Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Ciidamadda dowladda federalka oo awood looga saaray Cadaado iyadoo hub iyo saanadba laga furtay Sida aanu ku heleeyno warar deg dega oo naga soo gaaray Cadaado Maleeshiyooyin beeleedyo u dhashay beesha Reer Xaaji Saleebaan ayaa dagaal qaraar la galay Ciidamadda dowladda federalka ee fariisinka ku lahaa degmadaas. wararka xaqiiqadaa waxay sheegayaan in gawaari tikniko iyo kuwa saad ay ka furteen Ciidamadda dowladda Maleeshiyo Reer Xaaji Saleebaan,kadibna ay ka saaraan Magaaladda oo dhan. Dadka degan Bandiiradleey ayaa soo sheegaya in Ciidamadaas oo firdhada ay u dhaafeen dhinaca Gaalkacyo iyadoo halkaasna ay kooxo hubaysan wadada ugu galeen. Ciidamadda la jibiyay ee degana Cadaado ayaa la sheegay inay dhalasho ahaan ka soo jeedeen Garowe,waxaana Magaaladda Cadaado lagu dhex arkay Gawaari Cabdi bilayaal ah iyo Booyadda Biyo oo laga furtay Ciidamadaas dowladda ee la jibiyay. Koofurta Gaalkacyo,Bandiiradleey iyo Gelinsoor ayaa la sheegayaa in laga dareemayo dhaqdhaqaaqyo dagaal oo ka dhana Dowladda federalka iyadoo cabsi wayn laga qabo inay xabadda ka bilaabato gudaha Gaalkacyo. Koofurta Soomaaliya waxaa laga dareemayaa xasaasiyad qabiil,waxaana muuqanaya dadka inay laabta gashadeen Cabdilahi Yusuf wuxuu doonayaa in ****** la xasuuqo Source
-
It is a long story ,,,, part of it starts from 1969 while the other part starts from 1982 ,,,,, long long story indeed ,,,,,,,,,
-
Yeah it is still the same niyow ,,,,,,,,,, the owner died recently but his son is running the place .............. aniga BOODAALE igu hallee
-
MOGADISHU, March 22 (Reuters) - The Somali government said on Thursday that al Qaeda had made a young militant Islamist commander its leader in Mogadishu as fighting raged for a second day in the coastal capital. Deputy Defence Minister Salad Ali Jelle told a news conference Aden Hashi Ayro -- an Afghanistan-trained commander in his 30s who runs the Islamists' feared Shabab, or military wing -- was personally directing a growing insurgency. "The government is being targeted by those who used to work with terrorists, the so-called Islamic Courts," Jelle said. "And after they had a long consultation with al Qaeda, they named Aden Hashi Ayro as head of (al Qaeda) operations in Mogadishu." The United States and the Somali government have long accused Ayro, and other Islamist leaders, of links to al Qaeda. But some critics say the government paints its political rivals as terrorists to secure more backing from Washington. Thursday's accusation came as insurgents again battled Somali government forces and their Ethiopian military allies, forcing hundreds of families to flee. After heavy clashes on Wednesday that killed at least 16 and saw soldiers' bodies dragged through the streets and burnt, fighting reignited in the city when Ethiopian tanks guarding a Somali government base opened fire on unidentified attackers. Witnesses said the cannons thundered repeatedly over a 10-minute period, followed by the clatter of machine guns around the base, situated in a former defence department headquarters. ECHOES OF U.S. MISSION A separate gun battle also raged in the northern Ramadhan neighbourhood, witnesses said. And a huge explosion was heard in the government-controlled Kilometer Four area mid-afternoon. It was not clear if there were any fresh casualties from Thursday's clashes. But hundreds of residents -- mainly women and children -- fled the fighting with their belongings on donkey carts, minibuses and trucks. "The fighting is still going on. It is the remnants of the Islamists and the government fighting," said a Ramadhan resident who declined to be identified for fear of reprisal. The defence department base has been a favourite target of gunmen who launch almost daily hit-and-run attacks on the government and its allies, including about 1,200 African Union (AU) peacekeepers from Uganda who arrived this month. It and the Ramadhan neighbourhood were strongholds of the Islamist movement that ruled Mogadishu and its environs for the last half of 2006, until the government and Ethiopian soldiers defeated them and took the capital just before the New Year. Wednesday was one of the bloodiest days in Mogadishu since the government took the city from the Islamists. The grisly scenes recalled the aftermath of the 1993 downing of two U.S. Black Hawk helicopters by Somali militiamen during a failed American operation to capture a warlord. The images of dead American troops being dragged through the streets helped prompt the pullout of U.S., and later, U.N. peacekeepers who were battered by militia attacks. Though many believe the insurgents are defeated Islamists, analysts say criminals, warlord fighters and clan militiamen have also joined a loose coalition opposed to a government they believe is a tool of foreign interests. The former leader of the Islamists, Sheikh Hassan Dahir Aweys, surfaced in public for the first time since the war calling on Somalis to remove their foreign "occupiers." In a telephone interview, Aweys told the BBC's Somali language radio section that he was still inside the country. "Somalia is under occupation and people have the right to remove occupiers," he said. "The Islamic Courts should have been commended for returning law and order, but the international community failed to do so."
-
means you tried them ,,,,,,,, Hunguriga ,,,,,,,,,,,,, waar waan gaajoonayaa maanta niyow ,,,,,,
-
too late ,,,,,,,,,,,,,, sorry
-
Mogadishu 22, March.07 ( Sh.M.Network) Madaxweynaha dowladda Somalia, C/laahi Yuusuf Axmed ayaa xalay magacaabay guddiga hormuudka u noqon doona guddiga dib u heshiisiinta qaran. Iyadoo muddo yar ay ka harsan tahay xilligii lagu balamay shirweynaha qaran ee Madaxweyne C/laahi Yuusuf uu sheegay in uu ku qabsoomayo magaalada Muqdisho 16 ka Aprill ee sanadkaan ayaa xalay waxa uu magacaabay guddi hormuud ka noqonaya shirkaasi. Hogaanka shirka dib u heshiisiinta qaran ayaa waxaa loo magacaabay Cali Mahdi Max'ed oo mar noqday Madaxweyne, isagoo kula dardaarmay dardar galinta habsami u socodka shirkaasi. Cali Mahdi Max'ed oo ka hadlay xilka loo magacaabay ayaa sheegay in xilka loo dhiibay uu u fulin doono sidii loogu dhiibay. Arintaan ayaa ku soo beegmatay xilli dagaalo culus ay ka bilowdeen caasimadda Somalia ee Muqdisho.

Siilaanyo faces stiff competition in his own party Kulmiye!
Jacaylbaro replied to Ex-Xisbiga's topic in Politics
U can find some useful information about the elections and analysis of the last ones in the below website ,,,,,,, APD Somaliland -
hahahahahaha ,,,,, and she is screaming with a joy ,,,,, hunguri tries to holp but fell down and break his leg ,,, C-Xalane call the cops but he got arrested of bank roberry he did the day before
-
She is next to be hijacked ,,,,,,,
-
The Interior Minister, Mayor of Mogadishu, Co-Mayor, etc to resign?
Jacaylbaro replied to Gabbal's topic in Politics
loooooooooooooooool@dhiig sokeeye ,,, -
HOW ABOUT IF SOMALILAND HOST THE RECONSICILIATION MEETING ??
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Waan soo yara maydhayaaye ,,,, just a moment -
HOW ABOUT IF SOMALILAND HOST THE RECONSICILIATION MEETING ??
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Walaahi dadkaan arkayaa inay kacbada ku dhex dagaalami ,,,,,,,,, -
HOW ABOUT IF SOMALILAND HOST THE RECONSICILIATION MEETING ??
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
looooooooool bright ideas to join Somalia may be ??? We don't have one ,,, but we have plenty of solutions for you that you are missing -
don't worry Inaabti ,,,,,,,,, we still have the ability to hijack other rooms too Stay with us plzzzzzzzzz
-
HOW ABOUT IF SOMALILAND HOST THE RECONSICILIATION MEETING ??
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
if not stop fighting and refuse our gogol then we don't want troubles and will for sure kick you out ,,,,,,,,,,, no contradiction at all not to bring the fight to us is why we gonna kick you out dee ,,,,,,, -
HOW ABOUT IF SOMALILAND HOST THE RECONSICILIATION MEETING ??
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
yeah , we not serious dee ,,,,,,,,,,,,, political joking -
HOW ABOUT IF SOMALILAND HOST THE RECONSICILIATION MEETING ??
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
yeah , we not serious dee ,,,,,,,,,,,,, political jokes -
waaryaa ,,, maxaa koofyadayda kuu geeyay ??? Go find yourself another avatar niyow ,,,,,,,
-
MD.WARACANDE OO KA HADLAY XAYIRAADII DULIMAADKA DIYAARADAHA KA IMANAYA K/SOOMALIYA LAGU SOO ROGAY Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka, Md. Cali Maxamed Warancadde, ayaa sheegay in uu joogsaday dadkii rakaabka ahaa ee ka iman jiray magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso oo uu ka dillaacay cudurka daacuunku. Wasiir Warancadde oo shalay u waramayay Saxaafada waxa uu sheegay inkasta oo waxoogaa cabasho ahi ka soo gaadhay dadka u kala safra Somaliland iyo magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso, haddana garawsadeen markii ay ******** xaqiiqda xaaladda shubanka ka dillaacay degaanno badan oo ka tirsan koonfurta Soomaaliya. “Waxoogaa cabasho ah ayaa iga soo gaadhay dadka u kala safra Somaliland iyo Soomaaliya, qaarkoodna telefoonno ayey igula soo xidhiidheen, balse ay garowsadeen markii ay ******** xaqiiqda shubanka ka dillaacay Boosaaso iyo Muqdisho,” ayuu yidhi Warancadde. Wasiirka oo aannu weydiinay sida ay shirkadaha diyaaraduhu ugu dhaqmeen go’aankii lagu joojiyey rakaabka ka imana Muqdisho iyo Boosaaso, waxa uu ku jawaabay; “Shirkadaha diyaaraduhu amarkii joojinta rakaabka Muqdisho iyo Boosaaso sidiisii ayey u fuliyeen.” Md. Warancadde, waxa uu intaa ku daray in shirkadaha diyaaraduhu aanay soo qaadin laga bilaabo Sabtidii 17 March 2007 rakaabka ka imanaya magaalooyinkaas. Md. Cali Maxamed Warancadde oo ka jawaabayey su’aal ahayd sida uu u fuli karo amarka dhinaca gaadiidka dhulka oo aad u ballaadhan, waxa uu yidhi; “Waxa la amray ciidammada qaranka ee jooga xuduudda iyo booliska degaannada bari in ay ka hawlgalaan oo xakameeyaan cidda soo gelaysa xuduudda Somaliland . Inta ugu badan ee dadka safrayaa soo maraan waa waddada dheer ee laamiga ah, dhammaan masuuliyiintii ciidammada ee degaanadaasina way qabaan amarka.” Wasiirka Duulista Hawada, Md. Cali Maxamed Warancadde, ayaa Khamiistii toddobaadkii hore soo saaray amar qoraal ah oo lagu joojinayo dhammaan dadka rakaabka ah ee ka imanaya magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso, tallaabadaas oo uu sabab uga dhigay ducurka daacuun-caloolaha oo degaannadaa ka dillaacay, isaga oo tusaale u soo qaatay in laba maalmood oo isku xiga 14-15 March 2007 ay cudurka kalooraha ugu dhinteen Boosaaso 39 qof, 500 kalena uu asiibay, sidaa darteedna uu go’aankan u qaatay si aan xannuunkaas ugu soo faafin gudaha Somaliland in loo joojiyey dhammaan dadkii ka imanayey degaannada koonfurta Soomaaliya. Togdheernews

South Mogadishu: clashes update...TFG takes over..
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
it is the chitchat reports ,,,, waxa la yidhi baa la yidhi baa la yidhi ,,,,, It is true ,, things will probably go out of hand ,,,,,,,,
-
Popular Contributors