Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
I'm not always off ,,,,,,, i work 5 days and have 2 days off i didn't have any holidays during 2006 ,,,,, that is not good
-
Mogadishu 05, April.07 ( Sh.M.Network) Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibada Norway Raymond Johansen, ayaa sheegay in dowada Norway ay ku boorinayso in ciidamada Ethiopia ay ka baxaan Somalia sida ugu dhaqsiyaha badan ee ugu suurtagalsan. Jonas Gahr Stoere oo ah wasiirka arrimaha dibada Norway ayaa sheegay in ciidamada shisheeye ee jooga Soomaaliya ay kaga sii darayaan uun xaalada dalkaasi uu ku sugan yahay. Wasiirka waxa uu hadalkan ku sheegay kulan uu shalay magaalada Qaahira ee dalka Masar kula yeeshay dhigiisa Masar Axmed Abul-Gheit. Waxa ay labada mas’uul isala soo qaadeen sidii xal loogu heli lahaa mushkilada ka oogan dalka Soomaaliya. Ma ahan markii ugu horeysay ee hadalkan uu ka soo yeero dowlada Norway iyadoo Horey wasiirka arrimaha dibada Norway jonas oo ka qeyb galay kulan kooxda xiriirka caalamiga ee Somalia shir ay ku yeesheen magaalada CAIRO sidan oo kale ku baaqay in ciidamada dowlada Ethiopia ka baxaan Somalia iyadoo xaalada haatan dalaka ka taagan Somalia ay ciidamadan kasii dhigi karaan mid cakiran oo sare u sii qaada dhibaatooyinka ka aloosan gayiga Somalia. Waana dowladii ugu horeysay ee wadamada yurub kamid ah oo ku tlisa in Somalia ay isaga baxaan ciidamada shisheeye.
-
Mogadishu 05, April.07 ( Sh.M.Network) Dowladda KMG ah ee Somalia ayaa waxa ay beenisay in dib u dhac uu ku yimid shirkii dib u heshiisiinta ee uu ku baaqay Madaxweyne C/laahi Yuusuf in 16 ka bishaan lagu qabto magaalada Muqdisho, iyadoo Wargeyska Asharqal Awsat oo soo xiganaya Mas'uul carbeed in dib loo dhigay shirka dib u heshiisiinta qaran ilaa bartamaha bisha May ee soo socota. Wasiirka dib u heshiisiinta iyo Jaaliyadaha Max'ed Cabdi Xayir Maareeye oo shabelle u waramay ayaa sheegay in aanu jirin wax dib u dhac ah oo ku yimid kulanka dib u heshiisiinta qaran ee bartamaha bishaan lagu qabanayo magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay in la diyaariyay dhaqaalihii lagu qaban lahaa kulankaasi, isagoo sheegay in xiriir uu la sameeyay wasiirka arimaha dibadda Ismaciil Hurre Buubaa oo uu sheegay in arintaasi ay tahay mid Wargeyska uu ka been abuurtay sida uu yiri. Maareeye waxa uu sheegay in haddii kulanka dib loo dhigayo ka hadalkiisa ay u taalo Madaxweynaha dowladda kMG ah, hasa ahaatee aaneey aheyn in Mas'uul kale arinkaasi laga soo xigto. Maareeye ayaa sheegay in loo baahan yahay in shacabka ay ka wada shaqeeyaan nabadda, isagoo sheegay in kulanka dib u heshiisiinta qaran ay ka soo qeybgali doonaan maamulada Puntland iyo Somaliland.
-
Sheikh Shariif, Shariif Xassan, Ceydiid Junior in Asmara, Eritrea
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in Politics
So there will be another war isn't it ???? -
it is the last day of the week today ,,,, will be off in 30 min IA ,,,,,,,, till Sunday
-
Somalilanders in diaspora mobilize help for Mogadishu genocide victims
Jacaylbaro replied to Xargaga's topic in Politics
Miskiinka waa la caawiyaa markuu itaalka daran yahay ,,,,,,,,,,,,,, reer muqdisho shalay bay ahayd markay somaliland u hanjabayeen ee ay lahaayeen waanu soo weeraraynaa ,,, laakiin toodaa ka horaysay oo iyagaa la weeraray maantana iyagaa jilicsan ,, markaa waa sadaqo after all ,,,,,,,, -
Diin ,,,,,,,,,,,,,,,, dhaqankana waxa la yidhaa curfi oo wixii fiican lagama tago sida diintu sheegtay ,,,,,,,
-
ciao CL ,,,,,,,,,,, i should take the chance and do a lot of things before you come back ,,,
-
where is Hunguri and C-Xalane ????
-
The thread has been officially hijacked by Ibtisam and CL ,,,,,,,,,,,,,
-
Cade Muuse oo ugu baaqay beelaha Muqdisho Inay samaystaan Maamul
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
I'm talking about the beelaha muqdisho ,,,,,, they need to have a common interest which can keep them stick together and create their own administration ,,,,,,,,,,,,,, without this and we expect another 200 warlords ,,,,,, -
Cade Muuse oo ugu baaqay beelaha Muqdisho Inay samaystaan Maamul
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
It is a good idea but what if they are lacking the COMMON INTEREST ,,,,,,,,, -
Originally posted by Alle-ubaahne: ^^Yeey and Geedi should be beneath the shoes of the largest tribe in Somalia! FROM ISLAMISM TO TRIBALISM ,,,,,,,,,,, WHAT IS NEXT TOLOW ???
-
Good girl CL ,,,,,,,,,,,,, I Like they way you keep our lil secrets ,,,,,
-
At least they scared them ,,,,,,,,,,
-
shukaansi ?????? come on ,,, u can't be serious ,,,,,,,,,,,,
-
Nin baa waxa u qado kariyay soddogii ,,,, markii cuntadii la soo dul fadhiistay buu ninkii oo aad u gaajoonaya doonay in uu xabad baradho ah oo geestiisa taalay afka ku sii tuuro ,,,, Baradhadu aad bay u kululayd oo markii uu rabay inuu calaaliyo bay carrabka ka gubtay ,,, ninkii xanuunkii intuu adkaysan waayay qaylona iska ilaaliyay ilayn SODDOGII baa meesha fadhiya e bay oohin kululi ka timid ,,,, Odaygii baa naxay oo waydiiyay ,,,, ADEER MAXAA DHACAY??? Markuu arkay in arrini kharibantay oo odaygii arkay baa inta uu illintii iska tiray wuxuu yiri: Allaahuma Sallli Wasalli Wabaarik Calee ,,,,,, ADEER NABIGII BAAN XASUUSTAY ,,,,,,,, inta uu illin kele ku sii daray Odaygii baa isaguna ooyay oo yidhi waa runtaa ALLAHUMA SALLI WASSALIM CALEE
-
Good Day Mr. Late Dirty-minded ,,,,,,,,
-
U WLC ,,,,,,,,,,,,, i'm having a real one now ,,,,,
-
He is out for a meeting now ,,,, he'll be back soon but he doesn't have the right to say NO ,, i deserve a lot of holidays ,,,,,,,,,, Here is your coffee :
-
hadhwanaag 2007-04-05 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Xukuumada Somaliland ayaa ku guuldareysatay inay saaka is hortaagto xafladii lagaga dhawaaqi lahaa Urur Siyaasadeed Oo cusub, isla markaana oo galalaftay hotelkii loo qoondeeyey in ururka lagu shaaciyo.. Ururkan siyaadeed cusub ayaa maanta lagaga dhawaaqay caasimada Hargeysa ,kaas oo lagu sheegay Magaciisa [QARAN] marka la soo gaadbiyana (Ururka Nabada IYO Horumarinta Somaliland) U jeedada loo asaasay ayaa la sheegay inay kadanbeysay. -Iyadoo xisbiyadi dalka ka jiray aanay u wada dhameyn siyaasiyiin badan oo wadanka horumar gaadhsiin lahaa. -Iyo Xisabiyadii sadexda ahaa [uDUB,UCID, KULMIYE] ay noqonwaayeen qaar hanoqaada. Sida waxay ku sheegeen shirjaraa’iid oo ay manta sida wada jira ugu qabteen xaruntiisa sadexda hogaamiye ee ururkaasi. Sidoo kale waxay sheegeen inaanu dasduurku iska hortaageyn inay sameystaan urur siyaasadeed oo cusub, isla markaana tartan kula xisbiyadii hore ee jiray doorashada Golaha Deegaanka Waxa Gudoomiye ka ah Gudoomiyihii hore ururkii la odhan jiray SAHAN ee ku guuldareystay inuu ka mid noqdo sadexdii xisbi qaran ee dalka ka jira, Dr, Maxamed Cabdi Gaboose. Waxaanay kala yihiin labada Gudoomiye kuxigeen 1. Jamaal Ibraahim Caydiid 2. Maxamed Xaashi Cilmi
-
Walee waad iga qoslisay niyow ,,,,, horta yaa yidhi waad miyir qabtaa ???? hahahahahaha
-
wow ,, congratulations ,,,,,, hope you'll have a nice time and wonderful off days I need to take some days along with this weekend i guess ,,,,,,,, lemme see my boss bal
-
That is true Ibti ,, i really need coffee now ,, thanks for reminding me CL, good morning Dear ,,,,,,,,,,, is all good here ,,, what about you ??
-
Horta ma Dabshid baa kaas sidaasi ku dhacday ???
-
Popular Contributors