Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Originally posted by Janna: quote:Originally posted by Alle-ubaahne: quote: Originally posted by Janna: quote: Originally posted by AAliyah416: I wouldn't know why any one would wear Guntino or dirac on their wedding day, bt den again everyone has their preference. I would wear a white dress no question about that .. I am saddened by reading the above comment. I wonder how many other Somali girls feel the same way? How can a Western wedding dress be compared to our traditional beauteous Guntino's or Dirac? Some of the pictures from MaggieSottero were breathtaking however why choose something else over your own culture? Some Somali girls nowadays need a slap on the face and a stratch. Abaayadiis, you really need to tell me your address or P.O.Box so that I can send you a big check for your great remarks to our culture! Waxaa tahay gabadhii ugu horeysay oo aan SOL ku arko oo difaaceysa dhaqanka Soomaalida! Masha-Allah! I have to reward you, indeed! Not many 20 year olds like myself have the will to appreciate our dhaqan. Alle-ubaahne is the very man whose comments I have read and have utterly disgusted me yet has the nerve to praise me. OUCH !!!!!!!!!!!!!!!!!!
-
So you are in the business too ,,,,,,,
-
very soon you'll be fried like a fish ,,, waar meesha ka soo carar intaan lagu shiilan ee aan hudheelada lagugu cunin ,,,,,
-
Capitshe ,,,,,, waa lagugu fahmay sxb
-
I'm wondering why there are no pictures from the object ??? ,,,,,,, what happened to those hundreds of journalists out there ??? I don't believe until i see pictures ,,,,,,,,,
-
Mogadishu 29, March.07 ( Sh.M.Network) Isku socodka gaadiidka xaafadaha qaar ee magaalada Muqdisho ayaa istaagay, iyadoo qeybo ka mid ah goobaha ganacsigana ay xiran yihiin. Arintaan ayaa waxa ay ka dambeysay ka dib markii dagaalo aan horey loo sii qorsheyn ay ka dhaceen xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho. Wadada isku xirta Sanca iyo Bakaaraha ayaanu jirin saakay wax gaadiid ah oo ka shaqeynaya, marka laga reebo gawaari ka soo leexaneysa agagaarka Xararyaale, kuwaasi oo ka tagayay Isgoyska Bakaaraha. Sidoo kal ma jiro wax gaadiid ah oo maraya wadada 30 iyadoo ay istaageen gaadiidkii isaga kala gooshi jirey wadada Suuqa Xoolaha iyo Bakaaraha.
-
Mogadishu 29, March.07 ( Sh.M.Network) Odayaasha beelaha ****** ayaa ku eedeeyay ciidamada Ethiopia in ay duulaan ku soo qaadeen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, isla markaana ay jabiyeen Xabad joojintii. Nabadoon Axmed Diiriye Nabadoon Axmed Diiriye oo ah afhayeenka odayaasha Beelaha ****** ayaa sheegay in ciidamada Ethiopia ay ku xadgudbeen xabad joojintii isla markaana ay duulaan qorsheysan ay ka soo qaadeen fariisimo ay ka mid yihiin Madaxtooyada, wasaaradii hore ee g/dhigga, iyagoo la wareegay deegaano dhowr ah oo ku yaala caasimadda. " Wada hadalo ayaa inoo socday, xabad joojina waa la isku ogaa, laakiin waxaan u argnaa dagaalkaan mid qorsheysan oo nalagu qayaanay" ayuu yiri Nabadoon Axmed Diiriye. Nabadoonka waxa uu ku eedeeyay ciidamada Ethiopia in ay gumaad ka wadaan caasimadda. Waxa uu ugu baaqay beesha caalamka in ay wax ka qabato gardarada iyo gumaadka ciidamada Ethiopia ay ka wadaan caasimadda Somalia. Hadalka Afhayeenka ayaa ka dambeeyay ka dib dagaalo qorsheysan oo ciidamada Ethiopia ay ku soo qaadeen saakay qeybo ka mid ah caasimadda oo ay ku la wareegeen deegaano hor leh, iyadoo wali rasaastu ay socoto.
-
Originally posted by Crystal_Clear: AAAAWCH! i scratched too hard! ,,,,,,,,,,,,,, Walee waad iga qoslisay maanta ,,,,,,,, Ok then , i'm gonna tell anyone ,,,,,,,, '' I'M SCRATCHING MINE TOO ,,,,,,,,, WHAT IS WRONG WITH IT ??
-
loooooooooooooooooooooool
-
Mogadishu 29, March.07 ( Sh.M.Network) Dagaalo xoogan oo la isku adeegsanayo madaafiic iyo hub culculus ayaa saakay waabarigii salaadii subax ka dib waxa ay ka qarxeen qeybo ka mid ah caasimadda Somalia, iyadoo dagaaladaasi ay soo qaadeen ciidamada Ethiopia oo kaashanaya kuwa dowladda. Hugunka madaafiicda iyo rasaasta culus ayaa laga maqlayaa agagaarka wasaaradii hore ee G/dhigga iyo xaafadaha shirkole, iyadoo halkaasi ay soo galeen kumanaan ciidamo Ethiopian ah oo wata taankiyo fara badan, waxaana ay jiireen maleeshiyooyinkii ka soo horjeeday ee ku sugnaa halkaasi sida uu shabelle u sheegay Wariye Madax banaan oo la yiraahdo Max'ed Bashiir oo ku sugan halkaasi, indhihiisana ku arkayay xoogagga Ethiopian ka. Ciidamadan Ethiopianka ah oo tiradooda lagu qiyaasay ilaa 2 kun oo aysan la socon wax Somali ah ayaa lagu soo waramayaa in ay isku sii balaarinayaan xaafadaha shirkole, iyagoo halkaasi kala kulmaya iska caabin aad u xoogan, waxaan rasaaas culus wali ay ka dhaceysaa deegaanka Shirkole. Sidoo kale dagaalo xoogan ayaa waxa ay ka qarxeen saakay wadada Xamar bile, halkaasi oo laga maqlayo rasaas xoogan iyo madaafiic ay is weydaarsanayaan ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda. Sida uu ku soo waramayo Wariye C/raxmaan Alcadaala oo ka mid ah shabakada warbaahinta shabelle, ciidamo Ethiopian ah oo aad u xoogan ayaa waxa ay la wareegeen wadada Xero Jarmalka iyo warshadii Caafi, ciidamadaasi oo wata taankiyo ayaa waxa jareen wadada isku xirta Towfiiq iyo Suuqa Bakaaraha, mana jiro wax gaadiid Bl ah oo wadadaasi ka shaqeynaya. Dagaaladaan oo ilaa iyo wali soconaya ayaan la ogeyn qasaarahooda, iyadoo laga cabsi qabo in ay wada saameeyaan caasimadda Somalia. Hub wali aan horey loo maqlin ayaa saakay la isku adeegsanayaa dagaalada ka soconaya caasimadda Somalia, iyadoo dadkii ka barakacay Muqdisho ee ku soo laabtay ay saakay xir xiranayaan alaabahoodii. Dagaalkaan bilowday saakay ayaa jabiyay xabad joojintii horey uga jirtey caasimadda oo ay gaareen odayaasha Beelaha ****** iyo Saraakiisha ciidamada Ethiopia.
-
Waryaa stop talking about the woman ,,,, you so angry coz they refused you to go to her conference ,,,,,,,, so, back off sxb ,,,,,,,,,,
-
something wrong with him actually ,,,,, i didn't understand him that well but may be hi liked to write something about clans and that is it ,,,,
-
It is better Action with talk ,,,, but i don't like talk without action now call the sheekha and tell him to come to the field and spend some time with his team aka maxkamadaha
-
I don't think we can do that ,,,,,, beri hore baynu dadka la mid ahaan lahayn
-
Smiling face ,,,,,,,,,,,,,,,, i can see you are happy today Good morning everybody ????
-
What a horror ,,,,,,,,,,,,,,,,, damn it look at the beautiful innocent face and how he changed her whole life ,,,,,,,,, he should be fried in an oven qadhmuunka
-
Ilaahayoow yaan nala dubannin ,,,,,,,,, taasaaba ugu darane ,,,,,,,,,, hahahahaha
-
then why you thinking everythig is qabiil based ??? of course there are some but not eveything ,,,,,
-
corruption is everywhere sxb ,,,,, waa la kala qarsan ogyahay uun
-
Ok then ,,,,,,,,, you can sleep with your qabiil mentality sxb ,,,,,, i aint into that mood Are you a clan based person ???
-
don't drag me into clanism niyow ,,,,,,,, is the ICU, Muqaawamah, etc a qabiil based ???
-
No ,,,,,,,,, kismaayonews and qaadisiya are one side and they'll claim everything that happens to their opponents even the earthquick just some other sources coz downing a helicopter aint something media can ignore ,,,
-
Boosaaso(AllPuntland)- Wareegto kasoo baxday xafiiska wasiirka arimaha gudaha iyo amniga Puntland Axmed Cabdi Xaabsade ayaa shaqadii looga joojiyay taliyaha ciidamada booliska Puntland Col: Siciid Xaaji Siciid. Warqadda kasoo baxday xafiiska wasiirka arimaha gudaha iyo amniga Puntland ayaa waxay kusocotay madaxwaynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa oo iminka safar dibadda uga maqan. Wuxuu amray wasiirka arimaha gudaha in shaqada uusan sii wadi karin taliyaha ciidamada booliska Puntland Col: Siciid Xaaji Siciid. Digreetada waxaa ku xusnaa in nin lagu magacaabo Maxamed Cali Xaashi oo loo haystay inuu kasoo horjeeday jiritaanka Puntland , sameeyayna falal dhan ka ah Puntland iyo federaalka isla markaana ka tirsanaa ururka Al Itixaad uu sii daayay taliyuhu ayadoon wax maxkamad ah lasaarin. Taliyaha ciidamada booliska wali si rasmi ah ugama jawaabin eedaymaha loo soo jeediyay ee shaqada looga joojiyay. Wasiirka arimaha gudaha ayaa dhawaan shaaca ka qaaday inay jiraan khaladaad xagga ciidamada ah , isla markaana ay wasaaraddiisu gudo galayso sidii ay u sixi lahayd. Dhawaanna wuxuu wasiirka arimaha gudaha Puntland ku eedeeyay dhacdo ka dhacday xabsiga Garoowe oo maxaabiis lagala baxay ciidamada booliska qaarkood.
-
hahahahaha ,,,, was just joking niyow ,,,,, aduunka sow wax waliba kama dhacaan dee
-
Boosaaso 28, March.07 ( Sh.M.Network) Taliyaha ciidamada booliska Puntland Saciid Cali Xaashi ayaa xilka qaadis lagu sameeyay ka dib markii lagu eedeeyay in uu ku dhaqaaay xil gudasho la'aan. Wareegto ka soo baxday xafiiska amniga iyo arimaha gudaha ee MG Puntland ayaa xilkii looga qaaday taliyaha ciidamada Saciid Cali, waxaana lagu eedeeyay in uu xabsiga ka sii daayay Max'ed Cali xaashi oo ku eedeysnaa falal ka dhan ah Puntland iyo dowladda, isla markaana uu xubin ka ahaa ururka Al-itixaad, iyadoo aan la horkeenin maxkamad. Sidoo kale waxaa taliyahaan lagu eedeeyay in uu dagaalo so keeye galiyay dhalin yaro ka soo jeeda Puntland. Xilka laga qaaday taliyaha ayaa sida ku xusan wareegtada waxaa sii heyn doona K/xigeenka koowaad ee ciidamada Booliska G/sare C/caasi Siciid Max'uud Gacameey. Wareegtadaan waxa ay ku soo beegmatay xilli Madaxweynaha Puntland uu ku maqan yahay safar dibadda ah, laakiin waxaa la sheegay in lagu war galiyay wareegtadaan.
-
Popular Contributors