Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Ok CL ,,,,,,,,,,, at least we share that one anything else ???? Good morning ,,,,,,,,,,,,,,,,
  2. Mogadishu 05, April.07 ( Sh.M.Network) Dowladda KMG ah ee Somalia ayaa sheegtay in dib loo dhigay shirkii dib u heshiisiinta ee lagu waday in bartamaha bishaan uu ka dhaco magaalada Muqdisho. Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Somalia, C/laahi Yuusuf Axmed ayaa go'aan ku gaaray dib u dhigista shirweynihii qaran ee kal hore uu ku dhawaaqay in lagu qaban doono magaalada Muqdisho 16 ka bishaan Aprill, arintaasina waxaa sabab looga dhigay xaaladaha amaan darri ee ka jira caasimadda. Diblumaadsi carbeed oo lagu kalsoon yahay ayaa wargeyska Asharqal Awsat u sheegay in wasiirka arimaha dibadda dowladda KMG ah ee Somalia Ismaciil Hurre Buubaa uu ku wargaliyay kooxda xiriirka caalamiga kulankii ay maalin ka hor ku yeesheen magaalada Qahira go'aanka Madaxweynaha dowladda KMG ah C/laahi Yuusuf uu ku gaaray dib u dhigista shirweynahaasi. Buubaa ayaa kooxdaasi u sheegay in marka hore ay tahay in la sugo amaanka caasimadda Somalia, si loo damaanad qaado amaanka ergada ka qeybqaadaneysa shirweynahaasi, isagoo intaasi ku daray in shirka la qaban doono bartamaha bisha May ee soo socota. Kooxda xiriirka caalamiga ah ayaa muujisay sida ay uga walaacsan yihiin dagaalada ka soo cusboonaaday caasimadda iyo dhibaatooyinka bani-aadnimo ee heeysta dadkii rayidka ahaa ee ku nool magaalada Muqdisho.
  3. Mogadishu 05, April.07 ( Sh.M.Network) Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Gen. Cadde Muuse Xirsi ayaa ugu baaqay beelaha ****** in ay sameystaan maamul la mid ah kuwa Puntland iyo Somaliland. Madaxweynaha Puntland oo xalay ka qeyb qaatay Barnaamijka diiradda Shabelle ayaa waxa uu sheegay in maamulada Puntland iyo Somaliland ay gaareen horumar la taaban karo taasoo uu ku macneeyay in ay tahay isku xirnaanta dadkooda iyo waliba iyagoo ka fikiray qaabkii ay u sameysan lahaayeen maamul mideysan, si loo heli nidaam iyo kala dambeyn kala hagta dadka. Siyaasiga C/laahi Sheekh Xasan oo Beelaha ****** ugu qeybsan dhanka Siyaasadda ayaa waxa uu sheegay in magaalada Muqdisho ay soo martay 6 bilood oo nabad ah taasina ay carqaladeeyeen dowladda KMG ah iyo ciidamada Ethiopia, sidaasi darteedna ay dhibaatada halkeedii ka sii bilaabatay. Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay howlo dhex dhexaadin ah oo uu sheegay in uu ka dhex bilaabayo dowladda KMG ah iyo beelaha ******, isagoo sheegay in dowladda KMG ah ay ku dhaqaaqday waxyaabo fara badan oo shacabka Muqdisho ay ka kaceen sida Cabshuuraha oo uu sheegay in ay tahay mid aan wanaagsaneyn.
  4. looooooooooooooool Waar niyow wuu igu dheeraadayba ,,,,,,,,, don't know xilli aan soo saari doono coz casharada aan ku qorayo baa aad ku farabadan una baahan faahfaahin dheeraad ah ,,,,,,,,,
  5. some ppl never learn dee ,,,,,,,
  6. Addis Ababa, Ethiopia, (Somaliland.org) – Weftiga Golaha Wakiillada iyo Axsaabta siyaasadda Somaliland ayaa shalay booqashadooda ay ku marayaan saddex dal oo Afrika ah ka bilaabay magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya. Waxana uu shalay weftigu kulan la yeeshay Madaxweynaha Itoobiya, Mr. Girma Woldegiorgis iyo masuuliyiin kale oo uu ka mid yahay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Itoobiya. Sida ay ku warrantay Wakaalladda Wararka ee dowladda Itoobiya (ENA) Madaxweynaha Itoobiya Atto Girma iyo weftiga Baarlamaanka Somaliland, waxay ka wadahadleen arrimo ku saabsan xidhiidhka Somaliland iyo Itoobiya iyo arrimo la xidhiidha socdaalka weftiga Somaliland ku marayaan saddex dal oo ka tirsan Gobolka Afrikada Bari oo qayb ka ah ololaha aqoonsi raadiska Somaliland. Madaxweynaha Itoobiya, Atto Girma oo ka hadlaya xidhiidhka labada dal ayaa sheegay in xidhiidhka saaxiibtinimo ee u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya uu sii xoojin doono iskaashi dhaqaale oo dhexmara labada dal. "Xidhiidhka quman ee ka dhexeeya labada dal wuxuu door muhiim ah ka ciyaaraa dedaalka wadajirka ah ee labada dal ugu jiraan la dagaalanka Fakhriga, " ayuu yidhi Madaxweyne Girma, markii uu shalay xafiiskiisa ku qaabiley weftiga Golaha Wakiillada Somaliland. Waxana uu intaas ku daray oo uu u rajeeyey xubnaha weftiga Baarlamaanka Somaliland inay deris ama casharro muhiim ah ka qaadan doonaan kulamada iyo wadahadalada ay la yeelan doonaan mudanayaasha Baarlamaanka Itoobiya. Dhinaca kalena, xubnaha Weftiga Baarlamaanka Somaliland ayaa ammaanay xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya, kaas oo ay sheegeen inuu fududeeyey inay si xor ah isugu gudbaan, isuna dhexmaraan dadyowga labada dal. Weftiga Baarlamaanka Somaliland, waxa kale oo ay kala hadleen Madaxweynaha Itoobiya arrinta Aqoonsiga Somaliland. Waxana uu sheegay weftigu Somaliland ay aad u jeclaan lahayd haddii Itoobiya ay sare u qaaddo meeqaamka xafiiska Ganacsi (Trade office) ee Itoobiya ku leedahay Somaliland, isla markaana gaadhsiiso Safaarad ama wakiil Diblomaasiyadeed oo buuxa. Wakaaladda Wararka Itoobiya waxay ka soo xigatey sarkaal Itoobiyaan ah oo ka qaybgalay kulankaas, in weftiga Baarlamaanka Somaliland ay uga sheegeen Madaxweynaha Itoobiya Atto Girma muddadii ay wadahadlayeen in xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland iyo xukuumaddu ay ka wadashaqaynayaan iyaga oo heshiis ah danta guud ee dalka. Weftiga Golaha Wakiillada Somaliland oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha, mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa ka mid ah Guddoomiyekuxigeenka 2aad ee Golaha, mudane Baashe Maxamed Faarax iyo 8da Guddoomiye ee Guddi-hoosaadyada golaha. Waxa kale oo weheliya Saddex xubnood oo ka kala socda Saddexda xisbi ee Qaranka, UCID, UDUB iyo KULMIYE. Waxana uu weftigu dalka ka ambabaxay Isniintii dorraad, isaga oo bilaabay socdaal laba toddobaad ah oo uu ku soo marayo dalalka Itoobiya, Yugaandha iyo Kenya. Waa markii u horreysey ee wefti noocan oo kale ah oo xisbiyada mucaaridka ahi ka mid yihiin ay u baxaan dibadda, iyaga oo ka qaybqaadanaya ololaha aqoonsi raadiska Somaliland. Itoobiya ayaa iyadu aad uga duwan nidaamka dimoqraadiyadeed ee Somaliland, halkaas oo xukuumadda iyo xisbiyada mucaaridka ahi ay isku yihiin Jiir iyo Bisad, gaar ahaan intii ka dambeysey doorashadii Baarlamaanka ee sannadkii hore kacdoonadu ka dhasheen. Weftigu waxa kale oo ay shalay la kulmeen Safiirka Ingiriiska u fadhiya Addis Ababa iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Itoobiya, iyada oo guddoomiyuhu xalayna casho sharaf u sameeyey weftiga, taas oo ay kala qaybgaleen guddoomiyayaasha Guddiyada Baarlamaanka. Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Itoobiya Ambassador Teshome Toga, ayaa sheegay in Itoobiya baahi weyn u qabto inay sii xoojiso xidhiidhka ay la leedahay Somaliland. Waxana uu muujiyey in Baarlamanka Itoobiya uu diyaar u yahay inuu baarlamaanka Somaliland la wadaago khibradda iyo aqoonta dhinaca dejinta shuruucda. "Labada dal waxay in badan ku naaloonayeen xidhiidh wanaagsan oo dhinacyada gaadiidka cirka, dhulka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo nabadgelyada ah, " ayuu yidhi Teshome. Waxana uu sheegay in booqashooyinka iyo khibrad isweydaarsigu uu markii hore ku koobnaa Waaxyaha Fulinta [Xukuumadaha] labada dal, isla markaana booqashada baarlamaanka Somaliland uu furayo iskaashi dhexmara labada baarlamaan. "Go'aankan Baarlamaanka Somaliland ku doonayo inuu sii xoojiyo xidhiidhka Itoobiya waa mid ka turjumaysa aaminsanaanta ah in Itoobiya tahay deriska ugu dhow ee Somaliland Bariga Afrika, " ayuu yidhi Ambassador Teshome. Weftiga Golaha Wakiillada Somaliland, waxay shalay soo booqdeen labada Muusiyam ee ugu waaweyn Itoobiya iyo goobo kale oo taariikhi ah.
  7. King, that is what i'm telling you not to allow somalia to have more genocides ,,,,,, ppl suffered enough so let's not let it happen. I would like you to give us the link of that Info Plzzzzzzzzzzz
  8. Stop qashqashaada waaryaa ,,,,,,,,,
  9. looooooooooooool Ilaahay ha inoo sahlo is all what i can say ,,,,,
  10. I'm really tired of reading 2 pages ,,,,,,,,,,,, who said CL can't have more than 6 kids ??? who said Ibti has kids for Hunguri ???? who said ,,,,,,,,,, and who ??????? I think it is time we all get married and compete how many children we have ,,,,, let's start now and evaluate after 5 years ,,,,, who has got more and who can produce lil ,,,,,
  11. If asked why I love her I would say It’s the sway in her hips, the thickness in her thighs. It’s the lust in her lips, the love in her eyes. It’s the softness of her skin, the silk in her hair. It’s the twist in her walk; it’s the sweetness in her talk. It’s the way she loves me that makes me love her each day. That is what I would say.
  12. loooooooooooooooooool ... walaahi looks like ,,,, all the Australians i met are crazy ,,, then i was watching an Australian movie last week and it was again CRAZYYYYYYY
  13. Waxyaalo badan baa ka maqan qoyska soomaalida oo u baahan in la bedelo waxna laga qabto ,, u malayn maayo in halkan lagu soo koobi karo laakiin qoyska soomaalida walee dhib badan baa haysata ,,,,,,,,,,,,,,
  14. Horta why ppl from Australia are always crazy ??
  15. You seriously need coffee today Ibti ,,,,,,,, Now, is there anyone who can help that guy ??? any SOL girl who finished her studies ???
  16. Cancer ?????? coz u lived there +20 years ??? that is new to me
  17. loooooooooooool@ibti ,,,,,,, i didn't mean coca cola factory produce kids ,,,,, why u can't get my words bal ?? I'm talking about the quantity in very little time ,,,,,, they produce a lot of kids just like coca cola factory does ,,,,,,,,
  18. I wonder his wife's looks ,,, she looks so young and strong having babies every year ,,,,,,,,, but i have another story to tell ,,, (later) we can use ONLY coz we still want more ,,,, they still want to continue producing kids like Coca Cola factory
  19. what is wrong with ONLY 10 KIDS ???? My uncle have 21 kids only ,,,,,,,, he is still young, well and kicking
  20. fuley waaxid ,,,,,,,,,,,,,,
  21. coz may be you are there ,,,,,
  22. morning CL ,,,,,,,,,,,,, looooooooool@wedding session ,,,,