Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Waxaan ku bilaabayaa maansada la magacbaxday "Farriin". Maansadaa wuxuu tiriyey 26 June 1960. Wuxuu dareenkiisa gaadhsiinayaa bulshada, isagoo ku soo halqabsanaya Maxamed Cabdulle Xasan. Waxaana ka mid ahaa gabaygaas: "Aloow yaa darwiishkii, farriin debécsan gaadhsiiya. Aloow yaa dadkaagii yidhaa, dawladnimo qaaday, Aloow yaa dabbaaldeg iyo faras kala dul eedaama. Aloow yaa duleedada Taleex uga damaashaada". Dareenkaas wadaninimo, ee soomaalinimadu ku dheehnayd waxa dilay oo bedelay maamulkii u kala danbeeyey Jamhuuriyaddii soomaaliyeed. Gaar ahaan maamulkii keligii taliyihii muddada dheer dalka ka talinayey. Mar uu Qaasim ka hadlayey dhibkii soo gaadhay bulshadii reer Somaliland oo uu si gaar ah uga hadlay Hargeysa ayuu maanso la yidhaahdo Hargeysa ka tiriyey 1984-kii wuxuuna yidhi: Hargeysaay anaa kaa hurdee laguma haysteene Halaq iyo abees kuma gam'een hadhacyadaadiiye Huluulaha col kuuguma jireen soo hamaamsadaye Hantidaada muu weerareen halaq wax-boobaaye Carruurtiyo haweenkaad lahayd lama halgaadeene Hadhaa laguma sheegeen raggii noo horrayn jiraye Hoos looma eegeen kuwii hawl-karka ahaaye Hoosaasiyaal uma shireen horumarkaagiiye Hootada afaysani boqnaha igama heerteene Dhammaan hoobaladii may-qaxeen hibadu saarrayde Hayeeshee habeen guule-baad heli habeen dhowe Had' aan sii fogayn waxaad fishaa heego iyo roobe Hillaac caafimaad baa ku mari hogol daruureede Heeryada ragbaa kaaga furi hub iyo baaruude Hor ilaahay waan kaa xorayn hawsha kuu timiye Insha'llah hoy nabad gelyaa lagugu soo hoyne. Gabaygaa Qaasim wuxuu tiriyey 1984. Waxaad u fiirsataa farxaddii 1960 ee uu ku farxay calankii ugu horreeyey ee dhul soomaaliyeed laga taago iyo dareenka maansada Hargeysa oo uu tiriyey 24 sannadood ka dib. Labada maansoba waxay taabanayaan dareenkii markaa jiray. Kamuu gabban ee wuu toogtay labada jeerba. Maansada "Mugdi" oo uu abwaanku tiriyey 1964-kii bal aynu eegno dareenkii xilligaa jiray iyo sida uu uga hadlayo. Farshaxannimada heerka sare ah ee uu abwaanku adeegsaday bal si dhugmo leh u eeg oo dhuux qaabka uu u sawirayo iyo dareenka uu gudbinayo. Tusaalayaasha uu soo qaadanayo ayaa ah kuwo inoo caddaynaya miisaanka gabayga iyo macnaha uu xanbaarsanyahay. Mugdibaan ka gacan haadiyaa Maxamed Kaydoowe Geelbaan maqaarkaw sidaa midi ka dhiiqayne Soomaali midab doorsantay-baan meeday leeyahaye Murti samada lagu laalaybaan muhindisaayaaye Dad musbaar dhegaha kaga jiraan maqal ka tuugaaye Mawdkii adoogay dilay-baan meel dhow ka arkaaye Mindidii boqnaha iga jartaa madaxa ii taale Noloshuba macaan maleh haddanad magac ka reebayne. continue ......
  2. 1-BEERTII XORIYADA-- HARGEYSA WAXAY AHAYD MAGAALADII SOMALI UGU HOREYSAY EE CALAN XORA LAGA TAAGO, 26 JUNE 1960, WAXAY NOQOTAY MAGAALADII SOMALIYI INTAY DAGTO XORIYADA UGU HOR QAADATAY CALAN XORANA LAGA TAAGAY, INKASTOYNU ODHAN KARNO SOMALILAND HABEEN KALIYAY WADA XOROWDAY HADANA HARGEYSA WAA GOOBTII CALANKA LAGA TAAGAY, WAANA GOOBTII HALYEEYGII WEYNAAA TIMO-CADE KAGA LUUQEEYAY GABAYGIISII AHAA. SAAXIRKII KALA GUURNAYE SAREEYOOW MA NUSQAAMOOW AAN SIDUU YAHAY EEGNEE KANA SIIB KANA SAAR WAXAANA GABAYGAAS TIMO CADE DHEERAA HEESIHII CALANKA OO AY WABERI HARGEYSA SOO BANDHIGEEN, AYNA HOGAAMINAYEEN ABWAANADII , CALI SUGULE, SAXARDIID JABIYE, XUSEEN AW FARAX, YUSUF X ADEN, BARKHAD CAS, IYO ABWAANO KALABA, HEESAHAAS OOY KA MID AHAAYEEN. CAAWANA CAWO AAN QABAAN KU CAWAYNAYAA, BAL KAALAY CANABEEY CALANKA WALACLE, DHARAARTAAN ASAAGEEY DHINAC GALAYEEN, WAGA NOO BARYEEY MAANTA WACANAA, IYO HEESO KALE OO TIRO BADAN, CALANKA SIDAYNU LAWADA SOCONO WAXAA MARKII HORE LAGA TAAGAY KASOO HORJEEDKA JEELKA WEYN EE HARGEYSA, LOONA BIXIYAY WAQTIGAAS 26 JUNE, HADASE UU KU YAALO MASAAJID KAMA MIDA KUWA MAGAALADA UGU WAAWEYN, ISLA HABEENIMADII WAXAA KALOO LAGA TAAGAY BEERTII XORIYADA. here
  3. Originally posted by Hunguri: Jacaylbro , send me a Kilo of Hawadai Bunch of Kat. Im sure, you must be close to the farm of ina Afdiinle. You may say salam to Sahuur too. Alla ha sahlo. ,,,,, waar dadkaa anigu ma aqaano oo ehelkooda ma ihi ,,,, ina afdiinelena doesn't have a firm ,,,, waxa kaa dambaysay Ina gaafane ,,,, u should try that one ,, i can send one kilo by DHL you know
  4. Jacaylbaro

    26 JUNE

    Introduction: 1960 was an era of huge jubilation, bondless joy, spirit of communities, tribalism was almost on a precipitous wane. it was time of unprecedented solidarity which if nurtured, channeled and properly exploited, may be within 10 years of 1960, clannism may have evaporated altogether. It was a time when people have unlimited energy enthusiasm amid motivation to change their nations and the world. In 1960, six years passed since the transfer of Haud and reserved to imperial Ethiopia, about 400 years since the fall of the Adel empire and its legendary king-Imam Ahmed Bin Ibrahim(Gurey), Sayla was in a rapid decline for about 20 years. India, Great Britain's imperial big ticket became has been an independent country for 12 years. Prior to 1960, only Ghana, Guinea, Sudan, Tunisia, Morocco, Ethiopia, and Liberia were the only independent countries in Africa. A huge junk of countries became independent in 1960. Somaliland was among those countries This was a time of great optimism, hope, euphoria and huge expectations. The love of liberty, fraternity and equality was vivid in the lyrics of all the songs and the great poetic works of the day. The wind of independence was also blowing through the length and the breadth of the vast African continent. From Cape town to Cairo, Cape Verde to the Comoros, People were gripped with an aura of independence fervor and were engulfed by jubilation, joy and superfluous happiness. The tectonic plate tremors of freedom and the demand for justice and equity for all have shaken the whole landscape of the continent. That spirit vividly expressed in Mohamed Suleiman's afore-said lyrics, was unfortunately dashed by a 30 years of corrupt governments and absolute dictatorship. The people of this land finally succeeded to regain their independence in the 18Th of May, 1991, following a long and bitter struggle, where thousands of martyrs lost their lives. The struggle for independence turned vicious when the ousted despot Siyad Barre have mercilessly bombed Somaliland's large cities into a rubble. In 1960, the legendary Walaala Hargeysa Artists were at the pinnacle of their career, and composed an unprecedented chain reaction of award winning songs. Nobody has composed of such high quality, and high volume songs after the independence era of 1960. In general Somali Nationalism was also at all time highs in every corner of the Somali-inhabiting lands of the Horn of Africa. This was a time of great superfluous joy and great delight and limitless energy. It was a time of tremendous solidarity, brotherhood, harmony and selfless cooperation and magnanimity. The poets, the playwrights, drama composers, musicians, singers, songsters and the other creative people have been spewing the best of their works. Here are is a short synopsis of 1960's songs and poems The late Halimo Khalif Magol (may Allah bless her soul) was thundering with her golden voice words such as: "Maanta Maanta Maanta Wa Maalin Wayne Maanta Maanta Maanta Madaxeen Banaane Maanta". In the words of Mohamed Yusuf: "Dharaartaan Waxyeeladii Dhaqdhaqee, Caalankan Dhidbay Saw Masoo Dhicinay". In the powerful words of Abdillahi Suldan (Timacdde's) legendary 1960s Independence poem: " Saqdaxaynu Ahayne, Sayruuqii Afrikaadaw, Soomaalu Alan Taagta Sakay Inoo Gu Horayseh, An Siduu Yahay Eegnee Kana Siib Kana Saaray." That was a time of great optimism, hope, euphoria and huge expectations. The love of liberty, fraternity and equality was vivid in the lyrics of the great poetic works of the day. 1960 was no different than the times Mahatma Gandhi, and Mohamed Ali Ginah were leading tens of millions of their people from the darkness of colonialism, oppression and serfdom into freedom, light and liberty. It was a time when people have unlimited energy, enthusiasm and the motivation to change their nations and the world for the better. The Algerian revolution was at its pinnacle and its recalcitrant colonial power-France was on the very verge of giving it up. A revolutionary Egypt led by pan-Arabist hero-Abdi Nassir just warded off the invasion of the tripartite alliance of Britain, France, Israel and nationalized the Suez canal in 1956. Syria and Egypt amicably separated. The civil rights movement was in a full swing. Massive demonstrations were mushrooming through out the major urban centers of the United States. Reverend Dr. Martin Luther King was leading the civil rights movement here in the United States. The Godfather of soul was roaring “say loud I am black and proud." Franz Fannon ( a pan-Africanist writer of Color) famous book-The wretched of the earth was a world-wide best seller. The preeminent agitator of all times Dr. W. B. Dubious the architect of the oldest civil rights movement and the founder of the NAACP (National Association of All Colored People), was in his twilight and living his last days in exile in Dr. Kwami Nkrumah's Ghana, the first independent African country. Fidel Castro, Che Guevara and his Cuban Liberation Movement have just victoriously marched into Havana and easily ousted the U.S. backed the Dictator-Batiste. This was a time of stupendous agitation for freedom, independence, civil rights, political participation and equal rights for all the oppressed people around the globe. This was not different then the declaration of independence of the United States of America in 1776 in Philadelphia, when a small group of visionaries s such as George Washington, Thomas Jefferson, Alexander Hamilton, John Adams and others came together started drafting the United States constitution. May 18, 1991 All of a sudden in 1991, the long lost hope came back again, people start rebuilding their devastated communities. The time of great happiness, sense of community, neighbor helping neighbor started trickling back again. The time of tremendous solidarity, brotherhood, harmony and selfless cooperation and magnanimity was back again. The time shattered dreams, sense of security, trust appeared to be returning again. Since 1991, the people of this land were building the structures for a modern democratic nation state. The country has two elected houses of parliament, an elected president who is the head of the executive branch of the government, a relatively independent judiciary including a supreme court, a robust functioning police force and a free media. Half a dozen civil rights organizations and Think Thanks are also operational. With just grass roots efforts and the spirit of civic selflessness and volunteerism, The masses also built three major Universities, several colleges and a reasonably functioning K-12 education system, and finally an Ottawa, Canada based Rural Community Education program run by volunteers. This feels, smells, looks and sounds like 1960 all over again. In contrast in Somalia, sadly the country's has been curved by uncompromising, despotic warlords who are embroiled in a perpetual state of anarchy, wanton violence, kidnapping and chaos. Recently a large scale fighting that bitted the Mogadishu warlords against local Islamist groups called the Islamic courts, have costed more than 140 people. The Embagatti formed government is still holed up in Baidawa, because the warlords have stopped them from doing so. To sum it up we pray for our brothers to form a representative government, that may bring some semblance of law and order, that may in turn creates an atmosphere conducive for peaceful reconciliation for all the warring factions in Mogadishu and elsewhere. Somaliland's success, recognition and development is an asset for all Somali-speaking people in the Horn of Africa. AU challenge At the present the AU is faced with a huge challenge, because as of now there is no legal reason for not recognizing Somaliland. Therefore, It is up to the AU as to how they can fairly resolve this important and urgent issue. Apparently, there is no reasonable justification what so ever, why the AU will keep the status of this emerging democracy in the balance. Poem about tribalism Destructive, divisive and demoniac Demoralizing, degrading and down ward race to the bottom Deviant, deadly, despotic Denuding, devilish, despicable Do nothing, devastating device Delicate, divergent and discordant It is nothing but a demolition Derby There is a great similarity and great deal of parallels, between the independence day of 1960, and the 18Th of May, 1991. 1960, was the first time we regained our independence from a formidable colonial power in almost one hundred years. 1991, was the first time we reclaimed our hard won independence which we have lost 30 years prior to that time. In 1960, we have won our liberty from a hated empire. In 1991, we regained our independence from a genocidal and despotic ruler and a failed union. Conclusion In the spirit of this great day, I would like to throw few cents of advice. I urge the honorable opposition parties not to cross the boundaries of ethics, civility and the character of the true adherents to Islam. You have the right to criticize your government but it should always be within the parameters of civility, and your criticism must be always be backed by facts and figures. Otherwise your criticism will certainly degenerate into a baseless name-calling, fabrications and personal vendetta. That will eventually come back to haunt you. I would like to sign off with the master piece lyrics of the legendary poet and nationalist Mr. Mohamed Ismail (Barkhad Cas) "Dhalintii Wadankiyo Dhulkaanu Nu Nahoo Dhulkaanu Nu Nahoo, Inan Nuu Dhalaniyo Inan Nuu Dhiman Noy Maantaan Waxba Nooga Dhaxaynay nay" May Allah bless his soul Mohamed Ismail-Barkhad Cas. Soleiman Egeh MS-Molecular Biology, MA-Science Education
  5. Castro, why you always talk about something we all know ?
  6. ppl are confused ,,, tfg supporter, icu supporter, muqaawamah supporter , qabiil supporter ,,, wax kele supporters ,,, and they all true nationalists and xaq u dirir ,,,
  7. Dividing Palestinians Won’t Work Aren't they already divided ?? Muslim and Christian Sunni and Shi'ah Muslim Extremists and Secularists Supporters of Iran and Supporters of USA Supporters of Israel (SHAME ! ! ! ) Jihadists Democracy supporters Bacthists Socialists etc ...........
  8. Jacaylbaro

    1 July

    26 June ,,, when the first Somali flag was set 1st July ,,, when the good ppl wanted to create the dream of every somali ,,,, the UNION ,,,, and the same day the dream FAILED ,,,,, very sad indeed ,,,,,,,
  9. hahaha ,, sixties ??? ,,,, do u want to make an excuse just to tell you are from the 70s ??
  10. Jacaylbaro

    1 July

    Just like the period after the fall of the regime in 1991 when the SNM murdered people in Awdal region and there was a clan strugle which resulted in deaths of hundreds between Tuur and Egaal and so on. That history is over sxb ,,, ppl are moving on ,, but you don't have to use other ppl's glories for your own ,,,, don't have to do that unless you are desperate from Mogadishu
  11. Lama garanayo sababta loo xidhay saddexda wadaad, lamana sheegin saddexda wax dembi ah oo ay faraha kula jireen. Hase yeeshee, masuuliyiinta gobolkaas ayaa laga soo weriyey in amarka qabashada wadaadadaasi uu ka yimi dhinaca Hargeysa, laguna hayey dabagal.
  12. Wadaaddo reer Burco oo lagu xidhay Ceerigaabo Ceerigaabo (Somaliland.org) – Saddex wadaad ayaa shalay laga qabqabtay magaalada Ceel Afweyn, isla markaana loo gudbiyey xabsiga magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag. Saddexda Wadaad oo ka tegey magaalada Burco, waxa ka mid ah oo horkacayey Sh. Mubaarik Maxamed Diiriye, waxaana la qabqabtay iyaga oo socdaal ku jooga magaalada Ceel Afweyn. Sida ay sheegayaan warar aanu ka helay Ceerigaabo, qabashada Saddexda wadaad oo watey hal gaadhi oo yar waxa qabashadoodu ka dambeysey markii magaalada Ceel Afweyn ay shalay tageen Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Sanaag iyo Badhasaabka gobolkaas oo ka soo baxay magaalada Ceerigaabo. Waxayna isla markiiba u qaadaan magaalada Ceerigaabo oo loo dhaadhiciyey jeelka magaaladaas. Lama garanayo sababta loo xidhay saddexda wadaad, lamana sheegin saddexda wax dembi ah oo ay faraha kula jireen. Hase yeeshee, masuuliyiinta gobolkaas ayaa laga soo weriyey in amarka qabashada wadaadadaasi uu ka yimi dhinaca Hargeysa, laguna hayey dabagal. Dadweynaha magaalada Ceerigaabo ayaa si weyn u hadal hayey xadhigga raggaas ilaa shalay. waxaana la sheegay maanta in odayaal iyo culimoba u tagtay maamulka gobolka, isla markaana ay weydiisteen in la siidaayo saddexda wadaad, balse, maamulku uu sheegay in aanay awood u lahayn siideyntooda.
  13. It is sad to see idinkii oo qabiil u kala baxay ,,,,,,,,,,,, waar is daaya oo heshiiya
  14. loool ,,, then he must be good at swimming
  15. The first child needs another one to play with ,,, so hurry up then you can give a space to the rest and the best way is to have a child every 3 years ,,, 2 years breasfeeding and one year caqli
  16. Jacaylbaro

    1 July

    sad sad sad ,, really sad
  17. Dabshid ,, bal maxaad iiga murugaysiinaysaa ,,, i don't mind to marry a grandma only if she is hema malini ,,,,, i'm still in love man ,
  18. Jacaylbaro

    1 July

    :mad: :mad: :mad: :mad: :mad: :mad: