Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: quote:Originally posted by nuune: One can recognize the following people easily in the video: - Sahra Ahmed - Seynab Cige - Maryan Mursal - Maandeeq - Qamar - Aamina Cabdullaahi - missing - missing Caasha Cabdoow ayaa ka tagtay, qarka geeska nimanka ayee ka heeseysaa. Tan kalena inay tahay Kinsi Xaaji ayaa filaa. Kuwaan kala sheega? Cabdi Tahliil Warsame, Faadumo Qaasin Hilowle, Maryan Mursal Mataan ... kaa kale ka muuqdo? Ilaahayow hadaan midh ka garanayo ,,, Ciyaal miidhan weeyaan ka waran
  2. Easy ,, easy man ,,,,,, i didn't know you are the spokes man of the puntland clans where is your evidence bal ????
  3. welcome back CL I thought Hunguri was sick and Xalane is dead ,,, now i can see Hunguri but whateva happened to Xalane ?? and Where are the ladies, apart from CL i can see now ??
  4. what ??????? ,,,,,,,, i wish you see those Borama women Ibti,, they so welcoming weliba
  5. Wararka ka imanaya dhinaca gobolka Sanaag ayaa sheegaya in dagaalkii ka dhacay Magaalada Dhahar ee ka tirsan G/Sanaag uu joogsaday,oo hada xaaladu degan tahay,Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada iyo laba wasiir u dawle iyo xildhibaan Baar siciid oo ka mida xubnaha wakiilada somalilans ay hada ku sugan yihiin magaaladaasi kuwaasi oo kulamo la leh Madaxdhaqameedyada degaankaasi.dagaalkii maanta ka dhacay ayaa waxa dhinaca ciidanka qaranka Somaliland kaga dhintay hal askari ,sadexkalena way ku dhaawacmeen,halka maleeshiyada puntland laga qabtay baabuur qori saaran yahay iyo sadxe maxbuus,lixkalena laga dilay.dagaalkan ayaa ka dhashay markii wasirka ciyaaraha iyo xubnaha la socday ay is ku dayeen in laga horjoogdsado degaankii ay u dhasheen ka dibna saldhiga todobaad ee ciidanka qaranku uu ka ruqaansaday fadhigiisi halkaana uu casharo ugu dhigay maleeshiyadii Puntland, guutooyin ka tirsan ciidanka qaranka ee aaga bari ayaa ilaa galabta ku sii jiiday jiidaasi kuwaasoo la sheegayo inay hada gaadheen goobtaas,dhinaca kale ciidanka qaranka ee jiida adhicadeeye ayaa la galiyay heegan culus,sidoo kale afar iyo toban wasiir oo ka mida xukumada ayaa haatan ku sugan Magaalada Ceerigaabo,waxayna maanta dadweynaha kala hadleen fagaaraha khayriyada ee Ceerigaabo.
  6. didn't u say the same thing last week ???? so lemme guess, IT IS EVERYWEEK ,,,, huh ?? when this time bal ???? ,,,,,,,,, don't tell me Thursday coz i was that movie last week
  7. U wlc bro ,,, Actually i don't know about that music charts in the west but ,,,,,,,,, was just trying my best. thanks anyway
  8. Well, the Somaliland Minister was interviewed by the BBC somali section while he was in Dhahar ,,,,,
  9. And what happened to our thread ???????? NO WAY,, it can't be dead like this ,,,,,,,,
  10. Now, lemme give a call to Ashoor and tell him to intervene the issue
  11. Actually i want to see some SS member's pictures ,,,, i mean some weird ones
  12. LOOOOOOOOOOOOL@adna iska soo dhiib Labadiinuba aniga ii dhiiba ,,,,
  13. WORDS WON'T WORK ,,,,,,,,,,,,,,,,,, REMEMBER PHALESTINIANS ??
  14. Waar odayga ka aayara ,,,,,,,,,,,,, i don't like him at all and he is a traitor but inaga daaya hala toogto iyo waxaas hadaanuu qas iyo khalkhal inagu keenayn. He looks like toobad keen ,,,,,,,,, now we can forgive him and give him the chance to open a political party to see his luck (which is basically NONE) IT IS REALLY SHAME MARKA AAD MEELNABA WAX KA WAYDO ,,, CANDHO DHEXE UUN BAAD KU DHACAYSAA
  15. not that funny ,,,,,,,,,,,
  16. not that funny ,,,,,,,,,,,
  17. Drop it here and you'll have candies lil girl ,,, Well-done SNM ,,, they really fought for freedom and here they enjoying it ......... Allah ha u naxariisto intii dhimatay
  18. I'm glad that the war is over ,,,,,,,, Hope nothing will happen again. I used to stay in Dhahar and i know the city walee ,,,,,,,,, what a memories,,, sheekooyinka iga soo maray meeshaas
  19. Horta mid aan idin waydiiyo, If the calanka Ethiopia is there, and the AU flag is there plus the blue one, then why not Somaliland ??? I THINK INUU BUUBAA KA TAAGAY ,,,,,,,,,,,
  20. Yeah ,,,,, at least to see and they good at welcoming ppl weliba ,,,,,,,,