Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Jama M Qalib is a big time iska hadle ,,,, Another looser to add to the list of the af ka noolayaasha iska had hadla ,,,,,
  2. Thanks ,,,,,,,,,,,,,,,,,, I hope Hunguri hasn't gone for good now ,,,,, come back old man ,,,, i can't hijack threads alone ,, i always need a back up
  3. It is normal sometimes you get abused or insulted by someone but you have to be patient and address your complaints in some other ways. I never loose my temper ,,,,, you meet every type in this world and we should be able to take that.
  4. I agree with the poster ,,, we should limit the member's daily post and make it maximum 2000 ,,
  5. loooooooooooooool ,, Hunguri wuu xanaaqay easy sxb easy ,,,,,,,, sometimes the best policy is to ignore
  6. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ,,,,,,,,, will see what comes bal ,,,, mericals can happen you know
  7. It is the speaker of the foreing minister of Ethiopia giving an interview to the FOXNEWS stating they will work to mediate between somaliland and somalia. he said they don't recognize somaliland as an independent state but it is for the somalis if they agree so. He said they will work to bring Abdilahi Yusuf to Hargeisa to have the final discussion and decision with Somaliland.
  8. hadhwanaag 2007-04-29 (Hadhwanaagnews) Afhayeen u hadlay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Xukuumadda Ethiopia Ato Gebide Haile oo khamiistii todobaadkii hore weraysi dheer siiyey Telefishanka maraykanka ah ee FOXNEWS ayaa sheegay in Ciidamada Ethiopianka ee gacanta militery siinaya Maamulka Embigathi ee Cabdilaahi Yuusuf. Marka ay ka soo faraxashaan hawl-gallada militery ee magaalada Muqdisho iyo deegaanada kale ay markaasi bilaabi doonaan inay Cabdilaahi Yuusuf laftigiisa keenaan magaalada Hargeysa si u ula bilaabo Xukuumadda Somaliland wada hadalo siyaasadeed. Ato Gebide Haile wuxuu sheegay in Dalka Ethiopia uu beesha caalamka ka hellay taageero buuxda oo dhinac siyaasadeed ah in hawl galladdani oo u ku tilmaamay rajo soo celintii Soomaaliya 16 sannadood ka dib ay Ethiopia ka go'antahay in Taliska lagu soo dhisay Embigathi ee Cabdilaahi Yuusuf ay ku fadhiisiso wuxuu ku tilmaamay kursi awood badan oo ka taliya dhammaanba gobolada Soomaaliya. Afhayeenka oo wax laga weydiiyey siduu u arko Somaliland oo sheegtay inaanay aqoonsanayn Maamulka Cabdilaahi Yuusuf maadama aanay iyaguba aqoonsanayn Somaliland wuxuu sheegay in dhibaato badan oo dhinaca diblomaasiyadda ah iyo dhinaca isfahamka ahi ay soomaalida ku dhex jirtay 16 sannadood ee ugu danbeeyey wuxuuna sheegay in ay Ethiopia hadda doonayso inay taasi meesha ka saarto, wuxuu yidhi "Somaliland waxaanu la leenahay xidhiidh wanaagsan oo salka ku haya iskaashi dhinaca ammaanka iyo weliba isku socodka xuduudka ah, waxaa naga dhexeeya ganacsi badan waxaanu isticmaala Dekedda Berbera, madaxdayada labada dhinacna waxay tagaan labada dhinac ee kale, imikana waxaa dantu ku jirta sidii mandaqadda looga ilaalin lahaa argagixisada iyo xasilooni darrada in wax weliba lagu dhameeyo miiska dushiisa" ayuu yidhi Ato Gebide Haile afhayeenkaasi. Mar wax laga weydiiyey sida ay iskugu keenayaan Madaxda Somaliland iyo Maamulka Cabdilaahi Yuusuf iyo halka la iskugu imanaayo ee wada hadaladaasi lagu qabanaayo wuxuu ku jawaabay "Ethiopia waa dal xuduudka ugu dheer afrikada beri la wadaagta Soomaaliya waxaa degen Ethiopia 2 malyuun oo soomaali ah, halkaasi waxaa kaaga cad in dadka Ethiopia iyo soomaalida uu ka dhexeeyo xidhiidh qoto dheer, aniguna ku odhan maayo xalka soomaalidu gacantayada ayuu ku jira balse haddii loo baahdo waxaanu samayn doona inaanu Madaxweyne Cabdilaahi Yuusuf keeno Hargeysa si markaasi xal siyaasadeed oo waara loo gaadho" Mar wax laga weydiiyey in Somaliland ay ku dhawaaqday inay ka madax banaantahay Soomaaliya inteeda kale taasi inay Ethiopia la qabto wuxuu sheegay inaanay Ethiopia Somaliland u aqoonsanayn dal madax bannaan balse ay u aqoonsanyahiin gobol degen oo gaadhay xasilooni uu kaga duwanyahay ayuu yidhi soomaaliya ineeda kale laakiin ayuu yidhi annagu waxba kama qabno haddi ay soomaalidu isku af garato madax bannaani ay somaliland hesho. Mar wax laga weydiiyey warbixin ay dhawaan soo saartay Haayadda Xuquuqda Aadamaha Ee Amnesty oo ku tilmaantay in Dawladda Ethiopia ay ka fulisay gudaha dalka Soomaaliya xad gudubyo ka dhan ah bini'aadminimada iyadoo dad rayid ah ku dishay isla markaana goobo rayidku degenyahay magaalada Muqdisho u adeegsatay hub culus wuxuu ku jawaabay "Ciidamada Ethiopia waxay la dagaalamayaan waa argagixiso caalami ah oo khatar ku ah mandaqadda waxaan qabaa waxay adeegsanayaan haayadahaasi waa hadalada aan sal iyo aad toona lahayn ee ay ku sheekeyaan argagixisada laftigeedu, ciidamadayadu waa yaqaaniin cidday la dagaalamayaan, goobaha rayidku joogo ciidamadayadu waa ka fogyahiin markastana waxaanu qaadana tallaabo aanu ku dabar goynayno argagixisada annagoo ka fogaana goobaha dadka rayidka ah, hawl gallada aanu qaadnay waa kuwo loo fuliyey si taxadar leh iyadoo weliba weeraro habeen iyo maalinba ah ay argagixisagu nagu soo qaado" ayuu yidhi afhayeenku. waa markii ugu horaysay ee Xukuumadda Ethiopia ay shaaca ka qaado inay doonayso wada hadal siyaasadeed oo dhex mara Somaliland iyo Maamulka Embigathi waxaana ay weliba shaaca ka qaadeen inay Cadilaahi Yuusuf keeni doonaan Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, balse weli wax arrintaasi ku saabsan kama ay soo bixin dhinaca Xukuumadda Somaliland waxaana dhawaan dhex maray Somaliland iyo Maamulka Embigathi kelmado la isku mariyey warbaahinta iyadoo ra'isal wasaaraha Embigathi Cali Geedi uu sheegay in gudaha somaliland lagu tababaro wuxuu ku tilmaamay argagixiso xidhiidh la leh kooxaha la dagaalamaya kuwaasi oo ay tababarka siiso ayuu yidhi Dawladda Eriteria, balse taasi waxaa si weyn u beeniyey Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo ku tilmaamay wax laga yaxyaxo oo laga yakh yakhsiyoodo wuxuuna sheegay in somaliland iyo argagixisadu ay isku yahiin jiir iyo bisad isagoo tusaale usoo qaatay in kooxo argagixiso ah oo hadda falalkaasi loo xukumay oo ay isku hayb ka soo jeedaan Cabdilaahi Yuusuf iyo Cali Geedi ay Somaliland gacanta ku hayso. Mohamed Abdi Hassan (diridhaba) Harowo.com, Hargeisa, Somaliland
  9. ADDIS ABABA, Ethiopia- Mohamed Ismail Bulale ,General Secretary of UDUP party said that the independence of Somaliland is no longer a hope but a reality and appealed for all democratic nations to fully understand what Somaliland deserves. “There is no turning back the clock, what remains for the international community to come to terms with that reality and to arrive at the only possible and just conclusion-recognition of Somaliland as a rightful member of the world community of nations,” Bulale said. The General Secretary who expressed Somaliland’s existence as an independent state as a historical fact and today’s reality stated that his state was granted independence on June 26,1960 by royal proclamation of Her Majesty Queen Elizabeth II. “The state of Somaliland was immediately recognized by 34 other UN member states including the five permanent members of the security council.” Bulale said that the union with the south with the motto Great Somalia was detrimental to the country and the region and great harm to its people. “Since breaking away from Somalia in May 1991, the people of Somaliland have sought to build a new state by c*****ng a path away from violent conflict to a complete and democratic political system. Revoking the old concept of great Somalia which has been the sole cause of our regional disputes.” The General Secretary of the leading party who emphasized that Somaliland is growing strong in its economy and democratization process criticized the AU for not noticing it. “World bank preliminary studies showed that Somaliland has made a 25% economic growth during the last ten years. We wonder how many countries in the world can boast of similar success story. Regretfully, even though Somaliland is a country that can be considered as a rare African success miracle, the former Organization of African Unity as well as the present African Union have spent more time and efforts over Africa’s failures and conflicts at the expense of promoting Africa’s rare achievements. A similar example we have in Somaliland,” he bemoaned. Last week, the speaker of the Somaliland parliament had told SSI that the issue of recognition and independence was not tabled for negotiation.
  10. Ethiopia: Committee Preventing Criminal Activities Along Somali State, Somaliland Bordering Woredas WIC Jijiga The joint security committee formed in bordering woredas of the Somali State and Somaliland in undertaking extensive crime prevention activities, the Jijiga Zone Police Department said. Commander Mohammed Abdulahi told WIC yesterday that durable peace has been established in the bordering woredas owing to the joint activities carried out by the committee on security matters. He said the committee on Ethiopian side comprises of members from the state and federal police, finance police, immigration police, the defence force and members drawn from the adjacent woredas The joint security committee is taking measures that prevent anti-peace activities, including illegal trafficking of arms, Commander Mohammed added. According to him, criminal activities which were rampant in the border town of Togochalee have been declining since the establishment of the joint committee. The head finally called upon the public to further enhance their cooperation with the police force in exposing anti-peace and anti-development elements thus ensuring peace and order of the state. ARTICLE
  11. It is good to remember the history ,,,, i don't see the reason why we should hide some history. But the issue is that we should not use it politically ,,, how come it is now 85 years and we hear the commamoration only in 2005 ???? why ?? why not in 1970, 1980, etc. ??
  12. Originally posted by Intuition: They wear wedding rings to prevent things like these... loooooooooooooooooooooooooooooool ,,,,,,, tuug la qabtay iga dheh
  13. I never get dissapointed ,,,,,, it is you may be but still ,, never mind
  14. Dagaalkii Muqdisho oo istaagay laba maalmood Aroornimadii Khamiista 26 Apr 2007 ayaa waxay magaalada Muqdisho ku waabariisatay waji cusub oo ah inay habeen madow banneeyeen dagaalyahankii Soomaalidu dhammaanba goobihii ay dagaalka ba’an kula galeen Isbahaysiga Saliibiyiinta dagaal socday ilaa badhtamihii bishii March. Haddaba waxay dad badani is waydiinayaan halka ay ka baxeen ciidankii faraha badnaa ee waliba soo kordhayay maalinba maalinta ka danbaysa ee dagaalka taariikhiga noqday la galay Isbahaysiga Macatab Ku Dirirka? Maxaase kallifay inay ka baxaan deegaamo fooda la soo galin waayay mudo asbuucyo ah? Miyuu dhamaaday dagaalkii? Miyay baxaysaa Ethiopia? Ma hirgashay dawladii dagaal-oogayaasha ee ay cadowgu u soo sameeyeen Soomaalida? Iyo maxaa dhici kara mustaqbalkan dhaw? Haddaba wuxuu barnaamijka WAR LUGEED ee aad uga barateen taxliilaadka madaxa bannaan ka jawaabayaa maanta dhammaanba su’aalahan. Xaggay ka baxeen ciidankii Muqaawamadu? Dagaalyahankii Soomaalida ee dagaalada taariikhiga la galay Isbahaysiga Macatab Ku Dirirku ma ahayn tira yar. Waxaa lagu qiyaasayaa inay ahaayeen ilaa 6000 askari. Tiradani waxay heerkan gaadhay bilowgii bishan kadib markii dagaal faraha la isula tagay ay dhaceen magaalada Muqdisho dabayaaqadii March. Dagaalyahankani siday naar ugu afuufayeen cadowga ayaa aroornimadii Khamiista waxaa aagii laga waayay xabad soo dhacaysa. Waxayna ku qaadatay cadowga inay ku dhiiradaan aagaas tagaana ilaa galabnimadii iyaga oo aad uga cabsanayay inay furintaas galaan. Ciidankii haddaba xaguu galay? Ciidankii xoogaas lahaa wuxuu ku jiraa magaalada Muqdisho wuxuuna ku sugan yahay guud ahaan magaalada. Waxay wataan hubkoodii oo dhan oo uu ka mid yahay lidka diyaaradaha, lidka taangiga iyo hubka noocyadiisa kale ee kala duwan. Waxaa taas sii dheer ciidankani ma aha mid xoog lagaga qabsaday deegaamadan. Waxay dad badani xasuustaan in masaafo 1km ka yar lagu dagaalamay 2 asbuuc. Deegaankaas ay dirirtu ka dhacday Dagaalyahanka Soomaalidu kagama tagin wax mayd ah iyo wax dhaawacmay toona. Ilo ku dhaw-dhaw xoogaga Islaamkuna waxay sheegeen inay khasaaraha soo gaadhay Dagaalyahanku uu ka yar yahay dhimasho iyo dhaawacba kii ka soo gaadhay dagaalkii Isbahaysigii Ashahaado La Dirirka ee ay ku bahoobeen dagaal oogayaasha beelaha ****** bishii June 2006. Taas micnaheedu waxaa weeye Macatab Ku Dirirku waxay waxyeelo ba’an gaadhsiiyeen shacabka Soomaaliyeed ee khasaaraha dagaalyahanku wuu yar yahay. Waxaa kale ciidanka Dagaalyahanka Soomaalidu wuu ishaystaa dhammaantii maamulkiisii, hubkiisii, dhaqaalihiisii iyo waliba kaartooyinkii dagaal oo aan cadowgu qabsanin. Maxaa kallifay inay ka baxaan deegaamo fooda la soo galin waayay mudo asbuucyo ah? Habeenimadii Khamiistii 26 Apr 07 ayay dagaalyahanka Soomaalidu dib u habayn ku sameeyeen kaartadii dagaal ee ay ku jihaadayeen ilaa bishii March markii dagaalada kululi ka bilowdeen magaalada. La taliyayaasha dagaalka ee dagaalyahanka Soomaalida ayaa ku tilmaamay hanaanka difaac ee lagaga jiro xaafadaha cayiman inuusan ahayn hadda wixii ka danbeeya mid wanaagsan. Sababtu waxaa weeye: a) Iyada oo cadowgu markii uu dagaalku dheeraaday uu ogaaday goobaha rasmiga ah ee rasaasta lagaga soo ridayo. b) Iyaga oo badalay madaafiicdii ay ku garaacayeen dagaalyahanka oo u badalay inay buufin sun ah isticmaalaan. Waxaa kale oo maalmihii u danbeeyay si wayn loo dareemay in gantaalada cadowgu ay jiira gaaban tahay oo ku soo dhacayso goobaha dagaalyahanka. c) Iyo iyada dagaalkan ka fool-ka fool ah uusan gabi ahaanba u fiicnayn jabhad la diriraysa cadow xoog badan. Dagaalka ugu saxsan ee hanaan jabhadeed loo galo ayaa ah nooca loo yaqaano Xarbul Cisaabaad oo ah dagaal dhuumaalaysi oo uusan cadowgu aqoonin meel lagaga imaanayo. Haddaba golaha shuurada ee dagaalyahanka Soomaalidu waxay isla garteen inay ku haboon tahay wakhtigan in la banneeyo goobaha caan baxay ee difaaca lagaga jiro lana lug gooyo cadowga. Waxaa kale oo ay ku Shuurada dagaalyahanku isla arkeen ahmiyada dagaalka cusub oo ayna Xabashiyi horay uga baran Soomaalida oo ah hawlgalada Nafti Huranimada oo dhab ahaan argagax wayn ku abuurtay dhammaan ciidamada isu bahaystay qabsashada Soomaaliya. Dagaalka noocan ah ayaa wuxuu gaadhsiiyay cadowga khasaarihii u badnaa ee Macatab Ku Dirirka loo gaysto intii ay Xamar ku sugnaayeen. Waxaa diirada la saarayaa marxallada cusub falalka nafti huranmida iyo miinooyinka lagu xidhayo baabuurta, wadooyinka iyo guryaha oo ka natiijo fiican 200 nin oo difaac meel kaga jira. Falalkan Naftihuranimada ah ayaa waxaa fulin kara hal qof oo kaliya iyo dhawr saaciday. Miyuu dhamaaday dagaalkii? Cinwaanka Maqaalkan WAR LUGEED ka ee asbuucan ee ah “WADADU MEESHA AY KU DHAMMAATO AYAY MARARKA QAARKOOD KA BILAABATAA” ayaa wuxuu jawaab u yahay dadka rumaysan dagaalkii inuu dhammaaday ee ku faraxsan talalaboyinka cadowga ama ka naxsan haday tagersanayeen xoraynta. Dagaalku wuxuu galay marxaladii 5aad. Marxaladii 1aad waxay ahayd dagaalkii Iidaale, Daynuunaay iyo Bandiiradley. Marxaladii 2aad waxay ahayd dagaaladii Jubbadda Hoose. Marxalladii 3aad waxay ahayd dagaalkii hoobiyayaasha ee lagu tuuri jiray Villa Somalia, Villa Baydhabo, Dekeda iyo Garoonka. Marxalladii 4aadna waxay ahayd dagaalkii mar la isu nastay ee bilowday March socdayna ilaa 26 Apr 2007. Haddaba waxaa bilaabaynaysa marxaladii 5aad oo dhab ahaan ka waynaan doonta kuwan hore oo dhan. Sababtu waxaa weeye wuxuu cadowgu ilaa Khamiistii la madax wareeray kaartada ay ku baxeen Dagaalyahankii iyo waxa ay maagan yihiin. Ethiopia ma baxaysaa?? Ciidamada Macatab Ku Dirirka ayaa waxay joogaan magaalada Muqdisho mudo 4 bilood ah laga soo bilaabo 28 Dec ilaa 28 April 2007. Waxay la kulmeen ciidankani jabab waawayn oo ayna waligood ka soo waaqsan doonin. Waxaa durbaba bilowday cadaadis soo fuulay madaxda Tigreega oo ah in wadanka Soomaaliya si deg-deg ah looga baxo. Cadaadiskani wuxuu ka imaanayaa inta ugu badan ciidankooda oo aan haysanin mooraal uu ku diriro. Jawaabta ah ma bixi doonaan Ethiopianku ayaa ah mid suuragalnimada ka fog in xoog lagaga saaro mooyee. Dad badan oo Soomaali ah ayaa waxay aaminsan yihiin in Dagaal Oogayaashu ay Xabashida keeneen Muqdisho laakiin xaqiiqdu sidaas ma aha ee wa caksigeeda. Ethiopianka ayaa keenay Dagaal Oogayaasha oo laga sifeeyay Muqdisho 6 bilood ka hor. Marka meel ay kaga tagto ma hayso. Mana jirto meel ay la joogto. Ethiopia waxaa haysta ciqaab siyaasadeed oo qoorta ugu jirta. Ma jiro Afrikaan soo socda, Maraykan lug ah oo taageerina ma jiro. Waxaa muuqata in mustaqbalkan dhaw Ilaahay uu Xabashi iyo Soomaali is baday waxay kala dheefaanba. Miyay Hirgashay Dawladii Daba Dhoonkii Mbagathi? . Waa maya. Baarlamaankii u badnaa Dagaal Oogaysaasha ee lagu soo doortay Mbagathi ee 275 ahaa wixii damiir lahaa wuu iskaga tagay Mbagathi. Waxaa isu soo hadhay koox dhiiga Muslimka cabta oo aan la garanaynin waxa ay rabaan iyo waxa kale. Waxaad dhagaysateen Salaad Cali Jeelle. Waxaad dhagasyateen Cali M Geedi. Waxaad dhagaysateen C/Laahi C/Laahi oo ay dhammaan Islaamnimo iyo Soomaalinimo waa hore ka dhimatay. Dawlad waxay ku hirgashaa rabitaan shacbi ee kuma hirgasho inay dusha ka saaran tahay baabuur gaashaaman oo uu leeyahay cadow. Waxay Dawladan Daba Dhoonka ahi la nooc tahay kuwa uu Maraykanku ka dhisay Afghanistan iyo Ciraaq ee ku soo koobmay inay ka hawlgalaan caasimadaha dalalkaas xaafado ka mid ah oo kaliya. Tani way ka sii liidataa. Waxaa sii durkay fikirka laga qabo in Soomaalida dhabta ah ee ama culimada ah ama wadaniyiinta iyo qoladani ay isugu yimaadaan miis wada hadal. Waxaa geed dheer siii saaray xasuuqii shacabka, barakicintii bulshada iyo mawqifyada ay ka taagan yihiin qadiyada Soomaalida sida inuu Geedi ku tilmaamo dagaalada Dhahar, kii Cadaado, iyo Kismaayo inuu hogaaminayay Usaama Bin Laadin. Waxay Mbagathi talaabo walba u qaadaan inay sii didiyaan mujtamaca Soomaalida. Geedi iyo C/Laahi ayaa iyaga oo is leh taageero kaga hela Maraykanka waxay dagaalo qabiilo u dhaxeeya ku sifeeyeen Al Qaacida. Arinkani wuxuu sii fogeeyay qabaa'ilada ay khusayso colaadu. Maxaa la filayaa mustaqbalka dhaw? Horta marka 1aad, waxaa mustaqbalka dhaw iyo ka dheer garanaya Ilaahay oo kaliya. Waxaanse isku dari karnaa hadaan bani aadam nahay xisaabaha hadda ina horyaala oo ay ka soo bixi karto waxyaabo waaqic noqon kara mustaqbalka. Haddaba waxaa Soomaaliya ka soo baxaya: 1) Mustaqbal dagaal oo dhaw iyada oo nabadu ay sii tasoobi doonto. 2) Waxaa fashilmi doona shaadhkii ay dhawaan xidhatay muqaawamadu ee ahaa ****** iyada oo Hawiyuhu uu u kala bixi doono qolo taageersan Muqaawamada iyo qolo taageersan Islaamka. Is huwashadii ayaa daaqada ka baxaysa. Qabiil walibana sidaas ayuu noqon doonaa. 3) Waxay xoogaga Muqaamadu u miirmi doonaan culimo kaliya. Waxaana soo noqon doona magacii Maxkamadaha ama magac kale oo la nooc ah kulminayana Soomaalida. 4) Waxay dagaalkooda ka dhigi doonaan mid ku dhufo oo ka dhaqaaaq ah iyo falal nafti huranimo. 5) Waxay bartilmaameedsan doonaan madaxda sare ee Macatab Ku Dirirka iyo Daba Dhoonka. 6) Waxaa culaysku ka badan Ethiopia oo maalin walba oo ay sii joogto Soomaaliya uu daciifayo xoogeeda iyo mooraalka ciidankeeda, waxaana dhinaca kale sii kordhi mooraalka iyo awooda xoogaga Soomaalida. 7) Waxay heli doonaan dagaalyahanka Soomaalidu taageero khaarij ah iyada oo ay jiraan awoodo ka shaqaynaya sidii loo heli lahaa dariiq lagu taageero Soomaalida la diriraysa Maraykanka, Ethiopia, Kenya iyo Uganda. 8) Waxay furintani kusii daba xidhmi furimaha kale ee Caalamka Islaamka ee ay Maraykanka iyo Islaamiyiintu isku hayaan. Mar kasta oo sawir cunug Soomaali ah oo dhaawac ah laga sii daayo Al Jazeera waxay dad badani xasuusan dagaalka Ciraaq, Falastiin iyo Afghanistan oo la nooca Somalia. 9) Waxaa sii kordhi dagaalada ay Jabhadaha Gobonimo Doonku ku hayaan Ethiopia gudaheeda. 10) Jabhadaas gudaha Ethiopia waxay xooga saarayaan inay shisheeyaha afduubtaan sidii ay yeeleen jabhadaha Canfarta iyo ONLF ta iyada oo tabtani tahay mid culays siyaasadeed oo qiimo wayn ugu kacaya Meles Zenawi. Jabhadani waxay ******** in askari Ethiopian ah oo ay dilaan ay uga faa’iido badan tahay inay shisheeyaha ugaadhsadaan. 11) Waxaa sii kordhi xidhiidhka u dhaxeeya Soomaalida la diriraysa Ethiopia iyo jabhadaha ku kacsan Zenawi oo 6 Jabhadood ah. Waxaana iskaashi ka imaan dhinaca istaraatiijiyada dagaalka, taageero qaybsiga iyo sirdoonka. 12) Jabhadahan ayaa qorshaha ku darsan in Ethiopia gudaheeda siiba Addis Ababa iyo magaalooyinka kale ay noqdaan bartilmaameed. Ethiopia kama soo waaqsan karto falal ka dhaca Addis Ababa oo ah Xarunta Midowga Afrika. 13) Urur goboleedka IGAD ee ay maamushaan Ethiopia, Kenya iyo Uganda ayaa waxaa suuragal ah inay si dhaksho ah uga baxaan wadamada kale ee Jabuuti iyo Sudaan. Waxaa horseeday oo wadada u jeexay Eritrea oo kalsoonidii kala noqotay. Waxaa abuurmaya qalalaase siyaasadeed oo wadamadan u dhaxeeya arinka Soomaaliya awgii. 14) Maraykanka oo siyaasadiisa arimaha dibadu ay haatan noqotay kharbudaad ayaa laga yaabaa inuu faragalin ku sameeyo Eritrea oo isku dayo inuu ka hirgaliyo waxa uu u George Bush u yaqaano "Regime Change" oo ah badilada maamulka dalka. Arinkani wuxuu cirka ku sii shareeri colaada u dhaxaysa Eritrea iyo Maraykanka iyo Ethiopia. Waxay Eritrean ku bartilmaameedsan danaha labadan wadan. 15) Sh Shariif Sh Axmed ayaa suuragal ah inuu si qarsoodi ah ku soo galo dalka isaga oo midaynaya dhammaanba xoogaga Soomaalida arinkanina wuxuu miisaan siyaasadeed oo xoog badan ku biirin dagaalyahanka. Sh Shariif ayaa leh shakhsiyad layaab leh oo maamuli karta Soomaalida isaga oo ayna cuqdad ka qabin Soomaalidoo dhan. Marka la isku wada daro qodobadan 15 ka ah ee kor ku xusan waxay Soomaaliya gashay marxalad cusub oo colaadeed. Waxaase la galay marxaladaas dalalka Ethiopia iyo Kenya iyada oo ay dib u soo noolaatay fikradii Soomaali Wayn oo ay labadan cadow ee Soomaaliyeed khasab ku soo nooleeyeen. Waxaan jirin maanta soohdin ay leeyihiin Soomaaliya iyo Ethiopia iyada oo Zenawi isku daray dhulkii Soomaalidu dagaysay oo dhan. Soomaalida ayaan wax wayni ka khasaaraynin ee waxaa khasaaraha ugu badani soo gaadhi dalalka iska bahaystay in nabadii Soomaaliya iyo kala danbayntii Maxkamduhu keeneen ay afganbiyaan. Abwaan Soomaaliyeed ayaa laga hayaa: Dhiil madhan haddii dhiil budha ah lagu dharbaaxyeeyo Ileen kaan dhadhuuniba ku jirin dhuuni kama daato! Soomaaliya in la baab’iyo waa gudoon ay gaadheen Ethiopia iyo Kenya laakiin su’aashu waxaa weeye intee in la eg ayay ka danbayn iyaga oo laftoodu ku fadhiya qunbulad uu wakhti ku xidhan yahay saacaduna ku socoto. Kismaayonews.com
  15. Never mind ,,,,,,,, everybody is joking around here ,,,, never take it seriously but it is still open for you to joke ,,,,, looooooooooool@pishmish
  16. Ok then ,,, There is this family used to be my neighbour ,,,, they guy is jobless thus keeping the children and staying at home most of the time. The wifey is Qaadley (khat seller), she leaves home at around 8:00am and comes back at around 2:00am ,, imagine. He is here in his bedroom bay 7:00pm ,,, after the kids sleep he has nothing to do ,,, galgalading on the bed untill he fall asleep too early. The womam comes at that time, knocks the door, he opens, she goes straight to the toilet, comes back to the room and fall asleep even before she could settle herself on the bed. The guy has been xoqaning the whole night and wants to do his duty but she is alredy sleeping. This would cause a fighting and we would always wake up and start mediating between them util it is morning.
  17. i witnessed some similar situations and it was a nightmare ............ wanna hear the story ???
  18. Ohhhhh nooo ,,, don't involve Munira in the issue niyow ,,,, I simply need a .......... healing
  19. now way man ,,,,, she must be so tired that she wants to fall asleep in a second
  20. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk diirkii baaba naga dhacay sidaanu isu cuncunaynaye ,,,,,,
  21. you've already seen mine Munira ,,,,,,,,