Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
U lucky kubbad baabad ciyaartaa ,,,,, waxoogaa baan ciyaaray maalmo dhowayd and it was really good ,,,,,, uurkii kuusnaa baaba hagaagi gaadhay time to hit da gym i guess ,,,,,,,, sidani si maahee
-
source ??????
-
I guess so ,,,,,,,,,,,,,,, She is still recovering from the shock she had in Burco
-
Any news from xanthus ??? ,,,,,,
-
yes ,, there is Daalo airlines sxb ,,, and others
-
Northern, don't let it bother you ,,, i know the tune and i've seen it before ,,, it is the favorate tune of Samatar and his likes ,,,,, the asmara-group-look-like loosers ,,,, I always hear him saying there will be a civil war if somaliland is recognized but he never explained how and why ,,,,,,,, i just laugh at him leave
-
looool ,,,,, the airlines are kinda independent of their policies and procedures. That is why they sometimes bring something sillly ,,, even if not solved they can go ,,, who cares ,,, they were not there before and we were fine ,,,,
-
Yep ,, they came up with this new policy which they ever had (apparently coz there is a new admin) and the government suspended the airline until the problem is solved. It won't take long though ,,,
-
The poster boy of today’s Somali Interahamwe (Hutu death squads)
Jacaylbaro replied to QabiilDiid's topic in Politics
someone is ma quuste here and failed to proof he arguments ,,,,,,,, so imagine -
Wasiirka Duulista Sl Oo Sheegay Inay Joojiyeen Duulimaadyadii Itobiyan Air Line Hargeysa(Dhambaalnews)RadioHargeysa-Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Md Cali Max’ed Warancade ayaa sheegay in joojinta duulimaadyada Shirkada Itoobiyan Air-Lines ay ka danbeysay ka dib markii ay xukuumad Somaliland ku adkaysatay in aan la baadhi karin masuuliyiinta. Wasiirka oo caawa u waramay Radio Hargeysa ayaa sheegay in arintani ku timi ka dib markii baadhista nabadgelyada dadka la baadhayo ay ku dareen masuuliyiinta qaranka taas oo laysku qabtay ayuu yidhi markii khamiistii todobaadkan aynu ka soo gudubnay safar uu debeda ugu baxayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada isla markaana aanu talaabadaa ka diidney. Waxa kale oo Md Warancade intaa raaciyey inay joojiyeen duulimaadyadii shirkada inta ay meel wax isla dhigayaan, Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay inay socdaan wadahadalo la xidhiidha cida la baadhi karo iyo cida aan la baadhi karin ee huwan maamuuska qaran. Source
-
Wasiirka Duulista Sl Oo Sheegay Inay Joojiyeen Duulimaadyadii Itobiyan Air Line Hargeysa(Qaran)Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Md Cali Max’ed Warancade ayaa sheegay in joojinta duulimaadyada Shirkada Itoobiyan Air-Lines ay ka danbeysay ka dib markii ay xukuumad Somaliland ku adkaysatay in aan la baadhi karin masuuliyiinta. Wasiirka oo caawa u waramay Radio Hargeysa ayaa sheegay in arintani ku timi ka dib markii baadhista nabadgelyada dadka la baadhayo ay ku dareen masuuliyiinta qaranka taas oo laysku qabtay ayuu yidhi markii khamiistii todobaadkan aynu ka soo gudubnay safar uu debeda ugu baxayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada isla markaana aanu talaabadaa ka diidney. Waxa kale oo Md Warancade intaa raaciyey inay joojiyeen duulimaadyadii shirkada inta ay meel wax isla dhigayaan, Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay inay socdaan wadahadalo la xidhiidha cida la baadhi karo iyo cida aan la baadhi karin ee huwan maamuuska qaran.
-
hadhwanaag 2007-06-16 (Hadhwanaagnews) Hargeysa (HWN):- Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Md. Cali Maxamed Waran-cade ayaa daboolka ka qaaday inay joojiyeen duulimaadyadii shirkada dayuuradaha ee Ethiopian Airline ku iman jirtay Hargeysa, isla markaana ay Somaliland ku adkeysatay inaan la baadhi karin Madaxda sare qaranka. Md. Cali Maxamed waran-cade waxa uu cadeeyey sababta keentay inay istaagaan duulimaadyadii shirkada dayuuradaha ee Ethiopian Airline ku iman jirtay Somaliland ay ka danbeysay kadib markii baadhista lagu sameeyo dadka dayuurada raacaya oo lagu daray qaar ka mida madaxda qaranka oo la isku qabtay. Sida waxa uu wasiirku ku sheegay mar uu caawa idaacada Radio Hargeysa u waramayey. “Xukuumada Somaliland waxay ku adkeysatay inaan la baadhi karin Madaxda sare ee qaranka.” Ayuu yidhi Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Md. Cali Maxamed Waran cade oo sawir ka bixinayey inaanay marna suurtagal ahayn in la fatasho ama labaadho Madaxa sare qaranka. Md. Cali Maxamed Waran-cade oo sharaxaad ka bixinayey sababta keentay inay duulimaadyada shirkada Ethiopian Airline hargeysa ku imanaysay ay istaagaan, waxa uu yidhi. “Sababta keentay inay istaagaan duulimaadyada Shirkada dayuuradaha ee Ethiopian Airline ay ka danbeysay kadib markii ay baadhista nabadgelyada dadka raacaya dayuurada ay ku dareen qaar ka mida Madaxda qaranka, taas oo la isku qabtay, markii uu Gudoomiyaha Golaha wakiiladu u safar ugu baxay dibada aanu ka diidnay in la baadho”. “Waxaanu joo-jinay duulimaadyadii Shirkada Ethiopian Airline ay Hargeysa ku imanaysay ilaa intaanu meel wax isla dhigayno” ayuu yidhi Wasiirka Duulista iyoHawada Somaliland Cai Waran-cade ayaa daboolka ka qaaday inay joojiyeen gebi ahaanba duulimaadyadi shirkada dayuuradaha ee Ethiopian Airline ay hargeysa ku imanaysay. Md. Cali Maxamed Waran-cade waxa uu tilmaamay inay wada hadal u socdaan madaxda shirkada dayuuradaha ee Ethiopian Airline cida la baadhi karo iyo cida aan la baadhi karin ee hab ma’amuuska qaran huwan. Arrintan ayaa ka danbeysay kadib markii shaqaalaha shirkada Ethipian Airline ay baadheen weftigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Somaliland xubnihii wasiirada ee la socday, waxa isna diiday in la baadho Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Md. C/raxmaan Maxamed C/laahi [C/raxmaan Cirro] oo maalintii khamiista ee todobaadkan u duulay dalka dibada.
-
I'm glad Raula is still alive, well and kicking
-
Waar shaqadaaban ku jiraa ,,,,,,
-
looooooool ,, waar some ppl are damn smart that they can figure our just looking any part of the body anyhow, i'll try to get more Insha Allah
-
The poster boy of today’s Somali Interahamwe (Hutu death squads)
Jacaylbaro replied to QabiilDiid's topic in Politics
good work Baashi ,,,,, Me, you couldn't defend yourself sxb and you couldn't proof anything, so stay away from this argument. -
GERMAN PARLIAMENT PASSED RESOLUTION TO PROTECT SOMALILAND SECURITY
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
looooool@A/Y ,,,, -
loooooooooool
-
Fa Kin Su Pah loooooooooooooooooooooooooool
-
Eastleigh is the most safe place in da whole Nairobi ,,,,,
-
Nothing is next yaa Baashi ,,,,, it is a very lond hindi movie with no xayaysiis before the show ,,,,,,,,,,,
-
diyaarada daalo sii raac ,, diyaarada daalo soo raac (something like this) ,,,,, But i don't like DAALO ,,,,,,,,,,, they suck Peplow, let's see next year Insha Allah ,, i don't think that is a good idea now but it will come anyway Insha Allah ,,,,,
-
ETHIOPIAN INVASION OF SOMALIA – CAUSES AND CONSEQUENCES
Jacaylbaro replied to Juje's topic in Politics
And what did the auther do to prevent this ??? Writings never heal you know ,,,, he was not active neither in the ICU nor in the TFG ,,, he wasn't even seen public since few years. -
I really respect Yusuf Garad ,,, he is well-informed, active, creative and quilified. I'm not mentioning about the claims of him being clanist and what soever ,,, that can happen in the meantime u know