Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Just tell us ,,,, how did it go ??? come on ,,,, feedback plz ,,,,,
-
Originally posted by me: No one is crying smarty, too bad you didn't get the joke It might have been worth one of you (kkkk's) or maybe ur trademark (looooooooooooooools) Sorry sxb ,,,,,,,,,, you don't deserve any of them ,,,,,,,
-
CC, If I could have just one wish, I would wish to wake up everyday to the sound of your breath on my neck, the warmth of your lips on my cheek, the touch of your fingers on my skin, and the feel of your heart beating with mine... Knowing that I could never find that feeling with anyone other than you.
-
Me, Don't cry a river sxb ,,,,,,,,,,,, you can enjoys articles while we do the job for you those graves have many stories to tell ,,,,,,,,
-
WAR DEG-DEG AH DAGAAL GOOR DHOWEYD KA QARXAY MAGAALADA DHAHAR
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in Politics
Sorry to inform you the admin has just changed ,,,, welcome to the new and legal admin of Somaliland. Good job PL ,,, war is not good for anyone ,,, -
Me or You ??? ,,,,,,,,,,,, you think me is you and you is me ,,,,,,,,,, don't worry sxb ,,,, we have a lot of loosers with computers and internet connection ,,, this is just one of them and they never stop the Somaliland's bus ............. many of them tried before him and it didn't work
-
Welcome to the party Aaliyah
-
I would say more and more ...... but only if you listen but you don't seem to So good luck with the BS propganda posted on the net ,,,,,,,,,, i'm glad ppl in Borama know the reality
-
May be ,,,,, may be not
-
I hope you not guilty ,,,,,,,, many ppl here baa adeeradood la sheegsheegay and they are nuts ,,, The uncle can be wrong ,,, he should face the reality when it comes and pay his old days ,,,, don't worry that much we can simply forgive them ,,,,
-
More graves are expected as the raining season started ,,,,,,,,,,,
-
I think this case is CLOSED ! ! ! ! !
-
I hope someone will have time to read all this ,,,,,,
-
It is not only him ,,,,,,,,,, Cali samater is enjoying life in the US ,,,, don't worry, the days is so close ,, we'll bring them all to the justice
-
and why do you follow us in every thread ????
-
Aha ,,, so that is how u evaluate huh ?? Waar give the muxaadaro and i'll do the necessary arrangements in the other side Ahhhhhhhhhhhhhhh ,, badow baaad u eg tihiin niyow
-
hadhwanaag 2007-04-11 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN): Xabaalo wadareedyo ayaa maanta laga helay xaafada Boqol jire ee Caasimada Hargeysa, kadib markii uu shalay roob xoogan oo ka da’ay Hargeysi uu soo saaray lafaha dadkii la xasuuqay oo ay marooyinkii indhaha lagaga xidhay ku xidhan yihiin. Xabaalo wadareedyadaas waxa laga helay xaafadda Boqol Jire ee Koonfurta Magaalada Hargeysa, meel u dhow xabaalihii hore ee Xasuuqa ee Malka-durduro oo iyagana daadadku daahfureen qalfoofka boqolaal qof oo ku jira xabaalwadareedyo, kuwaas oo inta la isku xidhxidhay rasaas la mariyey, kadibna goob keliya lagu wada aasay waxa galabta tagay masuuliyiinta xisbiyada Mucaaridka iyo qaar ka mida Urur Siyaasadeed Cusub ee Qaran Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo] ayaa sheegay dadkan la xuusay inay ka mid yihiin qeybo badan oo wakhtigii Afweyne oo lafahoodii dalka ka soo ifbaxayaan, kuna tusinayso naceybkii iyo axmaqnimadii dawladkii Afweyne kula kacday “Waxay arrintani muujinaysaa axmaqada iyo naceybka lagula kacay ummadii halkan [somaliland] daganayd sidii ay nidaamkii Siyaad Bare iyo Ciidamadiisu ay u xasuuqeen dadweynihii reer Hargeysa iyo waxa ay u geysteen ee arxan la’aanta.” Ayuu yidhi Waxa uu Siilaanyo ku tilmaamay inay wakhtigaa ahayd markii SNM dalka xoreynaysay oo dadweynihii halkaasi degena ay ka aargoosanayeen xasuuqii ay dawladii macangaga ahayd ee Siyaas Bare kula kacday“Wakhtigaasi waxay ahayd wakhtigii dagaalladii halgankii SNM ugu qadhaadha ee uu aad u foosha xumaa ee cadowga aad iyo aad loo caabiyey ee ay ka aargoosanayeen dadweynihii iyo shacabkii masaakiinta ahaa ee wax alla wax ay geysteen aanu jirin ee dumarka uurka leh, caruurta, dhalinyarada la xasuuqayey.” Ayuu yidhi Waxa kale oo uu Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee KULMIYE Siilaanyo farta ku fiiqay sanadkii 1997-kii markii xabaalaha xasuuqa Malko Durduro laga helay loo saaray gudi heer qaran ah oo baadhitaan ku sameysa, isla markaana xafida goobaha dadkaasi ku aasan yihiin. Md. Siilaanyo waxa uu kaga sanqadhiyey inay gudidan heerka qaran ee baadhista ku sameynaysay dadkii ay xasuuqeen taliskii Afweyne ay wakhtigii madaxweynihii hore wax qabteen imikana ay gaabiyeen, isaga oo arrintaa ka hadlayana waxa uu yidhi “Wakhtigii Marxuum Cigal gudidaasi waxay qabteen hawl wanaagsan, laakinse nidaamka wakhtigan jira aanay hawl wanaagsan qaban, taasina waxa weeyaan dhiirigelin aanay ka helin nidaamka [Xukuumada Rayaale] ee wakhtigan jirta”. Waxa uu Gudoomiyaha xisbiga KULMIYE Siilaanyo u soo jeediyey Xukuummada Somaliland iyo shacbigeedaba in la xafido goobaha ay lafahaasi ku aasan yihiin, isla markaana la helo cidii dabo galka ku sameyn la hayd hawshaasina dib loo bilaabo iyadoo iyada oo gacan la siinayo. Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mida xubnaha sar sare ee Urur Siyaasdeedka Cusub ee lagu magacaabo Qaran ayaa sheegay dadkan la xasuuqay in loo xasuuqay isir. Waxaanu tilmaamay Maxamed Xaashi mudadii dalka lagu soo noqday inay ka soo wareegtay 16 sanadood mudadaasina aan baadhitaan dhaba lagu sameyn. Waxa uu Maxamed Xaashi farta ku fiiqay inay lafahan bini’aadamku ay daadsan yihiin magaalooyin badan oo Somaliland ah “ lafahani waxay daadsan yihiin magaallo kasta oo waxa soo saara roobabka.” Waxa uu ku tilmaamay Maxmed Xaashi xabaalaha xasuuqa inay ahayaayeen mid ay xukuumadii hore [Afweyne] iyo tanba [Rayaale] ay ka seexatay, taas oo ka horeysay xasuuqii Ruwanda,Burundi iyo Boosniya.
-
Hargeysa (Somaliland.org) – Daadad ka soo rogmadey roob xalay ka da'ay magaalada Hargeysa iyo hareeraheeda ayaa soo saaray xabaal-wadareeyo cusub oo ay ku jiraan qalfoofka dad loo malaynayo in xasuuq lagu laayey, kadibna isku goob lagu wada aasay, sannadihii 1988/89, markii dagaaladu dhexmareen Xooggagii SNM iyo ciidamada Taliskii Siyaad Barre ee ka talinayey gobolkan. Xabaalo wadareedyadaas waxa laga helay xaafadda Boqol Jire ee Koonfurta Magaalada Hargeysa, meel u dhow xabaalihii hore ee Xasuuqa ee Malka-durduro oo iyagana daadadku daahfureen qalfoofka boqolaal qof oo ku jira xabaalwadareedyo, kuwaas oo inta la isku xidhxidhay rasaas la mariyey, kadibna goob keliya lagu wada aasay. Xabaalwadareedyadan cusub oo laga helay beero u dhow beero u dhow Malka-durduro ayaa waxa saaka arkay qaar ka mid ah dadka beerahaas leh iyo dadka xaafadda deggan oo u sheegay saxaafadda iyo dad kale. Waxaana xabaalahaas lagu arkay qalfoof ay ku duuban yihiin xadhko la filayo in la isugu xidhxidhay dadka la xasuuqay, maryihii ay xidhnaayeen dadka la xasuuqay iyo maryo loo malaynayo in indhaha lagaga xidhay, ka hor intii aan la toogan iyo waxyaabo kale oo muujinaya in ay yihiin xabaalwadareedyo cusub oo ka baxsan Xabaalihii hore ee dib loo aasay qalfoofkii daadku soo saaray. Xabaalwadareedyadaas cusub waxaa booqday galabta Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Siilaanyo oo ay weheliyeen xubno ka tirsan guddida Fulinta ee xisbiga iyo siyaasiyiin kale oo mucaarid ah oo uu ka mid yahay Inj. Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid urur dhowaan lagaga dhawaaqay Hargeysa oo la yidhaahdo QARAN. Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Siilaanyo oo ahaa hoggaamiyaha ururkii SNM wakhtigii xooggaga ururkaasi dagaalada adag kula jireen ciidamada Taliskii Siyaad Barre ee cadaadiska iyo cabudhinta ku hayey shacbiga reer Somaliland iyo Maxamed Xaashi oo isaguna ka mid ahaa aasaasayaashii SNM iyo hoggaankii siyaasadeed ee ururka ayaa labaduba waxay murugo ka muujiyeen dadkii la xasuuqay ee qalfoofkooda uu xabaalahaas ka soo saaray daadku oo ay sheegeen inay ahaayeen dad shacab ah oo aan waxba geysan, balse, ciidamadii Siyaad Barre intay ka soo ururiyeen magaalada ay xasuuqeen, iyagoo kaga aar-gudanaya khasaarihii ka soo gaadhey dagaalkii SNM. Axmed Siilaanyo iyo Maxamed Xaashi waxay ku baaqeen in la dabagalo oo aan laga hadhin dadkii masuulka ka ahaa xasuuqaas oo ay sheegeen inuu ka dhacay Galbeedka Somaliland ilaa Ceerigaabo oo ah bariga fog. Axmed Siilaanyo, waxa uu isagu sheegay in uu jiro Guddi Qaran oo loo xilsaaray dabagalka Xasuuqii loo geystey shacabka ee ka dhacay dalka, isla markaana ay socoto hawl caalami ah oo lagu baadhayo xasuuqaas, isagoo xusay in ay dalka yimaaddeen khuburo caalami ah oo baadha xabaalaha xasuuqa. Balse, waxa uu sheegay in muddadii uu talada hayey Madaxweyne Riyaale la curyaamiyey hawsha guddidaas. Waxana uu soo jeediyey in guddi madax bannaan loo magacaabo dabagalka xasuuqa. Goobaha laga helay xabaalahan iyo kuwii ka horreeyey ayaa ah meelo u dhow xarunta Taliskii xoogga badnaa ee lagu magacaabi jirey Qaybta 26aad ee Ciidamadii Siyaad Barre, haatanna ah taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland. Waxaana la sheegay in dad fara badan oo shicib ah iyo saraakiil ka tirsanaa ciidankaba inta la soo ururiyey, kadibna inta kooxkoox la isugu xidhay dhegta dhiigga loo daray, iyada oo loo dilayey inay isku hayb ahaayeen urrurkii SNM. Dilalka noocaas ahina waxay dhaceen sannadihii 1988 ilaa 89 markii xooggagii SNM ay soo galeen gudaha Somaliland, gaar ahaan Burco iyo Hargeysa. Dadka beerahaas leh ayaa u sheegay saxaafadda in ay rumaysan yihiin in beerahooda oo dhami ay buuxaan oo ay meelo badan oo ku jiraan xabaala-wadareedyo. Xabaalo-wadareedyadani waxay soo baxayaan iyadoo Hay'adaha Xuquuqul Insaanka ee Caalamiga ahi ay soo cusboonaysiiyeen dacwadda la xidhiidha dembiyadii dagaal ee uu geystey oo ay doonayaan inay ku soo oogaan Gen. Cali Samatar oo 1988kii ahaa Wasiirka Gaashaandhigga ee Soomaaliya, isla markaana amray duqayntii Ciidamadaasi u geysteen magaalooyinka Burco iyo Hargeysa. Cali Samatar waxa uu hadda ku nool yahay dalka Maraykanka. SOMALILAND.ORG
-
LOOOOOOOOOOOOOOOL ,,,, Few years research and that is the result ?? ,,,,,, ,, i think he did that research with a lot of Khat in his mouth after a big MARQAAN
-
Insha Allah we will make that DUÁA
-
I'm glad there is no WAR there ,,,,, whoever leaves and whoever comes in the peace is the most important thing for the public ....... Good Job PL ,,,,,,,,,,,,,,
-
yeah i know ,,,,,, but as long as she is still missing ,, consider it is done perfectly and the advice worked for the lady ,,,,,,, i'm wondering how long she'll be missed in SOL ,,,,,,,,
-
why don't you just replace Sharon Stone with Pamela and would be the best ever
-
Popular Contributors