Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Wariyaha Idaacada Simba uga soo waramo Boosaaso Cabdi Risaaq Sheekh Aduun ayaa sheegay in xiisado colaadeed iyo is abaabul ciidan laga dareemayo Magaalooyinka Garowe,Boosaaso iyo Gaalkacyo kadib markii la xaqiijiyay in Ciidamada Jamhuuriyadda Somaliland ay ku sii siqayaan degaano ay hore uga arimin jireen Maamulka Cadde Muuse. Wariye Sheekh aduun oo xiganayay ila kala duwan oo wareed wuxuu tibaaxay in dagaalka uu khasaaro badan dhaliyay,sidoo kalana jiidaha dagaalka laga maqlayo xabado goos goosa. Ciidanka Jamhuuriyada Somaliland ayaa la sheegay inay la wareegeen gacan ku heynta Baran,Dhahar iyo degaano kale iyadoo dhinaca kalana la xaqiijiyay in laga gubay lix gaari dagaal Ciidanka Maamulka Puntland ee degaanadaas hore u joogay. Wasiirka Sports-ka ee Somaliland Dr Maxamud Siciid ayaa Waagacusub u sheegay in dagaalka uu qarxay kadib markii ay ka warheleen weerar gaadmaa oo kaga yimid dhinaca Puntland xilli ay hoowlo ku marayaan degaanadaas. Dharbaaxada ku dhacday Ciidanka Cadde Muusse boqor ayaa sabab looga dhigayaa beelaha gobolada Sool iyo Sanaag oo tageeridii gaashaanbuureed kala laabtay. Xildhibaano ka socday Aqalka Wakiiladda Somaliland ayaa booqday Laascaano xilli ay ku sugnaayeen cududii ugu balaarneed ee Ciidamada Puntland taas oo noqotay fajac,waxaase nalka uu mar qura ka damay Maamulka Cadde Muusse ,markii laga war helay in taliyahii Ciidanka gobolka Sool uu ku biiray Ciidamada Somaliland. Beesha duubays ee Warsangeli ****** ayaa taageeraddi gebi ahaan kala noqotay Maamul goboleedka puntland. Beeshan ayaa si cad u sheegtay inay taageersan yihiin Somaliland. Ciidamadii Daraawiishta ee Puntland ayaa inta badan faarujiyay difaacii dhinaca Gaalkacyo taas oo qudheeda cabsi badan leh,lagana yaabo in si sahala loogu duso. Dhinaca kale dagaalo xoogan ayaa la soo sheegayaa inay ka dhex qarxeen dalalka Itoobiya iyo Ereteria taas oo abuureeyso jawi Colaadeed oo laga yaabo inuu saameeyo guud ahaan geeska Afrika. waagacusub.com
  2. don't let them scare you hon ,,,,,,,,,,, you can find it out by yourself
  3. Originally posted by ibtisam: make him take off his clothes, take photo/ video without compromising yourself and take it back to her, Inaalillaaaaaaaaahi ,,,,,,,,,
  4. There was a woman who was interested in getting a boob job, so she went to her doctor, Dr. Smith and questioned him about implants. He explained that, before you do anything too serious, there is a method that has worked for a lot of my patients. Every morning when you wake up rub your boobs and say 'Scoobie doobie doobie, give me bigger boobies.' She did this faithfully for weeks and noticed one day that they actually were getting bigger, she was very impressed. One morning she woke up, late for work and very rushed. By the time she got on the bus she realized that she forgot to go through her routine. So standing on the bus, while rubbing her boobs she says 'Scoobie doobie doobie, give me bigger boobies'. The man standing next to her says, 'You go to Dr. Smith?' 'Yes,' she said, 'how did you know?' He replies 'Hickory dickory dock!'
  5. Ibti, are you sure that is not Hunguri ????? ,, remember we were talking about abducting you and stuff ???
  6. A woman and a baby were in the doctor’s examining room, waiting for the doctor to come in. The doctor arrived, examined the baby, checked his weight and found it somewhat below normal. The doctor asked if the baby was breast fed or bottle fed. “Breast fed,” the woman replied. “Well, strip down to your waist,” the doctor asked. She did. He pressed, kneaded, rolled, cupped, and pinched both breasts in a detailed, rigorously thorough examination. Motioning for her to get dressed he said, “No wonder this baby is under weight! You don’t have any milk.” “I know,” she said, “I’m his grandmother, but I’m glad I came.”
  7. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk@Ibtisam ,,, that is a surprising and interesting story indeed ,,,, i think you still have so much to say ,,,,,,,,,,,,,, well, i'm listening ,, Xalane, naga aamus hadaba sheekaa no socotee tuug waaxid
  8. imika wixiiba dabadaad u rogtay ,,,,,,,,, xageenu ka bilownaa haddaba ??
  9. Xalane ,,, adigana qashqashaadaan kugu nacay
  10. and i remember that story of reer burco ,, someone wanted to listen to those married couple and all what he could hear was the sanqadha jaxadda biyaha (dhubuq dhubuq dhubuq) and according to his dirty mind it was something else ,,,,,,,,, they guy did not notice until it was the morning
  11. Will see who is winning here once Ibti start that foundation ,,,,,,,, i think no one will enroll anyway I know somalis don't hold hands but the very young boys and girls do only when they are dating ,,,, once they get married they never do it again ,,,,,,,
  12. No ,, i aint buying that story ee let's rock the world
  13. Hey JAc i heard young men and women do not walk on road together (even if they are married or brothers/sister) coz everyone thinks they are on a date and throws stones and abuse and shid at them?? is that true?? That is what we use to observe but now everything is Ok ,,,,,, come to the streets at the evenings and you'll find hundreds of young boys and girls hanging around holding hands and wrists ,,,,,,,,,
  14. KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK ,,,, That is what happened dee and it is difficult to concentrate specially when you are so much in love with someone you think everyone is her ,, and you dream a lot ,,,,,,, Now, don't laugh at me plz and you gotta help me here ,,,,,,, i don't wanna break CC's heart dee and i don't wanna leave CL coz i'll be broken heart ,,,,,,,,,,,
  15. looooooooooool@save the xaliimo U can't save them especially when there is a money ,,,,,,, u know even if you take them to a school then we can still buy them before they finish
  16. loooooooooooooool,,,,,,,,, i've been running after you since long time but i met a lady called CC and i thought it is CL coz i didn't have my morning coffee and thought it was you ,,,,,,,,,,, then i was thinking i'm very lucky until Ibti interupted and told me i'm mistaken ,,,,,,,,,,,,,, I know Ibti is abducted by Hunguri for few hours only before we called 911 and he ran away
  17. waar ka daa odayga meeshaa ha u dirine ,, i swear inaanuu malaa dib u soo noqon doonin
  18. hahahaha ,, i doubt he can make it man ,,,, he told me he is not yet ready to die before he marries 4 wives and get 20 kids ,,,,
  19. loooooooooooooooooooool ,,,, waar ka daa yaanuu computerka kala jebinne gidaarka meel daloosha ka eego dheh ,,
  20. welcome romantci consultant expert ,,,
  21. as someone saying on the BBC today, it is slightly higher than 1000 ,,,,,, and the injury is dramatically high ,,,,