Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Xukumada Somaliland Talabaday Ka Qadey Ethiopian Airlines Waa Mid Waajiba oo La Ladaahey qalinkii cabdiladiif wayrax warsame waxa bar yahan dambe isa soo tarayay ceeb iyo yasitaan ay shirkada diyaarahada Ethiopian Airlines ay kula kacay madaxda qaran jamhuuriyada somaliland taas oo dhigtey shirkadan Ethiopian Airlines arin aan wali ka dhicin aduunkan aan ku noolahay taas oo ah in madaxweyne ka dhoofaya wadankiisi ay isku daydo inay baadho shirkada ajanabi ah oo laga leeyahay wadan kale isaga oo ah masuulkii ugu sareeyay madaxda dawlada waxay arintani noqotay wax aad loola yabay oo aan hore udhicin tanoo kale hadaba manay ogayn shirkada Ethiopian Airlines in madaxweyne uu yahay shakhsigan ay doonayso inay baadhitaan ku samayso? ee aanu la sinayn dadka kale ee rakaabka ah ee la socda diyaarada islamarkanu uu yahay qofka u ogaladay inay somaliland isticmaasho madaradeeda sii yeyna sharcigay ay wadanka ku timado uu awoodna uleeyahay inuu kala noqon karo sharciga ay ku timado somaliland mar maha oo laba maha intay arinkan ku kacday shirkada diyaaradaha Ethiopian Airlines taas oo ay ugu dambaysay baadhitaankii ay isku dayay inay baadho 14 june gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland mudane cabdiraxmaan maxamed c/laahi (ciro) taas oo isagu ku adkaystay in aan la baadhi karin alaabtiisa madama uu ka dhoofayo wadankiisi islamarkan ay qasab ku noqotay shirkada Ethiopian Airlines ay iyadu tanasusho oo aanay baadhitaan ku samayn gudoomiyaha golaha wakiilada hadaba arintay talabada ah ee ay xukumada somaliland ka qaaday shirkada diyaaraha Ethiopian Airlines waa mid ku waajib ahayd in laga qaado bari hore islamarkan ay xukumada la daahday oo ay ahaydba inay talabadan oo kale ka qaado markii ugu horeysay ee ay ku kacday falkan xun taas oo hadii ay sidan ku siisocoto ay ku kici lahayd marka dambana inay jeebadaha madaxweynaha isku dayaan inay badhan arintan oo ah arin runtii aad uxun islamarkan ay yasitaani ku jirto .hadaba arintan oo anay marnaba xukumada somaliland aanay wax qalada aanay ugaysan shirkada diyaaradaha Ethiopian Airlines ee ay shirkadu iyadu keentay inay istaaagan duulimad yadii diyaaradu taas oo ethiopia dan aad ugu weyni ku jirto iyada markasta laba duulimad ku timada magalada hargeisa kana faaiida lacag aad ubadan ayay hadana noqon wayday mid danteeda garata iyadoo anay xukumada Ethiopia anay arinka wax luga ku lahayn ee ah tahay mid ugaara masuuliyiinta ka shaqeeya diyaarada oo kaliya islamarkan aanay wax dhibaata ah ku keenay xidhiidhkii ka dhaxeeyay xukumada somaliland iyo dawlada ethiopia cabdiladiif wayrax warsame
  2. Madaxweyne Rayaale oo marti qaad rasmi ah ka helay dawlada Talyaaniga xagaasina ka hadli doona Sida ay noo sheegeen ilo dublamasiyadeed oo ku kala sugan wadamada Talyaaniga iyo Norway, ayaa xaqiijinaaya in madaxweynaha Somaliland mudane Dahir Rayaale Kaahin uu martiqaad rasmi ah ka helay dawlada Talyaaniga, lana filaayo in uu magaalada Rome gaadho maanta galinka danbe ama bari subaxda. Casuumadan ayaa waxa madaxweynaha iyo waftigiisa oo ku sugnaa wadamada Yurubta galbeed u fidiyay wasiirka arimaha dibada ee dalka Talyaaniga iyo madax kale oo sarsare. Madaxweyne Rayaale ayaa la filayaa in uu qudbad ka jeediyo wasaarada arimaha dibada ee dalka Talyaaniga isaga oo ka warami doona xaalada guud ee geeska Afrika gaar ahaan qadiyada Somaliland iyo sidii ay dawladaha caalamku u aqoonsan lahaayeen, dhanka kalana sida uu noogu soo waramaayo wariye xagaasi jooga oo aanu la xidhiidhnay, waxa uu noo xaqiijiyay in madaxweynaha iyo waftigiisa ay saxaafada dalka Talyaanigu ay u sii diyaar garoobayaan isla markaasna ay halkaasi ka baahin doonaan socdaalkiisaasi, sidoo kale warbaahinta bbc-da ayaa iyana isha ku haysa socdaalka madaxweynaha iyo waftigiisa. Waftigan ayaa baryhanaba ku maraayay socdaal rasmi ah wadamada Sweden iyo Norway, iyaga oo ku socdaalaayay Basaaboorka dalka Somaliland oo uu hadana Talyaanigu ayidsanyahay oo ay ku gali doonaan dalka Talyaaniga. Sideedaba Talyaaniga ayaa baryihii ina soo dhaafay waxa ay isku xumaayeen dawlad ku sheegta uu hogaamiyo C/laahi Yusuf ee lagu soo dhisay Imbigaati, taasi oo Talyaanigu uu quus ka taaganyhay, sida ay doontaba ha ahaatee dawlada Talyaaniga oo hada indhaheeda u furtay xaqiiqada ka taagan dhulkii la isku odhan jiray Somaliya, ayaa ku qasban in ay hada dhagaysato qadiyada gooni isu taaga Somaliland taasi oo ah mid lagama noqdaan ah iyo iyada oo aan marnaba calanka Somaliland hoos loo dhigi doonin abidkiiba. Qarannews.com
  3. Mogadishu 17, June.07 ( Sh.M.Network) Cabdi Nuurre Siyaad oo ka mid ahaa isbaheysigii la dagaalanka argagixisada ayaa maanta ka badbaaday qarax lala beegsaday gaari uu watay oo marayay agagaarka Xaafadda SOS ee degmada Heliwaa ee gobolka Banadir. Cabdi Nuurre oo waxar ka dib markii la qarxiyay gaarigiisa shabelle u waramay ayaa sheegay in aanu waxba ka soo gaarin qaraxaasi lafihiisa iyo dadkii la socday toona, hasa ahaatee uu burbur ka soo gaaray gaarigii uu watay. Cabdi Nuurre waxa uu sheegay in xilliga qaraxa lala beegsaday uu marayay agagaarka warshadda Barafuunka ee xaafadda SOS, isagoo ka gaabsaday in uu sheego ciddii ku wehlisay socdaalkiisa. Waxa uu ku sifeeyay qaraxa lala eegtay mid lagu qarxinayo cid kasta oo gaari wadata, waxaana uu sheegay in gaariga uu watay aanu aheyn mid isaga lagu yaqaanay balse uu lahaa mudane ka tirsan Baarlamanka oo aanu magaciisa sheegin. Mar la weydiiyay cidda uu ku eedeynayo qaraxa ayaanu sheegin cid si rasmi ah uga dambeysay falkaan, hasa ahaatee waxa uu ku tilmaamay in ciddii ka dambeysay talaabadaan mid ku socoto waddo xaq darro ah sida uu hadalka u dhigay. Mr. Nuurre waxa uu sheegay in markii gaarigiisa uu qarxay meel aan ka dheereeyn goob uu yaalay gaari ay wateen ciidamo boolis ah oo lugi ay ka banjartay ay ku soo xoomeen ciidamada booliska, iyagoo halkaasi ka xir xirey tiro dad ah oo ku sugnaa meelo ka agdhow halki qaraxa uu ka dhacay sida uu xaqiijiyay Cabdi Nuurre Siyaad. Qaraxaan oo dhacay duhurnimadii maanta ayaa noqonaya kii labaad oo ka dhaca agagaarka SOS, iyadoo uu ka horreeyay qarax lagu qarxiyay meel wadada dhinaceeda ah kaasi oo aan si rasmi ah loo ogeyn ciddii lala eegtay iyo qasaarihii uu geeystay toona. Cabdi Nuurre Siyaad ayaa ka mid ahaa xubnihii ugu firfircoonaa isbaheysigii la dagaalanka argagixisada ee la dhisay 18 kii bishii Feberaayo, kaas oo dagaal xoogan la galay Maxkamadihii islaamka ahaa.
  4. It is not about faith ,,,, it is about garasho and wax fahan
  5. Me, you cannot ask such questions as you lost the argument ,,, let the other nomads throw their inquiries and i'll answer ,,,,, You are out of the window sxb ,,,,,,
  6. Good Points yaa Raadsadeh ,,,,,,, For the moment Kulmiye is trying its best to win the people's minds but it is normal they usually ruin it in the last minute ,,,,,,,,,,,
  7. Originally posted by Juje: quote:Originally posted by Gordon Gekko: This thread should be merged with the other thread were Riyaale is getting searched. And I wanted to believe you were neutral.. :confused: hahahahaha ,,,,,,, you got him there Gordon, sorry bro, your suggestion has been rejected ,,,,, but thnx for your concern
  8. why you asking something you already know horta ???
  9. Í'm here sxb where Warancade is ,,,, and he announced the suspension through the radio yesterday and even today ,,,,,, if that heals
  10. Regarding the issue on who was first to dismiss the other; my impression from BBC radio and from the article at Somaliweyn.com That is a relief ,,,,,,,, it is an impression which can be right or wrong
  11. It seems the whole thing was planned even from the warlords by suddenly and openly announcing their allience agains islamists ,,,,,, from the raise of the ICU, they easy winning of the courts and again their fall.
  12. no ,, i ain't ,,, just trying to see da freak'n story niyow now i'm tired
  13. what you've heard about the minister was drunk is a lie sxb ,,,, they lied to you don't know why Every governement has its own policies and ways to treating such companies, if the swedish foreign minister chose not to bring this to the public then well, somaliland has its own way too ,, they probably chose this way to be the best. The number of the diaspora coming to the country did not and never depended on the ethiopian airlines flights ,, they were even more when the airline is not in operation in somaliland. They'll simply change the root and come via Dubai as usual. Just see how Daalo quickly benefited from the ban of the ET since yesterday when everybody booked on Daalo from Addis to hargeisa ,,,,,,,,,,,,,, So NO WORRIES at all ,, The ET has lost millions of dollars they've been collecting and for sure they not gonna miss that. nimankan waa la fahmay oo wax ka lacag jeceli ma jiraan
  14. waar niyow alaabatation ku wuu ku yar yahay meeshan ,,, bariis, baasto iyo loxoox uun baa laga dheelaa ,,,,,,,, Laakiin waa inaan hilib geel isku guro ,, oo aan weliba dhuuxiisa shubo ,,,
  15. Everyone believes that all somalis should unite and that is deep in our hearts ,,,,, that doesn't come by force ,, it is the will of the people ,,,
  16. I know ,, but i don't want to be humilated and look weak in front of the others u know
  17. Ilaahayow aduunyadan maxaa rag isu muuqmuuqda ,,,
  18. Start with your own first ,, that is what i'm planning ,,, to do my own exercises before i join any fit ppl then i can simply beat them
  19. the ICU era is over saaxibayaal ,,,, i don't believe they were ruling with Shari'ah except some few hand-cutting they did it with the minorities ,,,,,,,, They secured Banadir for only 6 months on the expense of other region's security and stability. There are some good Wadaads among them with really good intention but the majority were not ,,,,,, they were politicians, military gangs and so on.
  20. hadhwanaag 2007-06-16 (Hadhwanaagnews) Oh! Art and Exiled Writers Ink invite you to Somali and Exiled Voices Fusion: Event 2 Across the African Divide with Somali and Algerian writers and musicians Wednesday 27th June 2007 at 7 pm Oxford House Cafe, Oxford House Derbyshire Street, London, E2 6HG (nearest tube: Bethnal Green) This is a new exiled lit cafe event with Somali and other Exiled writers and musicians, which will take place every 2 months and bring the work of Somali and other exiled writers to the wider community of East London. FEATURED GUESTS: Hudaydi - king of the oud and poet Tahar Lamri - Algerian born poet exiled in Italy performs 'The Pilgrimage of the Voice' Algerian musician (tba) Mohamed Bashe Hassan: author of two recently published books Translation of the Somali texts by: Dr Martin Orwin of SOAS and by Said Jama Hussein Further information: Ayan Mahamoud, Head of Somali Art and Culture at Oxford House ayan.mahamoud@oxfordhouse.org.uk and Jennifer Langer, Exiled Writers Ink jennifer@exiledwriters.fsnet.co.uk Visit the Exiled Writers Website