Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Waar heeedhaha qashqashaad miidhan baabad tihiin ,,,, go get your own threads and let us finish what we started here CC, When I look into your eyes, it's like falling in love all over again.
  2. that was funny and hones believe me (I mean the Dream) WOOOOOOOOOW ,,,,,,,, Thanks for that one too ,,
  3. Sxb, no one is denaying that somalis are in a deep shyyyt but it is all what they did to themselves ,,,,,,,,,, I agree with you it is gonna be uglier soon but depends on you and other somalis how they react to the situation like this ,,,,,, Somalis will never be they way they should be unless they stop eating each other and dancing for external bodies like Ethiopia and Eriteria ,,,,,,,,,,,,,
  4. loooooooooooooooooooooooool@CC ,,,,,,,,,,,, YES ,, THAT IS FOR YOU OF COURSE ,,,,,,,, AND THIS: One look One smile One touch One embrace One kiss One love Two people Two minds Two souls Two destinies One road One journey One ending Together.
  5. maaha inaynu guurkeena ka dhigno sida ka reer galbeedka ,,,, waa inaynu ku salaynaa diinteena kana dheeraanaa inta xun ee dhaqankeena ku jirta. Gabadhu maaha jaariyad uu ninku soo kiraystay ,,, ninkuna maaha mid loogu yeedhay inuu iyada la shaqeeyo keliya ,,,, dabcan waa in la is caawiyo ,,,,,,,,, nolosha guurku waxay ku dhisan tahay: Jacayl Ixtiraam Kala dambayn Is qaddarin Is kaashi Midnimo Isku kalsooni Intaa hadii meesha laga waayo ,,, kaasi guur maaha ee waa ama Ilaahay ku bad ama kaa dhimaye ka dhaqaaji ,,,,,,,,
  6. It’s crazy how bewitching it is tonight Everything’s frosted and still The whole world is holding its breath As we crunch through the softness Hand in hand. The purple-grey sky is a blanket and the world sleeps underneath with sugar-plum branches and sugar-snow icing that frosts everything magical. The powdered ice-sugar sifts down catching my eyelashes as I look up the air turns your breath to frost as you lean in and your hand is warm in mine. It’s crazy how bewitching you are tonight As we lay here so close and so still I feel your touch and I’m holding my breath As we look to the future Hand in hand. Tangled here in this blanket wrapped tight in your arms underneath. The touch of your skin the scent of your breath suddenly everything’s magical. Your soft lips graze mine catching my eyelashes as I look down the night dances with our breath as we lean in and your heart is warm next to mine.
  7. We do care about xamar but it is xamar that don't care about us sxb ,,,,,,,,, anyone who feel strong in xamar is immdiately threatening SL unlike somaliland that is always calling cease fire and to stop fighting ,,,,,,,,, I think it is time to negotiate nimanyahow ,,,, let's make an end to what is happening in xamar and recognize somaliland ,,,,, very simple innit ???
  8. I thought you have stronger arguments but sorry sxb ,,,,,,,, i must have overestimated you now tell me where they teach Amharic in Hargeisa ???? or admit it is something you heard in the mafrishka qaadka
  9. Sorry for my bad engrish dee I thought he is talking about fever, cold, flue and stuff like that ,,,,,,,, damn it Now i know, sanboor is not an easy xanuun dee ,,,,,
  10. by the way, are you here to tease Sheherazade ???
  11. Don't get nuts sxb ,, that is your problem when you lebel the whole world as Xabashis and meles beggers ,,,, that is why you are suffering and that is why you lost yesterday ,,, you should learn from the past and from your experience. Teaching Amharic language in Hargeisa is something you should proof it ,,,,, but again what is wrong with learning Amharic ?? isn't it one of the languages ppl can learn ?? why is it different from Sawahili, English and French ??? Sxb you need to face the reality not to dream and accuse the whole human being ....... At least let someone rule you if you can't rule yourself ,,,,,,,,,,,,,, that is another fact you need to learn
  12. Hayfaver is the SANBOOR ???????? then i must be talking about something elese ,,,,
  13. I can't say it now for security reasons but i'm sure you are far far away from that beach ,,,,,,, anybeach will do the work though
  14. Love is like a mustard seed; planted by God and watered by me and CC
  15. it is true sxb ,,,,,,, and that is what i do ,,, anti-alergic is good for the diif and stuff ,,, try one like Priton and u'll be fine for hours. I remember i was in hayfever and travelling hours with a car ,,, just using those tricks but didn't use the Xabat Sawda and Malab ,,,, i then went to the beach and swimming while my noise was running like a river waar looma joojiyo sxb ,,,,,,,,,,,,,, hawshaadaa la wataa isagaa iska tegeya waxaasi
  16. When going to Addis has become a crime bal ??? what is wrong with going to Addis, don't u know AU's headquarters is in Addis ??? Then you shouldn't forget they are going to Uganda and Kenya as well ,,,,,, now tell me zenawi is there ,,,,,,,,,, I can't talk about Cade Muse coz that is for him and the thread is not for that ,,,,,,,
  17. A lot of water as much as you can drink orange/lemon juice A lot of food (stomach must be full all the time) Exercise and going out (never stay on bed otherwise you'll be weaker) Take strong pain killers and anti-alergic tablets Xabtu Sawda is good but slowly, try Honey as well
  18. WEFTI CULUS OO KA KOOBAN SADEXDA XISBI QARAN IYO WAKIILADA OO MAANTA KA DHOOFAY HARGAYSA. Wafti balaadhan oo hogaaminayo Gudoomiyaha golaha wakiilada ee somaliland Md C/raxmaan Ciro oo ay weheliyaan g/xigeenka wakiilada Xoghayaha xisbig Udub,gudoomiyaha xisbiga Ucid,g/xigeenka labad ee xisbiga kulmiye iyo Gudoomiyayaasha gudi hoosaadka wakiilada ayaa maanta ka dhoofay madaarka caalamiga ee Hargaysa iyagoo u sii jeeda dalalka Itoobiya iyo Kiniya. Md.Ciro ayaa saxaafada u sheegay ina martiqaad rasmiya ka heleen wadamadaasi,islamarkaana mudada ay joogaan dalka itoobiya la kulmi doonaan raysalwaasaraha,madaxweynaha,iyo wasiirka arimaha dibada ee dalkaasi,kana wada hadli doono arimo dhinacyo badan leh. waxa uu intaas ku daray in wadanka keenayana aanu kala kulmi doono madax badan oo wadankaasi ah iyo golaha wakilada ee dalkaasi. waa markii u horeeysay ee wafti isugu jira xisbiyada qaranka iyo wakiiladu ay sida wada jira isu raacaan iyagoo ujeedadoodu salka ku hayso sidii ay qadiyada somaliland uga dhaadhicin lahaayeen wadamadaas. safarkan ayaa la rajaynayaa inuu noqdo mid soo guulaystaa maadaama ay tahay markii u horaysay ee wefti caynkaas ahi dalka ka dhoofo.
  19. Xafladdii abaalmarinta buugga sannadka 2006 Shalay oo ay bishu ahayd 31/03/2007 maalin sabti ah, ayuu ka dhacay kulan aad loo soo agaasimay magaalo-madaxda dalka Swidhen. Xafladdaas oo loogu talo galay in lagu bixiyo abaalmarinta buugga sannadkii 2006. Abaalmarintaas waxa bixinayey Ururka Qoraaga Somaliland. Ururkaas oo ay ku bahoobeen xubno qorayaal ah, ehelna u ah qalinka iyo qoraalka. Xubnahaas oo kala jooga dacallada adduunka, balse fadhiga ururku waa dalka Swidhen. Kulankaas oo lagu soo martiqaaday xubno ka mid ah ururada Somaliland, gaar ahaan kuwa ka hawlgala magaalada Stockholm iyo Ururka dhaqanka iyo qoraaga soomaaliyeed. Waxa kaloo kulankaas ka soo qaybgalay qorayaal iyo aqoonyahanno si gaar ah u xiiseynayey buugga sannadka 2006. Buugga sannadka 2006 waxay ururku u aqoonsadeen buugga la magacbaxay ”Diiwaanka Maansada Timacadde” buuggaas oo uu qoray Boobe Yuusuf Ducaale. Ururku wuxuu u saaray qiimaynta buugga guddi ka koobnayd lix xubnood oo kala jooga Ingiriiska, Talyaaniga iyo Swidhen. Guddigu waxay xooga saartay sidii ay u heli lahayd buugaagtii soo baxday sannadkii 2006 ee qornaa afka soomaaliga. Muddo ka dib guddigu waxay go’aansatay buugga sannadka 2006 inuu yahay buugga ”Diiwaanka Maansada Timacadde”. Abaalmarin-sannadeedka wuxuu Ururku go’aansaday inuu sameeyo sannad kasta, soona xulo buugga uu ururku u garto buugga sannadka. Hawshaas abaal marintu waxay daba joogtaa tallaabooyin dhiirri gelin ah oo uu ururku go’aansaday in uu ku dhiirri geliyo bahda qoraalka. Gaar ahaan qorayaasha soo saara buugaagta ku qoran farsoomaaliga. Intaa dabadeed haddii aynu ku soo noqonno xafladdii guddoonsiinta ee buugga sannadka 2006 iyo Stockholm. Maadaama oo uu qoraagu deggen yahay magaalada Hargeysa, wuxuu soo wakiishay laba xubnood oo reer Stockholm ah. Labada xubnood ee uu u soo wakiishay inay u guddoomaan billadda abaalmarinta wuxuu qoraagu yidhi. ”Waxaan soo wakiishay Cabdilaahi Fidaar oo ahaa macallinkaygii iyo Cabdillaahi Faarax oo aanu isku arday ahayn.” Goor ku beegan 19:30 (todobadii iyo badhkii fiidnimo) markii la tukadey salaaddii maqrib ka dib ayuu Maxamed Xirsi Guuleed oo ahaa xidhidhiyaha barnaamijka isla markaana xubin ka ah guddiga UQS uu furay xafladdii. Dhawr erey oo isugu jiray mahadnaq iyo soo dhoweyn iyo warbixin kooban oo ku saabsanayd UQS ka dib wuxuu ku soo dhoweeyey Sayid Maxamed Yuusuf oo ah guddoomiye xigeenka UQS. Sayid wuxuu ka warramay taariikh nololeedkii Ilaahay haw naxariistee Cabdillaahi Suldaan Timacadde. Waxa kale oo uu soo qaatay dhawr gabay oo uu kasoo xushay buugga maansada Timacadde. Maansooyinkaa waxa ka mid ahaa Dix-dhagaxeed, Buul-duqeed iyo Geesiga madaw. Waxa kale oo uu intaa ku daray taariikhda qoraaga oo kooban. Ugu danbayna Sayid wuxuu ku soo gebagabeeyey maanso kooban oo uu isagu curiyey horraantii 2006 lana magacbaxday ”Suldaankii Qarniga” oo ku saabsan Timacadde. Intaa kadib Maxamed Xirsi wuxuu ku soo dhoweeyey Guddoomiyaha UQS oo halkaa ka soo jeediyey mahadnaq uu u soo jeediyey xubnihii sharafta lahaa ee kasoo qaybgalay kulankaas. Mahadnaqaa ka dib wuxuu guddoomiyuhu kor u qaaday billadii loogu talogalay buugga sannadka 2006. Wuxuuna ka codsaday Cabdilahi Fidaar iyo Cabdilaahi Faarax inay ka guddoomaan billaddaas oo ay u guddoomaan qoraaga caanka ah Boobe Yuusuf Ducaale oo soo wakiishay iyaga. Kaddib waxa dhacay sacab mug weyn. Eray isugu jiray mahadcelin iyo dhiirri gelinba ayuu Cabdilaahi Faarax goobtaa ka soo jeediyey. Kulankaas waxa joogay Cabdikariim Dalmar oo ah saxafi caan ah, kana socday Tv-Somaliland oo todobaadkiiba maalinta sabtida ka soo baxa magaalada Stockholm. Dhanka Internet-kana laga wada daawado caalamka oo dhan. Waxa xiise lahayd in kulankii oo socda uu qoraaga buuggu Boobe Yuusuf Ducaale telefoon ka soodiray Hargeysa. Iyadoo ay wada maqlayaan xubnihii soo sharfay kulankaas ayuu u mahadceliyey Ururka Qoraaga Somaliland iyo dhammaan xubnihii ka soo qayb galay kulankaas. Tv-Somaliland ayaa fursad u helay ay ku weydiiyeen su’aalo. Markii qaybtaa hore dhammaatay ayaa la qaatay waxoogaa nasasho ah oo lagu nastay cabbitaan iyo afqabsiba. Markii la isu soo noqday waxa la bilaabay waxoogaa dood-wadaag ah oo uu daadihinayey Maxamed Xirsi. Dooddaas oo uu Maxamed soo dhexdhigay kulanka waxay ahayd. Sideebaa loo dhiirrigelin karaa qorayaasha afka soomaaliga wax ku qora, dhinac dhaqaale iyo dhinac taloba?. Dooddaas oo si fiican u dhacday qoraalkan kuma soo koobi karo, balse aan ka soo qaato dhawr xubnood iyo dooddoodii. Ugu horrayn Axmed Cawaale oo ka mid ah odayaasha muddada dheer deggenaa magaalada Stockholm ayaa aad uga hadlay sida aanay soomaalidu u ahayn bulsho wax akhrida. Isagoo taa sii iftiiminaya ayuu yidhi: “Kabadhada innoo yaala qolka fadhiga waxa ka buuxa koobab iyo bakeeriyo qurux badan, taa aynu ku beddelo in aynu kabadhada ka buuxinno buugaag faa’iido leh”. Cumar Bile oo isaguna ka hadlayey ayaa yidhi: “Saxaafadda iyo qorayaashu waa inay isku xidhnaadaan si loo kobciyo bulshada”. Cabdilaahi Faarax oo isna ka hadlay qodobkaas ayaa ku dheeraaday dhiirri gelin xooggan oo uu siiyey dhammaan inta wax qorta. Wuxuuna tusaale uga dhigay xilligii waxbarashadu bilawga ahayd Somaliland ee Maxamud Axmed Cali iyo raggii kale ay ku baaqayeen waxbarashada looma dhega nuglayn. Sidaasoo kale ayuu Cabdillaahi ku nuuxnuuxsaday ha niyad jebina oo haddii buugga la idinka iibsan waayo u dulqaata xilligeedaa imandoonta’e. Maxamed Case ayaa isaguna qodobkaa ka hadlay. Wuxuuna ku dhiirrigeliyey ciddii wax qoraysaa inay aqoonteedana la timaado. Wax hufanna la qoro, islamarkaa laga fogaado ka hadalka deegaan kooban. Maxamed oo arrinkaa faahfaahinaya ayaa yidhi: ”Buug baad akhriyaysaa afsoomaali ku qoran, markiiba qofka qoray qoladiisa waad malayn karaysaa, dee! Taasi maaha wax habboon”. Ugu danbayn anigoo soo koob-koobay waxaan ku soo afmeerayaa, codkii xiisaha lahaa ee uu Yusuf Xasan kaga dhawaajiyey goobtaas oo ahaa luuqdii Ilaahay haw naxariisto’e Cabdilaahi Suldaan. Yuusuf wuxuu si yaab leh u keenay luuqdii Timacadde waxaana Yuusuf u dhacay sacab aad mug weyn. Isku soo wada duuboo kulankaasi wuxuu ku bilaabmay jawi aad u heersarreeyey, wuxuuna ku dhammaaday jawi aad u quruxbadan. Wuxuuna ururku u mahadcelinayaa dhammaan intii kasoo qayb gashay kulankaas taariikhiga ahaa ee ka dhacay xaafadda Rinkeby ee caasimadda carriga Swidhen. Ururka Qoraaga SomalilandDiyaariye: Sayid-Axmedwww.qoraaga.com This entry was posted on Sunday, April 1st, 2007 at 6:27 pm and is filed under Warbixino kale. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0 feed. You can leave a response, or trackback from your own site. 4 Responses to “Xafladdii abaalmarinta buugga sannadka 2006” Mohamed-Rambo Says: April 2nd, 2007 at 10:41 pm Waa Weriye Rambo oo idin leh hambalyo halkaasna kaga wada dedaalka webkana waan geliyay jariirada geeska afrikana caawa ayuu ku soo baxayaa warkii biladda iyo buugga sannadku. Sayidoow saaxiib waa ku kaas, raali ahaada ragga sayid ayaan ka garanayaa oo aan si gaar ah u salaamayaa iyo Xasan Cabdi Madar oo Hargeysa ila degen. Nabadeey Rooble Says: April 3rd, 2007 at 6:30 am Waa tallaabo aad u wanaagsan kuna dhiiri gelineysa dad badan inay u soo jeestaan qoraalka oo ay dabacaan buugaag cusub. Waxa weliba fiicnaan lahayd inay jirto price la bixiyo oo la siiyo qoraaga buugga la doortay si ay dhiiri gelin dheeraad ah ugu noqoto dadka iyagu imika jaranjarrada soo fuulaya. maxamud jaamac Says: April 3rd, 2007 at 11:03 am s/w aduunyada rag baa ku nool,,,,,, markasta oo an quusto hadana meel uun baa wax ka bidhaamaan,,,, waa arin guul leh oo lagu dhiiran karo in badan oo meel ay wax ku soo bandhigan waayay u noqondoonta barxad uu isu soo qadimo soona bandhigo waxa laabtiisa ka guuxaya ee ku aasan.intaa ka dib waxan idiin soo jeedin laha laba arimood. 1.madaama ad ku dhiirateen arintan ugubka ah waa in aad isku daydaan in aad wadanka gudihiisa ku qabatan xaflado noocan oo kala ah. 2.in aad samaysan abaalmarino iyaguna ku saabsan maqaalada wax tarka leh iyo sheekooyinka yar yar ee kooban noocay doonanba ha noqdaane iyagana la dhiiri galiyo. Yaasiin Jaamac Nuux (Suldaan) Says: April 3rd, 2007 at 11:29 am Bogaadin: Abaalmarinta Buugga Timacadde – Aftahan.org Ururka dhaqanka, afka iyo suugaanta ee Aftahan waxa uu hanbalyo iyo bogaadin u dirayaa qoraaga sare ee Boobe Yuusuf Ducaale, oo ku guulaystey Abaalmarinta Buugga Sannadka 2006, abaalmarintaas oo uu bixiyo Ururka Qoraaga Somaliland. Boobe Yuusuf Ducaale wuxuu qorayey ama ururinayey Diiwaanka Cabdilaahi Suldaan Timacadde in ku siman dhowr iyo soddon sano, taas oo maanta u horseedday inuu helo aqoonsi heersare ah. Boobe mujaahidnimadiisa daleed, wuxuu ku darsaday tiisa aqooneed ee uu inagaga werwer-tirey dayacii ka muuqan lahaa murtida iyo mahadhada suugaanta iyo taariikhda Timacadde, taas oo uu ku weeleeyey diiwaankan xambaarsan in ka badan 126 maanso. Abaalmarintu waa aqoonsi isugu jira dedaalka qoraaga iyo miidda murtida uu xambaarsan yahay buuggu. Buuggu waxa uu ka hadlayaa cod-karnimadii, qayuurinnimadii, haybaddii, waddannimadii, daacadnimadii, infog-aragnimadii, indheergaradnimadii, soomaalinnimadii iyo sifooyinkii wan-wanaagsanaa ee qofnimo iyo hal-abuurnimo ee Abwaan Cabdillaahi Suldaan Maxamed “Timacadde” lahaa oo qoraaga sare Ibraahim-Hawd ku sifeeyey “Soomaaligii dhabta ahaa” annaguna aannu ku tilmaannay “Calankii Waddaniga”. Waa taa arrinta uu kaga mutaystay kaalinta kowaad buugta faraha badan ee sannadka 2006-da soo baxday, una yeeshay qiimaynta gaarka ah. Haddii aannu nahay bahda Aftahan ee dhaqanka, afka iyo suugaanta, waxa aannu hanbalyo iyo bogaadin u direynaa saaxiibkayo Boobe. Diiwaankaasna waxa aannu gardaadin u samaynay sannadkii 2006. Waxa kale oo aannu u mahadcelinaynaa Ururka Qoraaga Somaliland ee Diiwaankan u aqoonsaday kaalinta kowaad, abaalmarintana guddoonsiiyey.
  20. We Must Not Let Another Genocide Happen In The Somali Peninsula I Mead — Ottawa, Canada — 3 April, 2007 -------------------------------------------------------------------------------- It was we (Somalilanders) yesterday! It is they (the ****** community) today! It happened before! It is happening now! It could be (another) you tomorrow! We must not let another genocide happen again in the Somali peninsula! The international community as well as all Somalis everywhere, must stop the crazy calnish evildoer, who happened to be recognized as president, wrongly so! Mr. Zenawi of Ethiopia turned the clock of enmity between Somalis and Ethiopians back to years and years! That is also an unfortunate act and sole responsibility of Mr. Zenawi and no one else! It happened before that jet fighters took off from a national capital (Hargeisa) and bombed back the dwellers of that very city! Now the same thing is happening to the people of Mogadisho! It happened before that a so-called Somali leadership- Afwaini and clan, hired South African mercenaries (during apartheid) to do the bombardment for them, in Somaliland (formerly Northern Somali Republic)! It is happening now in Mogadisho where by another so-called Somali leader made a deal with foreign entity to do the killing of the ****** community there! It happened before that obliteration of the Somalilanders was a policy of a so- called Somali leadership in Mogadisho, the policy of "displacement and replacement"! It is happening now in Mogadisho with the ****** community. To displace them so that others will replace them! History is repeating itself we better learn from history. It is apparent we did not! Tell what is right, tell what is wrong, and tell like it is! Profile in courage is needed at times like this and we have to show it this time. Truth be told and the communities with conscience must say the truth and tell it like it is. What is happening to '******** clan' is reminiscent to what happened to the Somalilanders during Siyad Barre! [Culprits are the same people, same intentions but with different victims at different times in different places!] Similar things are happening there in Mogadisho. Our conscience cannot be indifferent any more. Theirs (******'s) was in deep sleep in our time, but that does not mean we have to do as they did!! they did wrong, however we must not do the same. It was we yesterday- it is they to day! I commend the line the KULMIYE party of Somaliland took through it's chairman The policy Abdillahi Yussuf is engaged is echoing to the one his cousin Mr. Barre did which was: a) Obliterate the targeted community, then displace them as to replace them with their community, with their agenda! -"Displace to replace" a genocide in another face! It has to stop now and not later. As of now we are expressing our conscience and NOT making deals but the later must flow the former in due course. And the end belongs to the righteous. What is happening to the people in Mogadisho is an obliteration by a foreign entity under the disguise of a mindless, moral less ex-warlord made president by still another foreign government whom it is claimed that he authorized the Ethiopians to kill the ****** community. This has to stop by all means necessary by the so-called international community, but above all by the Somali people everywhere. It is a humanitarian cause and thus humanity must stand up against these inhumane actions of killings by a revenging mad man and a foreign entity, now and not later. [ April 04, 2007, 02:43 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  21. i was almost cooked and eaten Ohhh boy oh boy ,,,,,,,,,,,,,
  22. looooooooooooool ....... i might try not to break one when i get home bal niyow ,,, this is increadable ,,,,,,,,,,,
  23. guurku dan maaha ee waa guur ,,, waa noloshaada oo aad la qaybsanayso qofkii aad is lahayd wuu ku haboon yahay ,,,,,,