Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Good work Somaliland
-
Somaliland oo ku adkaysatay Gooni Isutaaga , xataa haddi aan Beesha Caalamku Ictiraafin “Boqol sanadood.” Al Khaleej-UAE” Jareedada Afka Carabiga ku hadasha ee kasoo baxda dalka Emaaraadka Carabta ayaa cadadkii soo baxay maalinti Sabtida 19/5/2007, ku qortay inay Somaliland ku adkaysanayso Gooni isu taaga , xataa haddii beesha caalamku aany ictiraafin boqolka sano ee soo socda. Ayadoo ka soo xigatay hadalo uu sii daayay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland , Mudane Mohamed Duale , ayaa cadeeyay inaanay haba yaraate jirin wada hadalo hoos ahaaneed u sodca Somaliland, Ethiopia iyo Maraykanka , waxaanu ku tilmaamay wararkaas, oo ay hore Al Khaleej u fafisay , mid aan sal iyo raad toona lahayn, oo runta ka fog. Wasiirku asaga oo xusaaya 16 Guuraddii kasoo wareegtay markii Somaliland ka goostay Somalia, ayaa waxuu sheegay inaany marnama dhici doonin midnimo dhex marta labada dal ee haatan deriska ah, Somaliland iyo Koonfurta Somalia, Wuxuu Wasiirku ku nux nux saday inaanay ka noqon doonin dib ula soo noqo-shada xornimadooda. Waxa kale uu sheegay in socdaalka uu ku tegay Addis Ababa ay u suuro gelisay inuu la kulmo Danjiryaal badan oo Reer Galbeed ah , iyo ku Xigeeenka Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Maraykanka. Waxa kale oo Wasiirku sheegay in Xukuumadda Somaliland hor dhigi doonta Ururka Afrika “ AU” sidii ay xubin uga noqon lahayd Ururkaas. qarannews.com
-
Originally posted by Sayid: Will see next year's May 18th if they do go out! and couple more dudes... Will see Insha Allah ,,,,,,,,,,
-
IT IS THE DAY ------------------ 18 MAY ------------ THE BIG DAY
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
looooooooooooool@hot ,,,,,,,,, So how do u feel now , ?? -
That was a desperate move from Ethiopia to burn a whole town ,,,,,,, but i'm glad they got the reward on the spot. Why only one source is reporting this ???
-
No one can deny those named ambassadors although they are all from those countries that have a direct interest in Somalia. Still it is a name and they are not based in Mogadishu due to security related issues. But the US policy towards Somaliland is changing ,, and even the other world. Those advantages are going to the both sides so far ,,,,, the issue of recognition is one big challenge but things seem to be changing quickly. Soon ONE SOMALIA and SOMALILAND will sit and discuss the issue under the supervision of IGAD, AU, US, EU and others.
-
Thnx
-
I'm just joking sxb ,,,,,,,,,,,, i find it funny too as this is the first time i hear this
-
Somalis Please Celebrate Unity: We Are All Somalis
Jacaylbaro replied to Peacenow's topic in Politics
You can never stop in front of the world sxb ,,, things are changing from now on and this is another step for Somaliland's independency. -
IT IS THE DAY ------------------ 18 MAY ------------ THE BIG DAY
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Walaahi is the best ,,,,,,,,, didn't seen even inside somaliland dressing like this so far. -
IT IS THE DAY ------------------ 18 MAY ------------ THE BIG DAY
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
loooooool ,, i was about to post this too -
IT IS THE DAY ------------------ 18 MAY ------------ THE BIG DAY
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
DABAADEGGII XAFLADDII SANADGUURADII 16aad IYO WACDARIHII FINLAND KA DHACAY Maanta oo ku beegan maalintii Jamhuriyadda Somaliland lasoo noqotay Xornimadeeddii ee Caasimadda Gobolka Togdheer ee Burco lagaga dhawaaqay lasoo noqoshadii xornimadii luntay 1960kii ayaa dadweynaha reer Somaliland ee Finland ku dhaqani caasimadda dalka Finland ku qabteen xaflad lagu xusayo maalintaas. Xafladdan oo ay qabanqaabisay Jaaliyadda Guud ee Somaliland Community of Finland ayaa waxa kasoo qaybgalay dadweyne aad u tiro badan oo isugu jira rag, dumar iyo caruurba. Xafladdan ayaa kuwii hore ee Jaaliyaddu qabanjirtay kaga duwanayd laba arrimood oo kala ah: Tartan-aqooneed ku saabsan taariikhda Somaliland oo caruurta loo qabtay iyo tartan culus oo lagu tartamayey ciyaaraha gobollada Somaliland iyada oo halkaa lagu soo bandhigay ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka ee gobolada kala duwan ee Somaliland min Ceerigaabo ilaa Saykac. Xafladdan oo si aad u saraysa loo soo abaabulay waxa aayado Quraana ku furay Maxamed Cawl Caabi kedibna waxa si qotodheer oo qiiro leh oo xamaasadi ka muuqato taariikhsa Somaliland uga waramay Xaji Cabdi Xasan Jaamac. Intaa kedib waxa horumarka Somaliland samaysay intii ay jirtay si cilmiyaysan oo taako-taako ah uga hadlay Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada Somaliland Mudane Fowsi Cabdi Muxumed iyo Enjineer Maxamed Gaas. Intaa kedibna Marwo Ifraax Soofe ayaa si tifatiran u qaadqaaday kaalinta dumarka reer Somaliland ka galeen horumarka Somaliland iyada oo xustay in ay dumarku mudan yihiin in laga abaalmariyo dedaalkooda. Dhinaca madadaalada oo aan yar iyo weyn loo kala hadhin waxa hagayey fannaanka caanka ah ee Xuseen Belel iyada oo ay halkaa wacdarro dhigeen kooxda hiddaya iyo dhaqanka oo madasha isku laba rogay rag iyo dumarba. Waxa xusid gaara mudan in tartan qadhaadh oo ciyaaraha gobollada ku saabsan lasoo bandhigay. Waxa xusid mudan in tartan-aqooneedkii caruurta aad loola dhacay sida caruur yaryar oo wadankan ku dhashay Somaliland wax badan ka ogyihiin. Waxa la yaab noqotay in caruur da'doodu aanay ka badnayn 8 jir garteen magaca Madaxweynaha JSL oo sadexan. Ugu dambayntii waxa aan dhammaan dadka reer Somaliland meel kasta oo ay dunida ka joogaan u diraynaa Hambalyo aannu ka sidno reer Finland annaga oo leh KU WAARA NABAD, KU WAARA BARWAAQO, HORUMAR IYO XORRIYAD. Guddiga Jaaliyadda Guud ee Somaliland Community of Finland guul iyo gobo nimo qarannews.com -
At least there is a development in the issue ,,,,
-
Nice piece indeed ,,,,,,,,,,,,,,,,,
-
Somalis Please Celebrate Unity: We Are All Somalis
Jacaylbaro replied to Peacenow's topic in Politics
Still link not working ,,,,,,,,,,,,, -
Time to accuse the children i guess ,,,,,
-
Somalis Please Celebrate Unity: We Are All Somalis
Jacaylbaro replied to Peacenow's topic in Politics
Link not working ,,,,,,,,,,, -
The Correct Version ,,,, : Asked whether Somaliland, which has declared itself independent of Somalia, would participate in the congress, Ambassador Yates said it was unlikely, based on discussions he had last week with the foreign minister of Somaliland. However, he said some Somalilanders may participate through the clan-based selection of delegates. Read Here Some people cannot even translate the English and yet want to deliver news and analysis to the public ,,,,,,,,,,,,,,
-
Popular Contributors