maraqiisu cabid maleh, cusbaa lagu dhanaanshaa, khudradu waa canyaayaas, caraf iyo udgoon maleh, reexaan cosoba maleh, biyeheenu waa callow, qofkaan caafi gadan karin, cudurow u halis yahay, caruurtaa u sii nugul, ciribtaanse leenahay Waxaa kaloo cajaa’iba maxkamadihii cadliga iyo ciziga iyo sharafkiyo nabadii carfooneyd caradaan ku soo rogay, kuwii caayi jirayoo ceeb ka sheegi jirayoo caddowga soo hogaanshaa cabaad koodu baxayaa oo soo calaacalay ALLOW culumadii keen, oo maxkamadii soo celi codkoodaan ku heynaa, waxba hay cabaadina cudur daarna lama rabo, caddowga idinkaa waday, culumadana kaarahay, iska celiya tuugada, isbaaradana cirib tira ama carara fiidkii, waa rag iyo ceebtiiye Dhinaca kale, Abwaan Abshir Nuur Faarax Bacadle, wuxuu intaasi raaciyay tix shirib ah Cudur ku doors caafimaad Calaqya biirna caana mood Shiribkana wuxuu u raaciyay gabdhaha ALLOW cadaawa how cildeyn Cafiyo caafimaadna sii Kala xiriir Abwaanka Mobile: 002521-5858752 Abshir Bacadle
-
hahahahaha@rudy ,,,,,,,,,,,, why 6004 ?? ,,,, yeah by then i know i'm dead Hunguri, what about 6454 ?? suits best right ?? ,,,,, you still don't know inaan minashiibiyadii ka baxay ??
-
This is not Fair ,,,,,,, Someone else should do the awards ,,,,,
-
loooooooooool@3047 Fuley waaxid ,,, may be you need some more calool adayg ,,,,
-
Left wing iyo right wing waxa leh dadka miyirka qaba not us ,,,,,,,,,, so it doesn't concern us as Somalis
-
Ahhhhhhhhh ,, They don't wanna see this
-
Now i'm confused
-
loooooooooooooooooooooooooooooool@Nomadique ,,, you are complaining about questions and your thread is all about questions You better choose another name for the post but starting with WHEN , WHY , WHAT , ETC. is another questions ,,, so welcome to the party Ibtisaam, sorry sister, your thread for us is dead,,,, you better attend the death cermony next week
-
Why Somali women love to throw Faarax's Bacda Madaw???
Jacaylbaro replied to Hunguri's topic in General
hahahahaha ,,,, looooooooooooooool@hunguri -
ONE part of the country generates cash and enjoys a semblance of normalcy, the other chaos. JEFFREY GETTLEMAN reports on the tale of the two Somalias. Somaliland: An Island of Stability in a sea of armed Chaos
-
Timacadde .................. The best at all
-
Originally posted by peacenow: Jacaylbaro, my family are from Somaliland. But you know, they can't be two countries, people looking to divide and weaken us. So be proud to be Somalilander but always aware it is federal state of Somalia. Of course i'm proud that i'm SOMALI ethnically ,,,,, but i've a country called SOMALILAND if you wether u r happy with it or not ,,,,,,,, You are from somaliland but you can have your own idea ,,,,, it is the majority but your team is there Buubaa and his crew ,,,, you can join them in Mogadishu
-
looooooooooooooooooool horta mar hore baan cabbayba ,,,,,,, laakiin isagaan rabay inuu kitchen ka galo oo wax kariyo lazy ga xumi
-
I'm proud to be a SOMALILANDER
-
HAPPY WOMEN'S DAY
-
Ciidamada Ethiopia oo isku diyaarinaya in ay isaga baxaan Kismaayo Kismaayo 08, March.07 ( Sh.M.Network) Ciidamada Ethiopia ee ku sugnaa gobolka J/hoose ayaa isku diyaarinaya in ay guud ahaan isaga baxaan gobolkaasi, waxaana ay faarujiyeen ciidamadaasi Goobihii ay horey uga daganaayeen magaalada Kismaayo oo ay ka mid tahay dekedda iyo Garoonka iyo Saldhigga magaalada Kismaayo. Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka soconayo dhaq dhaqaaq ay ciidamada Ethiopia ku doonayaan in ay isaga baxaan magaaladaasi. Gelinkii dambe ee shalay ilaa maanta abaarihii 12 kii duhurnimo ayaa saraakiisha ciidamada ethiopia waxa ay kulamo kala duwan la qaadanayeen waxgaradka gobolka sida uu warbaahinta shabelle u sheegay Xasan dheere oo ka mid ah waxgaradkii la kulmay ciidamada Ethiopia. Xasan Dheere ayaa waxa uu sheegay in ciidamada Ethiopia ay u sheegeen in ay isaga baxayaan magaalada Kismaayo, sidaasi darteedna loo baahan yahay in amaanka ay la wareegaan dadka deegaanka. Saldhigga booliska iyo dekedda magaaladaasi ayay ciidamada Ethiopia faarujiyeen saakay sida uu shabelle u sheegay mid ka mid ah ciidamada Booliska oo magaciisa ka gaabsaday. Arintaan ayaa waxaa si weyn looga dareemay magaaladaasi, iyadoo sidoo kale ciidamada Ethiopia ee ku sugan Gegida Kismaayo ay bilaabeen in ay isaga baxaan halkaasi. Bishii Janaayo ayay aheyd markii ciidamada Ethiopia ay kala wareegeen xoogaggii maxkamadaha islaamka magaalada Kismaayo ka dib dagaal qaraar oo ka dhacay magaalada Jilib oo ku dhowaad 100 Km u jirta magaalada Kismaayo.
-
Abshir Bacadle: Front Line Visit and Moral Support!
Jacaylbaro replied to Alle-ubaahne's topic in Politics
don't worry xaaji ,,,,,,,,,,,, let's see how things go -
Why Somali women love to throw Faarax's Bacda Madaw???
Jacaylbaro replied to Hunguri's topic in General
don't worry ibti, we'll be life sentenced -
I would prefer a hot female boss ,,, and i don't care if she is single or not ,,, just a hot female
-
hahaha ,,,,,,,,,, isn't that the gabadha uurka leh ???
-
Popular Contributors