Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. As said, Edna is a great lady with millions of ambitions ,,,, but she can't be a president at all ,,, she was hardy a Minister and couldn't do her job properly ,,,,, i wouldn't say her to be a president ,,,,,, she can be a community activist ,,,,,,,
  2. This couple had been dating for about six months, but the guy had been afraid to make any sexual advances because of his tiny organ. Finally one night, he gets up his courage, and takes her to a secluded spot in his car. While they are kissing, he opens his zipper and guides her hand onto his thingy. "No thanks," the girl says. "You know I don't smoke."
  3. Good news indeed ,,,,,,,,,, i'm wondering how some ppl take this as a rejection ,,,,,, has anyone read those two news carefully (if it is true and sources are relaible) ?? He is just saying the same old sayings ,,,,, it should come from Africa not from Europe and he is right on this ,,,,,,,,,,, I believe the recognition should start from Africa then Britain has no choice ,,, but now Blair cannot announce a recognition and everybody knows that So, relax ppl ,,,,,,,,, just relax and wait ,,,,
  4. looooooooooooool@Togane ,,,,, Was that a gabay, buraanbur, bottor, or some sort of gabay xayraan ??
  5. Taliban, do you really justify those actions ?? are you sure ?? Or you are just so exited and cannot differentiate anything for the moment ??? Let's look at this Islamically if it is right or not ,,,,,,,,,,,,,,
  6. Waaryaadheheen cayda joojiya dad waaweyn iska dhiga oo ,,,,,,,,,,,,,,,,, come on ppl ,,,,, let's debate here not to insult each other ,,,,,
  7. Stay away from Gaboose if you listen to me ,,,, he better be a normal doctor than practising politics ,,, he has no decisions and no stance at all ,,,,,,,,,,,, Muse Biixi can be the minister but not more than that ,,,,,,,,, Siilaanyo is great old man but lacking some kind of leadership and he is sorounded by un-skilled and qabiileystayaal ,,,,,, he should be more strategic and create an invoronment where he can gain the people's support. Ahmed Yusuf is not in my list at all ,,,,, looser fooqal bilaa faaído ,,, he better open a bakhaar and sell the Abu-walad buscuits Rayaale is not that strong one but at least he has some experience of leading a nation ,,,, he succeeded to build a very powerful military and security forces but still lacking some sort of communication with his people, opposition and others ,,,,,,,,,,, Faysal is out of my list too ,,,,, UCID would be much better without this guy but seems for me the party has a long long way before they jump to the seat ,,,,,,,,,, i doubt with him they can win anything at all ,,,,,,,,,,
  8. looooooooooool .............. ta yari qaylay ku dishay dee islaanta
  9. LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL
  10. looooooooooooool ,,,,,,,,,,, wax iga daadsadaba waan laáhay ,,, i hope you ruxrux me a lot ,,,,,,
  11. hahahaha ,,,, i thought we hijacked the topic and forgot what was the subject until she woke up one day and put her height and weight
  12. I guess you sent the wrong colors ,,, right ?? Never mind ,,, you can still send more flowers and this time the right colors
  13. Ok then ,, let's forget about that buraanbur and start some sort of traditional dance Each one of us should chooes one to dance with then we'll take the next step which is dancing ,,,,
  14. Cadaado: Xogtii ugu danbaysay ee weerar gaadmo ah oo lagu qaaday ciidamo ka tirsan Puntland oo Cadaado kusugan. 22. Mar 2007 Cadaado(AllPuntland)- Dad tiradoodu gaarayso 12 qof ayaa ku dhimatay tiro lix qof oo kala ahna dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii kooxo hubaysan ay weerar culus ku qaadeen ciidan ka tirsanaa dawladda federaalka ee kusugnaa degmada Cadaado. Sida uu sheegay taliyaha guutada todobaad ee G/dhexe Daahir Cartan kooxo iska soo abaabulay deegaanka Godinlabe iyo Gidhays oo ka tirsan Galguduud ayaa weeraray mid ka mid ah talisyada ciidamada. Xaaladda ayaa iminka deggen, kooxihii weerarka soo qaadayna waxaa lagu soo waramayaa inay dib ugu laabteen deegaannadii ay iska soo aruursadeen. Kooxaha weerarka soo qaaday ayaa laga gacanta ku dhigay 4 kamid ah gaadiidkii ay lahaayeen mid ahaa gaarigii saadka u waday ciidamada. Magaalada Gaalkacyo ayaa la geeyay dhaawaca dad gaaraya saddex qof oo haatan lagu dawaynayo cusbitaalka . CCC Farayaamo AllPuntland
  15. looooooooooool ,,, not at all It is his time to either work or sleep ,,,, i'm just filling the gap u know
  16. Ciidan tiradoodu gaarayso 12 qof ayaa ku dhimatay tiro lix qof ahna dhaawacyo ayaa ka soo gaarey kadib markii Malishiyaad hubaysan ay weerar culus ku qaadeen ciidamada tirsanaa Puntland oo taageerayay dawladda federaalka kuwaas oo ku sugnaa degmada Cadaado. Maleeshiyaadkan weerarka soo qaadey ayaa iska soo abaabuley degaanka Godinlabe iyo Gidheys oo ka tirsan degaanka Galgaduud sida uu saxaafada u sheegey taliyaha ciidanka dagaalku qabsadey. Malishiyaadka weerarka soo qaadey ayaa gacanta ku dhigey 4 baabuur oo Tekniko ah iyo gaari saadka u sidey ciidamadan. Wararka ayaa sheegaya in Malishiyaadka weerarka soo qaadey ayaa ka duuley degaanka wasiirka Arrimaha gudaha DFKMG ah. Magaalada Gaalkacyo ayaa la geeyay dhamaan dhaawaca oo hada lagu daaweynayo. Garoweonline.com
  17. Puntland oo qiratay qasaaro ka soo gaaray dagaalkii Cadaado Mogadishu 22, March.07 ( Sh.M.Network) Maamul goboleedka Puntland ayaa qirey in qasaaro naf uu ka soo gaaray, gawaarina looga qabsaday dagaalo saacado socday oo ka dhacay magaalada Cadaado ee gobolka G/gaduud ee Bartamaha Somalia. In ka badan 12 ruux ayaa ku nafwaayay Dagaalo qaraar oo saakay ka dhacay degmada Cadaado , iyadoo dagaalkaasi oo dhex maray ciidamo ka socda Puntland iyo kuwa deegaanka ay keentay in halkaasi laga saaro ciidamadii Puntland. Dagaalkaan ayaa sababay qasaaro soo gaaray ciidamadii Puntland iyo kuwii deegaanka, iyadoo sarkaal sare oo u hadlay ciidamada Puntland ahna abaanduilaha Guutada 7aad ee ciidamada Puntland G/dhexe Daahir Xasan uu qirey in 10 askari ay kaga geeriyoodeen dagaalkaasi. Sarkaalkaan oo ragga wararka fidiya kula hadlay magaalada Galkacyo ayaa sheegay in kooxo hubeysani ay weerar gaadmo ah ku soo qaadeen, isla markaana halkaasi ay isaga soo baxeen. Dagaalkaan ayaa sidoo kale ciidamada deegaanka waxa ay kula wareegeen 4 baabuur oo sida la sheegay labo ka mid ah ay saarneyd saanado ay lahaayeen ciidamada Puntland. Xaaladda Degmada Cadaado ayaa dagan, ka dib markii ay la wareegeen maleeshiyo deegaanka ah iyadoo aysan jirin wax dagaal ah.
  18. dadkaa lafaha ruugayana ka qallayn maysaan ,,,,, inkaar huursan baad tihiin
  19. Wararka ka imaanaya degmada Cadaado ayaa sheegaya in Ciidamo ka yimid Boosaaso oo watay ilaa Labo booyad shidaal ah, Gaari sahay raashiin iyo hub u saarnaa iyo dhowr Gaari oo kuwa dagaalka ah loo galay agagaarka degaanka Cadaado iyagoo ku soo jeeday magaalada Muqdisho, kuwaasoo khasaaro ba'an loo geystay. Sida warku sheegayo ciidamadaasi ayaa laga qabsaday laba Booyad oo shidaal iyo Labo gaari oo kuwa dagaalka ah halka mid kalena la xaqiijiyey in laga gubay, iyadoo kuwii kalena ay dib ugu laabteen Puntland. 16 Askari ayaa laga dilay Askartaas Reer Garowe 21 kalana waa laga dhaawacay iyagoo u baxsaday dhinaca Gaalkacyo oo ay dhaawacooda geysteen. Wararku waxa kale oo ay sheegayaan in weerar gaadmo ah lagu qaaday ciidamo reer Puntland ah oo ku sugnaa degaanka Cadaado, kuwaasoo caawinayay ciidamada dowladda KMG, sidaana waxaa xaqiijiyey Taliyaha Guutada 7aad ee Puntland G/dhexe Daahir Cartan oo saxaafadda u sheegay in kooxo iska soo abaabulay deegaannada Godinlabe iyo Gidhays oo ka tirsan gobolka Galguduud ay weerareen mid ka mid ah talisyada ciidamada dowladda KMG ee ay joogeen ciidamada Puntland , gaar ahaan taliskii uu ku sugnaa G/sare Maxamed Muuse Ilko-dheere. Dad tiradoodu gaarayso 12 qof ayuu sheegay in dagaalkaas looga dilay ciidamada dowladda oo sida uu sheegay la soo gaaday, ilaa Lix qof oo kalana laga dhaawacay, ciidamadaas oo sida uu sheegay ah kuwa Puntland ka tirsan balse caawinayay ciidamada dowladda KMG. Xaaladda degaannadii uu dagaalkaa ka dhacaya ayaa imminka deggen, iyadoo kooxii weerarka soo qaadayna la sheegay inay dib ugu laabteen deegaannadii ay iska soo aruursadeen.