Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
I think it is better to organize and choose someone/group to take over when they go ,,, ppl suffered 17 years and don't deserve more ,,,
-
Dhaawaca afhayeenkii madaxtooyada Somalia oo saacadaha soo socda la qorsheynayo in loo duuliyo Nairobi ka dib markii xaaladiisa caafimaad laga deyriyey Waxaa warar iskhilaafsani ay ka soo baxayaan Xaaladda caafimaad ee afhayeenka madaxtooyada dowladda federaalka Soomaaliya Xuseen Maxamed Max’uud (Xuubsireed) oo fiidnimadii xalay kooxo ku hubeysan Bastoolado ay rasaas ku fureen xilli uu marayey isgoyska H/wadaag ee magaalada Muqdisho isagoo wata gaari Mark 2 ah oo ay la socdeen rag ilaalo ah. Qaar ka mid ah mas’uuliyiinta dowladda federaalka Soomaaliya ee ku dhow dhow madaxtooyada Soomaaliya oo aynu xiriiro kala duwan la sameynay ayaa ka gaabsaday iney warbixin naga siiyaan xaalada afhayeenka iyo sida uu u dhacay shilka uu ku dhaawacmay intaba, iyagoo warkoodana ku soo koobay in haatan dhaawaciisu yaalo isbitaal ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin garoonka dayuuradaha Aadan cadde Internatational Airport ee magaalada Muqdisho xaaladisa caafimaadna ay si aad ah u wanaagsan tahay, iyagoo beeniyey in afhayeenka dhaawaciisa oo markii hore la geeyey isbitaalka Madiina looga soo celiyey sababo la xiriira dhaqaatiirta isbitaalkaasi oo ka deyriyey xaaladiisa. Hase ahaatee warar hoose oo laga helayo ilo ku dhow ku dhow xarunta madaxtooyada Somalia ayaa iyana waxay sheegayaan in xaalada caafimaad ee afhayeenka ay si aad ah u liidato oo isla markaana la qorsheynayo in saacadaha soo socda loo duuliyo magaalada Nairobi ee dalka Kenya, si halkaasi loogu soo daweeyo, waxaana imika soconaya dedaalo fara badan oo ay wadaan qaar ka mid ah mas’uuliyinta dowladda oo arintaasi la xiriira, waxaana la sheegay in afhayeenka ay rasaastu ka haleeshay qeybo halis ah oo ka tirsan jirkiisa oo warar soo baxaya ay sheegayaan in dhowr xabadood ay haleeleen, Mana jiraan ilaa hadda war rasmi ah oo ka soo baxay dhinaca dowladad federaalka oo ku saabsan dhaawaca afhayeenka. dayniile.com
-
MOGADISHU, June 19 (Reuters) - Somalia's presidential spokesman was shot twice at close range in the latest assassination attempt on government officials in the Horn of Africa nation, officials said on Tuesday. "He was shot in the neck and near the jaw," a security source told Reuters. "I think the gunman was aiming for the head. He wanted to eliminate him." Speaking on condition of anonymity, the security source who saw Hussein Mohamed Mahamud "Hubsired" recuperating in a hospital run by AU peacekeepers in Mogadishu, said he was in stable condition and was to be flown to Nairobi for treatment. Insurgents from a militant Islamist movement ousted from Mogadishu routinely attack government soldiers and their Ethiopian backers, and have increasingly used Iraq-style tactics including assassinations, suicide bombings and roadside blasts. The assault came barely hours after two civilians died when a remote-controlled landmine detonated on a road as government vehicles passed on Monday. The blast was near the venue of a peace conference which has already been postponed twice over insecurity. The conference is now scheduled to start on July 18.
-
But he was part of the deal before ,,,, as he was the one who took part the defeat of the iCU ,, and now it is funny that he wants to join Only if this is true ,,,,,,,,,
-
But you don't have an alternative ,,, do you ?? You (somalis) said Siad Barre must go and never had a replacement ,,,,, You (somalis) said Ali mahdi should go and never get another one ,, You (somalis) said A/Qasim should move and never brought an alternative ,,,,,, Now you say the TFG gangs must go and still don't have another choice ???
-
Jidgoyntii Lagu Dilay Mujaahid Maxamed Mooge iyo Mujaahidiintii Wehelisay Waxa ka waramaya Boobe: 23 Sano , ayaa laga joogaa Bishii June 1984-kii xilligaas oo Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan iyo Mujaahidiin wehelisay ay ku shahiideen Jid goyn cadowgii u galay Meesha la yidhaa Meer meerta oo u dhaxaysa Awaare iyo Dhagax Buur. Haddaba jidgoyntaasi lagu dilay Mujaahidiintaas , gaar ahaan Taariikhdii iyo shakhsiyadii Abwaan Maxamed Mooge, waxa nooga waramay Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale. Isagoo ka hadlaya xilligii la dilay Maxamed Mooge waxa uu yidhi ‘’Alle ha u Naxariistee Marxuum Maxamed Mooge liibaan wuxuu shahiiday oo uu dhintay Bishii June 1984-kii , xilligaasi oo lagu dilay Jid goyn loogu galay meesha la yidhaahdo Qaswareen ama Meer meertada oo ka shishaysa una dhaxaysa Awaare iyo Dhagax Buur. Maxamed Mooge , gaadhi Land Crusser ah oo Toyota ah oo noocii hore ee Siible qafasle ah ayay saarnaayeen isaga iyo dhawr toban Mujaahid ayay ahaayeen , gabadh Faadumo la odhan jiray ayaa iyaduna la socotay , halkaas ayaa Ambush jidgoyn loogu galay waxana u galay dadkii halganka dhabarka kala dagaalamay. Ilaa 15 Mujaahid ayaa ku dhintay oo Maxamed Mooge ka mid ahaa, Aadan Guhaad oo Aadan Waali la odhan jiray ayaa ka mid ahaa waxa uu ahaa taliyihii Amniga SNM, waxa kale oo ka mid ahaa nin taliye ahaa oo Daa’uud la odhan jiray iyo gabadhaas dhawr iyo toban qof ayay ahaayeen halkaasi ayayna ku dhinteen. Dirawalkii wuu Baxsaday halkaas dagaal balaadhanbaa ka bilaabmay oo dhex maray Beeshii uu Maxamed Mooge ka dhashay iyo Beeshii Nimankii jid goynta galay , dagaalkaasi wuxuu bilaabmay Bishii June 1984 wuxuu dhamaaday 1986-kii. Dad badan baa dagaalkaas naftooda ku waayay’’.Boobe Yuusuf Ducaale isagoo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi ‘’Alle ha Naxariistee Marxuum Maxamed Mooge Liibaan Bishii June 5, 1984 ayaa isaga iyo Mujaahidiinti Maalintaa lala dilay waxa lagu aasay Meesha laga galo Awaare Geed ku yaala oo Weerane la yidhaahdo oo dhinaca Midig kaa qabanaya’’. Boobe Yuusuf Ducaale oo sharax ka bixinayay taariikh nololeedkii iyo shakhsiyadii Marxuum Maxamed Mooge , waxa uu yidhi ‘’Maxamed Mooge wuxuu ahaa Mujaahidiintii halganka Soomaaliyeed ka qayb galay waxa uu ku horeeyay Jabhadii SSDF, waxa uu ku danbeeyay Jabhadii SNM, Alle ha u Naxariistee wuxuu dhashay ilaa 1943-1944-kii, waxana uu ku dhashay Magaalada Hargeysa , gaar ahaan Xaraf, Waxbarashiidii dugsiga Dhexe waxa uu ku dhamaystay dugsiga Axmed Guray , ka dibna tababar Macalinimo ayuu qaatay’’. Boobe waxa uu sheegay in Alle ha u Naxariistee Marxuumku isagoo macalin ah uu Fanka Bilaabay. ‘’Tababarka Macalinimo wuxuu ku qaatay dugsigii Camuud , Macalinimadiisu wuxuu ka bilaabay dugsiga Xaafada New Hargeysa , degmada Oodweyne ayuu ka shaqeeyay , isagoo Macalin ah ayuu Marxuum Maxamed Mooge Fanka Bilaabay’’. Boobe Yuusuf Ducaale isagoo sharaxaya kaalintii uu fanka kaga jiray Maxamed Mooge waxa uu yidhi ‘’Maxamed Mooge waxa uu ahaa inta tirada yar ee laamaha badan ee fanka Kulmisa , Maxamed Mooge nin hal abuur ah ayuu ahaa heeso ayuu lahaa, heestiisii ugu danbeysay wuxuu tiriyay Bishii April sanadkii 1984-kii midhihii waanu helay , laakiin laxamkii wuu lumay’’. Boobe waxa uu intaas ku daray oo uu yidhi ‘’Heestaas oo uu qaadayay Maalmihii uu dhiman doono waxana hal ku dhigeedu ahaa (Ha I Hiifin Aabooy’’ kama hadhine qayrkay anigaa u horeeyoo halganka iyo dagaalkana waxa lagu hogaanshaa hawraarahaygoo, kuwaasi ayaa ka mid ahaa midhihii heestaasi ha I hiifin Aabooy , Midho ahaana way ku taalaa’’. ‘’Marxuum Maxamed Mooge waxa uu ahaa nin heesaaya oo waliba codkii ugu quruxda badnaa ee Soomaalida rikoodhka galay ayuu lahaa, wuxuu ahaa nin jilaa ah’’. waxa kale oo uu ka hadlay kaalintii halgankii SNM uu kaga jiray Marxuum Maxamed Mooge waxana uu yidhi ‘’Maxamed Mooge ilaahay ha u Naxariistee wuxuu ahaa nin halgamaa ah oo aan halgankii Soomaaliyeed aan ka baaqan oo marna SNM ku soo dagaalamay saddex sano ka hor aasaaskii SNM ka mid ahaa jabhadii SSDF, Maxamed sidaasi ayuu ku shihiiday oo ay adkayd in Bedelkooda loo helo. Boobe Yuusuf Ducaale oo ka hadlayay Shakhsiyadii Maxamed Mooge Waxa uu yidhi ‘’Alle ha u naxariistee Maxamed kaas ayuu ahaa nin xarago badan ayuu ahaa, nin xishood iyo xarago badan ayuu ahaa, nin Halganku ka dhab yahay ayuu ahaa oo bilaabay sanadkii 1978-kii , oo uu ka mid ahaa SSDF isagoo Addis ababa joogay oo ku sii sugayay SNM’’. Boobe oo hadalkiisa sii watay waxa uu yidhi ‘’Marxuumku duruuftaas qalafsan ayuu u badheedhay ee aan dabeecad u ahayn ninka Fanaanka ah oo iska jecel nolol Raaxo leh oo fudud, waxa ka mid ahaa waxyaabihii uu ku dagaal galay kamankiisii oo hees gaar ah uu u tiriyay ayna ka mid ahaayeen deg degooyoow maxaan kula dal maray , waxyaabaha dhaxalka ah ee uu Alle ha u naxariistee uu ka tagay Kamankaas ayaa ka mid ahaa oo hada yaala oo geli doona meelaha taariikhda lagu kaydiyo’’. Boobe waxa uu sheegay in Maxamed Mooge uu mar qudha guursaday oo uu dhalay gabadh la yidhaahdo Yaasmiin oo xilligan degan Magaalada Nairobi ee Kenya. Source
-
BUUBAA oo bacdii loo tuuray una sii Hadimalee dhankaa iyo Eriteriya.. Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo ah Wasiirka Waxbarashada DF Somalia ayaa la sheegayaa inuu ku biiray xubnaha la magac baxay Baarlamaanka xorta ah ee ku sugan wadanka Eritrea . Buubaa oo wareysi siiyay Jariirada Alkhaleej ee kasoo baxda wadanka Emaraatka Carabta ayaa sheegay in aysan suuurta gal ahayn in xiligan laga shaqaeeyo dalka Somalia oo ay haystaan buu yiri ciidamo soo duulay sida uu hadalka u yiri. Ismaaciil Buubaa oo hore u ahaa Wasiirka arrimaha dibada DF Somalia ayaa hada u muuqanayo mid aan la dhacsanayn qaabka ay wax u wadaan R/wasaaraha Somalia Cali Max'ed Geedi iyo Madaxwayne C/llaahi Yuusuf Axmed. Wasiirka ayaa la waydiiyay su‘aalo ay ka mid ahaayeen maxaad ku diidan tahay Dowlada aad kamid tahay waxa uuna ku jawaabay " waxaa la jebiyay sharciyadii lagu soo heshiiyay iyo dastuurkii u degsanaa DF Somalia oo meel layska dhigay isagoo hadalkiisa sii wata ayuu buubaa yri waxaan go'aan saday in aan ku laaban Muqdisho iyadoo aan laga saarin dalka ciidamada Ethiopia oo uu ku eedeeyay in ay xasuuq k agaysteen Somalia. Wasiirka oo hada ku sugan magaalada Dubai ayaa intaa ku daray in ay xadhiidheen isaga iyo Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Somalia Shariif Xasan Shiik Aadan kana wada hadleen arrimo dhowr ah, waxa uuna beeniyay Buubaa in uu ka qayb qaadan doono isbahaysi dhawaan looga dhawaaqi doono Asmara . Si kastaba, waa wasiirkii labaad ee ka baxa DF Somalia horayna waxaa uga baxay Xuseen Caydiid oo hada kamid noqday xubnaha la magac baxay Baarlamanka xorta ah. IS THAT TRUE ??? ,,,,,,,,, IF YES THEN I EXPECTED
-
-
Waraysi aanu la yeelanay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka, Mudane Axmed Xaashi Cabdi oo aan London waraysi kula yeelanay! Waraysigan oo koobana waxa uu u dhacay sidan hoos ku xusan S. Wasiir maxay ahayd u jeeddadaada booqashadaada London aad ku timid? J: Booqashadaydu waxa ay ahayd mid shaqo, taas oo ahayd in xukuumadda Somaliland lagu soo casumay shir caalamiya in ay kaga hadasho qaddiyaddeeda aqoonsiga, shirkaas oo ahaa mid ay yeeshaan, Liberal International British Group. Shirkan oo ah xisbiga Liberal Democrats-ku sannadkiiba hal mar ama laba jeer qaban qaabiyaan, Halkaasna waxaan ka jeeddiyey khudbad ku saabsan gooni isu taagga qaddiyadda Somaliland sida ay xaqa u tahay marka dhinac kasta laga eego. S. Maxay tahay natiijada ka soo baxday shirkaas? J. Runtii waxa ka soo baxay dhawr natiijo, marka hore , markii aan hadalka dhammeeyey waxa la I weydiiyey su’aalo aad u badan oo xiiso leh, oo aad arkaysay inaanay qaddiyaddiyadda Somaliland hore u fahamsanayn. Markaan jawaabahaygii dhammaystay, waxa caddaatay oo ka qayb-galayaashii shirkaasi aqoonsadeen, in gooni isu-taagga Somaliland yahay mid xaq ah maddaama uu yahay dal hore u jiray oo hore adduunku u aqoonsaday ee aanu ahayn dal dal kale ka go’aya, inuu cagahiisa ku taagnaa muddo 16 sano ah iyagoon caawimo caynkaas ah adduun ka helin iyo in Somaliland Geeska Afrika iyo Adduunka kaleba kala qayb qaadan qarto nabadgelyada iyo horumarinta dhaqaalaha. Waxa kale oo ka soo baxay in ka qayb galayaashii shirkaasi oo isugu jiray MP’s, Madax shirkado iyo madaxda Xisbiga Liberal Dimocrats ballan qadeen inay tagee doonaan kali iyo wadarba qaddiyadda madaxbannaanida Somaliland. Waxa kale oo ay go’aan sadeen inay wafdi u soo diri doonaan Somaliland si ay xaqiiqada indhaooda ugu soo arkaan. S. Cid kale ma la kulantay intii aad joogtay London ? J. Haa, waxa aan la kulmay Wasaaradda Horumarinta Caalamiga (DFID) iyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalkan. S. Maxaad ka wada hadasheen Wasaaradahaas aad la kulantay.? J. Wasaaradda Horumarinta Caalamiga waxa aanu ka wada hadalnay kaalmada horumarineed ee Wasaaraddu siiso Somaliland sidii loo kordhin lahaa. Runtii Britain waxa ay hormuud ka tahay waddamada kaalmadooda toos u siiya Somaliland, waxanay noo sheegeen inay kordhinayaan taageeradooda, haddana ay bixiyeen laba mashruuc oo ku saabsan Waxbarashada iyo caafimaadka. Iyadoo dawladda Britain ka qaybqaadata kaalmada Guud ee EU-du siiso Somaliland ayey haddana bixiyaan mashaariic kale oo gaarah. Wasaaradda Arrimaha Dibadda waxa aanu isaga xog warranay ololaha ictiraaf raadintu halka uu marayo iyo sidii ay Dawladda Britain uga taageeri lahayd Somaliland arrintaas. Waxa ay Somaliland ku ammaaneen ololaha xooggan ee ay ugu jirto sidii ay ictiraaf caalamaka uga heli lahayd gaar ahaan waddamada Afrika. Waxa kale oo ay ku boorriyeen dawladda Somaliland inay dadaalkooda halkaa ka sii wadaan. S. Axmed waxa aad joogtaa wasaarad aad dalka ugu muhiim ah, dadkuna indhaha idinku hayaan dhaqdhaqaaqiina, maxaad ilaa hadda qabateen wasaarad ahaan. J. Waa runtaa oo Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Isuduwiddu waa Wasaarad muhiim ah, Madaxda wasaaradduna waa ku cusub tahay laakiin ilaa hadda waxa aanu qabanay wax la taaban karo waxana ka mid ah: 1. Waxa aanu tubta toosan ku soo ridnay oo aanu hoggaankiisa la wareegnay mashruuc aad muhiim uga ah dalka, waa Mashruuca Dibu-dhiska iyo Horumarinta dalka oo shan sano ah(Reconstruction and Development Program), kaas oo markii u horreysay adduunku innagu taageerayo maalgelintiisa. Hadda waxa uu marayaa meel gebogebo ah oo waxaanu ka wada hadlaynaa habkii maalgelintiisa loo maamuli lahaa. 2. Waxa kale oo aanu gacanta ku haynaa diyaarinta Mashruuca Horumrinta dalka oo ka ballaadhan kaa hore koobanaya dhammaan baahiyaha dalka oo dhan, taas oo lala kaashan doono aqoonyahaniinta reer Somaliland ee dalka iyo dibaddaba 3. Waxa kale oo aanu wada jir u wadnaa annaga iyo Wasaaradda Maaliyaddu Maaraynta hantida Qaranka (Public Finance Management) taas oo la rabo in maamulka Hantida Qaranku noqoto mid xisaabtan leh is lamarkaana cad oo la arki karo (Accountability and transparency) iyo in la isku xidho miisaaniyadda dawladda iyo kaalmada caalamiga ah, taas oo ay innaga caawinayaan World Banka iyo UNDP. 4. Waxa aanu shir wada tashi layeelanay dhammaan Hayadaha Qaramada Midoobay sidii ay u xoojin lahaayeen xafiisyadooda Hargeysa iyo wada shaqaynta dawladda, sidii ay mashaariic horumarineed oo mideysan ugu samayn lahaayeen Somaliland, dhammaan qodobadaasna waan isla oggolaanay. 5. Waxa aanu ka caawinay samayntiisa Ururka (Somaliland Consultancy Services) oo hadda deggan Wasaaradda, kaas oo aanu u sheegnay ururrada caalimaga ah iyo Wasaaradaha Dawladduba inay isticmalaan adeegaas cusub intii ay cid kale dibadda ka keeni lahaayeen. 6. Kaalmaynta iyo isuduwidda taageerooyinkii dhaqaale iyo farsamoba ee loo geestay magaalooyinka Burco, Zeylac iyo Allay-Baday kuwaas oo daadadkii roobabkii gugu wax yeeleeyeen. 7. Waxa aanu markii ugu horreysay qabanay (Somaliland Statistical Conference) kaas oo ay ka soo qayb galeen dhammaan Wasaaradaha, Haya’daha madax bannaan, Hayadaha Caalamiga ah iyo kuwa waddanigaba, waxana lagu soo ururinayey xogta taalla Somaliland, nidaamka cusub ee xogururinta iyo kala tashiga xogwareysi la qaadi doono sannadka soo socda, (Socio-economic household survey.)
-
6 months to the day of occupation and still going
Jacaylbaro replied to rudy-Diiriye's topic in Politics
rat looking melees looooooooool We all knew they are her to stay ,,,, they lost thousands of souls and they'll never leave just like that ,,,,, There was a time they wanted to move but there is another ghost from the other side who wants then not to leave ,,,,, -
I dont think we should waste our energy on such wicked article ,,, it is someone's idea and there is no point we can paint it on the TFG gangs or their supporters ,,,,, Let's just keep it like that ,,,,, we can already see it is not working ... ask A/Y ,,,, he'll tell you
-
Been maad sheegin ,,,,,,,,,,,,,,,, ii soo qor bal
-
Ghana: Somaliland's International Isolation Draws Mixed Reactions in Accra Somaliland is a relatively unknown East African country in the Horn of Africa. She became a sovereign nation in 1947 after breaking the yoke of British colonialism and within its first week of her freedom entered into integration with Somalia. Come 1991, she withdrew from the integration and declared her independence. On 18th May 2007, Somaliland marked her 16th anniversary of her independence from Somalia. The proclamation of independence was founded on basic requirements of international law which include a permanent population, defined territory, a stable system of government and the capacity to enter into international relations with other states. For 16 years Somaliland has built up and projected a credible domestic political constituency in contrast to its southern neighbour, Somalia, where the United Nations, the African Union and the Transitional Federal Government are struggling to overcome internal divisions and assert national political authority. However, Somaliland's success story in establishing and maintaining a functioning constitutional democracy remains a better-kept secret and denied international recognition. Somaliland is vigorously pursuing its moral, if not, legal, case for recognition at the African Union, an effort considered a sine qua non to wider international community. This formed the subject matter of a Roundtable Discussion under the theme "Somaliland: A Case Study for Recognition" for the Parliamentary Committee on Foreign Affairs at the Kofi Annan International Peacekeeping Training Centre (KAIPTC) in Accra last Thursday. Dr. Kwesi Aning, a lecturer at the KAIPTC, described the story of Somaliland as a tragic history in that a stable, functional and democratic State has been left out in mainstream international relation. He recalled that the then Organization of African Unity (OAU) did not recognize Somaliland's independence, citing the maxim that there would be chaos if colonial boundaries were not observed in post-independence Africa. But the OAU position was countered with the argument that Unions between Senegal and Gambia, and Egypt and Sudan, among others, broke down without affecting the recognition of these countries. Dr. Aning pointed out that an African Union mission tasked to examine the Somaliland's case came out with a favourable report saying the case should not be linked to the notion of 'opening a Pandora's box'; as such, the AU should find a special method for dealing with this outstanding case. "The lack of recognition ties the hands of the authorities and people of Somaliland, as they cannot effectively and sustainably transact business with the outside world and pursue development goals. He regretted the AU's feet dragging over the issue because it is the AU that can send clear signals that Somaliland case is legal and has to be accepted. He described as encouraging the engagement of Somaliland by some African States in trade and the recognition of her passport. He said the crises faced by Somaliland are the dearth of information about the country; the fear that recognition would impact negatively on other states; the role of Ethiopia, among others. Ambassador James Victor Gbeho disclosed that the United Nations (UN) Resolution 1514 relating to integration makes it almost impossible for countries in Unions to opt out. While agreeing that Somaliland has a genuine case he was afraid that an AU decision couldn't override the UN Resolution. He "believed that it was going to be a difficult task to agitate for a breakaway". On whether Ghana could use her position as Chair of AU to lead the call for the recognition of Somaliland, Ambassador Gbeho answered in the negative. "We can engage them but then we should fight shy of leading the call for a separate state". He was also of the view that Somaliland is a "small and non-viable State and in independence she would it difficult to subsist." The Honorary Special Envoy of the Republic Somaliland, Mr. Steve Mawuenyega, says Somaliland's contention for breakaway is both political and legal. He disclosed the Parliaments of both Somaliland and Somalia never ratified the integration and that in itself is both revealing and instructive. He believed that bigger economies like the United States would toe the position of the AU on Somaliland. Mr. Mawuenga regretted that some members of the Arab League like Egypt are jittery about Somaliland's breakaway from Somalia because it would adversely affect their economies. Source AllAfrica
-
HAMBALYO MUNIIRA ,,,,,,,,,,,,,,, HAMBALYO HAMBALYO Where is the wedding at ??????? where is my invitation card ?? when is it exactly ???
-
loooooooooooooooool One looks like Abdilahi Mohamed Duáleh, the minister of foreign affairs, SL and the other one is just like Rayaale
-
Need to visit my family in Lasanod walahi ,,, meeshaas beryahaa ma tegin and i really want to go now .......... lemme calculate my holidays bal Xanthus, your new home will be Hargeisa ,,, don't tell me you wanna go back to Burao again
-
just started ,,,,,,,,,,,
-
Hmmmmmmmm ,,, Good Idea
-
The freindship is not how some ppl look at it specially when they are against your existance ,,, they wish you never have a good relationship with anyone in this world and it is understandable sxb ,,, it is not going to upset the relationship as you wish but it is just to tighten it more ,,,, one step backward to take two steps forward
-
The poster boy of today’s Somali Interahamwe (Hutu death squads)
Jacaylbaro replied to QabiilDiid's topic in Politics
arrest ???? ! ! ! hahahaha ,,, that is funny ,,, and who is gonna arrest the TFG gangs who killed thousands of innocent ppl in Mogadishu ?? Waar Faysal spoke what he believes and spoke of his mind ,,,,, it is up to us to either accept that or not ,,,,,,, but there some ppl are doing it practically ,,,, Again it is up to Sool and Sanaag bari ppl to join their ppl and demand his resignation if they want ,,,,, -
Xisbiga Mucaaridka Ee UCID Oo Ku Dhaliilay Shirkada Dayuuradaha Ethiopian Airline Talaabada ay tidhi waxaan ku baadhayaa Madaxda Somaliland. -------------------------------------------------------------------------------- (Gudoomiye ku xigeenka sadexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID. Md. Aadan Maxamed Mirre [Waqaf]) hadhwanaag 2007-06-17 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Gudoomiye ku xigeenka sadexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID. Md. Aadan Maxamed Mirre [Waqaf] ayaa sheegay inaanay ahayn mid inaga qabata Shirkada dayuuradaha ee Ethiopian Airline inay tidhaahdo Waxaan baadhayaa Madaxda Somaliland ee Ma’amuuska leh, iyada oo joogta dhulkii ay xukumayeen ee Somaliland oo nabadeeda la sugayo. Sida waxa uu ku sheegay Gudoomiye ku-xigeenku Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa Magaalada Hargeysa. Waxa kale oo uu soo dhaweeyey talaabadii geesinimada lahayd ee uu gudoomiyaha Golaha wakiiladu diiday in la baadho jeebabkiisa markii uu dalka dibada uga sii dhoofayey. Mar, la weydiiyey Su’aal ahayd. Waxa jirta inay Maalintii shalay [doraad] ay shirkada dayuuradaha ee Ethiopian Airline ay joojisay duulimaadyadii ay Hargeysa ku iman jirtay, waxaanay sheegeen inay baadhayaan Madax kasta oo ay somaliland leedahay sidii Gudoomiyaha Wakiilada oo maalintii khamiistii ay baadheen arrintaa maxaad ka odhan lahayd? Waxa uu ku jawaabay oo uu yidhi “Dayuurada Ethiopian Airline iyada ayaa dano badan ku qabta dalkan [somaliland], wax walbana ma’amuus ayey leeyihiin, qadarin iyo ixtiraam. Anigu waxaan goob-joog ka ahaa maalintii khamiistii Markii Gudoomiyaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ay baadheen qalabkii uu sitay, ay damceen inay haddana jeebadihiisii ay baadhaan, go’an geesinimo leh ayuu qaatay inaan la baadhin waa waajib. Waana ninka sadexaad Marka la eego Madax-tinimada iyo hab ma’amuuska qaranka. Waad ogaydeen, maaha dhacdadii kowaad waa mar labad markii uu Madaxweynuhu dhoofayey wufuudi la socotay waa tii dhacday in la baadho taasina maaha mid haboon, weliba madaarkeeni aynu masuulka ka nahay nabad-gelyadiisa iyo sugitaankiisa inay si nabad gelyo ah uga dhex gooshto [Dayuurada Ethiopian Airline], maaha mid inaga qabata inay yidhaahdaan waxaanu baadhaynaa Madaxdiini, wixii ma’amuus leh ee Madaxda waa in jidkeeda la mariyo weeyaan. Tan ay ku joojiyeen duulimaadkuna [Ethiopia] waa mid ay iyagu iskood u qaateen, laakin waxa ku hawlan wasaaradii shaqada ku lahayd”
-
Xisbiga Mucaaridka Ee UCID Oo Ku Dhaliilay Shirkada Dayuuradaha Ethiopian Airline Talaabada ay tidhi waxaan ku baadhayaa Madaxda Somaliland. -------------------------------------------------------------------------------- (Gudoomiye ku xigeenka sadexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID. Md. Aadan Maxamed Mirre [Waqaf]) hadhwanaag 2007-06-17 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Gudoomiye ku xigeenka sadexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID. Md. Aadan Maxamed Mirre [Waqaf] ayaa sheegay inaanay ahayn mid inaga qabata Shirkada dayuuradaha ee Ethiopian Airline inay tidhaahdo Waxaan baadhayaa Madaxda Somaliland ee Ma’amuuska leh, iyada oo joogta dhulkii ay xukumayeen ee Somaliland oo nabadeeda la sugayo. Sida waxa uu ku sheegay Gudoomiye ku-xigeenku Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa Magaalada Hargeysa. Waxa kale oo uu soo dhaweeyey talaabadii geesinimada lahayd ee uu gudoomiyaha Golaha wakiiladu diiday in la baadho jeebabkiisa markii uu dalka dibada uga sii dhoofayey. Mar, la weydiiyey Su’aal ahayd. Waxa jirta inay Maalintii shalay [doraad] ay shirkada dayuuradaha ee Ethiopian Airline ay joojisay duulimaadyadii ay Hargeysa ku iman jirtay, waxaanay sheegeen inay baadhayaan Madax kasta oo ay somaliland leedahay sidii Gudoomiyaha Wakiilada oo maalintii khamiistii ay baadheen arrintaa maxaad ka odhan lahayd? Waxa uu ku jawaabay oo uu yidhi “Dayuurada Ethiopian Airline iyada ayaa dano badan ku qabta dalkan [somaliland], wax walbana ma’amuus ayey leeyihiin, qadarin iyo ixtiraam. Anigu waxaan goob-joog ka ahaa maalintii khamiistii Markii Gudoomiyaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ay baadheen qalabkii uu sitay, ay damceen inay haddana jeebadihiisii ay baadhaan, go’an geesinimo leh ayuu qaatay inaan la baadhin waa waajib. Waana ninka sadexaad Marka la eego Madax-tinimada iyo hab ma’amuuska qaranka. Waad ogaydeen, maaha dhacdadii kowaad waa mar labad markii uu Madaxweynuhu dhoofayey wufuudi la socotay waa tii dhacday in la baadho taasina maaha mid haboon, weliba madaarkeeni aynu masuulka ka nahay nabad-gelyadiisa iyo sugitaankiisa inay si nabad gelyo ah uga dhex gooshto [Dayuurada Ethiopian Airline], maaha mid inaga qabata inay yidhaahdaan waxaanu baadhaynaa Madaxdiini, wixii ma’amuus leh ee Madaxda waa in jidkeeda la mariyo weeyaan. Tan ay ku joojiyeen duulimaadkuna [Ethiopia] waa mid ay iyagu iskood u qaateen, laakin waxa ku hawlan wasaaradii shaqada ku lahayd”
-
That is the hypocracy i'm talking about ,,,,, the british are far far behind to understand the truth ,,,, Before they gave him a shelter and protection ,,, and now AWARDS ??
-
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK ,,,,, not only that and you know more still no sign from readsea ,,,,,,,, i hope he is not stuck in Addis
-
I was going to post Iran's reaction too ,,, thanks for doing it. I'm wondering why it is Iran only that is speaking about the issue ,,,, what happened to the Saudis and other Muslim countries ???