Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
who knows who ??? ,,,,,,,the TFG been in name only since it was appointed, a lil progress was expected but broke by the Ethios ,,,, The TFG needs a SIYAASI but not a MILITARY COMMANDER .............
-
Maxkamadaha oo la wareegay xerada CeelCirfiid iyo meelo kale
Jacaylbaro replied to ansaar17's topic in Politics
Maxkamado, qabiil ,,, horta dadkani waa dhinacee ??? -
Well, the article said it is partucular to Hargeisa so we take it as it is untill other one reports from elsewhere ,,,,,,, we can say everybody is just great ,,, that is impossible but generally speaking i think Hargeisa girls need some help
-
Suufiyadii miyay soo noqotay ,,,,, ???
-
odaygii wuu gaboobay oo wuu isku dhex yaacay
-
someone should propose them the clip ,,,,,,,,
-
hahahaha ,,,,, this is the best place to practice your somali chick, ,,,, don't be shy, just write what you can write ,,,,
-
There are some facts in the list ,,,,,,, you shouldn't forget that one
-
haye ,,,,, horta hargeisa isa soo dhex taag then talk about menu and stuff like that ,,,,,,, before that you are considred as an alien and/or non-existing creature
-
Buuxo, i didn't write the article ,,,,, look at the source and they talking about Hargeisa but i guess it is all somalis in general ,,,,,,, looooool@hunguri ,,,,,,, ninba inuu cuno ayuu ciidamiyaa sow maaha >>
-
loooooooool ,,,,,,,,,, i think he is just predicting and he can be right or wrong
-
anti-government centres hit..Horn Afrik + Culusow who's next?
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Waan Ilaahay ka yaaba oo is daaya ,,, oo ha is dilina ,,, oo dadka ha barakicinina ,,, oo heshiiya ,,, ,oo dhiigga joojiya ,,,,,,,,,,,, -
loooooooooool ,, la iskuma jiree juugaraanu nahay
-
looooooooooooooooooooooooooool ,,,,, u most welcome
-
waiting ,,,,,,,,,,,,,,,,
-
so, what u gonna do ???? Fuley waaxid ,,,
-
Hablaha Hargeysa oo aad loo amaanay iyo ragga oo noqday kuwo loo raadinayo sida cirbad bacaad ku dhacday Magaalada hargeysa ee Xarunta jamhuuriyada Somali-land oo mudooyinkan ay ku sugnaayeen Saxafiyiin ka tirsan shabakada wararka Qalbifuran ayaa waxa ay xog dheeraad ah ka soo ururiyeen xaalada iyo habdhaqanka qoyska gaar ahaan raga iyo dumar sida ay u kala duwan yihiin. Hargeysa ayaa waxaa dareemeysaa in ay tahay magaalo dadku ay ku badan yihiin hadana aysan jirin wax nuxur leh oo la taaban karo oo ku aadan xaga dhismaha qoyska, ka dib markii ay yaraadeen raga iyo dumarka haasaawa wadaaga ah sababo lala xiririyey dhowr arimood oo kala duwan. Tan koowaad ayaa waxa ay tahay qeyb weyn oo ka mid ah raga oo maskaxdoodii is daba martay (Waashay), kuwa har iyo habeen qiyilaad u fadhiya iyo kuwo waqtigu ka hiiliyey oo aan wax camal ah heyn, halka ay jiraan tiro kale oo rag ah oo shaqeysta mashquulkuna uu ku badan yahay hase yeeshee ragaasi shaqeysta ayaa la sheegaa in ay qaarkood leeyihiin xaasas badan ama ay qabaan mid maseyrku ku badan yahay. Xiliyada galabtii ah ayaa waxaa ku arkeysaa wadooyinka waaweyn ee Magaalada Hargeysa gawaari aad u fara badan oo ay wataan hablo, iyada oo in badana aad ku arkeyso xaafadaha iyo wadooyinka, waxaana hablahaasi ay yihiin kuwo ku mashquulsan horumarinta noloshooda, gaar ahaan dhinaca waxbarashada, halka ay jiraan hablo iyagu raadinayo rag wanaagsan oo ay ku aamini karaan noloshooda. Gabdhaha reer hargeysa ayaan ku arkay ixtiraam, soo dhaweyn iyo qiimeyn gaar ah oo ay u hayaan Bulshada kaga timaada dibadaha iyo kuwa ay la nool yihiin, waxaa si gaar ah xusid u mudan sida ay u soo dhaweeyeen kuwa reer koofureedka ah, iyada oo aad dareemeysid naxariista qoys sal adag oo aad markaasi ku hamido ka dib hadalada dabacsan ee aad kala kulmi karto hablaha qaar. Hadaba sidaa ay tahay guursiga hablaha reer hargeysa ayaa ah mid adag marka loo eego dhinaca koofurto, waa hablo inta badan leh dhaqankii hore ee doonista gabadha, waxaana arkeysaa aroosyada qaarkood in ay ku baxaan aduun aad u fara badan, waxaana qaar ka mid ah qorayaasha shabakadan qalbifuran ay is weydiiyeen hadii ragii qaar waasheen, kuwo baaga muundo ah, iyo kuwo kale oo mashquul ah sida ay ku timid in ay isu xakameeyaan hablahan, iyada oo qaar ka mid ah saxafiyiintana ay ******** in waqti badan ay hablaha galiyaan baadi goobka raga wanaagsan oo loo doon doono sida cirbad Bacaad weyn ku dhacday. Source
-
loooooooooooooooooooool@questionaire Walee this thread scared me a bit niyow ,,,,,, you are right, we should check the ex's profile horta
-
Meesha waxa la yidhi waa afsoomaali keliya ,,, markaa luqadaa kele naga daa sxb daalibaanow
-
Le't see what will happen in the course of the day
-
hahahaha ,,,, can anyone tell me what is this all about ???
-
looooooooooool@dedicated shukaansi ,,,,,, Then you'll be the boss and i'll be the khaayin ?? ,,, NO WAY MAN ,,, who is the atarishada markaas ???
-
looooooooooool .... inanta ii dhaaf niyow fursad iyo caliyo layne
-
Married u said ??? ,,,,,,, how come niyow ??? yaa kugu yidhi waan raadinayaa ,,,,, the question was if it is there or not ,,,,, i think inaad adigu kululaatay
-
NAIROBI, April 1 (Reuters) - A Ugandan soldier was killed by artillery in Mogadishu in the first death reported by African peacekeepers in the Somali capital, a spokesman said on Sunday. The coastal city is suffering its worst fighting for years as government troops backed by Ethiopian tanks and helicopter gunships seek to crush Islamist rebels and clan militia. A fourth day of battles began on Sunday. "Our troops were guarding the presidential compound on Saturday when it was struck by mortars. One of our soldiers was killed," Uganda's military spokesman Major Felix Kulayigye told Reuters by telephone from Kampala. About 1,200 Ugandan troops formed the vanguard of a proposed 8,000-strong African Union force aimed at helping the government assert authority in the Horn of Africa country. Previously, Uganda said only two of its soldiers had been lightly wounded in an insurgent ambush. Somalia descended into chaos after dictator Mohamed Siad Barre was overthrown in 1991.
-
Popular Contributors