Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Raggii hore rag dheh ,,,,,,,,,,,,,,,, kuwan dambe rag laáan dheh ,,,,,,,,,,, anigana ciilkayga dheh
-
I am surrounded by extremists help me Sharif Ahmed to the US.
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
may be that is why they are nuts ,,,,,,,, I don't blame them ,,,,,,, and him of course -
Originally posted by Zuhayla: Haa, shaw that's why aad uga laa'laadaa from every thread? maxaa afsomaali lagu odhan jiray isqor bilaa liis looooooooooooooooooool@is qor bilaa liis ,, .,,,,,,, i really miss that word ,, can't remember last time aan maqlay But, i'm talking this thread only dee .... i can't read the long posts u know ,,,, simply don't have time for it
-
Somaliland Officials Involved In Secret Talks On Reunification With Somalia
Jacaylbaro replied to N.O.R.F's topic in Politics
loooooooool -
So, those ciyaala xaafad are part of the problem ,,,,,, iyagaa odayga xamar ku diray
-
Somaliland Officials Involved In Secret Talks On Reunification With Somalia
Jacaylbaro replied to N.O.R.F's topic in Politics
Hargeysa (Somaliland.org) – Xukuumadda Somaliland ayaa beenisey warar sheegaya in dowladaha Maraykanka iyo Itoobiya ay wadaan qorshe dib loogu midaynayo Somaliland iyo Soomaaliya, xidhiidhona ay la sameeyeen labada dhinac. Balse, waxay caddaysay in Somaliland diyaar u tahay inay wadahadal la gasho Soomaaliya marka dowlad, nabad iyo xasilooniyi ka hirgasho. Wararka ku saabsan qorshaha la sheegay in Itoobiya iyo Maraykanku dillaalayaan waxa qoray Wargeyska Jamhuuriyada caddadkii Jimcihii. Sidoo kale wargeyska Somaliland Times oo ah toddobaadle Af Ingiriisi ku soo baxa ayaa isaguna qoray warkaas caddadkiisii maanta soo baxay. Waxayna wargeysyadaasi sheegeen inay ka soo xigteen Wargeyska AL-KHALEEJ oo ka soo baxa Imaaraadka Carabta. Afhayeenka Madaxtooyada ayaa warsaxaafadeed uu maanta soo saaray ku sheegay in haba yaraatee aanay jirin cid Somaliland kala soo xidhiidhay arrintaas. "Iyadoo Maraykanku – waa siday hadalka ay u dhigeene – dammaanad weyn uu u dhigay haddii ay Somaliland ogolaato in ay mar labaad dib ugu laabato midnimadii Somalia, waxaanu leenahay wararkaasi waa qaar aanay waxba ka jirin oo aan sal iyo raad toona lahayn. Wararkaas oo saxaafadda qaarkood ay ka soo xigteen sida ay sheegeen wargeyska Al Khaliij ee ka soo baxa Imaaraadka meesha uu warkaas ka keenay wargeyskaasi isaga ayay jirtaa, " ayuu yidhi Warsaxaafadeedku. "Hase yeeshee waxaanu halkan ku cadaynaynaa inaanay jirin cid haba yaratee kala soo xidhiidhay Somaliland arintaa ay ku andacoonayaan saxaafaddu, " ayuu raaciyey. Warsaxaafadeedka Afhayeenka Madaxtooyadu, isaga oo tixraacaya hadalkii Madaxweyne Riyaale dadka u mariyey saxaafadda 5tii bishan May, waxa uu sheegay in sidii Madaxweynuhu ku sheegay khudbaddaas Somaliland ay diyaar u tahay inay wadahadal la gasho Soomaaliya marka Soomaaliya ay ka hirgasho dowladnimo, nabad iyo xasilooni, balse, waxa uu sheegay in wadahadalkaasi uu noqon doono mid ku saabsan xidhiidh walaalnimo iyo jaarnimo oo la mid ah xidhiidhka Somaliland la wadaagto waddamada kale ee deriska ah. "Waxaa kale oo aanu u sheegaynaa caalamka intiisa kale, gaar ahaan cidda danaynaysa madaqaddan in goonni isku taaga Somaliland uu yahay mid muqadas ah oo aan ka soo noqosho lahayn mana jirto cid Somaliland ay goonni isku taageeda marti ugu noqonayso, " ayuu yidhi Warsaxaafadeedku. Waxana uu warsaxaafadeedku ku tilmaamay wararkan saxaafaddu faafisay kuwo lagu maja-xaabinayo qaranimada Somaliland. Horraantii bishan ayaa waxa soo baxay warar sheegaya in Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo jooga Maraykanku uu u sheegay Foxnews in dowladda Itoobiya geyn doonto Cabdillaahi Yuusuf Hargeysa. Madaxweyne Riyaale oo hadalkii u dambeeyey ee uu u jeediyo dadweynaha ku soo qaaday arrintan, waxa uu sheegay in Wasiirka Arrimaha Dibadda oo hadda muddo bil ah dibadda ugu maqan socdaal aan la sheegin ujeeddadiisa uu u xilsaaray inuu Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya kala soo xaajoodo warkaas. Hase yeeshee, wax war ah oo dambe kama soo bixin dhinaca xukuumadda. Beesha Caalamka, inta danaysa arrimaha Soomaaliya ayaa had iyo goor sheega in Somaliland iyo Soomaaliya ay ka wadahadli doonaan marka Soomaaliya xasilooni lagu soo dabaalo, dowladnimona ka xasisho. Waxaana caddaan ah in waxa laga wadahadli doonaa ay tahay goonni-isu-taagga Somaliland. Mana jirto cid dammaanad qaadaysa in waxa laga hadlayaa ay noqon doonto xidhiidhka derisnimo, dad badanina waxay ka cabsi qabaan in marka dunidu ka soo jeesato Soomaaliya ay Somaliland ku khasbi doonto midnimo. -
Somaliland Officials Involved In Secret Talks On Reunification With Somalia
Jacaylbaro replied to N.O.R.F's topic in Politics
hadhwanaag 2007-05-12 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN): Madaxtooyada Somaliland ayaa beenisay war ay sheegtay in lagu baahiyey internetka oo ay saxaafada qaarkoodna ay qoreen, kaas oo la sheegay inay dawlada Mareykan iyo Ethiopia ay ku hawlan yihiin qorshe dib u heshiisiineed, waxaanay ku tilmaamtay warkaas mid aan sal iyo raadtoona lahayn oo waxba kama jiraana. Sida waxa lagu sheegay warsaxafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada, ahna la taliyaha Madaxweyne Rayaale ee dhinaca warbaahinta Md. Siciid Cadaani Mooge Waxaanu u dhignaa sidan warsaxafadeedkii isaga oo dhameystiran: “Anagoo tix raacayna warar ay qoreen saxaafada qaarkood laguna baahiyay baraha Internatka mid ka mida kaas oo udhignaa in Maraykanka iyo Ethiopia in ay ku howlan yihiin qorshe dib loogu midaynaayo Somaliland iyo Somalia. Iyadoo maraykanku waa siday hadalka ay u dhigeene damaanad wayn uu u dhigay hadii ay Somaliland ogolaato in ay mar labaad dib ugu laabato mid nimadii Somalia waxaanu leenahay wararkaasi waa qaar aanay waxba ka jirin oo aan sal iyo raad toona lahayn wararkaas oo saxaafada qaarkood ay ka soo xigteen sida ay shegeen wargayska al khaliij ee ka soo baxa imaraadka meesha uu warkaas ka keenay wargayskaasi isaga ayay jirtaa, hasa yeshee waxaanu halkan ku cadaynaynaa inaanay jirin cid haba yaratee kala soo xidhiidhay Somaliland arintaa ay ku andacoonayaan saxaafadu. sidii horeba Madaxwaynaha JSL uu ku sheegay khudbadisii udanbaysay ee uu umada ujeedinayay waxay Somaliland diyaar u tahay in wada hadal ay la gasho Somalia marka ay ka hirgasho dowlad nabad iyo xasilooni dalkeeda ku soo dabaasha waxaanay wada hadaladaasi ay noqon donaan qaar ku salaysan xidhiidh walaaltinimo iyo jaarnimo oo u dhexeeya laba dal oo siman waxaana xidhiidhkaasi noqon donaa mid la mida xidhiidhka Somaliland ay la wadaagto wadamada kale ee ay dariska yihiin. waxaa kale oo aanu usheegaynaa calamka intiisa kale gaar ahaan cida danaynaysa mandaqadan in gooni isku taaga Somaliland uu yahay mid muqadasa oo aan ka soo noqosho lahayn mana jirto cid Somaliland ay gooni isku tageeda marti ugu noqonayso. Wararka noocaas ah ee lagu bahinaayo saxaafada qarkood waxa ay yihiin qaar laysku dayaayo in lagu mijoxaabiyo qaranimada iyo madaxbaanida Somaliland.” -
Somaliland Officials Involved In Secret Talks On Reunification With Somalia
Jacaylbaro replied to N.O.R.F's topic in Politics
HARGEISA, May 2 (Reuters) - The leader of the self-declared breakaway enclave of Somaliland ruled out reuniting with battle-scarred Somalia and said the interim government's claim of victory over insurgents in Mogadishu was premature. President Dahir Rayale Kahin also expressed hopes of greater international recognition for Somaliland after Sweden said in February it would treat the enclave as a self-governing area with regard to development aid. Kahin's comments to reporters late on Tuesday came days after the Somali government declared victory in Mogadishu after a war against Islamist gunmen, foreign jihadists and a group of disgruntled clansmen. Mogadishu's worst fighting in 16 years has killed at least 1,300 people in recent weeks and sparked a massive exodus from the city with some fleeing to Somaliland's capital Hargeisa. "It is too quick to say the TFG (transitional federal government) has captured Mogadishu or they are governing Mogadishu," Kahin said. "Time will tell. They will not get far if they try to... rule the people by force," he added. Kahin also warned Somali President Abdullahi Yusuf against any belligerent moves towards the Gulf of Aden enclave. "Abdullahi Yusuf cannot come here. It is a day dream that Abdullahi Yusuf is coming and that he will govern Hargeisa." A former British protectorate, Somaliland declared independence from Somalia in 1991 when clan warlords toppled dictator Mohamed Siad Barre, carving the Horn of Africa country into personal fiefdoms. Somaliland officials say the territory has maintained relative peace and stability while Mogadishu has descended into violence and chaos. "We cannot be one government anymore. We made our decision in 1991 not to be part of that failed union," Kahin said in his heavily fortified presidential compound. No foreign governments have recognised Somaliland and there has long been a reluctance in Africa to support independence bids for fear of opening the floodgates to a host of secessionist claims. But Kahin said hopes were boosted by Swedish moves. "The Swedish have taken one step forward. They said we will treat Somaliland as a separate government entity," he said. Katarina Zinn, a counsellor at the Swedish Embassy in Nairobi, said Stockholm's guidelines on aid to Somalia recognised Somaliland as a self-governing area for development issues. "What we have said is that we will work in Somaliland with development, but we have not recognised Somaliland as an independent state," Zinn told Reuters. Kahin said Somaliland had secured a deal with Germany to build a cement factory in the coastal city of Berbera, 130 km (81 miles) northeast of Hargeisa. He said he hoped the creation of more jobs would boost the economy. Opposition figures have accused him of not doing enough to improve the livelihoods of people living in Somaliland. -
US says, The leadership of the TFG needs to change...Jendayi Fraser
Jacaylbaro replied to roobleh's topic in Politics
Originally posted by Nayruus: quote:Originally posted by Jacaylbaro: adigu northwest wax la yidhaa baad cuqdad ka qabtaa sow maaha ?? You are just the laughing stock of the world if you always personalize the discussion. Debate or suht up. I am sure the gang’s losing their patience with you. The gang that rules Hargeisa’s municipal council headed by the Somali National Security agent, Mr. Riyaale, has invested their last diminishing dollars in wrong internet talent. The gang lately came to the conclusion that the really reason the administration has been failing to gain an ear for their endeavor for international sovereignty for last 16 years is because nobody has succored them and defended their position in the cyber war in a logical and sincere debate . They could not pass the girls manned at the front reception desks of the foreigner ministers for the countries they had been visiting since the demon entered their skull. Please click this piece from Hargeisa posted on SoomaaliWeyn cite on May 8, 2007 to see how desperate the gang is to use the internet for their fantasy. Wouldn’t you agree with me that Riyaale has chosen wrong talent when you see growing number of secessionists flying the darned flag and visiting Somali websites but sadly engaged in ad hominem discussions? Don't hijack the thread sxb ,,,,,,,,, start your own if you want ,,,,,,,,, Now tell grap your coffee and tell me when Somaliland and Somalia are starting talks ,,,,,,,,,, -
60 Ways To Keep Your Wife's Love, and the romance alive
Jacaylbaro replied to Ms DD's topic in General
loooooooool ... i'm thinking of the delivery too -
and u think i read the research ??? I'm just following the title of the thread not more
-
looooooooool ,, ma baqanayee ,,,,,, qolaan isku kalsoonayn weli oo aan u digayaa
-
Exactly ,,,,,, ama ha la isu wada yimaado ama sidaa ha lagu kala joogo ,, wax u dhexeeya ma laha ,,,,,,,,,, Hadda 16 kaas sanno only one piece buu problemku ka taagnaa welina ka taagan yahay ,,,, haddana dowlado shisheeye baaba isku dhex haysta ,,,
-
Why Faransiiska renamed French Soomaaliland
Jacaylbaro replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
aren't we living in the clonial borders ??? ,,,,, is Somalia made by Angels ??? ,,,, -
US says, The leadership of the TFG needs to change...Jendayi Fraser
Jacaylbaro replied to roobleh's topic in Politics
ha ku taagnaatee daa ,,,,,,, -
and they want us not to look at her ???? ,,,,, NO WAY MAN ,,,,,,, look at da beauty ,,,,,
-
looooooooool@Paragon ,,,,,,,,,,,, waar niyow yaryarku waxba ma fahmayaan,,,,,,, marka sow inaan iyaga iyo waqtiga isu daayo sow maaha ha is arkeene ?? Mr. Me, don't be so exited sxb ,,,,, somali unity was dead from the day we gave up from Zone 5 (soomaali galbeed) ,,,,, If you mean by SOMALIA WAY MIDOOBAYSAA only koonfur iyo waqooyi then someone is dreaming here ,,,,,, if you mean all the 5 somalis then consider me IN ,,,,,, and want that to happen ,,, hadii la waayo tan kelena way dhamaatay ,,,,,,,, I hope inaad intaa aad imika haysataan iska bismillaysataan ,,,,,,, wax badso wax beel bay leedahay baa hore loo yidhiye
-
-
Somali Unity way dhamaatay ,,,,,,, how many times do i have to tell you guys ???
-
labadaas yaa isu guuriya ,,,,,,, look sida ay isugu fiican yihiin ,,,,,,
-
dp
-
Source: Jacaylbaro Intelligence Service (JIS)
-
US says, The leadership of the TFG needs to change...Jendayi Fraser
Jacaylbaro replied to roobleh's topic in Politics
adigu northwest wax la yidhaa baad cuqdad ka qabtaa sow maaha ?? relax man ,,,,,, soon you'll be one of our citizens ,,,, -
and i'm missing Ibtisam, CC and Canbaro ,,,,, they just read
-
60 Ways To Keep Your Wife's Love, and the romance alive
Jacaylbaro replied to Ms DD's topic in General
Hmmmmmmm ,, Interesting ,,,,,,
-
Popular Contributors