Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
I agree with her on what she said about Burco ,,,,
-
don't we need satellites to watch Mogadishu ??
-
Mudane Siilaanyo oo kulan balaadhan la yeeshay beesha galbeedka Burco
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
of course not ,,,,,,, US bombing somalia, Ethiopia already in Mogadishu, EU observing the situation and probably funding the elections, UK interested in the country ,,,, Arabs want somaliland to go back to the failed union ,,,, -
I'm glad Ibti is now so experienced in the country ,,,,,,,,,,
-
I always know those strawbaries don't taste real ,,,,,, and the foreigners are always free
-
Mudane Siilaanyo oo kulan balaadhan la yeeshay beesha galbeedka Burco
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
will be for the whole world ,,,, let's see what Siilaanyo can do to gain the confidence of the people specially those in western Burco ,,,, -
Markaan degmo qaboojaa mid kale Dogob ka qiiqaaye Dab markaan baqtiiyaa mid kale Duur ka ololaaye Ayax markaan didshaabaa mid kale Ugax dillaacaaye Hadba wiil darmaanaa wadhida Loo deldelayaa Inta noloshu jirto baalayana wey jiraysaa, haseyeeshee waxa aadmiga la gudboon markay balaayo hor timaaddo inay ku dadaalaan inay firdaamiyaan iyagoo ilaahay talo saaranaya. Marka arrin dhaco ninka nool baa loo taliyaaye ninka dhintay looma tasho.Haddaad tidhaahdo “Waa inaan ninkii dhintay arrinkiisa ka taliyaa,” taa micnaheedu waxa weeye waxaan doonayaa in dad kale iga dhintaan. Ninka dhintay sooma nooleyn kartid waxna uma tari kartid, wax xil ah oo kaa saaranina ma jiro, waayo qof nolosha kula wadaagaba maaha oo aakhiro ayuu kaa tegay. Waxa in loo taliyo, oo la badbaadiyo u baahan qofka nool ee weli ifka jooga. Waa in caqligu garto qofka hiilka ka sugayaa inaanu ahayn qofkii dhintay. Waa in dadku fahmo qofka hiilka iyo hooda uga baahani inuu yahay qofka nool. Ayaandarrada had iyo goor Soomaalida haysataa waxa weeye qofkii dhintay ayaa lagu dadaalayaa in loo hiiliyo, qofkii noolaana waa la hilmaamayaa hiilkiisa, dabeedna marxuum baa noole sahayanaya. Hadba danab la looganayo baan U digleeyahaye Dubashada barbaartaa jidh kani Ila dubaaxshaaye Qalbigaygu wuu diiddan yahay Dirirta ceebeede Damiirkaygu kuma hiili karo Dalabka haybeede. Guud ahaan dadka Soomaalida ah ee dagaalku ka dhex oogan yahay waxaan ugu baaqayaa inay joojiyaan colaadda, gartaanna in dhiiggoodu kala xaaraansan yahay. Gaar ahaan waxaan labada qoys ee walaalaha ah ee reer Buuhoodle, ee qaylada cusubi ka soo yeedhay ugu baaqayaa inay dadka inta hadhay naarta ka badbaadiyaan, uguna yeedhaan nabadda iyo walaalnimada. Waxaan walaalaha dirirtu ka dhexayso leeyahay: Birmad Imisaan isu baannay Isu reero bu’aynay Baaba’eenniyo hoogga Imisaynu bileynay Imisaan is bireynay Imisaan is bog dooxnay Beelo la isugu duulay Bahbah la isu wareemay Imisaynu billaawe Iyo baallacad qaawan Ku baalbaallay jidhkeenna Imisaynu birteenna Boqneheenna ku goynay Bunduqeenna afkiisa Intee Baashe ku hoyday Intee baarcadde mootan Intee baarri wanaagsan Bidhaantiisa la waayey Intee baa bilcan door ah Boqorkeedii la toogtay Bilayaal asay qaadday Intee baa ubad booyey Intee baa la baroortay Intee baa belo qiiqday Intee baynu ku baaqnay Baa’bi’ii nolosheenna Intee baa birmadkeennu Burburkeenna horseeday Waar maxaa ina baabay? Annakaa bokhrantii iyo Annakaa ba’antii iyo Annakaa bilantii iyo Annakaa burji weyniyo Baanisiiba la eedye Bulshayey idil kaaba Bugtadaa kugu taal Ma bogsooto miyaa? Ergo-oday Intee baynu balaayo Iyo baase u joognay Intee baa baqtigeenna Bahal uu guranaayey Taladeenna baroon iyo Intee boobe hagaayey Waa sidee badankeenu Waa beer-gooyiyo ciile Hadhaageenna badbaadshoo Halla baajiyo dhiigga! .................................. Baaruuddaa ololaysiyo Bunduq wiil dhaliwaaye Ba ba’naan iyo xoogna Bogsiin waaye dhibaatoo Horaa loogu bog-dooxmee Baajintaa ka wanaagsan Colaad baaniseheede Waa beer-gooyiyo ciile Hadhaageenna badbaadhshoo Halla baajiyo dhiigga. Birta la iska aslaayo Boqnaha la iska jaraayo Inta biixi jabaysa Inta maal burburaysa Beled taagan dumaaya Naf Illaahay baxaysa Rabbigeen ma banayne Waa beer-gooyiyo ciile Hadhaageenna badbaadshoo Halla baajiyo dhiigga Inakoo isku beer ah Boggeenii isku yaallo Boqorkii wada raacnay Haddii aan is birayno Baguugaa iska yeelno Berritaan cadawgeenna La iska baacin karayne Waa beer-gooyiyo ciile Hadhaageenna badbaadsho Halla baajiyo dhiigga. Ilaahay waxaan ka baryayaa inuu damiyo dagaalka Buuhoodle iyo colaadaha kale soomaalida ka dhex aloosanba, kuna bedelo is afgarad iyo walaaltinimo. Aamiin… Aamiin
-
BERKELEY, Calif. - Human-rights activists are using high-resolution satellite cameras to keep watch over imperiled villages in the Darfur region of Sudan and posting the images online to enlist help preventing violence. The new Amnesty International Web site, http://www.eyesondarfur.org, was launched Wednesday in conjunction with a conference at the University of California, Berkeley. "We're hoping that by shining a light that we will deter the abuse from ever happening," said Ariela Blatter, director of the Crisis Prevention and Response Center for Amnesty International USA. Satellite images have been used before to document destruction in Darfur and elsewhere. But the latest project offers clearer, more up-to-date images, allowing experts to better track developments, Blatter said. The quality of the pictures is "very, very good," said Lars Bromley of the American Association for the Advancement of Science, an international nonprofit group that publishes the journal Science and provided technical assistance for the project. "We can see cows. We can see vehicles. We can certainly see houses and fences and other structures." That's especially important in an area such as Darfur, which is too dangerous for most people, said Bromley, project director for the AAAS Science and Human Rights Program. The region has been wracked by violence since 2003, when ethnic African rebels and the pro-government janjaweed militia began fighting. More than 200,000 people have been killed and 2.5 million forced to flee their homes. Sending a ground mission would be next to impossible, "but the satellite image provides you another way to peek over the walls," Bromley said. The images are being made by commercial satellites that have been rented by Amnesty International. They do not provide live pictures, but some photos may be posted in as little as one day — much faster than previously available, Blatter said. Having up-to-date images means analysts can better determine whether a village has been attacked and the severity of the assault. The satellites watching Darfur are the latest effort to use the Internet to monitor hot spots such as crime-ridden streets or rush-hour bottlenecks. "This is the Web camera moved to outer space, basically," said Lee Rainie, director of the Pew Internet and American Life Project. "It's an absolutely logical, expected extension of the stuff that's been going on in the Internet." Computer users have accessed remote images from their desktops for years, "and now this is being tied to political, economic and social activism in really interesting ways," he said. The project, called Eyes on Darfur, is funded by the Save Darfur Coalition of humanitarian groups. It also includes archive images showing villages destroyed since the conflict began. Amnesty International organizers hope the pictures will increase pressure for change. "The picture is worth a thousand words, but it's important that it's carried by a million voices," Blatter said. Martha Saavedra, associate director for the Center for African Studies at UC Berkeley, cautioned that issues in the conflict are complicated. "I think it is good that people are becoming aware. In general, I would say, `Don't just look today at the satellite, but commit to some kind of long-term education of yourself,'" she said. Cajiiiiiiib
-
hahahaha ,,,,,,, it can do kinda stuff but only in the mind ,,,, the person can feel so horny but can do nothing in practical move ,,,,, Abshir Bacadle: "Qalbi qooqan , ***** aan wax tarin, qaadow adigaa leh"
-
Originally posted by Nephthys: the "PLAYER", the "Poser", the "Workoholic", the "Alcoholic",the "Cheater", the "Liar-Manipulator", the "Commitment Phobic", the "Ex-Convict Guy", the "Stalker. And my very own personal fav....the "Sucks-Really-Bad-In-Bed Guy. ACUUDUBILLLAAAAAAAAAH ! ! ! ! ,,,,
-
Actually i would suggest a Bantu should be the president so that all those power hungry so called big qabiils will shut their mouths and behave. I know Bantu is Somali and they are the true somalis that is why they are excluded from the society ,,,,,,,,,,, The problem of D and H will disappear if the president is from Bantu and/or Jareer. way iska heshiin lahaayeen markaas.
-
So lemme guess, you are judging the minds of reer Awdal just to avoid the reality that they are the ones leading the country. Without them somaliland maba jirteenba. some parts of Sool and Sanaag are disputed areas like everywhere in the world. Best example Kashmir. It is upto the residents to either live with this or choose their destiny. I'm disappointed that you are talking an example of some SOL members to measure the whole country. Some figures support the failed union but they don't value anything. Remember the last SL constitutional vote, 97% voted fot Somaliland. Those in SOL you mentioned will fall in the remaining 3% and i respect that. I prefer Somalia to have a government and to get their act together so that there will be at least one adminstration we can talk to. That was my concern from the beginning and i still believe it. Sifir, Buubaa and their likes dn't value anything in Somaliland and Somalia too. Somalis say (rag waxa ugu liita nin maqan oo aan la tebin) ,,,,
-
Siilaanyo oo kulan balaadhan la yeeshay beesha galbeedka Burco Burco 06,June.07(Qarannews)Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Kulmiye Axmed Maxamed Siilaanyo oo maalmahanba ku sugnaa Magaalda Burco,ayaa Maanta kulan balaadhan la yeeshay waxgaradaka,Odayaasha,Culimada,iyo Aqoonyahanada Beesha G/beedka Burco. Kulankan aya isugu jiray Martiqaad Qado oo lagu qabtay Huteel CityPlaza,iyo fadhiqayilaadeed oo galinkii dambe la wada yeeshay. Kulankii qadada ka dib ayaa Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Siilaanyo hadal kooban oo uu halkaa ka jeediyay waxa uu yidhi “kulankan Maanta waa mid ka yimi codsi xagayga ah,socdaalkayguna waxa uu ahaa kedis oo geeridii X.Waraabe Cade ayaa u imi”ayuu yidhi. Waxa uu intaas ku daray mar hadii aan imina waxaan doonay inaan halkan(Burco),ku hakado oo dadka iyo beelahaba kulano si aanu iskaga xogogaal waraysano Danaha Maslaxada Gobolka,Dalka ,aaraahdana isku waydaarsano.Intaasi waa inta aanu siinayno Saxaafada inala joogta,Balse Fadhigeena kalena oo galabtana waa mid gaar ah oo aany saxaafadu joogayn.”Ayuu Yidhi Siilaanyo. Fadhi qayilaadeed oo galinkii dambe maanta ay isugu yimaadeen labada dhinac ayaa laga wadahadlay Arimo la xidhiidha Xaalada Guud ee hada dalku ku sugan yahay ,iyo Aragti midaysan ay bulshada Gobolka Togdheer u yeelanlahaayeen .Kulankan oo saxaafada loo ogolayn ayaa markii uu dhamaaday wariye Kayse Axmed Digaale wax ka waydiinay Arimihii lagaga wadahadlayay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Siilaanyo,waxaanu Yidhi “Kulankani waxa uu noogu dhacay si wanaagsan oo aad u heersaraysa,waxaanan kaga wada hadalay Arimo dhinacyo badan leh, oo ay ka mid yihiin Xaalada guud ee hada dalku marayo,Danaha Horumarinta Maslaxada Gobolka Togdheer,Mawqifka Guud ee ku wajahan Arinta Mandaqada Geeska Afrika,iyo Adkaynta,jiritaanka goonisutaaga Somaliland”Ayuu Yidhi. Waxa kaloo intaa ku daray Axmed Siilaanyo in laysla gartay in Aragti Midaysan Bulshada Togdhher waxkasta ku wajahaan,Islamrkaana waxaanu u balanay in kulamo kale layskugu yimaado si hawlaha halkaa loogasii ambaqaado. Axmed Siilaanyo,oo ka jawaabaya Mudada uu ku sugnaanayo Burco waxa uu sheegay inuu joogayo inta ay u socdaan shirarka uu la leeyahay Bulshada iyo Waxgaradka Reer Togdheer. Kulankan Maanta ayaa ahaa mid si weyn loo soo agaasimay oo ay ka qaybgaleen in kabadan Boqol Xubnood,waxaanu kii ugu balaadhnaa ee dhexmara B/Galbeedka Burco Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Siilaanyo,Tan iyo Intii ay dhamaatay doorashadii Madaxtooyada Somaliland. Waxa kaloo gudoomiyuhu kulamo iyo shirar gooni gooni ah la yeeshay waxgardaka iyo Odayaasha Beelaha ee G/Togdheer. qarannews.com
-
A Bantu president for Somalia ,,,,,,,, what a brilliant idea
-
Kashafa, 17 years is not so long ,,, we can still wait for 50 more years as long as we are united we don't care how long it'll take to get a recognition. To fight for Somaliland took 10 years ,,,,, untill now it is 16/17 years to get our act together and build our nation ,,,,, we don't mind if we struggle for the recognition some more years ,,,,,,,,,,,,,
-
Mogadishu 06, June.07 ( Sh.M.Network) Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay wareegatada dowladda KMG ah ee Somalia ay ku xirtey 3 idaacadood oo madax banaan oo ku yaala magaalada Muqdisho, iyadoo Washington ay sheegtay in ay dabagal ku sameyneyso arintaan. Danjiraha dowladda Mareykanka u fadhiya Kenya, Michel Renirberger Danjiraha dowladda Mareykanka u fadhiya Kenya, Michel Renirberger ayaa sheegay in dowladdiisu ay ka walwalsan tahay talaabada dowladda KMG ay ku xirtey 3da idaacadood ee kala ah Shabelle Media Network, HornAfrik iyo Idaacadda Qur'aanka kariimka (IQK). " Saxaafadda xorta ah waxa ay muhiim u tahay dalka Somalia iyo guud ahaan caalamka, waana in loo ogolaadaa Umadda Somaliyeed in ay war ka helaan saxaafadda xorta aha sida saxda ah" Ayuu yiri Michel Renirberger oo warkaan siiyay mid ka mid ah idaacadaha Muqdisho wax yar ka dib markii ay soo baxday wareegto ka timid xafiiska Ra'isulwasaaraha oo lagu xirey idaacadaha shabelle, HornAfrik iyo IQK. Hadalka Renirburger ayaa ku soo beegmay xilli maanta dowladda KMG ay soo saartay wareegto ay ku xireyso idaacado madax banaan oo ku yaala caasimadda, iyadoo wareegtadaasi ay u qorneyd sidaan:- Ku: - Guddoomiyaha gobolka Banadir ahna duqa magaalada Muqdisho. Ku: Taliyaha ciidamada booliska Somaliyeed == Muqdisho. Ku: Taliyaha ciidanka nabad sugidda qaranka== Muqdisho. Og: Ra'isulwasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia. Ujeedo: Xerid idaacadaha gaar ahaaneed ee ku xadgudbay nidaamka warbaahinta xorta ah ee ka furan magaalada Muqdisho. Tixraac warqadaan sumadeedu tahay XRW/906/07 ee June-4-2007 kana soo baxday xafiiska ra'isulwasaaraha waxaa lagu wargalinayaa dhamaan Mas'uuliyiinta ay warqadaan sida tooska ah ugu socoto in raadiyeyaashooda kala ah Horn-Afrik, Shabelle iyo idaacadda Qur'aanka kariimka ay ku sifoobeen colaad abuuris, Taageero argagixiso, ku xadgudub nidaamka xorta ah, wareerinta shacabka iyo dowlad diidnimo. Sidaasi darteed waxaa la idinka doonayaa in aad qaadataan talaabooyinka deg dega ah ee lagu xiraayo dhamaan idaacadaha kor ku xusan, milkilayaashana lagula xisaabtamo xadgudubyada kor ku tilmaaman. Waxaan idinka rajeynayaa in aad arintaan si deg deg ah u fulisaan. Howl-wacan. Wareegtadaan waxaa ku saxiixnaa:- Wasiirka warfaaafinta dowladda KMG ah Madoobe Nuunoow Max'ed Wareegtadaan ayaa waxaa saxaafadda u aqriyay Taliyaha ciidamada booliska Somalia Gen. Cabdi Qeybdiid oo faahfaahin ka bixiyay, waxaana ay ku soo beegmeysaa xilli maanta ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa Ethiopia ay howl-gallo baaritaano ah ka wadaan qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Waa markii labaad oo dowladda KMG ah ay xirto idaacadaha SHabelle, HornAfrik iyo IQK, iyadoo sidoo kale horey dowladda KMG ah ay xirtey xafiiskii Aljazeera ee Muqdisho.
-
a german women writing about her time in north Somalia
Jacaylbaro replied to Peacenow's topic in General
Links not working yaa peacenow ,,,,,,, I thought she is a friend of mine lived in somaliland for 2 years ,,,,, her name is Ulrike Last ,,,,,,,,,, not sure and i wait until the blog is working for me ,,,,,, -
loooooooool@munira and me ,,,,, I'm not there ,,,,, i think i'm taking the photo
-
Researchers call for more evidence on whether khat causes mental illness Jun 04 2007 - More evidence is needed to prove widespread concerns that the stimulant khat, which is popular among some Somali, Yemeni and Ethiopian immigrants to the UK, causes psychiatric disorders, researchers said yesterday. A study by Queen Mary, London, University College, London, and Kent University found that khat appeared to exacerbate existing psychological problems but there was no clear evidence indicating chewing it caused mental ill health. The report, published in the journal Social Science and Medicine, called for more research into the social and psychological impact of khat, which is legal in the UK but banned in Europe, America and Canada. here
-
Thanks roobleh for the info ,,,,,,, i always know there is a progress towards our nationhood. Just today, someone i know got a French visa with the Somaliland passport ,,,,,, big surprise innit ??
-
Mogadishu 05, June.07 ( Sh.M.Network) Ra'isulwasaaraha Ethiopia Males Zenawi ayaa booqasho lama filaan ah oo aan horey loo sii shaacin ku yimid magaalada Muqdisho 16 sano ka dib markii ay la wareegeen caasimadda Somalia ciidamada Ethiopia oo kaashanaya kuwa dowladda. Socdaalka Males Zenawi uu ku yimid magaalada Muqdisho ayaa waxaa shabelle u xaqiijiyay saraakiil ka tirsan dowladda KMG ah iyo suxufiyiin Somali ah oo ku sugan garoonka Muqdisho. Males Zenawi ayaa ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay keentay diyaarad gaar ah. Ra'isulwasaaraha Ethiopia ayaa haatan waxa uu kulamo kula leeyahay safaaradda Ethiopia ee Somalia Madaxweynaha dowladda KMG ah iyo Ra'isulwasaare Geedi. Wariyeyaal ka tirsan shabelle iyo suxufiyiin kale ayaa goobtaasi ku sugan, kuwaasi oo ka war dhowryaha shir jaraaid oo la filayo in uu qabto Males Zenawi. Waa socdaalkii ugu horreeyay oo Males Zenawi uu ku yimid magaalada Muqdisho tan iyo markii uu qabtay xilka Ra'isulwasaare Nimo ee dalka Ethiopia, xilli ciidamadiisa ay xoog kula wareegeen magaalada Muqdisho. Amaanka goobta uu shirka ka socda ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo la xadiday dhamaan isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha wadooyinka gala Xarunta Madaxtooyada iyo waliba garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.
-
i doubt we can do that ,,,,,,,, it starts with the individuals and then proceeds to the public ,,, if we clean our souls then the whole community will be save from the illness ,,,,,
-
Bal adba ,,,,,,,,
-
Popular Contributors