Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
looooooooooooooooooooooool ,,,,,,, walaahi sheekooyinkaan maqlay hadaan idiin sheego ,,,, Ohhhhhh Goshhhhhh
-
they went on 40-days khuruuj to Kazakhistan ,,,,
-
I can't imagine him on da goat ,,,,,,,,, Inaalillaah
-
Waar niyow meesha abaar bay ahayd intaad maqnayd ,,,,,, let's rock da place bal niyow
-
loooooooooooooool ,,,,,, u know stoned age was better then this dhaldhalaal badane age Waar niyow someone sent me one Playboy magazine last month ,,,,,,,,,,,,,, I'm still wondering why
-
hadhwanaag 2007-05-13 (Hadhwanaagnews) Waxaan magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somalia kasoo tagay maalinimo Khamiis ah bishana ay ku beegan tahay 10 May 2007, xili barqanimo ah waxaan kasoo raacay diyaarada Air Jabuuti oo i keentay magaalada Hargeysa ee caasimada dowlada madaxa banaan ee Somaliland. Magaalada Hargeysa markaan imid ayaan la kulmay soo dhaweyn aad u balaaran iyo dhamaan shacabka reer Somaliland oo aad usoo dhaweynaya dadka ka imaanay gudaha Somalia gaar ahaan magaalada Muqdisho oo maalmihii ugu dambeeyay dagaalo xoogan ay ku dhex marayeen ciidamada Dowlada KMG ah ee Somalia oo garab ka helaya kuwa Ethiopia iyo kooxo kasoo horjeeda. Muuqaalka guud ee Magaalada Hargeysa ayaa ah mid soo jiidasho leh,waxaana mar kaliya aad dareemeysaa in aad soo gashay Magaallo Madax ay ka jirto Amaan iyo Dowladnimo ay dadka Magaallada Hargeysa degan ku naaloonayaan,Taasi oo aad oran karto Waxaa ay Hargeysa ku muteysatay inay noqoto Magaallo u hanqaltaagtay inay Xarun u noqoto Dowlada Somali Land oo ka Madax banana Somalia inteeda kale. Waxyaabaha I cajab geliyey ayaa ah kadib markii aan arkay Garoonka Hargeysa oo u dhisan sidii inaysan Walikiis meesha uu ku yaal uusan Dagaallada Sokeeye ee la harey Somalia inuusan ka dhicin,Waxaa indhaheyga qabanayeen Howl-wadeenada Garoonka oo u muuqda inay yihiin kuwa had iyo jeer heegan u ah ka soo dhalaalida Howlahooda ku aadan Garoonka Hargeysa. Dhismaha Wadada ay kusoo degaan Diyaarahaha ka duula ama kusoo dega Garoonka Hargeysa ayaa ah mid si weyn looga taxadarey Dhismihiisa,Waxaana igu soo dhacday markii aan la yaabay qaabka dhismaha Garoonka inaan Howl-wadeenada weydiiyo waqtiga la dhisay Garoonka oos idan loo hagaajiyey Dagaalladii Sokeeye kadib,Waxaana ay iisheegeen Mas’uuliyiintii aan Halkaasi kula kulmay in in badan gacanta lagu hayey Garoonka iyo sidii loo horumarin lahaa,Laakiin Howshii ugu badneyd ayaa ah kadib Markii Maamulka Hargeysa uu xirey Garoonkaasi mudo dhan 40 cisho Taariikhdu markii ay aheyd 27-01-2005,Xilligaasi oo Garoonka Hargeysa laga qabanayey Howlo dhinaca Dhabada ay Diyaaraha kusoo degaan ah.Taasi oo horseeday in Maanta Dadka aniga oo kale ah ee yimaada ay la yaabaan qaab dhismeedkiisa.Waana mid mudan in lagu Amaano Maamulka iyo Shacabka Somali Land howshaasi ay qabsadeen. Waxaan daqiiqado yar kadib aan usoo gudbay Gudaha Magaallada aniga oo xilligaasi asxaabta igu soo dhaweysay Magallada Hargeysa aan ka dalbaday inay igeeyaan Hotelka aan Magaallada ka dagi lahaa,intii aan usoo soconay Hotelka aan dagi rabo ayaa waxaan la kulmay Yaab kii hore ka daran oo gudaha Magaallada ah,Waxaana igu soo dhacday MaahMaahdii Somalida ay oran jirtay ee aheyd “ Nin Aduunyo joogoow Maxaad aragtay kuulaaban” Taasi oo aan uga dan leeyahay Waxaan horey qoraalkeyga idiin ku sheegay sida aan ula dhacay Bilicda Garoonka Hargeysa,Laakiin waxaan la sii indha daraan-darey kadib markii aan soo galay Magaallo ay ka muuqato in dadkeeda ay ku tartamayaan Horumar iyo inay Dhamaantoodka go’an tahay sidii Hargeysa wax ula qeybsan laheyd Caasimadaha Africa,Maadaama ay Xarun u tahay Dowlada Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin kadib Markii Shacabiga degan Somali Land ku dhawaaqeen inay Somali Land ka goday Somalia inteeda kale. Ganacsiga,Waxbarashada,Caafimaadka,Saxaafada iyo Dimuqraadiyada ayaa waxaa la dhihi karaa Dadka iyo Dowlada Somali Land kaalin weyn ayey ka gaareen,waxaana Mararka qaar igu soo dhacda in Somali Land mudan tahay in loo aqoon sado Hooyada Horumarka Geeska Africa,Waxaana markii aan intasi arkay meesha ka baxday Fikradii aan ka qabay Somali Land ee aheyd in Aduunyada Caburin karaan Hamiga Dowladnimo iyo Horumarineed ee Somali Land. Waxaan isha la raacaba Muuqaalka Magaalladii ahaan jirtay Caasimada Labaad ee Somalia hadase ah Caasimada Maamulka Somali Land ayaan waxaan soo gaarey Hotelka la yiraahda Oriental Hotel Kaasi oo ku Yaal Bartamaha Magaallada Hargeysa,Waxaana Halkaasi iigu diyaar ahaa oo igu soo dhaweeyey Qaarka mid ah Saxaafada Somali Land iyo Maamulka Hotelkaasi oo la ii diyaarshay inta anan ka soo duulin Caasimada Somalia ee iminka Xarunta u noqotay Dowlada Taagta daran ee Somalia iyo Dowlada Itoobiya. Waxaa Xaqiiqo ah inta aad joogto Somali Land in aad ku arkeyso Calaamado kuu muujinaya Sida ay Dadka Somali Land uga xun yihiin dhibkii ay u geysatay Dowladii 21 Sano Somalia ka talineysay,Waxaana Xarunta Qeyriyada Magaallada Hargeysa la dul saarey Diyaarad Nooca Dagaalka ah oo dul saran Darbi lagu shixnaday Sawirada dad ay waxyeeleyneyso Diyaaradihii lagu Duqeeyey Magaallooyinka mid ah Somali Land,Waxaana inta aad Daawaneyso kugu soo dhaceyso Naxdin aan la saadaalin Karin. Daqiiqadihii aan daawanayey Diyaaradaasi,waxaan Sidoo kale igu soo dhacday in Arintaasi oo kale ay dhawaan ka dhacday Magaallada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah Somalia,kadib markii ay Ciidamada Dowlada Itoobiya oo fasax ka heysta Dowlada Taagda daran ee Somalia xasuuq aan loo meel dayin ku sameeyeen Dadka Somaliyeed ee ku nool Badi Caasimada Somalia,Dadka Somali Land ayaana wajiyadooda laga dareemi karaa Su’aalo ay weydiinayaan Dadka Muqdisho ee iminka baqada ku yimid Deegaanada Somali Land dhibka ay Leedahay Dadkaaga oo lagu Xasuuqayo Diyaaraha Dagaalka iyo Hubka culus. Maalin kadib ayaan waxaan usoo gudbay magaalada Barbara oo aan haatan joogo intaan jidka kusoo jiray ayaan waxaan lasoo kulmay deegaano dhowr ah iyo tuulooyin labada magaalo u dhaxeeya,Waxaan arkay Buuro waa weyn oo sida sil silada isku dhow dhow kuwaaso la ii sheegay inay yihiin kuwo kala qeybiya Somaliland iyo Ethiopia, waxaan sidoo kale arkay goobta ugu dambeysa oo labada dal ee Somaliland iyo Ethiopia kala qeybisa oo beer ah. Waxaan soo gaaray galabnimadii magaalada Barbara waxaana aad iigu soo dhaweeyay eheladeyda iyo qaar kamid ah Asxaabteyda Barbara ku sugan,Magaalada Barbara ayaa ah magaalo aad u qaboow waloow la ii sheegay in xiligaan qaboowga jira uusan aheyn qaboow sidaas u weyn marka loo eega bilaha soo socda oo la ii sheegay in qaboow xoogan uu ka bilaaban doono mararka qaarna baraf dhulka kusoo daadan doono. Suuqa Barbara ayaa waxaa ka socda ganacsi aad u weyn iyadoo dhamaan dadka Barbara ku dhaqan aan ku amaani karo qaabka la dhaqanka dadka reer Koonfureedka ah iyo sida ay usoo dhaweynayaan,Dhalinyarada Barbara ku dhaqan 99% waa kuwo wax barta oo waqtigooda intiisa badan ku mashquulsan wax barashada, iyadoo ay dhigtaan jaamacad la yiraah Camuud oo ku yaala duleedka Barbara,Dhalinyarada reer Barbara ayaa lagu amaani karaa qaabka labiska oo aan u doortay kuwo ugu labiska iyo xarakada qurxoon dhalinta Somaliland oo idil. Magaallada Barbara Waxaa ku Aasan Aabaha Jaceylka Somalia ee Boodhari,iyaddoona inta badan Abwaanada iyo Qoraayaasha Somalia ay Suugaan ahaan iyo Qoraal ahaanba kusoo qaataan Qabriga Boodhari iyo waliba Tariikhdiisa Jaceyl,Taasi oo ka dhigtay in Dadka halkan ku nool ay tixgeliyaan Jaceylka iyo Waxa uu yahay. Magaallada Waxaa ku taal Duleedkeda Warshadii Sibirka ee Dalka Somalia,Laakiin iminka hoostagta Maamulka Somali Land,waxaana Dhawaan soo shaacbaxday in Maamulka Daahir Riyaale uu doorano inay dib u shaqo bilowdo Warshadaasi oo ay soo saarto Sibirkii ay soo saari jirtay,Taasi oo haddii ay suuro gasho horseedi karta Shaqooyin ay ka helaan Dadka Reer Somali Land iyo Waliba iyaddoo ay baaqan doonto Sibirka inta badan laga keeno Dalka Dibadiisa. Magaallooyinka Hargeysa iyo Barbara ayaa waxaa ay kaga duwan yihiin Magaallooyinka Kale ee Somalia ee aan ka imid iyaddoo ay Haweenka Dalkan meesha ay doonaan ku wataan Gawaarida ugu Quruxda Badan isla markaana aysan ku wehlin wax rag ah,Arintaasi ayaa Waxaa ay Aduunka u bidhaamineysaa inay tahay Guud Ahaan Dalka Somali Land mid ay ka jirto Nabad iyo Horumar la dhihi karo ma aysan gaarin wali Qaarka mid ah Dowladaha Africanka oo aqoonsiga Caalamiga ah heysta. Waxaase isweydiin mudan Haddiiba Somali land oo aan weli helin Aqoonsi Caalami ah ay sedan Horumar ku sameeyeen,Maxaa laga Filan karaa Haddii ay helaan Aqoonti Dowladnimadooda ah,Xeeldheerayaasha darsa Dowladnimada iyo Dimuqraadiyada waxay arintaasi ku tilmaameen inay tahay Jawabateeda in Somali Land noqon doonto Mustaqbalka Meel looga daydo Dowlad Wanaaga iyo Xoriyada Bini’aadamka. Iminka waxaan ku sugnahay Magaallada Degada leh ee Barbara,waxaana dhawaan socdaalo sidan oo kale ah ku tagi Doonaan Magaallooyinka ugu Magaca Weyn Guud ahaan Dalka Somali Land,Waxaana kuwaasi ugu soo horeeya Magaallooyinka Burco iyo Shiikh,iyaddoo aan Akhristayaasha u balan qaadayo inaan usoo gudbin doono Warbixinada iyo Sawiro salka ku haya Xaqiiqda aan kusoo arko Deegaanada Somali Land. W/Q Abdifitah Ahmed “Aam”
-
who da hell can resist looking a gorgeous girl on a magazine ???
-
US says, The leadership of the TFG needs to change...Jendayi Fraser
Jacaylbaro replied to roobleh's topic in Politics
What about if the reconciliation conference chooses a new president and PM ??? ,,,,,, i think then A/Y should be the King of Somalia ,,, like those in da Arab countries -
US says, The leadership of the TFG needs to change...Jendayi Fraser
Jacaylbaro replied to roobleh's topic in Politics
Another interesting development ,,,,,,,,,, -
Good if in da jokes section ,,,,,,,,,
-
Teenager Dumped By Chat-Room Girlfriend CYBERSPACE -- Joey Passmore is alone. The 14-year-old Internet enthusiast recently lost his cyber-girlfriend and computer soulmate, LUV_U2, and he's not sure how to deal with the confusing new emotions that have begun to stir inside him. "I don't understand," moped Joey. "I gave her my love, my devotion, and the IP's of some private FTP sites. " Joey, 14, never met LUV_U2 in Real Life™. They met online almost two months ago, but were committed to each other after only a few short chat sessions over a two-week period. "Something clicked right from the start," said Joey. "I admit, I found her choice of avatar sexually attractive, but there's more to her than just that. I would show up in the #lookN4love chatroom on Undernet, and we would share the time together, while we did homework, watched 'Mad About You' repeats, and played PopCap games over the Net." "I thought we had something special," continued Joey. "I would send her e-cards, and links to special poems that were written for people like us. I even photoshopped our avatars together on a Martian landscape--way romantic. But then that one evening, she came into the IRC channel and was really quiet. I knew something was wrong." Joey has been unable to talk about his break-up with family members and even considered selling his computer, and joining the school volleyball team, just to get away from the pain. At fourteen, break-ups are awkward to deal with. This was Joey's first romance and he believes his few friends at school would only laugh at him if he mentioned it to any of them. "Those guys at school would only want to know how far I got, like did she send pictures of her tits, or something like that," said an angry Joey. "They wouldn't understand it was so much more than that." His only source of closure has been a couple of Internet love forums that he has bookmarked on his web browser. "I posted a message on a message board for heartbroken individuals who were recently dumped," said Joey, sobbing quietly, "but the only response was from some joker who asked how I knew it wasn't a man I was dating. How cruel can you get?" "We were at that stage in our relationship where we were almost ready to exchange ICQ numbers, a huge leap in commitment," said Joey, wiping his nose. "Someday I had hoped we could swap actual snail-mail addresses, maybe even a photo, and then, who knows after that? I guess she got scared. I don't understand." Joey isn't sure he can trust cyberwomen anymore, and is afraid to reveal his true self online to another. He may find escape by interacting only with girls he knows from school, church, and his neighbourhood. But that would mean meeting them and Joey isn't ready for social encounters yet. "I may never be able to cyberdate again," cried Joey. "I've been hurt once, and now I may never be able to use that same alias. " Joey almost deleted the chat logs he had with LUV_U2 in a fit of anger. "I was hurt, and I wanted to hurt. But now, those lines of text are the only thing I have left to cherish," said Joey. "The smilicons we shared were special, but now I may never smilicon again."
-
(CBS) NORTHRIDGE Police say a 50-year-old man living in his mother’s home killed a transvestite prostitute with a garden Hôe after bringing him back to the house, police said Wednesday. John Freeman of Northridge was arrested Sunday on suspicion of murder. Freeman’s mother was out of town when he allegedly picked up the 31-year-old transvestite prostitute Sunday morning and brought him to his mother’s house in the 19000 block of Kingsbury Road. The victim wore women’s clothing to Freeman’s house but was naked at the time of the beating, police said. The two apparently began arguing inside the house and ended up in the backyard, where Freeman allegedly attacked the victim with his fists, feet and a hôe. Neighbors reported the assault to police at 12:30 p.m. Sunday. When officers responded, Freeman was still in the backyard, kicking the victim, police said. Police aren’t certain of the motive, but they do not believe Freeman suddenly discovered the prostitute was a man. Freeman and the victim had a casual relationship in the past, police said, and Freeman knew the victim had male anatomy. (© 2005 CBS Worldwide Inc. All Rights Reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten, or redistributed. The Associated Press contributed to this report.)
-
loooooooool@brotherly love ,,,,,,, sheekadaa ha na xasuusinina plzzzzzzzzz
-
Why Faransiiska renamed French Soomaaliland
Jacaylbaro replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
when ????????? -
May 13 2007 - HARGEISA, Somaliland (AFP) - Somaliland, which sits on the northwestern part of Somalia, unilaterally broke away from the rest of the Horn of Africa nation in 1991, four months after the overthrow of former Somali dictator Mohamed Siad Barre. This former British protectorate -- whose colonial rulers left in 1960 when it joined with Italian Somaliland to form the then new state of Somalia -- has since mapped out a path of relative security and prosperity, unlike greater Somalia where 16 years of unrest caused chaos and anarchy. "It is Somaliland, not Somalia. We are two separate countries," said Hassan. "Here there is no violence. We can walk in the streets." The money changer took pains to underline the sharp contrast between his peaceful separatist republic and war-torn Somalia, highlighting the fierce nationalism brewing in the region which is home to around 3.5 million people. It is not completely immune from fighting, however. There was a clash last month with troops from neighbouring Puntland, a region that is self-governed but does not aspire to independence -- the latest in more than a decade of clashes over the path of their shared border. But daily life is relatively calm. On the bustling streets of Somaliland's capital Hargeisa, vendors sell everything from gold chains and spaghetti to contraband Rolex watches and foreign currencies, under the watchful eye of local police. The lack of gunmen, roadblocks and bombed-out buildings strikes a sharp contrast with Mogadishu, the war-torn capital of Somalia. The desert city of Hargeisa rose from the ruins after the fighting in 1991. But since then -- when clan elders oversaw the creation of the tools of statehood, including a constitution and parliament -- Somaliland has failed to secure recognition as an independent nation. The breakaway republic has nonetheless held democratic elections, a feat many older African nations are unable to boast half a century after colonialists first started leaving the continent. The domination of the region by one clan, the Issak, has helped it avoid the inter-clan violence that has wrecked the rest of Somalia, whose overall population is 10 million. For some international observers, outside recognition of Somaliland would irk Somalia's transitional government and expand a conflict that has already defied more than 14 UN-backed peace initiatives. But the region's isolation only stokes the flames of nationalism. "We want to protect our reputation (as a safe place)," said Abdulkader Hashi Elmi, the head of a local hotel chain. "We have no intention of reintegrating with Somalia, even if peace returns." Somaliland President Dahir Riyale Kahin, elected in a multi-party vote in 2003, regularly repeats that the region will not rejoin Somalia and considers the war there to be a foreign event, even though many Mogadishu refugees have sought refuge in his region. The failure to secure international recognition has denied Somaliland much-needed financial support, but free markets and remittances from the diaspora in the West help keep its economy afloat. One country willing to invest in Somaliland is Ethiopia. It provides help the region is happy to accept despite Addis Ababa's involvement in the war in Somalia, where Ethiopian troops backing the country's weak government are battling Islamist insurgents and clan fighters. In turn, landlocked Ethiopia relies on the Somaliland port of Berbera, giving Hargeisa considerable leverage. Alongside five private Somaliland airlines, Ethiopia's national carrier Ethiopian Airlines runs six weekly flights between Hargeisa and countries in the region, mainly ferrying merchants and aid workers. "We have little tourism here," said Elmi, lamenting that Somalia's conflict had affected business and discouraged all but the most daring of travellers from visiting. But one day the sector would improve, he predicted. "We need to be self-sufficient." Source: AFP
-
dad badan baa lagu guurayaa meeshan ,,,,,,,, let's watch da movie
-
looooooooooooooool@BARCELONA ,,,,,,,
-
WHICH CITY DO YOU THINK WILL BE THE BEST AND THE BEAUTIFULIST
Jacaylbaro replied to ANWAR's topic in General
loooooooooooool ,,,, qof walba meeshiisu u qurux badan ,,,,,,,,,, xataa haday tahay lama degaan
-
Popular Contributors