Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Originally posted by me: I don get this, something doesn't add up. The US navy is on the Somali coast bombing ras kambooni ilaa bargaal, the country is under occupation and somehow these 'mysterious' pirates are hijacking ships left right and center. They also say they are operating from a 'mysterious' mother ship, could this mother ship be a US navy vessel? Something doesn't add up. AGREE ,,,,,,,,,,,,,,,,
  2. what is badacase ??? ,,,,,, or you mean badacas ??
  3. Somaliland President on a working visit to Sweden Today monday 4 may 2007 The president of The Republic Somaliland HE, Dahir Rayaale Kahin arrived in Stokolms arlanda Airport at 10:00 our local time for A Working visit . The President was met with a Red carpet reception by the aeroplane door.He was then welcomed with flowers Of which was handed over to The Preident by Somaliland Children Shortly After He was warmly welcomed to Sweden by Ethiopian Airlines Regional Manager Mr Paulos Sime, Eidarus Sh Adan from The Swedish tax Agency as well as the chairman of Somali Relief Organisation. After the welcoming ceremony the president and his entrouge left towards the Vip Lounge where he was to join the guests amoung them Hans Berglund from The swedish tax agency,Gunnar Andren Member of the swedish parliament,Gunnel Blomgren from the Stockholm county counsel. The President as well as Somaliland minister of foreign affairs left the airport towards the Swedish parliament for the official lunch ceremony that was hosted on their behalf 13:00 by the swedish foreign affairs amongst those who were the participants at the reception was Birgitta Ohlsson Member of Parliament, spokesperson foreign affairs , Swedish liberal party ,liberal party member committee on foreign affairs and other members of parliament. At 14:00 The President and Somalilands Foreign Minister had a meeting with The Deputy Speaker of the Swedish national assembly Liselott Hagberg as well as other members of the parliament from different political parties. The days working events of the president was rounded up by a press meeting at 15:00 after the press meeting the president was escorted to his residential hotel .
  4. Like you, Duke and Redsea ,,,,,,
  5. I didn't want Ibtisam to start the trip from Burao ,,,
  6. to keep your wife's love and the romance alive just be good on bed and be nice outside the bed ,,,,,,,,,,, believe me she'll never let you go
  7. hadhwanaag 2007-06-03 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Wasiirka Caafimaadka iyo shaqada Somaliland Md. C/laahi Xuseen Iimaan Darawal oo maalmahanba ku sugna Magaalo madaxda gobolka Sanaag ee Ceergaabo ayaa maanta xarunta Gobolka Sanaag ee Ceergaabo kula shiray cuqaasha iyo waayeelka Gobolka Sanaag. Wasiir Darawal waxa uu kala hadlay cuqaasha iyo waayeelka sidii kor loogu qaadi lahaa adeega Caafimaad ee sii liita, isla markaana waxa uu cadeeyey inuu sameyndoono gudi Caafimaadka oo xoog badan oo wax ka tarta adeegyada Caafimaadka.waxaanu xusay inuu keeni doono dhakhaatiir Caafimaadka oo isugu jirta ajanebi iyo muwaadinin oo wax ka qabta hawlaha Caafimaadka. Wasiirka Caafimaadka iyo shaqada Somaliland Md. C/laahi Xuseen Iimaan [Darawal] ayaa waxa uu waayeelka iyo madax dhaqameedka kala hadlay sidii ay kor u qaadi lahayeen waxbarashada. “Waxaan u sheegayaa Madax dhaqameedka iyo waayeelka sidii ay dawlada iyo shicibna looga wada shaqeyn lahaa kor u qaadida iyo dardargelinta adeega caafimaad ee cisbitaalka Magaalada Ceergaabo.” Ayuu yidhi. Wasiir Darawal waxa uu farta ku fiiqay inay sameeyndoono gudi, isla markaana loo baahan yahay inay xafitaan, isaga oo arintaa ka hadlayana waxa uu yidhi. “Waxaan sameyndoonaa Gudi caafimaad oo awood badan, oo ka shaqeeya hawlaha caafimaadka, waxaanan keenidoona Cisbitaalka dhakhaatiir caafimaad oo isugu jira ajaanib iyo muwaadinin” “Waxaan ka codsanayaa shacbiga reer Sanaag inay soo dhaweeyaan dhakhaatiirta oo ay xafidaan.” Ayuu yidhi Wasiirka Caafimaadka iyo shaqada Somaliland. Md. C/laahi Xuseen Iimaan [Darawal]. Wasiirka Caafimaadka iyo shaqada Somaliland Md. C/laahi Xuseen Iimaan [Darawal] waa markii ugu horeysay ee uu booqdo Magaalo Madaxda Gobolka Sanaag ee Ceergaabo tan iyo markii loo magacaabay jagada wasiirka Caafimaadka.
  8. I'm reporting from Addis sxb ,,,,,,,,,,, it was happening in Addis airport.
  9. And you should all see the Ethopian TV here ,,,,, It is not only Zenawi the president is meeting with ,, also the ambasadors and other officials in the country before he proceed to Sweden and Norway. i didn't know he was coming and i went to the airport to receive a friend of mine, suddenly i woke up with a lot of soldiers and military started to more around the airport with guns and pistols ,,,, i thought something is wrong and my friend told me may be there is an official going or coming ,,,,,,,, later i came to know that it was the president arriving from Somaliland.
  10. hadhwanaag 2007-06-03 (Hadhwanaagnews) Adis ababa(HWN):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo booqasho haatan ku jooga Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Ethiopia, waxa saaka salaan sharaf ugu yimid oo ku soo booqdey Huteelka uu degan yahay ee Sheraton, Safiirka Ingiriiska u fadhiya Dalka Ethiopia, Mudane, Bob Dewar iyo Masuuliyiin ka socota Safaaradda Dawladda Ingiriisku u leedahay Magaalada Addis Ababa. Sida waxa lagu sheegay warsaxafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Md. Siciid Cadaani Mooge, oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska shabakada wararka ee hadhwanaagnews.com ee Magaalada Hargeysa. Waxa kale oo warsaxafadeedka lagu sheegay safiirka Dawlada Ingiriiska u fadhiya dalka Ethiopoa Bob Dewar ina dawladdiisu ay si weyn ula dhacsan tahay nidaamka Dimuqaraadiyadeed, Nabadda iyo Xasiloonida ay Dawladda Somaliland ka hirgelisay Dalkeeda, isla markaana waxa uu Safiirku ballan qaaday in dawladdiisu ay si buuxda uga taageeri doonto Xukuumadda iyo Shacbiga Somaliland-ba sidii ay u sii xoojin lahaayeen Nabadda iyo geedi socodka dimuqraadiyadeed ee ay gaadheen, waxa kale oo Safiirku uu ballan qaaday in Dawladda Ingiriiska iyo wadamada kale ee ku bahoobay Ururka Barwaaqo sooranka Europe (EEC) in ay ka taageeri doonaan Jamhuuriyadda Somaliland doorashooyinka soo socda, sidii ay waddanka uga qabsoomi lahaayeen, Isaga oo dhameystirana waxa uu u dhignaa sedan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo booqasho haatan ku jooga Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Ethiopia, waxa saaka salaan sharaf ugu yimid oo ku soo booqdey Huteelka uu degan yahay ee Sheraton, Safiirka Ingiriiska u fadhiya Dalka Ethiopia, Mudane, Bob Dewar iyo Masuuliyiin ka socota Safaaradda Dawladda Ingiriisku u leedahay Magaalada Addis Ababa. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Safiirka Ingiriisku waxay ka wada hadleen arrimo badan oo ay ka mid yihiin, cilaaqaadka ama xidhiidhka labada wadan oo dhinacyo badan ah, waxaanay isla qaadaa dhigeen sidii loo sii xoojin lahaa, xidhiidhka u dhaxeeya labada Wadan, Safiirka Dawladda Ingiriisku waxa uu Madaxweynaha u sheegay in dawladdiisu ay si weyn ula dhacsan tahay nidaamka Dimuqaraadiyadeed, Nabadda iyo Xasiloonida ay Dawladda Somaliland ka hirgelisay Dalkeeda, waxana uu Safiirku ballan qaaday in dawladdiisu ay si buuxda uga taageeri doonto Xukuumadda iyo Shacbiga Somaliland-ba sidii ay u sii xoojin lahaayeen Nabadda iyo geedi socodka dimuqraadiyadeed ee ay gaadheen, waxa kaloo Safiirku uu ballan qaaday in Dawladda Ingiriiska iyo wadamada kale ee ku bahoobay Ururka Barwaaqo sooranka Europe (EEC) in ay ka taageeri doonaan Jamhuuriyadda Somaliland doorashooyinka soo socda, sidii ay waddanka uga qabsoomi lahaayeen, kullankaa dhex maray Madaxweynaha iyo Safiirka Ingiriiskuna waxa uu ku dhammaaday is af garad iyo jawi fiican, isaga oo Safiirku si gaar ah ugu hambalyeeyay Madaxweynaha JSL, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, qaraarkii dhawaan uu ku cafiyey, qaaar ka mid ah dadkii loo haystay argagixisada, kuwa kalena uu kaga dhimay, qaar kalena ka dhaafay dilkii ay ku xukunaayeen. Sidaa si leeg, waxa Madaxweynaha isna ku soo booqday, huteelka uu degan yahay, Safiirka Maraykanka u fadhiya Dalka Ethiopia, Mudane, Donald Yamamoto oo ay weheliso qunsulka Maraykanka u qaabilsan arrimaha Gobolka Geeska Africa, Marwo, Janice Mastorio-Worth. Madaxweynaha iyo Safiirka Maraykanku waxay ay ka wada hadleen xidhiidhka u dhaxeeya, labada Wadan waxa kale oo ay isla soo qaadeen sida uu Maraykanku ay gacan uga siin lahaayeen Jamhuuriyadda Somaliland, sii xoojinta hannaanka Dimuqraadiyadda iyo Nabadda, waxa kale oo Safiirku uu ballan qaaday in Dawladda Maraykanka ay ka go’an tahay in ay ula dhaqmi doonto, Jamhuuriyadda Somaliland qaab cusub oo hor leh, maadaama Somaliland ay ka jito, Nabadgelyo iyo Dimuqraadiyad. Madaxweynaha JSL, waxa uu u sheegay isaguna in ay ka go’an tahay in ay ka qabsoomi doonaan JSL, doorashooyinka soo socda, kuna dhici doonaan Nabadgelyo iyo Caddaalad. Safiirka Dawladda Maraykanku, waxa kale oo uu caddeeyay in Somaliland iyo Maraykanku ay gudo gali doonaan in la dejiyo qaabkii cusbaa ee wada shaqeynta ahaa ee labada waddan, sida ugu dhakhsaha badan. Madaxweynaha iyo Weftigiisa oo ay ka mid yihiin, Marwada Madaxweynaha JSL, Marwo, Huda Barkhad Aadan, Wasiirka Arrimaha Debedda, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Siciid Caddaani Mooge iyo Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Ciise, waxa la filayaa in ay caawa u gudbi doonaan Dalka Sweden oo ay martiqaad rasmi ka heleen.”
  11. Private security firm Mogadishu, Somalia contact person: Abdillahi Yusuf Ahmed and/or Prof. Geedi Tell No: ############ (someone should help me here )
  12. hadhwanaag 2007-06-02 (Hadhwanaagnews) Adis ababa (HWN):-Weftigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Somaliland ayaa waxa uu galabta si diiran loogu soo Magaalo Madaxda dalka Ethiopia ee Adis ababa. Weftigan uu horkacayo Madaxweynaha Somaliland ayaa waxa galabta 5:05 si diiran loogu soo dhaweeyey Madaarka Caasimada Ethiopia ee Adis ababa ee Dalka Ethiopia. Waxa Madaarka Caasimada Dalka Ethiopia si diiran ugu soo dhaweyey Wasiiru dawlaha wasaarada arrimaha dibada iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Magaalo Madaxda dalka Ethiopia ee Adis ababa Ambassador C/risaaq Maxamed Suufi iyo masuuliyiin sar sare oo ka tirsan wasaarada arrimaha dibada ee Ethiopia. Waxaanu Madaxweynuhu kulan kula yeeshay Wasiiru dawlaha wasaarada arrimaha dibada iyo safiikii hore ee Ethiopia, waxaanay kulankaasi kaga wada hadleen xaalada guud ee Geeska, khaasatana ta gaarka ee u dhaxeysa Somaliland iyo Ethiopia, ee walaaltinimo, ganacsi, siyaasadeed iyo xidhiidhka guud ahaanba ka dhaxeeya Somaliland iyo Ethiopia. Waxaana Madaxweynaha la dejiyey Hotelka weyn ee Sharoton, waxaana la rajeynayaa inuu caawa la kulmo Ra’isal wasaaraha dawlada Ethiopia Meles zanawi. ****************************************** Weriye, mustafe-Janaale Hadhwanaagnews.com
  13. Kulan albaabadu u xidhanyihiin oo ay wada qaateen madaxweyne Rayaale iyo Raysalwasaare Males Zenawi Waxa uu xalay kulan ay albaabadu u xidhan yihiin uu dhex maray madaxweynaha Somaliland mudane Dahir Rayaale Kaahin iyo Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Ethiopia, Mudane Males Zenawi, kullankaasi oo ka dhacay qasriga madaxtooyada dalka Ethiopia. Waxa Madaxweyne Rayaale iyo Ra’iisal Wasaare Males Zenawi ay ka wada hadleen arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin, xidhiidhka saaxiibtinimo, ee u dhexeeya labada dal, xidhiidhka ganacsi iyo arrimaha Siyaasadda ee gobolka iyo gaar ahaan xidhiidhka wanaagsan ee u dhaxeeya Somaliland iyo Itoobiya sidii loo sii xoojin lahaa. Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa shalay galinkii danbe ka soo degay garoonka diyaardaha ee caalamiga ah ee dalka Itoobiya xagaasi oo madaxweynah iyo waftigiisa si aad u heersaraysa ah loogu soo dhaweeyay madaxweynaha ayaa waxa garoonka kaga hortagay madax heer wasiiro ah oo ku qaabilay garoonka Addis Ababa isla markaasina loo dhigay ama lagu soo dhaweeyay khadiifad cas iyo xidhmooyin ubax ah. Madaxwweynaha ayaa maanta kulama la qaadan doona diblomaasiyiin shisheeye ah oo ku sugan dalka Itoobiya iyada oo la filayo in uu caawa nuska danbe u socdaalo qaarada Yurub, siiba dalka Sweden iyo dalka Norwey. Adan W. Faarax Qarannews Addis Ababa
  14. Warsaxaafdeed ay soo saartay xukumada Somaliland oo uu ku saxeexanyahay afhayeenka madaxtooyda Somaliland oo ka warbixnaya socdaalka madaxweynaha Somaliland mudane Dahir Rayaale Kaahin, waxa uu udhignaa sidan hoos ku qoran, iyada oo nuqul ka mid ah warsaxaafdeedkoodaasi na soo gaadhay ay u qaybiyeen saxaafda. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo booqasho haatan ku jooga Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Ethiopia, waxa saaka salaan sharaf ugu yimid oo ku soo booqdey Hutel-ka uu degan yahay ee Sheraton, Safiirka Ingiriiska u fadhiya Dalka Ethiopia, Mudane, Bob Dewar iyo Masuuliyiin ka socota Safaaradda Dawladda Ingiriisku u leedahay Magaalada Addis Ababa. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Safiirka Ingiriisku waxay ka wada hadleen arrimo badan oo ay ka mid yihiin, cilaaqaadka ama xidhiidhka labada wadan oo dhinacyo badan ah, waxaanay isla qaadaa dhigeen sidii loo sii xoojin lahaa, xidhiidhka u dhaxeeya labada Wadan, Safiirka Dawladda Ingiriisku waxa uu Madaxweynaha u sheegay in dawladdiisu ay si weyn ula dhacsan tahay nidaamka Dimuqaraadiyadeed, Nabadda iyo Xasiloonida ay Dawladda Somaliland ka hirgelisay Dalkeeda, waxana uu Safiirku ballan qaaday in dawladdiisu ay si buuxda uga taageeri doonto Xukuumadda iyo Shacbiga Somaliland-ba sidii ay u sii xoojin lahaayeen Nabadda iyo geedi socodka dimuqraadiyadeed ee ay gaadheen, waxa kaloo Safiirku uu ballan qaaday in Dawladda Ingiriiska iyo wadamada kale ee ku bahoobay Ururka Barwaaqo sooranka Europe (EEC) in ay ka taageeri doonaan Jamhuuriyadda Somaliland doorashooyinka soo socda, sidii ay waddanka uga qabsoomi lahaayeen, kullankaa dhex maray Madaxweynaha iyo Safiirka Ingiriiskuna waxa uu ku dhammaaday is af garad iyo jawi fiican, isaga oo Safiirku si gaar ah ugu hambalyeeyay Madaxweynaha JSL, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, qaraarkii dhawaan uu ku cafiyey, qaaar ka mid ah dadkii loo haystay argagixisada, kuwa kalena uu kaga dhimay, qaar kalena ka dhaafay dilkii ay ku xukunaayeen. Sidaa si leeg, waxa Madaxweynaha isna ku soo booqday, huteelka uu degan yahay, Safiirka Maraykanka u fadhiya Dalka Ethiopia, Mudane, Donald Yamamoto oo ay weheliso qunsulka Maraykanka u qaabilsan arrimaha Gobolka Geeska Africa, Marwo, Janice Mastorio-Worth. Madaxweynaha iyo Safiirka Maraykanku waxay ay ka wada hadleen xidhiidhka u dhaxeeya, labada Wadan waxa kale oo ay isla soo qaadeen sida uu Maraykanku ay gacan uga siin lahaayeen Jamhuuriyadda Somaliland, sii xoojinta hannaanka Dimuqraadiyadda iyo Nabadda, waxa kale oo Safiirku uu ballan qaaday in Dawladda Maraykanka ay ka go’an tahay in ay ula dhaqmi doonto, Jamhuuriyadda Somaliland qaab cusub oo hor leh, maadaama Somaliland ay ka jirto, Nabadgelyo iyo Dimuqraadiyad. Madaxweynaha JSL, waxa uu u sheegay isaguna in ay ka go’an tahay in ay ka qabsoomi doonaan JSL, doorashooyinka soo socda, kuna dhici doonaan Nabadgelyo iyo Caddaalad. Safiirka Dawladda Maraykanku, waxa kale oo uu caddeeyay in Somaliland iyo Maraykanku ay gudo gali doonaan in la dejiyo qaabkii cusbaa ee wada shaqeynta ahaa ee labada waddan, sida ugu dhakhsaha badan. Madaxweynaha iyo Weftigiisa oo ay ka mid yihiin, Marwada Madaxweynaha JSL, Marwo, Huda Barkhad Aadan, Wasiirka Arrimaha Debedda, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Siciid Caddaani Mooge iyo Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Ciise, waxa la filayaa in ay caawa u gudbi doonaan Dalka Sweden oo ay martiqaad rasmi ah ka heleen. Qarannews.com
  15. Originally posted by rokko: ^ Paragan ma'maqashay gabadhii intey tagtey miyi tiri 'eedo ridani madhiiqayso' intay listay orgi hahahahahahaha
  16. Yeah ,, it is hot and raining at da same time ,,,, Congrats Ibti ,,,,,,,
  17. loooool ,,,, actually Lilly is doing a great job these days
  18. Mansa Munsa, don't believe anything you see on the net or you will go crazy ,,,, Markii ceeb kele la waayay iyo wax laga hadlo ayaa hadana la keenay laba nin in la yidhaa waa rag noocaas ah oo somaliland u ololaynaya ,,,, iyo weliba waa la kiraystay ,,,, qof kasta oo somaliland u hadla waa la kiraystay sow maaha ??? Somaliland waa xaqiiqo jirta oo aan la dafiri karin aduunkuna wuu arkaa waanuu og yahay ,,, waxba yaynaan isku maaweelin warar kutidhi kuteen ah iyo been ee aynu indhaheena furno oo xaqiiqada taabano ,,,,, xataa hadaad necebtahay cadowgaaga hadana marna lagama tago runta iyo xaqiiqada ,,, cadaalada ayay ka mid tahay. Somaliland waa tii siyaad barre liqday, kuwii cadowga u ahaana hadh cad u quus goysay ,, mid kasta oo ka hor yimaadaana wuxuu ku dambayn doonaa miskiin dawarsada sida C/qaasim oo aan wax qiimo ah ku fadhiyin ,,,,, good example: Maxkamadihii yaacay A/Y is not doqon waanuu og yahay xaqiiqada laakiin qaar isaga la jooga ayaa weli is indho tiraya iyagaanay u xun tahay ,,,,,,, again, cidna lama soo kiraysan qofna lama odhan noo hadal ee dadkuk xaqiiqada ayay fahmayaan day bay day ,,,,, hadii markii hore ay reer somaliland ku koobnayd imika xaaladu way ka gudubtay oo aduunkii bay u gudubtay markaa iska adkaysta haday taasi idin dhibayso ,,,,, runtu sideedaba way xanuun kulushahay marka aanad doonayn ,,,,,,
  19. By Alain Lallemand - The Center for Public Integrity= Allow us to introduce you to Djibouti, the United States' new East African ally in its campaign against terrorists: Its territory is slightly smaller than the state of New Hampshire. It is arid and torridly hot, 9,000 square miles of volcanic rock sticking out like a sore thumb on the Horn of Africa. It exports practically nothing that is locally produced and has almost no arable land. Once a French colony, its post-colonial trajectory has been wobbly and worse, including a civil war between ethnic groups that ended only five years ago. To think of Djibouti as a nation in the Western sense would be deeply misleading: Its institutions are at best weak and at worst nonfunctioning; its budget is a confusing, unreliable mess. And its strongman president, Ismail Omar Guelleh, seems to care little about economic development despite the deep poverty that afflicts his people. Strategic location What Djibouti has going for it is a strategic location that Western military powers, especially U.S. terrorist hunters, crave: It's at the mouth of the Red Sea, directly across a narrow strait from Yemen, the ancestral home of Osama bin Laden's father and a country with a history of Islamic extremism. To its south lies the disintegrated state of Somalia -- seething with warlords and Islamists -- which the U.S. says is home to al-Qaida training camps. So there's little surprise that the United States made a deal with Djibouti to lease a former French Foreign Legion outpost for what the Central Intelligence Agency's Factbook describes as "the only U.S. military base in sub-Saharan Africa" and moved in special operations teams as well as troops to carry out humanitarian missions. Amnesty International reported last year that CIA jets known to have participated in "extraordinary renditions" -- the kidnapping of terror suspects who are then transported for questioning, outside of any legal process, to friendly countries that may permit torture -- had landed in Djibouti. The report tells of a former "ghost detainee," Muhammad Abdullah Saleh al-Assad, who thinks the aircraft that took him from Tanzania to Afghanistan (or possibly Pakistan; al-Assad wasn't sure) stopped over at Djibouti, where he was interrogated. Secret camp Djiboutians in all walks of life say they have no idea what goes on inside the 88 acres known as Camp Lemonier. The camp houses the U.S. Combined Joint Task Force-Horn of Africa, about 1,500 civilians and military troops whose primary mission is "detecting, disrupting and ultimately defeating transnational terrorist groups operating in the region -- denying safe havens, external support and material assistance for terrorist activity." The secrecy may help fuel rumors among Djibouti's population -- Muslim, ethnic Somalis angered by the war in Iraq -- that U.S. intelligence agents use Djibouti to make deals to support secular warlords who fight Muslim militants in Somalia and to serve as a secret detention and interrogation center. A Somali guard at a building outside of France's military installation near Camp Lemonier described for a reporter from the International Consortium of Investigative Journalists how prisoners came and went from the building, including three Arab prisoners, accompanied by Americans, in 2005. Another source told of seeing two Somali warlords and five of their fighters spend a week of rest and relaxation at a middle-class downtown hotel during the height of the Somali civil war in 2006. At the end of the week, a car from the U.S. Embassy dropped off one of the warlords with an envelope full of U.S. dollars to pay for the rooms and to give to the fighters to pay their airfare back to the fighting in Somalia. The ICIJ reporter, one of the first Western journalists to explore Camp Lemonier and to interview President Guelleh, was unable to confirm these stories and rumors he heard but found both Islamism and anti-Americanism to be rampant in Djibouti. CJTF-HOA humanitarian assistance projects in Djibouti and surrounding East African countries, from building schools to drilling wells, have done little to cool the anger. The United States paid little attention to Djibouti before the Sept. 11, 2001, terrorist attacks, although it leased Camp Lemonier for a modest amount of money earlier that year. After the attacks, things changed fast. $53 million from taxpayers Djibouti's take of U.S. taxpayer money in the three years after the Sept. 11, 2001, attacks stood at more than $53 million, a more than 30-fold increase from the $1.6 million in the three years prior. Last year, the Lemonier lease was again renegotiated, this time to expand the base to almost 500 acres. The lease had been costing the U.S. about $30 million a year; the new terms were not disclosed. The State Department has not responded to an ICIJ Freedom of Information Act request seeking details. Located on the outskirts of the capital, next to the Djibouti-Ethiopian railway, Camp Lemonier is close to Djibouti-Ambouli International Airport and the French military's current base in Djibouti. It looks like a typical U.S. military camp that happens to have been dropped in the middle of the desert. The U.S. barracks serve as home for a group that is composed of roughly half of soldiers and half -- at the back of the camp -- of employees of military contracting giant KBR (a subsidiary of Halliburton soon to be spun off). Today, the compound boasts a large restaurant, a large athletic facility, a swimming pool, a hairdresser, a shopping center and even a local handicraft market. The camp, where more than 400 local Djiboutians work, is one of the largest employers in the impoverished country. Djibouti's pre-Sept. 11 aid was mostly State Department money for removal of land mines and counterterrorism training. In the three years after Sept. 11, Economic Support Fund, a catchall funding source Washington uses to funnel aid to key allies, shot up from zero to $25 million. Foreign Military Financing increased from $100,000 total in the three years before the attacks to more than $21 million in the three years after. Djibouti was also the recipient of more than $5 million of the Pentagon's new post-Sept. 11 Coalition Support Funds. To understand how a government works, it generally helps to follow the money. But reviewing Djibouti's annual budgets doesn't help much. They don't even mention some important revenue streams like port income. But how much income does the government get? No one seems to know except, perhaps, Guelleh. The president has said that after splitting the revenue with the company operating the port, his government gets 7 billion Djiboutian francs, a little more than $40 million. This amount is credible in terms of the volume of port traffic, but it exceeds the entire "non-fiscal income" shown in the official budget. Not even the Djiboutian Parliament has received an accounting. Source: Centredaily.com
  20. Seems my Friend Duke is so scared these days Don't worry sxb ,,,, things will be Ok once Somaliland is recognized and once AY faces the facts in front of him ,,,,,
  21. Wasiirka Khaarijiga oo ka Warbixinayey Siyaasadda Dibadda Hargeysa (Qaran)- Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland, Md. Cabdillaahi Maxamed Ducaale, ayaa sheegay in ay maanta siyaasaadda arrimaha dibeddu gaadhay halkii ugu fiicnayd tan iyo Somaliland intii ay dib ula soo noqotay Somaliland. Wasiirku waxa uu hadalkan ka sheegay shalay mar uu Golaha Guurtida uga xogwaramayey siyaasadda dibedda ee dalka, isagoo intaa ku daray in ay Somaliand ka kasbatay caalamka sumcad iyo qadarin. Islam markaana ay xafiisyo faro badani uga furan yihiin wadamo shalay mar uu Golaha Guurtida uga xogwaramayey siyaasadda dibedda ee dalka, isagoo intaa ku daray in ay Somaliand ka kasbatay caalamka sumcad iyo qadarin. Islam markaana ay xafiisyo faro badani uga furan yihiin wadamo kale duwan, waxa kaloo intaa raaciyey in uu soo wanaagsanayo xidhiidhka aynu la leenahay wadamada carabta. Kulankan oo guddida siyaasadda ee Golaha Guurtidu soo qaban qaabiyey ayey ujeedadiisu ahayd in uu wasiirku uga waramo mudanyaasha siyaasadda arrimaha dibedda iyo halka xaalka wadanku marayo. Ugu horreyn waxa wasiirku mahad ballaadhan u soo jeediyey Golaha Guurtida, isaga oo sheegay in ay taariikhweyn ku leeyihiin, isla markaana ay gacanweyn ka geysteen dhimaha qaranka Jamhuuriyada Somaliland ee maanta la dugsannayo. Intaa ka dib waxa mudan Cabdillaahi Maxamed Ducaale ka warbixiyey sooyaalkii taariikheed ee dalka Somaliland uu soo maray, wixii k dembeeyey 18 May 1991. Waxa uu tilmaamay in wakhtigaasi duruuf murugo leh la soo maray, oo aanu ahayn wakhti aad loogu xisaabtami karo ee uu ahaa mid qallaalaasi. Waxa uu xusay in markii shirkii Borama laga soo noqday la isugu yimid cahdi qarameed dawladdii uu hoggaaminayey Alle ha u naxariistee, Marxuun Maxamed X. Ibraahim Cigaal, oo iyana muddo yar ka dib iyada oo haykalkii dawladdeed si fiican u dhismin, oo dhisme qaran oo qalfoof ah la yar abuuray oo la taagay uun, taasi oo ahayd taariikh dhacday oo aan carabka laga dhawri karin. Intaa ka dib waxa dhacay buu yidhi wasiirku dagaalkii sokeeye oo waayihiisa watay, waxaanu uu ka mdi ahaa nasiib darooyinka innagu dhacay, muddadii inta ka dembeysay markii heshiiyey, waxa la isku dayey in dastuur la sameeyo oo waliba afti loo qaado, taasi oo ahayd arrin aad u adkeyd haddana weynu ku guulaysanay. Waxa wasiirku soo gundo degay wasaaradda uu madaxda ka yahay ee Arrimaha Dibedda, isaga oo sheegay 1991-kii markii wasaaradda la unkay ilaa maanta, in uu marba dhagax la dhigayey oo qof waliba meel gaadhsiinayey. Isaga oo wasiirku ka waramayey haykalka dhisme ee wasaaradda waxa uu yidhi; “Xafiisyo faro badan ayaa dibedda inooga furan oo ay ka mid yihiin Ethiopia, Koonfurta Afrika, Ingiriiska, dalka Belgium iyo EU-da oo wakiil inoo jooga, Italia, Norway, USA Washington, Germany, Yemen, Kenya iyo Ghana. Waliba waxa intaa dheer in wakiil sharafeed ay inoo joogaan meelo badan sida Sweden, Denmark, Canada, France, China Srilanka, Saudi Arabia, Kuwait, Mozambique iyo dalal kaleba. Waxa iyana intaa dheer waxa jira dad wareega oo u socda qadiyaddeena oo iyagu ka sita Madaxweynaha iyo Wasaaradda qoraal rasmi ah oo ay kaga wakiil yihiin, tooshna u sita arrimaheena. Wakhtigan xaadirka ah markii uu Madaxweynuhu arkay in baahiweyn hadda loo qabo in wasaaradii kor loo qaado baahiddeeda iyo tayaddeeda waxa uu ifaray in aan dib uga noqdo qaab-dhismeedkii wasaaradda iyo waliba hawlihii hawlwaddeenada wasaaraddu qabnayeen si loo tayeysiiyo. Waxa kale oo lagama maarnaan noqotay oo Madaxweynuhuna aad iigu dhiiri galiyey, in siyaasadda dibeddu aanay ahayn mid cidi la jeesto oo wasaarad, qof, xukuumad ama gole gaar ahi uu wato, waa wax qaran oo reer Somaliland oo dhan ka dhaxaysa. Markaa Wasaaradda Arrimaha Dibedda waxaan ku daray laba qeybood oo aan hore u jirin jirin midi waxa weeyi, xidhiidhiyaha hawsha ictiraaf-raadinta Somaliland, oo taasi aniga ii hoos imanaya, laakiin wasaaradii aan ku dhexmilmayn qofkaasi, ooo isaga iyo shaqaalihiisu toos u xidhiidhinayaan dibedda iyo wasaaradda iyo xubin kale oo aad u muhiim ah, waana xidhiidhiyaha qurba-jooga Somaliland, kaas waxa uu toos u hoos imanayaa Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibedda, laakiin aan wasaaradda ku milmayn. Ta kale tayadda dadka u shaqeeya wasaarada waanu eegaynaa, Madaxweynuhuna taa amar cad buu ka bixiyey, anigana way iga go’an tahay in aanu dib ugu noqono shakhsi shakhsi iyo qof qof, waayo waxa loo adeegaya dan weeyi, waxaan jeclahay golayaashu had iy jeer kolayba qofba qofbuu wataa ama xagayaga ha noqoto amam xaga goleyaasha ha noqotee in arrintaa aniga la iga ilaaliyo oo aan la iila iman, taasina hadeerba waa digniin.” Mar uu wasiirku ka waramayey halka arrin marayo, waxa uu sheegay in dawladdaha caalamku u kale qaysan yihiin oo Afrika meel ay dhigeen oo dalab badan oo Afrikaan ahi ay arrinta Somaliland wateen. Halka qaar kale oo Afrikaan ahi ay taagan yihiin meel dhexe oo wali arrinta Somaliland haa iyo mayatoona odhan, laakiin u baahn in laga shaqeeyo. Kuwaasi oo uu ku tilmaamay in ay xerada Somaliland lug la soo galeen lugna ay doonayaan in ay soo qaadaan. Halka iyaguna kooxda saddexaad oo uu ku sheegay wasiirku in ay yihiin kuwo madi ah ay yihiin kuwo u arka in aan dani ugu jirin Somaliland oo gooni isu taagta. Waxa uu sheegay wasiirku in marka hore ay doonayaan in ay gacanta galiyaan oo ay xoojiyaan kuwa saaxiibada inala ah ee inala shaqaynaya ee arrinteena soo qaaday isaga oo ka codsaday [wasiirku] in aan mudanayaashu waydiin cidda ay yihiin. Isaga oo ku sababeeyey inaynu cadaw badan leenahay, oo saxaafaduna markiiba la cararto iyadoo aanay waxba dhammaan. Waxa kale oo wasiirku ka hadlay xidhiidhka aynu la waddaagno dalalka carabta oo uu sheegay in dad badani yidhaahdaan Somaliland baa dhabarka u jeedisay. Taasi oo uu sheegay in aanay waxba ka jirin, ee inta jeer ee ay geed dheer iyo mid gaabanba u fuuleen in xidhiidh dhow lala yeesho dalalka islaamka lawada ogyahay. Waxa uu xusay mudane Cabdillaahi in uu la kulmay Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta Caamir Muusa, shirkii u dembeeyey ee carabta oo waliba isagu soo dalbay, isla markaana uu ka garaabay waxbadan [Caamir Muusa] sheegayna in uu guddi u soo dirayo Somaliland. Dhanka kalena waxa uu kala hadlay Baasaaboorka Somaliland oo uu sheegay Caamir Muusa in uu gaadhsiin doono xubnaha jaamacad carabta Baasaaboorkan aad meel walba ku tagteen, laakiin aan carabtu ictiraafin. Waxyaabihii uu noo ballan qaadayna waanu ka sugaynaa Caamir Muusa, ayuu yidhi Wasiirku. Dhanka kale waxa uu xusay wasiirku in ay la kulmeen dalal carab ah oo Afrikaan ah oo ay u sheegeen in haddii aan waxba la tarayn Somaliland dibindaabyada uun laga daayo. Arrinta Soomaaliduna ha heshiiso ama ha islayso ee ay iyaga u taal, laakiin iskuma khasbi kartaan carabeey. Mudane Cabdillaahi waxa kale oo uu tilmaamay in siyaasaddii Afrika ka lahayd Somaliland ay is bedeshay maalintii uu Guddoomiyaha Midowga Afrika u soo diray Somaliland ku xigeenkiisa. Taasi oo dhalisay in marka Madaxweynaha ama cid kaloo madaxda Somaliland ahi safar u baxaan loo soo dhaweeyo si sharaf leh oo ay dalliil u tahay waftigii Baarlamaanka ee u dembeeyey. Mar uu ka hadlayey dalalka reer galbeedka waxa uu sheegay, in gaar ahaan kuwa yidhaahda dumuqraadiyadda iyo nabada ayaanu ehel u nahay ay la garnaqsadeen, isagoo yidhi ‘Dimuqraadiyadda uma aragno wax la shushubo, oo qof inta la siiyo la yidhaa dimuqraaddiyadii waa taas ee cab oo soco, dabadeedna dhabarkaanu kaa dhirbaaxnay oo waanu kuu ducaynay, laakiin dimuqraadiyaddu waa tii aynu gurigeena ka soo bilownay, iyaguna way ogyihiin. In badan waxa ay yidhaahdaan qadiyadiinu Soomaali ayey u taal, laakiin qadiyada Soomaali u taala noqon mayso, Soomaali way kala fogtahay oo waa cirka iyo dhulka. Cid dhexgashana way u baahan yihiin.’ Waxa uu yidhi wasiirku ‘dadka qaar baan la yaaba oo yidhaa Laascaanood ayaa la sheeganayaa. Dee Laascaanood ma sidii darmaddaa la duubayaa oo cidi tuurta ku qaadanaysaa, xudduudo ayey ku dhex jirtaa.’ Waxa wasiirka Arrimaha Dibeddu ku soo gebo gabeeyey hadalkiisa, isagoo sheegay in safaradii badnaa ee ay galeen aan midna khaarin ee ay guulo ahaayeen. Intaa kadib waxa wasiirka su’aalo waydiiyey qaar ka mid ah xildhibaanadii golaha fadhiyey, kuwaas uu u dhacay sidan: S-Xil. Xuseen Madar Xoosh: waxaanu maqalnaa idinkoo hawluhu meel wanaagsan idiin marayaan, in rag idin daba maraan oo yidhaahdaan hadalkiina waxaba kama jiraan ee ka waran? J: Mudane adigu haddii cid aa tuhunsan tahay raadi, laakiin anigu mahayo midaas, wixii siyaasad ahi waa meesheeda, wixii dan qaran ahna in meel looga soo waddo jeesto oo iyada la wada ilaashado ayey ku haboon tahay S-Xil. Axmed Dirir Cali: maxay ku dhacday in Rwanda mooyee cidi inaga taageeri waydo shirkii u denbeeyey ee dawladda Afrika? J: Horta guulba waxa aan u arkaa arrin lama taabtaan ahayd oo lagama hadlaan ahayd in la soo qaado. Takale Dirirow dadka xoolo kuma lihin ee waa qadiyad xa q ah oo is-hortaag iyo cadow badanba way leedahay. Kana diidana ka tagi mayno caayina mayno, albaab walba waanu garacaynaa, albaabka nagala furiwaayana waanu ku noqnnoqaynaa. S-Xil. Maxamed Cismaan Guuleed: b) Haddaynu Somaliland nahay waxan aynu saaxiibkeen Itoobiya ka iibin kariwaynay ee Soomaaliya ka iibisay waa maxay? t) Dawladdaha Carabta wax lagu maalo baa jiree siyaasaddeena ma ku dari karnaa meel laga galaa bay leedehee in aynu cid kale uga wareegno? j) Soomaaliya ayuunbaa shirarka adduunyada laga hadal hayaa’e miyaanay ahayn in aynu ka iibino in shan Soomaali jiraan oo mid waliba meel taagan tahay? J: b) Siyaasadda Itoobiya iyo Somaliland waa mid cad. Xidhiidh sokeeye ayaana ka dhexeeya, shacab ahaan iyo xukuumaddba. Xafiiskeedii halkana way ballaadhisay inagana waxa inoo jooga shaqaale ilaa 8 qof ah xafiiskeena Itoobiya. t) Annagu cidna cid tusimayno, laakiin Somaliland meeshii danaheeda ay u aragto in qadiyaddeedu ku jirto waanu tagaynaa, annagoon cidna cid ku khuukhinayn. Waraabe u taagna nina u samayn mayno. Carab dhaqan, diin iyo xidhiidh baa innaga dhexeeyey, geed dheer iyo geed gaabanba waanu u galnay, waanan wadaynaa siyaasadda arrimaha dibedda ee aan ku shaqeynayana kowbay ka tahay in xidhiidhkii carabta la xoojiyo. Waana taa nala kulan siiday Caamir Muusa. j) Caalamka ka dhaadhicin mayno shan Soomaaliyeed oo waxay moodayaan in aanu wali daba joogno Soomaali weyn. S-Xil. Cabdiqaadir Maxamed Xasan: ka wasiir ahaan waxaanu kuu naqaan in aad tahay nin Maraykan ah, maadaama aad wax ku baratay. Intee in le’eg ayuu gaadhsiisan yahay xidhiidhka aynu la leenahay dawladda Maraykanku? J: Horta anigu Maraykan ma ihi, laakiin waxbaan ku bartay waa dal aan aad u qiimeeyo, waxaan kuu sheegayaa xidhiidhkeenu aad buu u wanaagsan yahay oo waa sida dawladdaha kale, inagu xoolo kuma lihin Maraykanka. Waxaanu wadaagnaa meelo badan oo ay ka mid yihiin dimuqraadiyadda, in qofku waxna doorto lana doorto. Waanay inagu ammaanaan, midna way inoo ballan qaadeen oo ah Somaliland arrintoodu marnaba dib uma noqon karto cid waxyeeli kartaana ma jirto. Horena waxay inagula taliyee ha ku milmina shirarkaa dib u heshiisiinta ee ka socda koonfur. Waxa kale oo ay inagala hadleen arrinta komishanka oo ay yidhaahdee arrimahaasi ayeynaan dib idiin dhigin ee iska xaliya, oo hawshiina hore u dhameeya si doorashooyinka iyo dimuqraadiyaddu idiinku hano qaado.
  22. Jacaylbaro

    BBC

    and sisters listening ,,,,,,,,,,,,,