Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Wargelin: Jaaliyadda Somaliland ee Finland.(Xafladda 18 May) Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan dalka Finland in lagu qabanayo Munaasabadda Xuska sannadguurada 16aad ee la soo noqoshada madax banaanida Jamhuuriyadda Somaliland.Waxaa munaasibaddan si gaara loogu dabaal degayaa barnaamijyo kala duwan oo dhinacyo badan leh, Waxaana ka mid ah: Kuwa taariikhda, Heesha( oo ay kaa dherigein doonaan Hoblada reer Finland), ciyaataha hidaha iyo dhaqanka iyo madadaaloyinkaleba. tasoo ka dhici doonta: Maalinta :sabtida ee 19 bishan May. Saacadda: 4 galabnimo ilaa-9 habeenimo Xarunta dhallinyarada ee Merirastilla nuoristo Cinwaanka. Joluspolku 3 00930 Helsinki, waxa ay ku taal Metroga Merirastilla dhinaca Midig ilaa 150 mitir.
  2. Referendum has been done and it was for the good of a separate government.
  3. Why Amharic ?? ,,,,,, it is a somaliland passport sxb not Ethiopian
  4. It is not a failure ,,,,,,,,,,,, at least some of our ppl are save and growing ,,, we don't have to loose all ,,,,
  5. looooooool ,,,,, Let's cry for da foreigners marka
  6. We tried to do that and we horribally failed ,,, let's try to start from ground zero to see if we can do it again ,,,,,,
  7. loooooool ,, seems they r siding with one side sow maaha
  8. Somalis are weak naturally that they cannot manage to have one enemy, one goal, one focus and work for it for the rest of their lives.
  9. looooooooooool ,,,,,,, how do u know about the way he will die bal ??? Nin sigtay ma nabad gelin ,,,,,,,
  10. Mogadishu 17, May.07 ( Sh.M.Network) Ra'isulwasaaraha Somalia Prof. Cali Max'ed Geedi iyo Kolonyo uu watay ayaa ka badbaaday isku day bam lala damacsanaa in lagu qarxiyo kolonyadiisa. Falkaan oo ka dhacay agagaarka wasaaradii hore ee waxbarashada ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa geeystay labo nin oo bam gacmeed aan qarxin ku tuuray gaadiidkii galbinayay Ra'isulwasaare sida uu shabelle u xaqiijiyay Afhayeenka dowladda KMG ah ee Somalia Cabdi Xaaji Goobdoon. Afhayeenka ayaa intaasi ku daray in ciidamada amaanka dowladda KMG ah ay gacanta ku soo dhigeen mid ka mid ah labadii nin ee falkaasi geeystay halka midkii kalena uu baxsaday. Ra'isulwasaare Geedi ayaa markii qaraxa lala beegsanayay waxa uu ku sii jeeday garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho si uu u sagootiyo meydadka iyo dhaawacyadii ciidamada Uganda ee shalay lagu weeraray magaalada Muqdisho. Weerarkaan ayaa imaanaya, iyadoo maalintii shalay weerar lagu qaaday Kolonyo reer Uganda ah lagu qaarjiyay 5 ka mid ah ciidamada nabad ilaalinta Midowga Africa.
  11. Djibouti is occupied ?????? ,,,,,, These men and women did their job perfectly but those who came after them messed with it and destroyed their dreams ,,,,,,,,,,,, i was so exited at the time to join Somalia and make the GREAT SOMALI government but was completely disappointed when my fellow somalis attacked bombered me worse then they would do to their enemies ,,,,,,,,,, Now i should get my life back ,,,,,,,,, Until i see other somalis coming together ,,, then consider me a BIG UNIONIST ,,, but i'm not gonna be the first again ....
  12. You are mixing between SOMALI and SOMALIA sxb ,,,, The Somali ethnic was there hundreds of years ,,,, but what is called SOMALIA as a country is a colonial legacy ,,,,, You still say NO ????? ,,,, Tell me why NFD and SOOMAALI GALBEED are not included ,,,,, and even Djibouti ,,,,,,,,
  13. I just feel that somalis are weak ,,,,,,,,,,
  14. loooooooool ,,,,,, i ate bakayle once and i still love to eat
  15. I SAID I'M NOT DENAYING SXB ,,,,, READ AGAIN. Somalia is a colonial legacy and it is not from our Prophet (SCW) ,,,,, The whole Africa is living in a colonial designed borders including Somalia. It is just the time to get our lost identities by the failed exitement in 1960.
  16. Hargeysa(QARAN)-Olole aad u balaadhan oo loogu diyaar garoobaayo dabaaldega xuska 18 may oo ku began maalinta jimcaha ee fooda inagu soo haysa ayaa si wayn looga dareemayaa magaalada hargaysa iyo guud ahaan Somaliland Goboladeeda oo dhan. Waxaa hargaysa caasimada SL ka bilaabmay Olole kor loogu qaadaayo bilicda caasimada oo ay si wada jir ah u fulinaayaan dawlada hoose ee hargaysa iyo booliska , waxaad arkaysaa iyadoo la bur buriyay dhamaan dabakaayooyinki yara yaraa ee wadada hareeraheeda sida sharci darada ahayd uga dhisnaa iyo wadooyinki magaalada oo dib u habayn iyo nalalayn lagu samynaayo ciidi daadadku keeneen iyo qashinki oo iska ragooyin waawayni ka daabulayaan wadooyinka . Maayarka caasimada ee hargaysa Eng Xuseen Max’ud Jiciir ayaa sheegay in ay wadaan gudi loo saray arinta qaban qaabada ee xuska 16 guradii ka soo wareegtay maalinti ay Somaliland dib ula soo noqotay xornimadeedi gudidaasi oo uu gudoomiye ka yahay Wasiirka Madaxtooyada SL Mudane Nuur Amiin Ismaaciil oo ka kooban maayerka caasimada iyo xubno kale . Dhinaca kalena xafladaha loogu dabal degaayo xuska 16 guurada ka soo wareegatay dib ula soo noqoshadi xoriyada iyo gooni isu tagii Somaliland ayaa looga diyaar garoobayaa xaflado aad u qiimo badan oo socon doona laga bilaabo subaxa hore ee maalinta 18 may ila iyo habeenimada. Sidoo kale masuuliyiinta xukuumada ee ay ka midka yihiin Wasiirada iyo Gudoomiyayaasha Gobolada iyo Degmooyinka ayaa iyagana kala qayb gelaaya Dadwaynaha ku dhaqan Gobolada Dalka xuska maalinta 18 ka may
  17. For us we will never forget about those thousands who donated their souls for our freedom ,,,,,, we are under their shadow and it is already written in the history. I won't deny our heros of the time like Sayidka, Barkhad cas, Ahmed Gurey and their likes. They did their duties and left. Allah will reward them for the best Insha Allah.
  18. Why Haram ??????????? ,,,,,,,, what is in the Animal products ??? ,, which animal ???
  19. Originally posted by Suldaanka: ^^ Most likely it was exported to China as scrap-metal by now. No, ,,, at least not yet ,,,,,, i took this picture a month ago
  20. Originally posted by me: lol@xanthus. Not in this life time. I rather remmeber dates that are meaningfull to the Somali nation such as 15th of May or 19th of January. But hey what do you know about history. Hint Me, That was a history and has its making at its time ,,, and even now ,,,,,, 'Now we live 100yrs after ,,,, let's make the history of this time now ,,,, this is our live now
  21. Walaahi this is wonders ,,,,,,,, how come the force a mother and her two doughters to sleep in a taxi bal ???? ,,,,,,,, is the taxi more save then a room in a hotel ??? INKAAR ILAAHAY IDINKU RID
  22. Because a woman was harrased innit ??? ,,,, the link kulmiye plzzzzzzzz
  23. The problem is ,,, they not asking me
  24. MMA, waar niyow mar bay igu dhici gaadhay but waan ka booday