Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
would be good but you destroyed those old times by cutting my left arm by an axe and chopping my right leg with a knife ,,,,,, how can i help you now when i know you'll do the same tomorrow and still telling me you were right to cut me in pieces ??? there is an Arabic saying "Fatten your dog to eat you",,,,,,,
-
not any ,,,,, sorry ,,,,,,,,,,,, what for ???
-
Good luck ,,,,,,,,,,,,
-
Sorry ,,, we can only offer help to who acknowledges somaliland's independence ,, that is all ,,,,,,,, for the moment we have to concentrate on our own business ,,,,,,,,,,
-
I must admit that he was and still is a great guy ,,, one of the precious figures we should be proud of ,,,,,,,,,,,, we will never have the same president i guess ,,,,,,,
-
looooooooool ... kan waa la i daba dhigay dee ,,, ilaa jokes section ka buu i daba socdaa ,,, inaan budh iskaga reebo mooyaane
-
I was suppose to stay in Plaza but they said it is full ,,,, so we had to change the hotel and everything ,,,,,,,,,,,,, organizers were not that good ,,,,,,,
-
I was suppose to stay in Plaza but they said it is full ,,,, so we had to change the hotel and everything ,,,,,,,,,,,,, organizers were not that good ,,,,,,,
-
they are cowards and never go to the front line ,,,, they like to send young boys and enjoy being in SOL members ,,
-
IT WAS REALLY FUNNY WHEN WE WERE READING THE ENGLISH IN THAT HOTEL WHERE WE WERE STAYING ,,,,, LOOK THE WAY THEY WRITE THE RESTAURANT AND THE KITCHEN ,,,,,,,,
-
IT WAS REALLY FUNNY WHEN WE WERE READING THE ENGLISH IN THAT HOTEL WHERE WE WERE STAYING ,,,,, LOOK THE WAY THEY WRITE THE RESTAURANT AND THE KITCHEN ,,,,,,,,
-
But i doubt the fact that only those two websites are reporting this ,,,,,,, where are all the hundreds of other somali websites ???
-
Didn't have that much time to take pictures but here are what i managed to take so far ,,,,,, was in 2005 since i last visited the place but to me it looked like totally different ,,, a lot of new buildings, villages and infrastructure ,,,, it was wow ,,,,,,,,,,
-
Didn't have that much time to take pictures but here are what i managed to take so far ,,,,,, was in 2005 since i last visited the place but to me it looked like totally different ,,, a lot of new buildings, villages and infrastructure ,,,, it was wow ,,,,,,,,,,
-
Bosaso 25, March.07 ( Sh.M.Network) Dhul gariir xoogan oo dad ay ku dhinteen ayaa waxa uu ka dhacay deegaano ku yaala xeebaha gobolka Bari ee dalka Somalia. Magaalo buuraley ah oo ku taala xeebta degmada Qandalla ee Puntland ayaa lagu soo waramayaa in uu ku dhuftey badgariir wata Mowjadaha Tsunami, iyadoo ilaa hal KM na uu soo gaaray bariga. Ilaa iyo haatan inta la ogyahay Mowjadahan badgariirka ah ayaa waxaa lagu la'yahay doomo iyo waliba dad gaaraya ilaa 19 ruux oo u badan kaluumeysato ka agdhowaa xeebta. Ilaa iyo 16 ruux ayaa la soo saaray oo baddu ay la tagtay, iyadoo 8 kalena wali la'ayahay halka wali ay jiraan qasaarooyin kale oo soo gaaray agabyadii kalmuumeysiga. Gudoomiyaha degmada Qandale Saciid Waaberi ayaa warbaahinta shabelle u sheegay in badgariirkaan uu ku dhuftey degaanka xalay saqdii dhexe, iyadoo uu geeystay qasaaro naf iyo maalba leh oo wali isi soo taraya. Waa markii ugu horreysay oo mowajaha Tsunami ay ku dhuftaan degmada Qanadale, iyadoo kal hore dabayaaqadii bishii Decemeber ee sanadkii 2004 ta badgariir ceenkaan oo kale ah uu ka dhacay degmada Xaafuun oo sababay qasaaraha dad aad u fara badan iyo waliba burbur soo gaaray qeyb ka mid ah degmada Xaafuun.
-
looks like they have this weapon but i doubt they know how to use it ,, or is difficult for them to use it ,,,,,, since the war started and they used it twice only ??? why ??? ,,,, and A/Y and Geeddi are both using the Mogadishu airport for their movements ,,, even the Ethiopian Minister ,,,,,,,,,,,,,,something fishy
-
LOOOOOOOOOOOOOL ,,,,,,,,,,,,, consider it is a laan dheer then ,,,
-
MUQDISHO: Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf oo maanta kormeer ku sameeyay qaybo ka tirsan Muqdisho Posted to the Web Mar 25, 14:36 Muqdisho (PP) – Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta kormeerro ku sameeyay qaybo muhim ah oo ka tirsan Muqdisho, isagoo kormeerkiisa ay ku wehliyeen xubno ka tirsan Dowladda. Goobaha uu Madaxweyne Yuusuf booqday maanta ayaa waxaa ka mid ah dhimayaashii hore ee Dowladihii Soomaaliya ay ku shaqeyn jireen, sida Baarlamaankii hore ee Soomaaliya, Dhismayaashii Wasaaradihii hore ee Dowladda sida: Wasaaraddii hore ee Caafimaadka, Wasaaraddii hore ee Arrimaha Gudaha, Wasaaraddii hore ee Boostada iyo Isgaarsiinta iyo xarumo kale oo muhim ah. Sidoo kale Madaxweyne Yuusuf ayaa wuxuu booqday taalooyinka lagu xusuusto gobonnimada dalka, waxaana booqshada oo ay ku wehliyeen xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada ay warbixin ka siinayeen Madaxweynaha burburka la soo guboonaaday goobahaas. Intii Madaxweyne Yuusuf uu ku jiray booqshada qaybahaas kala duwan ayuu hadal uu jeediyay ku sheegay in goobahaan oo dhan dib loogu soo celin doono sidii hore ee ay ahaan jireen, marka ay dowladdu billowdo inay dalka dib u dhis ku sameyso. Booqashadaan Madaxweyne Yuusuf uu ku kala bixiyay Muqdisho qaybo ka mid ah ayaa waxay noqonaysaa middii ugu horreysay oo uu ku sameeyo Magaalada Caasimadda ah kaddib imaanshihiisii Muqdisho bishii Jannaayo ee sannadkaan, markaasoo dowladdu ay ku guulaysatay inay la wareegto gacan ku haynta Muqdisho. Xubnihii ku wehliyay Madaxweyne Yuusuf booqashadaan ayaa waxay ku tilmaameen booqashadaas inay ahayd mid aan horay loo qorsheyn, waxayna booqashada Madaxweyne Yuusuf ku soo beegantay iyadoo dagaallo ay ka socdeen maalmihii la soo dhaafay Muqdisho qaybo ka tirsan. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu
-
Muqdisho:Madaxweynaha dowladda KMG oo maanta booqday goobo taariikhi ah. 25. Mar 2007 Muqdisho(AllPuntland)-Madaxweynaha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta booqday goobo caan ah oo taariikhda Soomaaliya ay ku caan tahay. Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa markii ugu horeysay ee uu yimid magaalada Muqdisho booqday Bankiga Silsila weyne, taaladii Xaawo Taako, Sayidka, SYL iyo dhismooyin kale oo taariikhi ah. Booqashadan oo ay ku wehliyeen xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo golaha Baarlamaanka ayaa waxaa uu Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed uu sheegay in uu aad ugu xun yahay burburka xoogan ee soo gaaray goobihii xasuusta qaran Soomaaliyeed u gaarka ahaa, wuxuuna Madaxweynuhu uu sheegay in dowladdiisa ay xil iska saari doonto sidii loo dhisi lahaa xarumahaasi. Madaxweynaha ayaa waxaa uu wax lagu xumaado ku tilmaamay markii uu indhihiisa ku arkay burburka dhismooyinka qadiimiga ahaa iyo goobihii qaranka Soomaaliyeed, waxaana uu balan qaaday in la soo celin doono dhismooyinkaasi. Waa markii ugu horeysay ee Madaxweynaha dowladda KMG u booqdo goobo ka tirsan magaalada Muqdisho tan iyo markii uu Muqdisho soo gaaray. Markii xukunka laga tuuray dowladdii hore ee Maxamed Siyaad Barre Allaha u naxariistee waxaa meesha ka baxay nidaamkii iyo kala danbeyntii iyadoo dalka ay ka bilaabatay bililiqo xoogan oo xarumihii dowladda iyo taalooyinkii taariikhiga bililiqo xoogan loo geystay. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
-
Ok Mr. Negative ,,,,,,,,,,,
-
Ok Mr. Negative ,,,,,,,,, ......... haven't u heard somaliliin ??
-
Mr. Johnson got himself a new secretary. She was young, sweet and very polite. One day, while taking dictation, she noticed his fly was open. When leaving the room, she said, "Mr. Johnson, your barracks door is open." He did not understand her remark but later on, he happened to look down and saw that his zipper was open. He decided to have some fun with his secretary. Calling her in, he asked, "By the way, Miss Jones, when you saw my barracks door open this morning, did you also notice a soldier standing at attention?" The secretary, who was quite witty replied, "Why no sir, all I saw was a little disabled veteran sitting on two duffel bags."
-
URURKA QORAAGA SOMALILAND - SOMALILLAND WRITERS ASSOCIATION
-
Popular Contributors