Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. KKKKKKKKKKKKKKK ,, , Probably ,,, remember da rumors saying he will go back to Somaliland to open a new party ??
  2. kuwaasaa ugu daranba ,,,,,, halkanaanu ku baranay
  3. I DIDN'T KNOW THIS ,,,,,,,
  4. Waar niyow Timacadeh was my best friend and we never had arguments ,,,, go back and check the archieves ,,,,,,,,,, i still don't know why he is banned unless it is something hapened in the past. who said JB complaint ???? ,,,,,, hope he/she doesn't mean JB as Jacaylbaro ,,,, i remember there is another member called JB
  5. May be we should open a special thread for those stories ,,,,,,,,,, what ya think ??
  6. Missed that session but truly we are not skilled to have a healthy debates at all. The best example is SOL politics section ,,,, imagine some people from here are becoming ministers, others are joining the opposition ,,,, then imagine the rest very simple, we cannot debate, we cannot govern, we cannot fight forever, GOOD FOR NOTHING ma maqashay ??? Ohhhhhhh,,, there is one thing we are really skilled to do ,, and we can do it AS EASY AS PEICE OF CAKE ,,,,,,,,, u know that ?? HOW TO OVERTHROW AN ADMINISTRATION ,,,,, OR HOW TO DESTROY A COUNTRY ,,,,
  7. the whole place is so confusing ,,,,,,,,,, i don't know why someone posted this thread Now i'm reading old memories ,,,,,,,,,
  8. i can see ppl are so scared these days ,,,, come on guys ,,, you cal still post ,,,,,
  9. We should be rewarded ,,,,,,,,,,, i'm waiting for the price
  10. looooooooooooooool ,,,,,,, odaygu wuu ku khiyaameeyay hadaaye iska daa
  11. but i suppose if people like -ME- or JB complained about insults that he made against them it would explain at least a part of it. Why should i complain from Timacadeh ,,,,, didn't know him for a long time but he looked a decent guy ..........
  12. Muqdisho: Prof: Geeddi oo isku shaandheeyay qaar kamid ah golaha wasiirada, qaarna xilalkii ka qaaday. 18. april 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Raysulwasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta soo saaray digreeto oo isku shaandhayn ku samaynayo golaha xukuumadda dawladda Soomaaliya qaar kamid ah. Digreetadan ayaa waxaa xilalkii ay hayeen la isugu wareejiyay ,qaarna xilalkodii ay ku waayeen . Wasiirada xilalkoodii loo kala baddalay waxaa kamid ah wasiirka arimaha dibadda Ismaaciil Hurre Buubbaa oo laga qaaday jagadiisii , madaxna looga dhigay wasaaradda waxbarashada C/raxmaan Cabdi Waare oo ahaa wasiirka waxbarashada ayaa asagu waayay xilkii uu ka hayay dawladda Soomaaliya. Wasiirka qorshaynta Xuseen Ceelaabe Faahiye ayaa laga qaaday wasaaraddii uu madaxda u ahaa waxaana laga dhigay wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya. Cali Cabdulahaahi Cosoble oo horay u ahaan jiray wasiirkii waxbarashada ayaa madax looga dhigay wasaaradda qorshaynta iyo tirakoobka dawladda Soomaaliya. Digreetada raysulwasaaraha ayuu ku sheegay inuu soo saaray kadib markii uu u kuur galay shaqada wasiirada, wasiir walbana loo dhiibay shaqada uu ku habboon yahay. Ma ahan markii koowaad ee xukuumadda federaalka la isku shaandheeyo ama wasiiro ay xilkooda waayaan ,waxaana ay kusoo beegmaysaa xilli baarlamaanka Soomaaliyana uu qaatay tallaabo uu xilka uga qaadayo xildhibaanno gaaraya soddon xubnood. CCC Farayaamo AllPuntland
  13. Muqdisho (PP) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa goor dhaweyd isku shaandheyn gaaban ku sameeyay Golihiisa Wasiirrada, waxaana wasiirro ka tirsan golahaas ay xilalkoodii ku waayeen isku shaandheynta, iyadoo xildhibaan ka tirsan Baarlamaankana uu helay jago wasiir. Wareegtada isku shaandheynta golaha wasiirrada ayaa waxaa eraydii ku qornaa ka mid ahaa: Markii Ra'iisul wasaare Geeddi uu dhinacyo badan ka fiiriyay howlaha wasaaradaha Dowladda ayuu ku dhawaaqay isku shaandheyn uu ku Sameeyay Golaha Wasiirrada, waxaana qoraalka lagu xusay sidoo kale in Ra'iisul wasaaruhu uu hordhigay wareegtada Madaxweyne Yuusuf iyadoo Madaxweyne Yuusufna uu aqbalay isku shaandheynta. Isku shaandheynta ayaa u dhacday sidan: Wasiirkii arrimaha Dibadda Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa ayaa laga qaaday jagadiisii, waaana loo dhiibay jagada Wasaaradda Waxbarashada. Wasaaradda Arrimaha dibadda ayaa waxaa loo magacaabay Xuseen Ceelaabe Faahiye oo laga qaaday isagana wasaaradda Qorsheynta iyo Tirakoobka. Wasiirkii Waxbarashada Cali Jaamac Indho-giir ayaa laga qaaday jagadii uu hayay, iyadoo aan loo dhiibin wax jago ah. Cali C/llaahi Cosoble Siyaad ayaa loo dhiibay Wasaaradda Qorsheynta iyo Tirakoobka, iyadoo jagadaas laga qaaday Ceelaabe oo lagu magacaabay Wasaaradda Arrimaha Dibadda. isku shaandheyntaan ayaa waxay noqonaysaa tii ugu yareyd ee uu Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya sameeyo, iyadoo lagu wado in dhawaan uu sameeyo Ra'iisul wasaare Geeddi isku shaandheyn weyn oo lagu sameynayo golaha wasaarada Dowladda.
  14. Staff Notice With immediate effect, a toilet policy will be established to provide a more consistent method of accounting for staff, ensuring effective time management and equal treatment for all. On the first day of every month, all staff will be issued 20 toilet trip credits which may be accumulated. The doors to all toilets will be equipped with computer-linked voice recognition devices. Staff must immediately provide management with two voiceprints, one normal and one under stress. Once the employee's toilet trip bank reaches zero, the doors of the toilet will not unlock for the employee's voice until the first of the month. In addition, all cubicles are to be equipped with timed paper-roll extractors. If the toilet is occupied for more than three minutes, an alarm will sound. Thirty seconds later, the roll of toilet paper will retract into the dispenser, the toilet will flush and the door will open automatically. If the toilet remains occupied, your photograph will be taken by a security camera and will appear on the Toilet Offenders Board. Anyone appearing three times will forfeit three months' toilet trip credits. Anyone caught smiling when the photograph is taken will undergo counseling by a clinical psychologist. Be advised that workmen's compensation insurance does not cover any injuries incurred while trying to stop the toilet paper retracting into the dispenser. MANAGEMENT
  15. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ,,,,,,, it is amazing weird niyow ppl are sometimes increadable ,,,,,,,
  16. I've the song with a kaman in my computer ,,, i'm listening right now as i'm typing this ,,, imagine And you know what ?? ,,,,,,,, i had a session with the guy last month and recorded it with my laptop ,,,,,,,, should i send you a CD ??
  17. Walaahi this topic is taking me some years back ,, and making me to worry for some ppl infront of me now
  18. Anagaaba nalagu kaakacay ,,,,,,,,
  19. P.S. jacaylbaro lol I doubt she cares , all she wants is to travel with yr retirement money...that is the least u can do after leaving her with five kids and marrying three other wives Actually i don't mind since we spent some good times and keeping the kids ,,,,,,,
  20. Naftu orod bay kugu aamintaa ,,,,,,, kugu aamintaa
  21. Kismayo 18, April.07 ( Sh.M.Network) Ra'isulwasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia, ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah xubnaha golaha wasiirada dowladda KMG ah, iyadoo qaar ka mid ah wasiiradana ay shaqadoodii waayeen. Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska Ra'isulwasaare Cali Max'ed Ghedi ayaa lagu sheegay in isku shaandeyn lagu sameeyay wasiirada soo socoda. 1. Prof. Ismaciil Hurre Buubaa oo horey u ahaa wasiirka arimaha dibadda ee Iskaashiga caalamiga ayaa xilkaasi laga qaaday, iyadoo loo magacaabay wasiirka waxbarashada. 2. Xuseen Ceelaabe Faahiye oo horey u ahaa wasiirka qorsheynta iyo tiro koobka ayaa xilkaasi laga wareejiyay, iyadoo loo badalay wasaaradda arimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga. 3. C/raxmaan Cabdi Waare oo ahaa wasiirka waxbarashada ayaa gabi ahaanba shaqadii laga eryay ka dib markii lagu eedeeyay in uu u hogaansami waayay amarro ka soo baxay dowladda. 4. Cali C/laahi Cosoble ayaa loo magacaabay xilka wasiirka qorsheynta iyo tiro koobka. Wareegtadaan uu soo saaray Ra'isulwasaare Geedi ayaa waxaa ku soo biirey golaha wasiirada Cali Cabdulaahi Cosoble. K/simaha Afhayeenka Ra'isulwasaaraha C/laahi Codka ayaa sheegay in wareegtadaan ka hor inta aaneey soo bixin uu Ra'isulwasaaraha u gudbiyay Madaxweynaha, uuna aqbalay. Isku shaandheyntaan ayaa ku soo beegmeysa xilli golaha wasiirada ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho kulan albaabada u laaban yihiin oo aan la ogeyn waxa ay kaga wada hadlayaan, xilli dagaalo qaraar oo u dhaxeeya ciidamada Ethiopia iyo xoogagga wax iska caabinta Somalia ay xalay ka dhaceen caasimadda.
  22. loooooooooooool ,,,,,,, alla maxaad mid jarka ka tuurtay