Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. don't worry ,,,,,,,,,,,,, you can simply keep fighting while we keep developing ,,, but just to let you know we don't accept refugees ,,
  2. Haye ,,, ma is hesheen ??? mar hadaad wada joogtaan ,, maxaan idiin qaadaa ???
  3. Warbixin ku saabsan qasaarihii ka dhashay dagaalkii maanta ka dhacay Ex-wasaaradii gaashaandhiga iyo dagaal kale oo galabta ka qarxay duleedka suuqa xoolaha ee Muqdisho Ilaa 20 ruux dad kor u dhaafaya oo ay ka mid yihiin 10 ka tirsan ciidamada dowladda federaalka ayaa ku dhintay halka 70-kalena ay dhaawacmeen ka dib markii qeybo badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho ay maanta hareeyeen Dagaalo qaraar oo u dhexeeyey ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo taageero ka helaya kuwa Itoobiya iyo maleeshiyooyin ka soo horjeeda, kaasoo aroornimadii hore ee saakay qarxay. Dagaalkan oo saaka bilowday deegaanada ku xeeran Ex-wasaaradii hore ee Gaashaandhiggga, xeradii Oodweyne ilaa isgoyska Shiirkole ayaa duhurnimadii maanta aagagaasi ka qaboobay, isagoo hase ahaatee u wareegay deegaano kale oo ka tirsan magaalada Muqdisho sida duleedka suuqa Xoolaha oo imika laga maqlayo Hugunka madaafiicda iyo daryanka rasaasta cul culus oo ay is dhaafsanayaan labada dhinac, waxaana Dagaalkan uu saameyn ku yeeshay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha, iyadoo lagu arkayay wadooyinka magaalada Muqdisho boqolaal qoys oo gacamaha ku sita caruur iyo allaabo kuwaasi oo isku dayayey iney u baxsadaan deegaanada ku dhow dhow magaalada Muqdisho si ay uga badbaadaan rasaasta habowga ah ee la is dhaafsanayey. Dagaalyahanada dagaalka kula jira ciidamada dowladda federaalka iyoi kuwa Itoobiya ayaa soo bandhigay maxaabiis gaaraya ilaa 7 nin oo ka tirsan ciidamada dowladda, kuwaasoo qaarkoodna ay dhaawacyo qabaan, waxaana la arkayey dad careysan oo wadooyinka ku jiidaya meydadka qaar ka mid ah ciidamada dowladda federaalka, waxaana qaarkood meydadkaasi la qabadsiiyey dab, iyadoo dhinaca kale dagaal soconayey muddo saacad ah uu ku dhexmaray duhurnimadii maanta kooxaha kacdoonka wada iyo ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya oo isku dhinac ah, waxaana dagaalkaasi la isku adeegsaday hubka iyo madaafiic kala duwan oo qasaare badan uu ka dhashay. Madaafiic waaweyn ayaa waxa ay ku soo dhacayeen xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho oo dad rayid ah dhimasho iyo dhaawac ay ka soo gaareen waxaana xaafadaha la xaqiijiyey in madaafiicdaasi ay ku soo dhaceen ka mid ah Baar Ubax, deegaanka labo Dhagax, garoonka kubada cagta ee Istaadiyo Muqdisho, Towfiiq, Black sea, Al-Baraka iyo meelo kale oo aad u fara badan oo ka tirsan magaalada waxaana dhaawacii ka dhashay madaafiicdaasi oo u badan haween iyo caruur la kala dhigay qaar ka mid ah isbitaalada magaalada Muqdisho sida Madiina, Keysaney iyo kuwa gaarka loo leeyahaay intaba, iyadoo dad boqolaal gaarayana ay u qaxeen qaar ka tirsan magaalooyinka deriska ah la ah magaalada Muqdisho sida Afgooye, Marka, Wanle weyn iyo kuwa kale, waxaana lagu soo waramayaa in qaar ka mid ah dadka ka barakacay guryahooda ay kooxo burcad ah wadada u galeen, iyagoo ka furtay wixii hanti ah ee ay heysteen. Xaalada goobihii ay saaka oo dhan ka socdeen dagaalada ee Ex-wasaaradii gaashaandhiga ayaa hadda xasiloon inkastoo mararka qaarkood la maqlayo rasaas goos goos ah oo deegaanadaasi ka soo dhaceysa, waxaana lagu soo waramayaa in ciidamada dowladda federaalku intii ay dagaaladu socdeen ay u gurteen gudaha xarunta gaashaandhiga oo sidoo kale ay ku jiraan ciidamada Itoobiya, iyadoo maleeshiyooyinka kacdoonka wadana ay ku sugan yihiin deegaanaada ku xeeran xaruntaasi, waxaana sidoo kale lagu waramayaa in ciidamada dowladda oo xalay galay xerada Oodweyne laga soo saaray saaka iyagoo halkaana uga soo tegay meydka ilaa 3 askari oo iyaga ka tirsan. Dhinaca kale, dagaal qaraar ayaa abaara 2:30 duhurnimo ka qarxay deegaanaada u dhexeeya xerada Maslax iyo suuq-yaraha Dermooley oo ku yaala duleedka Suuqa xoolaha wadada Muqdisho uga baxda dhinaca Balcad, waxaana la sheegayaa in ganacsigii ka socday deegaanadaasi iyo isu socodkii dadka uu joogsaday, waxaana dagaalkaasi uu u dhexeeyaa kooxaha kacdoonka wada ee magaalada Muqdisho iyo ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda federaalka oo iyana dhinac ah, waxaana labada dhinac ay haatan isweydaarsanayaan rasaas culus iyo madaafiic. Dagaalka maanta oo ahaa mid aan waxba la isula harin ayaa ahaa kii ugu xumaa ee magaalada Muqdisho ka dhaca tan iyo intii ay caasimada yimaadeen ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Itoobiya dabayaaqadii bishii Disembar ee sanadkii hore. Dayniile.com
  4. Not yet inta aanu gogosha idiin fidin karno ee aan danta isku qabno ,,,,,,,,,, otherwise there will be a time aan muraayadaha idinka dallacanayno
  5. Best for all ,,,,,,,,,, They always want but they don't get it ,,,, so they better realize and grow up before things are out of hands ,,,,,,,,,
  6. Why not both ??? ,,,,,,,,,,,,, may be at the same time ,,,,,, that is the best
  7. Wararkii ugu danbeeyay dagalada Muqdisho ka socda 21 Mar 21, 2007 - 7:44:43 AM Dagaalkii saakay ka bilowday xaafada Shiirkole ilaa wasaaradii hore ee Gaashaandhiga Muqdisho ayaa duhurnimadii maanta ku fiday qeybo kamid ah magaalada Muqdisho. Qeybaha uu dagaalka ku fiday waxaa kamid ah agagaarka Hotel Ramadaan ee Waqoyiga Muqdisho iyo duleedka xaafada Suuqa Xooalaha. Dagaaladan ayaa waxa ku dagaalamaya ciidamada DFKMG ah iyo ciidanka Ethiopia oo garan ah iyo Malishiyaad loogu magac darey kooxaha wax iska caabinta iyadoo ay jiraan qasaaro lixaad leh oo soo gaaray dadweynaha ku dhaqan goobahaas. Duleedka Suuqa Xoolaha Duleedka xaafada Suuqa Xoolaha oo la sheego inay tahay goobta dagaalka maanta laga soo abaabulay ayaa duhurnimadii maanta dagaalka culus ka bilowday gaar ahaan deegaanka Darmooleey. Maxamed Cabdi oo ah nin waayeel ah isla markaan kamid ah dadka ku dhaqan Darmooleey oo halkaasi ugu soo qaxay ayaa GO u sheegay in duhurnimadii maanta ay ciidamada Dowlada bilaabeen inay usoo dhawaadaan xaafada Suuqa Xoolaha kadibna uu dagaal xoogan halkaasi ka dhashay. Maxamad Cabdi ayaa sheegey in dagaalka uu ahaa mid culus isla markaana u muuqdey mid leysu adeegsanyo hubka noocyadiisa kala duwan. Agagaarka Hotel Ramadaan Dagaalka ayaa sidoo kale ka socda agaarka Hotel Ramadaan ee Waqooyiga Muqdisho halkaaso qasaaro xoogan ay kasoo gaartay dadweynaha ku dhaqan xaafadada u dhow dhow. Ciidamada Dowlada ayaa xiray waddooyin u dhow Hotelka Ramadaan kuwaaso rasaas xoogan halkaasi ka gamaya. Ciidamada loogu magacdaray wax iska caabinta ayaa la sheegay inay galabnimadii maanta heleen ciidamo gurmad ah kuwaas oo kor u qaadey xowla dagaalka. Qasaaraha Dadweynaha Xaafada Laba Dhagax ayaa waxaa kusoo dhacay madfac xoogan kaaso galaaftay nolosha saddex ruux halka 4 kale uu dhaawac culus u geystay, iyadoo madfac kale uu ku dhacay agagarka Isbitaalka Al-xayaad ee Muqdisho kaaso isna galaaftay nolosha afar ruux isla markaana ay ku dhaawacmeen dad kor u dhaafaya 9 qof sida ay goobaha caafimaadka xaqiijiyeen. Qeybo badan oo kamid ah magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu arkayay qax xoogan oo dadweynaha ay wadaan kuwaaso ka qaxaya dagaalada Muqdisho maanta ka bilowday. Isku soo duuboo dagaalka ayaa ilaa iminka socda waloow uu yara qaboobay marka loo eego sidii uu saakay u bilowday, waxaana Muqdisho oo dhan laga maqlayaa mararka qaar dhawaca Madaafiic cul culus ee labada dhinac ee dagaalamay adeegsanayaan. Cabdi Fatax Axmad,Garowe Online
  8. hahaha ,,,, i doubt you can but good luck to give another try ,,,,,
  9. Aamiin ,,,,,,,,,,,,,,,,,,, no one from the Mujrimiin will die from both sides but they both target the poor civilians ,,,,,,,,,,,
  10. just for your sake ,,,,,,,,,,,,,, will talk about the demise later
  11. I agree with you but let's give you the gogol to have that somalia government first ,,,, then we'll see if they want to come after me
  12. Now this is your problem ,,,,, idinkuna isuma roonidin oo is dayn maysaan dadka kelena uma roonidin ,,,, bal si uun yeela ,,,,, i would love to see Somalia with a government, peace and beautiful laakiin may dhicin ,, instead there are a shocking stories everyday ,,,,,,,,, masaakiintiina way ku dhamaatay ,,,,,,,,, I think it is time now we help you out of this ,,,,,, time we give you a hand to put an end of this chaos ,,,,,,,,,,,,,, let's give you a place where you can sit and discuss your solutions ,,,,,,, it is heavy for us but we don't mind as long as it will bring peace.
  13. The municipality elections are coming at the end of this year Insha Allah ,,,, the debate is still within the Parliament if other parties can take part or not ,,,,,,,, there are also some suggestions of allowing independent candidates but things are not yet clear.
  14. Ok then ,,,,,,,,,,,,, let's see how they can fix it after 16 years ,,,,,,,,,,, ma malaaíg baa samada uga soo degeysa ??
  15. I'm looking forward to see what will happen tonight and tomorrow ,,,,,,,,,, i think this is not gonna stop now ,,,,,,,,,,,,,,
  16. Actually i wanted to say something but i better aamus ,,,,,,,,, But to host the meeting is not for free of course if you read the article ,,,,, ,,,,,,, there should be a reward ,, ha lagu tala galo
  17. Is she ???? ,,,,,,, really ????? I want a proof ,,,,,,,,,,,,,,
  18. Originally posted by cynical lady: coz i think u and captain make berfect partners! Inaalillaaaaaaaah ,,,,,,,,,,,, that is mixing a milk with a lemon ,,,,,,,,,,, Hello Hunguri ,,,,,,,,,,,,,, tell me about the queen bal niyow
  19. Walahi that is what ppl used to think but it is KULMIYE who is disappointing their supporters ,,,, they keep been good in public but once it is the election day, they seem inay saliida iyo biyaha isku darayaan and giving the chance to UDUB ,,,,,,,,,,,,,, About Ahmed Yusuf Yassin again, he was not part of the Egal's government ,,,, After Igal's death when Rayaale became the president, they brought him from Nowhere to be the vice president and was elected by the parliament and guurti at that time ,,,,,,,,,,,,,,,,,
  20. She can do nothing for her lost country now ,,,, let her help her somali community in Findland until Somalia becomes somalia again ,,,,,,,,
  21. I would say Ibraahim Meygaag to be the KULMIYE chairman ,,,, like that they can easily win. Ahmed Yusuf Yassin ha no experience at all ,,,, he has been a normal citizen oo weliba suufi ah ,,, and he was a student of the Hargeisa University when he was elected for this post ,,,, he doesn't have a political background, military background, Security (basaasnimo) background, and even a guurti and odaynimo background. Ever heard of him since 1988 ???? i don't think so. I say this is not his time we need him to be the president, it is a tough time and we need someone more experience, active, leader than him. I'm not sure how Siilaanyo can handle the situation too ,,,, this is not a JABHAD ,, it is a nation ,,,, he should understand that.
  22. Walaahi dagaal is not good for anyone ,,,, not for the TFG and not for the others ,,,,,,,,,,,, Dadkan yaa yidhaahda Ilaahay ka baqda oo joojiya dhiigga ,,,,,,,,,,, Now expect the worse from the TFG side ,,,,,,,,,
  23. I'm glad you realized the danger now ,,,,,,, will you sit for a negotiation now with the TFG ???