Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Eesh calaa isku dhexkaris ,,,,,,,,,,, so you think yourself as same level as Sh. Sharif and Samater ???? ,,,,,,, waar ninku qab weynaa
-
Waa dhuub laga soo dillaaciyey jidhka taariikhda soomaalida ee weli socota. Waa waslad dhiig leh oo nool oo dhaqdhaqaaqaysa. Waa foolxumo kale oo ka mid ah foolxumooyinka badan ee ay tahay maanta iyo berriba in eegmada lagula dhiirrado, waayo ummad aan foolxumadeeda aragi qurux ma yeelato. Waa buug aad u xiiso badan haddana aad u xanuun badan. Waa "Goobjooge: Qisadii al-Itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf". . Waa sannadkii 1992. Geyiga soomaalida oo dhami waa cadaab. Waxaa shidan mishiin keliya oo si xawli leh u shaqaynaya; waa mishiinka dhimashada. Wax kale laguma sifayn karo. Cidhifka waqooyi ilaa ka koonfureed waxaa ka baxaya holac iyo qiiq. Goob walba waxaa taal geeri, meel walbana waxaa daadsan burbur. Hargeysa la isuma gudbo oo sarajoogga ayaa haragga lagaagala baxayaa. Burco ka daran, Berbera hadalkeed daa. Haddii aad koonfurta eegto, Gaalkacyo ilaa Buulo Xaawo waxaa qulqulaya iliilo dhiig ah, waxaana daadsan maydad dugaagga lagu sooray. Waa la wada waalan yahay. Haddiise uu jiri lahaa qof keliya oo fayoobi dareenkiisa waxaa ku dhex wareegi lahaa meerisyadan Hadraawi oo curtay sannado badan markaas ka hor: Bal sallaankan fuul laalan Iyo sagabtan heensaysan Dhulka saas u jeedaali Sidan iyo sidaas fiiri Sidan iyo gadaal dheeho Raqda solan lafaha soogan Bal su'aal u celi meydkan Sababtuu u go'ay raadi Bal dhegeyso saylaanka Iyo salowga beerqaadka Iyo sebiga yeedhiisa Waxaad aragtay oo saasa Waxaad maqashayoo saasa Maxaad odhan lahayd Suudi Naxdintii badh baa suuxsan Selelkii badh baa waashay Dad sawaaban baa buuxa Dumar waayey saygooda Hengashii sidaa muuqda Ololkii badh baan seexan Sarihii dumaa jiifa Qabrigii sinmaa jeexan Sabarkii dadkaa baahan Saantii dadkaa qaawan Weli talo ma saalloona Waxa soo socdaa yaab leh Wershed suufiyaa daaran Waxay soo siddaa geeri Midhaheedu waa saymo Sannadkaas 1992 iyo xaaladdaas ayuu nin da yari riyooday. Wuxuu ku riyooday riyooyin uu u fasiran doono sida ay isaga la tahay. Waxaa lagu magacaabaa Samatar Ducaale. Wuxuu ka soo noqday qaxootinnimadii Itoobbiya, wuxuuna dhex taagan yahay gudmoodkii iyo burburkii Hargeysa. Wuxuu isu haystaa in uu ka mid yahay "Badbaadiyayaasha dalka", wuxuuse ka mid noqonayaa shaqaalaha mishiinka dhimashada. Shaqo kaleba ma jirto. Mishiin kaleba ma shidna. Riyo yaab leh oo uu Samatar Ducaale ka sheekeeyey ayaa waxay ahayd: barqo la addimay, salaad goortaa silloon la tukaday, iimaamnimadii uu isu taagay oo laga riixday, halkii masjidka qaybtiisa hore lagu tukan lahaa oo halka ugu dambaysa salaadda lagu xidhay iyo halkii Qiblada loo tukan lahaa oo koonfur qumman loo jeestay! Riyadu sideedaba xaqiiqada nolosha waxa ay la wadaagto, iyo haddiiba ay wax la wadaagto tagtada iyo timaaddada midda ay ku taxan tahay, iyo in ayba ka soo baxayso dareen inagu qarsoon, waa xujo aan weli la furin. Samatar Ducaale isagu riyooyinkiisa wuxuu u qaatay farriimo dahsoon. Hadhowna dhacdooyinka uu la kulmi doono taas ayuu waafajinayaa kuna furfurayaa. Arrintu waxay ka bilaabatay amar odhanaya:"Waa la baxayaa!" "Xagee loo baxayaa?" "Boosaaso ayaa loo baxayaa." Isla halkaas ayuu ka bilaabanayaa fasirka koowaad ee uu riyooyinkiisa siinayaa. Samatar Ducaale wuxuu ku jiraa rag Soomaalilaan laga ururiyey oo Boosaaso afka loo saaray. Dhulka oo dhan in Boosaaso laga doorto waxaa ka horraysay qiso kale. Waxaa ka horraysay qisada Ururkii al-Itixaad iyo sidii uu awoodda ugu yeeshay Gobolka Bari. Rafasho dheer ka dib dawladnimadii Soomaaliya markii ay quluulatay gobolkaasi wuxuu noqday meel nabdoon haddii loo eego dalka intiisa kale oo birtu xiimayso. Dekeddaasi waxay ahayd ta keliya ee shaqaynaysa markii kuwii kale colaaduhu xidheen. Markaas al-Itixaad ayey halkaasi u noqotay meel iyo fursad ay isku abaabulaan si ay dabadeed dalka oo dhan ugaga duulaan. Duleedka Boosaaso waxaa ku taal xero uu ururkaasi raggiisa ku siiyo tababar dagaal. Halkaas ayaa nimankan la xulay loo wadaa. Marka ay soo noqdaanna qudhoodu waxay Soomaalilaan ka noqon doonaan tababarayaal. Waxaa la abaabulayaa ciidan diineed oo loo bixiyey "Badbaadiyayaasha dalka". Durba Burco iyo Boorama laba xarumood ayaa ka furan. Sida uu dhaqanka wahaabiyiintu yahay Xerada Tababarka Boosaaso waa in ay magac carbeed u bixiyaan, mag acaasina wuxuu noqday Nasruddiin. Ciidanka uu Samatar Ducaale ka tirsan yahayna waa in magac carbeed la siiyaa, wuxuuna noqday Ibnul Qayim. Hannaanka dhismaha bulshada ururkana waa in magacyo carbeed loo qaybiyaa: usro, shucbo, hawaamish... Weligaa wahaabiga af soomaali ha ugu ciil qabin! Ururkii al-Itixaad iyo taariikhdiisa ayeynu buuggan xog door ah kaga helaynaa. Tobaneeyadii sannadood ee u dambeeyey maamulkii kelitaliska ahaa ururkani wuxuu u jiray si qarsoodi ah. Wuxuu lahaa sir adag taas oo lab aad loogu kalsoon yahay oo keliya lagu qariyo. Markii taliskaas afka dhulka loo darayna al-Itixaad hullaabta ayuu iska rogay. Sida muuqata wuxuu istusay awooddii lagu kala adkaan waayey ee dalka in uu u loollamo. Xabbaddii ugu horraysay ururkani wuxuu ku riday Janaraal Maxamed Faarax Caydiid, jabkii uu dagaalkaas kala kulmay ayaana ahaa sababta ugu weyn ee ururku Bari ugu guuray. Sida muuqata Dekedda Boosaaso iyo dakhligeeda ayaa soo jiitay. Halkaas ayuu ka bilaabay abaabul kuna noqday cudud hubaysan oo loollami karta. Ururkii SSDF ayaa isaguna isla jeerkaas ahaa awood gobolkaas ka jirta. Haddaba laba awoodood oo si walba u kala feker duwan isla markaas wada hubaysani isma dugsan karaan. Madaxdii SSDF waxay aqal Garoowe ku yaal ku qabsadeen shir ay ku abaabulayaan dagaal al-Itixaad lagu qaado. Kulankaas waxaa xiddig ka ahaa Kornayl Cabdillaahi Yuusuf Axmed, waxaana goobjoog ka ahaa nin faransiis ah kaas oo aanay ujeeddadiisu inoo caddayn. Haddaba madashaas ma mooddaa "Daar an-Nadwa" oo ahaa golihii Nebi Maxamed iyo saaxiibbadii loogu tashaday? Ninkaas faransiiska ahna ma mooddaa Ibleyskii la sheegay in uu kulanka "Daar an-Nadwa" talabixiye ka ahaa? Cid ka talisayba, dagaalkii al-Itixaad iyo SSDF wuu dhacay, wuxuuna u dhacay si xun oo gumaad iyo ugaadhsi ah. Samatar Ducaale iyo qoladiisa reer waqooyi kuma ay khasbanayn in ay dagaalka ka qayb qaataan, waxaana la kala dooransiiyey in ay dhulkoodii ku noqdaan iyo in ay wax ka dagaallamaan. Sidan dambe ayeyse doorteen. Waa sidii ay ahaan jirtay. Sow rag isdhaarsaday ma aha, oo weliba hor Ilaahay isu dhaarsaday? Samatar Ducaale wuxuu ka mid yahay ragga ciidanka ugu da yar, waayo'aragnimo dagaalna ma leh, maantase ha waayo arko. Geel laba jir soo wada mar. Aagga uu ka dagaalgalay talis waxaa looga dhigay Isbitaalka magaalada. Samatar Ducaale wuxuu inoo weriyey dagaalkaas markii ay xabbaddu bilaabatay isaga in Ilaahay ku tuuray bahal lulo la yidhaahdo. Indhahaba wuu kala qaadi kari waayey. Isaga waxaa ka sii darraa kii fooniyaha hayey, kaas oo markii uu lulmo u adkaysan kari waayey inta uu fooniyihii damiyey iska seexday. Hurdadaas goor-baasta timid ee yaabka lihi waxay qayb ku lahayd jabka ciidankii aagga Isbitaalka ka dagaallamayey, waxayna sabab u ahayd dhimasho badan oo aan dhici lahayn, waayo colkaasi wuxuu ka xidhiidh furtay taliskii dhexe oo amar ku siin lahaa in ay isdhiibaan ama dhanka taliska u soo kacaan. Haddaba halkan waxaa ka soo baxaya tuhun weyn oo khatar ah. Tuhunkaasi wuxuu yahay: lulada aan caadiga ahayn ee wadaaddada ku dhacday ma waxaa keenay hub xaaraan ah oo dagaalka loo adeegsaday? Ninkii faransiiska ahaa ee shirka SSDF fadhiyey halkaas muxuu ka qabanayey, arrintase muxuu ku lahaa? Innaga oo ka aragti qaadanayna sidii cadawtinnimada ahayd ee ay gaashaanbuurta kiristaanku (Maraykan, Itoobbiya iyo Kiiniya) ay dhowaan u burburiyeen Kacdoonkii Midowga Maxkamadaha, shaki badani inaga geli maayo in ay door la mid ah ku lahaayeen dagaalkii al-Itixaad iyo SSDF. Toddobaadyo halaag iyo xanuun ah ka dib jabka al-Itixaad wuxuu noqday xaqiiqo taariikheed. Laakiin Samatar Ducaale wadku uguma soo degdegin sidii uu ugu soo degdegay qaar badan oo saaxiibbadii ah. Armayse dhimasho degdegta ahi maxbuusnimada qaarkeed dhaantaa? Armaa silic loo dhintaa? Mar haddii aad cadawgaaga gacanta u gasho qaddarka oo keliya ayaad magan u tahay. Adiga oo ah dagaalyahan hubaysan haddii aad jabto, oo aad aragto cadawgii oo sida koronkorrada derbiyada kaaga soo daadanaya, rajada aad nolol ka qabtaa waa eber. Mar kalena waxay ahayd xabsiga Boosaaso iyo haddana ka Garoowe. Dadka aad gacanta ugu jirtaana waa kuwo xun iyo kuwo san labadaba. Aayuhuna waa quus weyn iyo rajo yar oo isbarbar yaal. Haddii aad dhimato waa ay ahaan jirtay, haddiise aad badbaaddo sida aad u badbaadday waa oday-ka-sheekee. Samatar Ducaale dagaalkaas intii aanu gelin fikradda uu ka qabo ma uu qarsan ee wuu sheegay, af cad ayuuna ku yidhi: "Dagaalkani sax ma aha!" In kasta oo uu ka mid ahaa ragga ciidanka al-Itixaad ugu da yar, qaar ka mid ah ragga ugu da weyn ugu aqoon badan ayuu fikraddaas kala mid ahaa. Waa goor qaldan iyo si qaldan (xasuuso riyadii salaadda goor aan goorteeda ahayn la tukaday iyo Qibladii laga jeestay!). "Goobjooge: Qisadii al-Itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf" waa buug taarikheed haddana u qoran hab-suugaaneed sheeko ah oo aad u xiise badan. Waa warbixin koobaysa dhacdo ka mid ah taariikhda weli socota ee isirka soomaaliyeed. Waa mawduuc gaaxsanaa oo aan imika ka hor naaskiisa la dhiijin. Waa tallaabo dhiirran oo dhaqan qoraalkeenna aad ugu yar amaba aan ku jirin. Waa hoog aan hadaltiro afka ah mooyee hadda ka hor qoraal sugan laga samayn. Qof walba oo dareen la wadaaga ururkii al-Itixaad, ama Midowga Maxkamadaha ee maanta, buuggani indhihiisa wuxuu ka keenayaa illin. Qof walba oo diirayana ugu yaraan wuxuu ku ridayaa caloolxumo. Maxaa barbaar in uu noolaado xaq u lahaa hilbihiisa haadda loo wadhay! Maxaa hooyo goblantay! Maxaa marwo faraxsanaan lahayd hengel huwatay! Maxaa ubad agoomoobay! Waxaas dhexdooda waxaa ka dhalanaya oo ka buuxa weydiimo. Malaha dhawr buug oo noocan ahi haddii ay dhaqankeenna geli lahaayeen, oo aynu akhriskooda kala dhaxli lahayn, malaha horornimadu waa ay inaga bixi lahayd, oo malaha hilbaheenna aynu u hamuumayno waa aynu ka waantoobi lahayn. Qoraagan oo aan tobaneeyo sano hal-abuurkiisa la socday waxaan ku dhaliili jiray in aanu xil badan iska saarin qoraalladiisa xagga tifatirka. Sheekadiisii wanaagsanayd ee "Dumar talo ma laga dayey" ayey tifatir la'aantaasi si daran uga dhex muuqatay. Buugganise wuu dhammays tiran yahay. Weliba sida kuwiisii hore ayuu u sameeyey erayfur (walow uu erayo badan oo fudud oo aan qeexid uga baahnayn qeexayo). Waxaa iyaduna xusid mudan in si joogto ah carrabka loola dhacayo haybta beeleed ee qof walba oo aynu sheekada kula kulmayno. Laakiin waa si dabiici ah oo muujinaysa dhaqanka wadaaddada. Marka kale waxay ka turjumaysaa waayo'araganimada kooban ee Samatar Ducaale. Waa markii koowaad ee uu dhex galay bulsho soomaali oo dhan isugu jirta. Shaki la'aan isdhdexgalka sidaas ahi waa mid goor walba loo baahan yahay. Taas waxaa marag u ah isbeddelka nafsadeed iyo feker ee uu ninkaas da'da yari ka helay aqoontii uu u yeeshay dad u dhashay qabiilooyin markaas ka hor ay magacooda iyo magaca sheydaanku isugu mid u ahaayeen. Ugu dambayn wuxuu garwaaqsanayaa run ahaantii dadka soomaalidu waxa keliya ee ay ku kala duwan yihiin in ay tahay xumaanta beenta ku dhisan ee ay qolaba qolada kale ka haysato. Buuggu in uu u qoran yahay hab-sheekeed weriyaheedu ku hadlayo codka "aniga" waa doorasho habboon. Waa marka horee, shakhsiyadda sheekada ayeynu la wadaagaynaa dareen dhow dabadeed siinaynaa garawsho. Waa marka labaade, in uu inoo warramayo "aniga" oo ah "goobjooge" qisada ayaa inagaga helaysa kalsooni. Dhanka kalena, dareenka akhristuhu wuu isku xidhi karaa shakhsiyadda qoraaga iyo ta weriyaha sheekada. Laakiin looma baahna in la isku xidho, wax macno ahna ma leh. Waxaa inagu filan buugga in aynu u akhrino oo keliya qiso taariikheed oo waayo'aragnimo iyo waxtar kaleba inoo wada leh. "Goobjooge: Qisadii al-Itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf" waa cutub ka mid ah qiso dheer oo weli Geyiga Soomaalida ka socota, gaar ahaan inteeda ku saabsan "islaamka siyaasadeed". Waa buug aad ugu habboon in la wada akhriyo. Ibraahin Yuusuf Axmed — Sweden — 27 March, 2007 Ibraahinhawd@hotmail.com
-
why everybody is posting 3 times ????
-
No one is 100% perfect ,,,,, we will not go for war and kill ppl coz of 3 men jailed in SL ,,,, we can always make corrections in a good and peaceful way ,,,,,,,,, the US bombed Al-Jazeera office in Kaput and killed journalists ,,, they even wanted to bomb the main office in Doha ,,,, the world criticized a lot but it doesn't mean to attack America ,,,,,,,,,,,,, Only what i want is ,,,,, let's appoint the right person before we overthrow the existing one otherwise we'll do a double mistake ,,,,,,
-
Siilaanyo faces stiff competition in his own party Kulmiye!
Jacaylbaro replied to Ex-Xisbiga's topic in Politics
I think the elections are on the way ,,,, like this time it is normal to see a lot of competitions, a lot of defections and a lot of debates on politics ,,,, sometimes waxaad is odhanaysaa malaa dadkii aakhirona way soo toosi ,,,,, Things are really HOT in Kulmiye and there are a lot of competitions among the politicians in Kulmiye party ,,,,,,,,,, untill their general assembly is finished then expect a lot ,,, In the coming year ,, ,we will see defections and you will hear a lot of a certain group defected to UDUB and another joined KULMIYE and UCID loosing members and getting others ,,,,,,, I met A/Qadir Jirde once ,,,, they guy is really great but he aint going to stand any elections and he would like to be independent and give his own instructions and correct everybody ,,,,, I don't think Omar Arte will make a good candidate these days ,,, don't know why ppl don't like him but he is completely out of sight since his party was beated in the first mulicipality elections ,,,,,,,, he is not active politically and ppl don't like this ,,,, -
The biggest looser in the horn is that so called Proffessor ,,,,,,,, Walaahi i feel sorry for him and his brother ........... at least they are good in writing and they both know how to use Internet ,,,,,,,,,,,,,, Of course no one can denay their aqoon and knowledge but they don't know how to transfer this to their poeple ,,,,,,,,,,,,, let them enjoy the life in MN and Europe ,,,,,,,
-
I don't see it is a big deal although it is another step forward ,,,,,,,,,,,
-
We have a lot of great women out there but i don't think this is the right time for them ,,, they can attrack the international eyes but we need a lot on the ground. If the person is great and did a lot of positive things doesn't mean she/he can automatically be a president ,,,,,,,, let's know what the person is good for and leave him/her there where she/he can do a lot and help the people.
-
BREAKING NEWS: The Al Gore of Somaliland resigns!!
Jacaylbaro replied to Ex-Xisbiga's topic in Politics
they didn't report it as a news ,, they reported and clearly said it is rumours and that is it ,,,, now the guy spoke out and even criticized qarannews ,,,,,,,,,,,,,, waxaasaan isagana ku nacay ,,, talking to every jiir and bisad -
Do they need Assistant ???? ,,,,,,,, Hunguri would make a good one dee
-
Food poisoned ??? ,,,,,,,,,,, daacoqudhunka nagala fogow bal ,,,,, Yakhhhhhh Good morning intiina kele ,,,,,,,,,,,, and welcome back CL ,,,,
-
loooooooooool@qudhun baa ku jira ,,,,,,, Ok then ,,,,,,,, is time to start from the feets ,,, let's do it
-
Originally posted by AAliyah416: Jacaulbaro looks like some one is talking abt personal experience ...heedhe ceebtaada astur ,,,,,,,, Miyaan asturi karayaa dee
-
BREAKING NEWS: The Al Gore of Somaliland resigns!!
Jacaylbaro replied to Ex-Xisbiga's topic in Politics
It is still rumours and nothing is confirmed yet ,,,, so we better wait and see what developes ,,,, so far, it is only qarannews that reported this ,,,, -
loooooooooooooooool .... so we stay one week together and separate for another week coz it is 50%50 ???
-
Good Day folks ,,,,,,,,,,,,, haye maxaa i dhaafay ,,,, i can see Hunguri is now over the moon coz of three words from CL ,,,,,,,, what else ??
-
,,, and imagine it is starting from the Feets , wondering where it'll end
-
loooooooooooooooooool ........ waar maxaa kala haysta Why la isu qabaa horta hadii isaguna is going for a free week and she is going for a free weekend ????
-
She is one piece coz of me dee ,,,,,
-
No i don't want to be part of them and i'm glad that i'm not included in the list ,,,,,,, Congrats to those who are nominated for the shame hall ,,,
-
SAO PAULO, Brazil - A Brazilian housewife was convicted and sentenced to 19 years in prison Friday for killing her husband, chopping his body into small pieces and frying it. Rosanita Nery dos Santos, 52, drugged her husband in his sleep, then stabbed him to death two years ago in Salvador, about 900 miles northeast of Sao Paulo, said police spokesman Idmar Bonfim. She then hacked Jose Raimundo Soares dos Santos' body into more than 100 pieces, which she boiled and fried before hiding in plastic bags beneath a staircase in her house, Bonfim said. He said police discovered the body parts after receiving an anonymous phone call. Bonfim said the killing was either part of a black magic ritual or an attempt by the wife to collect life insurance worth about $34,000. Citing testimony from the woman's relatives, he said she may also have committed the crime "to avenge many years of humiliation from her husband." He did not provide further details. Santos denied killing her husband but said she chopped up his body, Bonfim said. "She claims masked assailants entered her house, killed her husband and then forced her to cut up the body and fry it because that would prevent the stench of a decomposing body from alerting neighbors," he said.
-
BUDAPEST (Reuters) - Hungary's Catholic military bishop has resigned because he wants to marry a woman he met in the church's renewal movement, media reported Friday. ADVERTISEMENT Brigadier General Tamas Szabo, 50, has been preaching to Catholic soldiers, border guards and their families since 2001. The Roman Catholic Church insists priests remain celibate and has ruled out letting them marry. The Hungarian Catholic Church said on its Web site that Pope Benedict had accepted Szabo's resignation. Szabo told national news agency MTI: "I do not want to talk about my private life, I don't think that is a public matter." Source
-
will you shut up and sit in that hall of shame ,,,,,
-
Siilaanyo faces stiff competition in his own party Kulmiye!
Jacaylbaro replied to Ex-Xisbiga's topic in Politics
There are always weaknesses in every government including US and UK ,,,,,, forget about those unrecognized African nations ,,,,, Yes, we achieved a lot with Rayaale's ruling and for the moment he is the one among the others want to run for the presidency ,,,, Siilaanyo is not that bad though ,,, he just need to understand that this is a nation not a JABHAD and that is it ,,,,,, Even if Rayaale don't come back ,,,,, he still have the credit of being the first publicly elected president of somaliland and the other achievements you mentioned ,,,,, It is better to agree on one better one before we change the current one ,,,,,, but we always want to change but never know who is going to take over ,,,,,,,,,, -
i didn't say last week ,, did i ???
-
Popular Contributors