Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Ceerigaabo(Qarannews)Xaflad si weyn loo soo abaabuley oo looga jeedo xuska maalinta goonni isu-taagga Somaliland ee 18 May ayaa subaxnimadii manta lagu qabtay fagaaraha beerta xorriyadda ee magaalada Ceerigaabo. Munaasibaddan oo ay kazoo qayb galeen wasiirku-xigeenka caddaaladda Mr.Yuusuf Ciise (Tallaabo), madaxda laamaha kale ee dawladda (heer gobol iyo degmoba), shaqaalaha wasaaradaha dawladda oo iyagana ay ka muuqatey astaamaha bilicda leh ee ay ka muuqatey calaamadohooda gaarka ah ee loogu talo galay munaasibaddan xuska 18-ka May, ururrada bulshada rayadka ah, ardayda dugsiyada dhigata iyo dadweyne aad u tiro badan oo ka kooban dhammaanba qaybaha kale ee bulshadu ka kooban tahay ayaa ugu horrayn waxa hadal kooban ka jeediyey kusimaha guddoomiyaha golaha degaanka ee degmada Ceerigaabo Md.Max’ud Cawed Ducaale (Herdi), kaas oo dadweynaha uag mahad celiyeyey maalintan 18-ka May ee kusoo begantay maalintan jimacaha ah ee aan caadadeedu ahaan jirin fagaarayaasha laysugusoo boxo ee ay sida weyn isaga xil-saareen ee isugusoo bexeen, isagoo sidoo kalena dadweynaha reer Ceerigaabo ku boorriyey isku duubnaanta iyo wax wada qabsiga, isagoo arrimahaas ka hadlayana waxa hadalladiisii ka mid ahaa "Reer Ceerigaabo beelaha lagu sheego ma aha ee waa isku hal beel, sidaas ayaa danteennuna ku jirtaa". Guddoomiyaha xisbiaga UCID ee gobolka Sanaag C/laahi Axmed Daammur oo isaguna halkaas hadal kooban kazoo jeediyey ayaa mahadnaqa munaasibaddan iyo bulshada ka sokow waxa hadalladiisii ka mid ahaa "Qaranka Somaliland waa mid hore u socda ee ma aha mid dib u socda, ilaahayna waxan uga baryayaa in uu halkaas hore ugasii socdo, waxanna hambalyada munaasibaddan 18-ka May u dirayaa madaxweynaha JSL Md.Daahir Rayaale Kaahin iyo dhammaanba bulshada reer Somaliland meel kasta oo ay joogaanba". Guddoomiyaha gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre oo isaguna hadal kooban halkaas kazoo jeediyey ayaa isagoo maammulka degmada Ceerigaabo oo munaasibaddan soo abaabuley iyo guud ahaanba laamaha dawladda ee kazoo qayb galayba iyo weliba dadweynaha sida weyn isugusoo baxay ee reer Ceerigaaboba uga mahad celiyeyey halkaas, haddana wuxu shacabka reer Sanaag usoo tebiyey salaan uu uga sido madaxweynaha JSL Md.Daahir Rayaale Kaahin, intaas kaddibna duco badan oo jiritaanka iyoictiraafka Somaliland ku saabsanna uu halkaas ka jeediyey, isagoo dhinaca Somalia ka hadlayana waxa hadalladiisii ka mid ahaa "Walaaleheenna Somalia xaasid kuma nihin, xumaantoodana ma doonayno laakiin dib ugu noqon mayno halkii aynu ogayn, halku-dheggeenna maantana waxa weeye Somalia marnaba ku biiri mayno, waayo cid kastaaba waa arki kartaa in aan wax horumar ahi marnaba xaggooda ka jirin". Wasiir-kuxigeenka caddaaladda Yuusuf Ciise (Tallaabo) oo ugu danbayn isagu soo gunaanadey xafladdan ayaa mahadnaqa munaasibaddan iyo bulshada isusoo baxday ka sokow wuxu ka sheekeeyey in badan oo taariikhda Somaliland-tii hore iyo tan maantaba isugu jirta, inkastoo uu carrabka ku dhuftay maammulkii ugu horreeyey ee reer Sanaag In lagu dhawaaqay 27-kii May oo ku beegnayd maalintii ugu horraysey ee maammul dawladeed oo dhisan iyo jabhaddii SNM foodda isku dareen dalka gudihiisa, isagoo ka hadlayey khilaafka dhalashada iyo dhul ahaaneed ee had iyo jeer dhegaha dadka kusoo duula ee ka taagan Sanaag-bari iyo qaybo ka tirsan gobolka Sool-na waxa hadalladiisii ka mid ahaa "Nin xagga Aabbe mid kala walaal ah, xagga Hooyona mid kale kala walaal ah oo labadaasna midba dastuur gaar ah leeyahay ayaa laysku hayaa, geelii Aabbe haddii uu xagga Hooyo qabadsiiyo ama kii Hooyo uu xagga Aabbe qabadsiiyo ayaa halkaas laysku qabanayaa, taasna waxan leeyahay waxa lagaga gudbi karaa go’aan ninkaas laba walaal lihi uu gaadho oo labadiisa walaal iyagana saaxiibbo ka dhigo isaguna labada dhanba sidaas kula walaaloobo". C/laahi Xuseen Darwiish QARANNEWS.COM Ceerigaabo
  2. Waxa maanta ka dhacay guud ahaan gobolada Somaliland xaflad aad u balaadhan oo loogu dabaal dagaayo xuska 18-ka May. Iyada oo xaflad aad u balaadhan lagu qabtay casimada Somaliland ee Hargaysa oo la odhan karo waa xaflad aad uga balaadhan xafladihii ka horeeyay waxa aanu idiinku soo gudbin doonaa sida ugu dhakhsiiyaha badan.
  3. It is the day we set our future The day we thought for our children The day we shocked our enemy The day we all come together and signed for peace The day we forgive each other and opened a new chapter The day Allah rewarded us from the long time suffering and injustice The day we found our lost Identity The day we appreciated our leaders, politicians, intellectuals, traditional leaders, warriors, women, and those who died of the freedom. The day impressed the world The day we made the smart and brave move The day we gathered from west to east and from north to south to say and sign for SOMALILAND. IT IS THE DAY ,,,,,,,,,,,, 18TH OF MAY ------------ THE BIG DAY . .
  4. looooooooooooooooooooooooool
  5. Lagama sheeeyaan ,,,,,,,,,,,,,, inaga daa niyow waxaa la iskuma soo qaad qaadee
  6. Thanks Mansa for the point. Well, Somaliland is not what some ppl are creating now ,,, it is a land which has it is internationally recognized borders with Somalia, Ethiopia and Djibouti. Half of the territory is not opposing the idea of seperation as some ppl in SOL exaggurate ,,, it is half of Sanaag region and Half of Sool region only. Even those half halfs are divided in between and we would use this to create and claim the land which will at the end cause a civil war in that area. We don't want this so we kept quiet and chose not to interfere for the moment. In the other hand, how many countries has a desputed areas ??? ,,,, why Kashmir is still controlled by India while their people want to join Pakistan ??? ,,,,, i mean the world is following a rule if you know what i mean. It is not that easy to start a whole country from the scratch and it will take years and years to slowly grow and reach its full authority, it is very close now and it will come. The world doesn't recognize clans, they only know territories and international borders.
  7. Currently we do both ,,,,, for the moment we need this too ,,,, may be soon it'll be less necessary when the country gets its recognition. It is a transitional period and we need it.
  8. looooooooool ,,,,,,, hadaa maxaa is taataabanayay
  9. I don't know why his case is so quiet ,,,,,,,
  10. waar niyow xanaaq waanu kala fog nahayba e ,,,,, but wax baad isku dhex qasaysaa oo dadkii baa isaga kaa ekaaday
  11. Where is Barre Hiiraale now ,,,,,,,,,,, is he still in Baardheere or he left for Kismayo ???
  12. don't interfare Allah's creation sxb ,,,,, no one is made of a caw. I was talking about the idealogical status ,,,, say whateva u want but that won't help ,,,
  13. Visit both countries and you'll see the difference ,,,,,,,,,
  14. Try to manage your Italian colonized one horta before you want to add another one. SOMALILANDER IS AN IDENTITY ,,, IT IS MY IDENTITY ,,,, LOOK AT MY PASSPORT
  15. It is not a giving up ,,, just getting my lost identity and i found it.
  16. just to see the old man foundling the lil girl
  17. PROPOSAL REJECTED ,,, BUT THANKS FOR THE ADVICE ANYWAY
  18. Xaflada dabaaldega 18ka May ee Magaalada Bristol ee UK
  19. IN TORONTO Xaflada 18ka May ee Tronto - Canada iyo banaanbax balaadhan
  20. Nomad - Holland Presents the Official 18th May's Celebration in Holland