Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. why defending him so hard bal ?? ,,, cajiib ?? ,,, i'm i thinking what i'm thinking now ???
  2. La'da xarafka laanka iyo ba'daan loyar ku ahaaye Nin awawgii loox ugu dhigoo liilgashaan ahaye Legjar Faranji niman baa akhriya laawis iyo beene Oo waliba laasima intay lib isku moodaane and you think they'll understand ??
  3. Originally posted by Sharmarkee: quote:Originally posted by Jacaylbaro: [QB] I'm worried for the poor buubaa ,,,,, xagu gebi xabu gebi guntu walac uun baan maqli jiray dhan walba seeg baa ku dhacday ma is tidhi ,,,,, odayga dhulkay la dhaceene Stop shedding crocordile tears adeer, take your hypcritical stances to somewhere else ka dhegaysta, and leave the man alone, Why u bother even when he left your somaliland years ago, Adeer nin waa kii kaca ee hadana kufa, dont think world is all milk and honey. striving is what matters, specially in the political jungle. Munfaqada waad dhamaysay loooool ,,, bal maxaad uga xanaaqaysaa hadii odayga la yara cuncuno ?? Isagaa siyaasada doondoontay sow maaha ??
  4. He knows he is not welcomed here horta and that is a good thing ,,,,,,,,,,, he value nothing in Xamar, they used him and threw him away and he knows that ,,,,,,,,,,, it is difficult for him to join the Asmara group coz it is the same group he fought against them and told the whole world they are terrorists ,,,,,,, BAL LET'S SEE WUXUU YEELO ,,,,,,,,,,,,,, it is really a funny game
  5. I believe Kashafa brought in here good article highlighting the plight and the condition of our brothers & sisters in the occupied Western Somalia. Then emotion outrun him killing his own thread by simply namecalling anyone he is not agree with. He then later recognised this problem of why there is no progress in this debate and hope he learened something from it. looool ,,,,,, That is True ,,,,,,,
  6. hahaha ,, Nin baa laga sheegayay "waar hal habar baan hayn l'a nahay ee sidee baad 3 u haysaan ? " I don't think Emperor is lacking that information ,,
  7. siyaasaddaa sidaa isu gedgeddida ,,,
  8. So he denied it ,,,,,,,,,, we have widhwidh reporting this. As long as uu weli debedda ku maqan yahay then ka shaki inuu xaggaa ka dego
  9. loooooool I know that place ,, it is where you can get the transport to the western part Arabsiyo, Gebiley, Wajale and Borama ,,, They are funny and pull everyone comes near to them ,,,, i've a big fight with them sometimes
  10. loooooool I know that place ,, it is where you can get the transport to the western part Arabsiyo, Gebiley, Wajale and Borama ,,, They are funny and pull everyone comes near to them ,,,, i've a big fight with them sometimes
  11. I'm worried for the poor buubaa ,,,,, xagu gebi xabu gebi guntu walac uun baan maqli jiray dhan walba seeg baa ku dhacday ma is tidhi ,,,,, odayga dhulkay la dhaceene
  12. Madaxweyne Riyaale oo ka degey Roma, dalka Talyaaniga Hargeysa (Somaliland.org) – Madaxweynaha Somaliland, mudane Daahir Riyaale Kaahin oo socdaal ku mraya Yurub ayaa maanta gaadhey maanta ka degey magaalada Roma ee xarunta dalka Talyaaniga. Sida uu sheegay war ay baahisey warbaahinta dowladdu, Madaxweyne Riyaale iyo weftigiisu waxay u dhoofeen dalka Talyaaniga, kadib markii uu Oslo, Norway ku soo gebagebeeyey booqasho laba toddobaad qaadatay oo uu ku joogey dalalka Sweden iyo Norway. Booqashadan Talyaaniga ayaa ah mid aan hore qorshaha safarka Madaxweynaha ugu jirin. Warka dhinaca xukuumadda ka soo baxayna waxa uu sheegayaa in Madaxweyne Riyaale uu ku tegey Talyaaniga martiqaad uu ka helay dowladda dalkaas, gaar ahaan wasaaradda Arrimaha Dibadda Talyaaniga. Lama sheegin ujeeddada martiqaadkaas ama booqashada iyo arrimaha ay ka wadahadli doonaan masuuliyiinta Talyaaniga ee la sheegay inay martiqaadeen. Waa markii u horreysey ee Madaxweyne Riyaale uu tago dalka Talyaaniga. Talyaaniga oo lug weyn ku leh arrimaha Soomaaliya, isagoo xubin ka ah ururka Midowga Yurub, isla markaana ah dalkii gumeysan jirey Soomaaliya, ka hor intii aanay la midoobin Somaliland oo xorriyaddeeda ka qaadatay Ingiriisku la midoobin, waxa uu si gaar ah u daneeyaa arrinta Soomaaliyadii hore ee uu gumeysan jirey, Somaliland-na lama laha xidhiidh wanaagsan.
  13. Waar hooy is daaya ,,,,,,, xabadaha iska aayara ,,,, both ICU and the TFG came by force ,,, neither of them has been elected.
  14. thanks peacenow ,,,, It all depends on what ppl prefer and their choice ,, although that group is the only one existing against the TFG but they still seem to be one clan leaders and they lack the massive support of PL and some other regions in Somalia ,,,, Ali Khalif Galaydh and some of his crew can make some changes in the group but they not members of the group and they prefer to support them indirectly ,,,,, The group is still lacking some political games that is essential to their existance and the future leadership of somalia if they can make it.
  15. Originally posted by Emperor: ^lol, Reer SL iyagaa kala ah miyaana? horta maxaan u arki waynay waxa aad kala taageertaan, wadankiinu soo malahan Xisbiyo kala duwan? Who supports UCID, KULMIYE and what was the other party?... is it only three or more? I have only heard of 3, which one is the rulling party? Riyaale's... All that info in available on SOL ,,,,,,,,,,, just pay some energy to find out
  16. if your fav website is somaliland.org ,, then you are in trouble man
  17. Thanks a lot ,,,,,,,,
  18. Thanks D & D ,,,,,,,,,,,,, Wise words indeed
  19. This time ,, NO it is not and it is not your useless idamaale
  20. As the article is saying YES he was part of the SNM forces and even before that he was part of the SSDF forces ,,,,,,,,,, Yes, as far as i know he fought in many wars during this period ,,,,,,
  21. hadhwanaag 2007-06-19 (Hadhwanaagnews) Muftiga Somaliland Sheikh Mohamed Cumar Dirir oo Markii u Horeysay u Socodaalay Qaaradda Yurub Ayaa Xalay ka Dagay Madaar-ka Caalamiga ah ee Copenhagen Ee Dalka Denmark, Sheikh Mohamed cumar dirir Waxa Kaga Horyimad Madaarka Boqolaal Qof oo Somaliya oo Mar uun jeclaa In uu Sheikhu Yimaaddo Qaaradda Yurub, Sheikha waxa uu u Dhaafi doona Dalka Denmarka Dalka Sweden Gaar ahaan Magaaladda (goteborg)oo lagu qaban Doono Muxaadiro weyn oo Umadda Somaliyeed ee Waqooyiga Yurub ka soo Qayb-gali Doont, Sheikh Dirir waxa ku Weheliya Socodaalkiisa Duale A Duale oo ahaa Xubin aad u firfircoon oo ka sii Raacay Magaaladda Hargeysa
  22. Ok ,, lemme go for more information and get back to you ..... still not sure !
  23. not yet confirmed ,,,,, still looking for more information sxb
  24. Muqdisho: Dhaawaca afhayeenka Madaxaweynaha oo la filayo in maanta loo duuliyo Nayroobi. 19. June 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Wararka laga helayo Mas’uuliyiinta dowladda ayaa sheegaya in maanta ay suurtagal tahay dhaawaca afhayeenka Madaxweynaha Xuseen Maxamed Maxamuud (Suubsireed) in loo duuliyo magaalada Nayroobi ee dalka Kenya. Afhayeenka oo dhaawacaasi xalay lagula talacaalayey isbitaal ay leeyihiin ciidamada Ugandha ayaa lagu waramayaa in uusan aheyn mid aad u culus oo u baahan daaweyn casri ah. Afhayeenka Madaxweynaha ayaa shalay kooxo hubeysan oo rasaas ku furay gaari MarkII uu saarnaa ku dhaawacmay xili uu marayey isgoyska Howlwadaag oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Booliska dowladda Federaalka. Ma ahan markii ugu horeysay ee Isgoyska Howl-Wadaag oo ka tirsan meelaha ugu halista badan magaalada Muqdisho lagu weeraro mas’uuliyiinta dowladda iyadoo horay nawaaxigaasi ay ugu dhaceen dilal iyo qaraxyo sababay waxyeelada ciidamada dowladda iyo dad rayid ah. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  25. Afhayenka M.DF oo dhawacmay 18 Jun 18, 2007 - 12:34:10 PM Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in afhayeenkii Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Md. Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuub-Sireed) ay galabta kooxo hubeysani ku dhaawaceen agagaarka isgoyska Howl-Wadaag ee magaalada Muqdisho. Dhaawaca afhayeenka ayaa yimid kadib markii kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen gaari uu la socday, afhayeenka oo xiligaa marayey Isgoyska Howl-Wadaag kadibna ay tacshiirad isweydaarsadeen ilaalada afhayeenka. Dhaawaca Xuseen Xuubsireed ayaa lagu waramayaa inuusan aheyn mid culus, waxaana lagu daweynayaa isbitaalka ay gaarka u leeyihiin ciidamada Ugandha sida lagu helayo warar lagu kalsoon yahay. Xuubsireed ayaa horey u haan jirey tafatiraha Wsbsite-ka Idamaale.com kaas oo si aan gabasho aheyn u tageeri jirey Madaxweynaha DFKMG ah Cabdulahi Yusuf Axmad. Ma aha markii ugu horeysay oo weeraro gaadmo ah lala beegsado sarakisha dowladda Federaalka. Garoweonline.com