Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Waa markaad cadan ka heesi jirtay ,,,, meesha argagixiso lagamaba sheekaynayo awoowo. diyaarad meel soo fadhiisatay oo qalab siday aaan la garanaynin baa laga hadlayaa ..
-
Still asking the same question ....... sow tii la lahaa waa la bedelayaa ,, maxaa ka jira ??
-
why ??
-
Adeer i told you that issue is over ,,, still you don't hane anything to argue ,, markaa bal sug ha degdegine .........
-
Dhubbad, the fadhi ku dirir is confused and cannot add any extra info into the issue ... Xargaga, there is no selling and the arrest of 2 wadaads in Sanaag doesn't have any connection with the plance ,,,, it is a cargo one with unknown equipments not a passenger one ,, they could go directly to Erigavo if they want those wadaado.
-
Sowtii la lahaa calanka waa la bedelayaa
-
Hargeysa(QARAN)- Diyaarad aan si rasmi ah loo aqoonsan balse lagu tilmaamay inay ahayd mid Milatari ayaa waaberigii shalay cago dhigatay Madaarka Berbera, iyada oo halkaas ku dejisay qalab ay siday. Sida ay dad goob joog ahaa Geeska Afrika u sheegeen Diyaaradan oo markii ay Madaarka soo cago dhigatay aanay cidi hagayn, waxa Madaarka ku sugayay Saraakiil ka tirsan Hay'ada Sirdoonka Qaranka oo uu hoggaaminayay Taliyaha Hay'adda Sirddoonka Qaranka Md. Xuseen Xasan Guuleed (Xuseen Kenyati), Taliye ku xigeenka hay'adaasi Mr. Cismaan Maxamed Samatar (Cismaan-liimo), Saraakiil ka socotay xafiiska gobolka Saaxil ee hay'adda Sirdoonka Qaranka iyo dhawr nin oo Ajaanib ah oo Hargeysa kala guureeyay saraakiisha sare ee hay'adda Sirddoonka Qaranka. Sida ay dadkaas goob joog ahi Geeska Afrika u sheegeen, xilliga ay diyaaradu soo cago dhigatay madaarka may joogin shaqaalaha diyaaradda haga, waxaana laga dejiyay Qalab culus oo lagu deday shiraac, kaas oo markii dambena la saaray gaadhi ah nooca loo yaqaan Shaamboo Xayraanka. Dadka goob joog ahi may cadayn nooca ay alaabtaasi ahayd. Hase yeeshe waxa ay sheegeen in diyaaradu Madaarka ka duushay abaaro 6:15 subaxnimo ee shalay, xiligaas oo ay soo shaqo tageen kuwii u horeeyay ee ka mid ah shaqaalaha ka hawl gala garoonkaas.. Waxa kale oo ay dadkaas goob jooga ahaa sheegeen inay diyaaradu u muuqatay inay ka soo kacday Madaarada Addis-Ababa ama Djibouti, balse ilaa hadda lama cadayn dalka lahaa. Hase yeeshe waxa jira warar sheegaya in diyaaradu ka mid tahay diyaaradaha Milatariga ee dalka Ingiriiska. Inkasta oo aanay xukuumadda Somaliland war rasmi ah ka soo saarin diyaaradaas guuro galka ku timid Madaarka Berbera iyo qalabka ay siday toona, haddana waxa ay ahayd mid xukuumadu ka war qabtay imaanshaheeda. Galabnimadii Axadii ayaa shaqaalaha Garoonka Berbera lagu wargeliyay inay imanayso diyaarad qalab u sida dawladda, balse lama sheegin qalabkaasi waxa uu ahaa. Sida ay dadkaas goob jooga ahi sheegeen, ma jirin cid u dhawaatay diyaaradda, waxaanay fadhiday badhtamaha garoonka, iyada oo aan iman goobta loogu tallo galay diyaaradaha garoonka fadhiya ee xamuulka laga rogayo ama lagu qaadayo. Dhinaca kale diyaarado guuxoodu argagax geliyey dadweynaha ayaa shalay ilaa habeen hore ku dul wareegey magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag. Diyaaradahan oo loo malaynayo inay isku nooc yihiin kuwo hore loogu arkay hawada magaalooyinka Hargeysa iyo Burco, waxa la sheegay inay joog hoose ku duulayeen, muddo saacado ahna ay ku dulmeerayeen magaalada iyo hareeraheeda. Lama garanayo diyaaradahaasi meesha ay ka soo kaceen, cidda leh iyo ujeedadooda midna. Waxaase la filayaa in diyaaraddaas uu leeyahay ciidanka Maraykanka ee la dagaalanka Argagixisada u fadhiya Jabuuti, kuwaas oo ilaaliya Geeska Afrika iyo Badda Cas. Diyaaradaha Maraykanku waxa ay dhowaan duqeeyeen xeebaha maamul-goboleedka Puntland, meel lagu magacaabo Baargaal, halkaas oo la sheegay in lagu arkay koox wadaaddo ah oo la sheegay inay isku urursanayeen. qarannews.com
-
OODWEYNE OO DHISME SARIIBAD CASRI AH LAGA FURAY.
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
looooool ..... suuq wax lagu kala iibsado ,,, weliba khudaarta -
OODWEYNE OO DHISME SARIIBAD CASRI AH LAGA FURAY.
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
looooool ..... suuq wax lagu kala iibsado ,,, weliba khudaarta -
It is amazing to see those folks who are TRUE NATIONALISTS when it comes to somaliland issue ,,, and then turn to be TRUE QABIILISTS when dadka walaalaha ahi is dilaayo ,,,,
-
Xanthus,,, it is qayilaad day coz it is national holiday today ...... they've nothing to do but to marqaan
-
hadhwanaag 2007-06-25 (Hadhwanaagnews) Berbera (HWN):- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo wefti uu hogaaminayey ayaa caawa u hoyday Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera, kadib markii uu si kadis ah barqadii ugu jarmaaday halkaasi, isla markaana uu gaadhay duhurkii. Madaxweynaha iyo weftiga uu hogaaminayey ayaa sida uu ku soo waramayo weriyaha shabakada wararka ee Hadhwanaag ee magaaladaasi inay halkaasi ku soo dhaweeyeen Madaxda iyo masuuliyiinta sar sare ee Gobolka, kuwaas oo ay horkacayeen boqolaal gaadiida oo ay wateen dadweynihii soo dhaweynayey Weftiga Madaxweynaha. Dadku waxay taagnaayeen wadooyinka hareeraheeda, iyaga oo lulayey calanka Somaliland iyo caleemo qoyan oo ay ku soo dhaweynayeen weftiga Madaxweynaha.waxaana weftiga Madaxweynaha la dejiyey aqalka Martida ee magaalada Berbera. Socdaalka uu Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale iyo Weftiga uu hor-kacayo ku tagay Magaalada Berbara ayaa la sheegay inay u jeedadiisu tahay inuu Madaxweynuhu dhagax dhigo Warshada Sibidhka ee magaalada Berbera, oo ay maal-gelisay Dawlada Jarmalku. Xubno ka kala socday Dawlada Jarmalka iyo Koox Wasiiro ah ayaa galabta si wada jira u soo calaamadiyey goobtii la dhisi lahaa Warshada cusub ee Sibidhka, ila markaana ah agagaarka warshadii hore ee Shamiitada. Madaxweynaha Somaliland iyo Weftiga uu hogaaminayo ayaa Caawa u hodey Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera, isla markaana sida ay tibaxayaan wararka naga soo gaadhaya Magaalada Berbera inuu Madaxweynuhu aroorta oo ay ku beegan tahay xuska 26 june markii ay somaliland xor-numada ka qaadatay maxmiyadii Ingiriiska oo haatan laga joogo dhow iyo afartan sanadood, uu Madaxweynuhu dhagax dhigidoono Warshada Sibidhka ee Magaalada Berber. Dhinaca kale, sida ay sheegayaan dad badan oo ay rumeysan yihiin inay tahay olole Siyaasadeed oo la xidhiidha dhaqdhaqaajinta Mashaariic dhowr ah oo ay ka kow tahay tan wershada Sibidhku, sida looga bartay Xukuumada Somaliland waxay had iyo jeer bilowdaa ololaha markay doorashooyinku ay soo dhawaadaan, iyada oo ay mudooyinkan danbe ay jireen dhaqdhaqaaqyo ay xuno ka mida Golaha wasiirada ee Madaxweyne Rayaale ku tageen qaar ka mida Gobolada oo ah Burco iyo Boorame. Weftiga Madaxweynaha waxa ku wehelinayey Wasiirada, Maaliyada Xuseen Cali Ducaale [Cawil], Macdanta iyo Biyaha Qaasim Sheekh Yuusuf, Xanaanada Xoolaha Idiris Ibraahin Axmed, Waxbarashada Xasan Xaaji Maxamuud Warsame [Xasan Gadhweyne], Wershadaha Maxamed Saleebaan Maxamed iyo Warfaafinta Axmed Xaaji Daahir Cilmi.
-
OODWEYNE OO DHISME SARIIBAD CASRI AH LAGA FURAY. Oodweyne (QARAN) Duqa Degmada Odweyne Maxamed Cabdi ayaa Maanta Xadhiga jaray Dhisme Sariibad Casri ah oo loogu talagalay Bulshada Ganacsatada yaryar ee ka ganacsada Khudaarta,Hilibka,Caanaha iyo Bagaashleyda. Furitaankii Sariibadaa Casriga oo uu hadalo kooban ka jeediyay ayaa sheegay in Sariibadani inay ahayd mid dadweynaha Odweyne baahi weyn u qabay,oo aanay jirin meel ganacsatada yaryar ee muhiimka ahi ay wax ku iibayaan oo ay bacadka fadhiisan jireen. “Waxaan rajaynayaa in ay baahidii aanu qabnay ay dabooli doonto Sariibadani”Ayuu Yidhi Maxamed Cabdi. Maxamed Cabdi waxa uu balanqaaday inay joogteyndoonaan ilaalinta nadaafadeed iyo daryeelkeedaba,Balse Hayada waxaan ka dalbanaynaa in ay balanqaado waxa naga dhiman dhamaystirkeeda.Waxa uu hadalkiisii ku soobay Isagoo u mahadceliyay Hayda Drc iyo Un-Habitat,kuna amaanay hawlaha waxtarka leh ay ka fuliyeen Degmada Odweyne. Katja Schafer oo ka tirsam Masuuliyiinta Hayada Un-Habitat oo iyagu ah Hayda Maalgalisay Dibudhiska iyo Dayactirka Sariibadaa oo halkaa ka hadashay ayaa sheegtay in Magaalada Burco ay ka wadaan hawlo dibloogu hagaajinayo laba sariibadood oo loona dhisayo si casriya,Anaguna hawlas aanu khibrad iyo waayo aragnimo u leenahay. Waxay intaas ku dartay in dhulka jarmalka oo aan udhashay meel kasta ay nadiif tahay,idinkana sidaas oo kale ayaan idinka rabnaa. Miss.Katja waxay intaas ku dartay in Sariibadaha Burco markay dhismaheeda bilaabayeen ay dadkii u rareen goobcusub oo nadiifa balse laba todobaad ka dib ay u ekaatay meel labaatan sanadood la deganaa, “Sidaas Darteed” Waxaan idinkula dardaarmayaa inaydin sidaas oo kale noqon.waxay kaloo xustay in Dhaqaalaha lagu maalgaliyay dhismahan ay ka soo Qaadeen Ururka Midowga Yurub,Dhismaha fulintiisana ay samaysay Hayada DRC. Waxay ugu dambayntii ku baraarujisay dadweynaha Reer Odweyne inay xil weyn iska saaraan Ilaalinta Nadaafada iyo joogteynta Sariibadan lana kaashadaan D/hoose “Haweenka ganacsatada ah waa inay sida ay uga fikiraan nadiifinta guryahooda ay uga fikiraan sariibada nadiifinteeda”Ayay ku soo koobtay Miss.Katja. Xasan Maxamed Aadna iyo Saynab Caydiid oo ka tirsan Masuuliyiinta Hayada Drc,oo iyaguna ka hadlay Munaasibadii Furitaanka Sariibadaa ayaa Bulshada Odweyne kula dardaar may inay ka faaiidaystaan Sariibadan Cusub ee casriga ah,oo aad ogaataan inaad idinku leedihiin,oo kaalintii laydinka baahnaa aad buuxiseen,islamarkaana Gudiga loo sameeyo Sariibada aad ku kalsoonaataan “Baahida Markiiba waa la arkaa,laakiin sii joogteynteeda waa la ilaawaa”.waxay intaas ku dareen Dumarow indinkaa u badan dadka ka faaiidaysanaya ee ilaaliya nadaafadeeda oo ahaada kuwo ku manaafacsada.Haseyeshee waxaanu hayada ka codsanaynaa inay naga caawiso wixii dhiman ha noqoto dhinaca qalabka nadaafada iyo kordhinta qaybaha dhiman. Caasha X.jaamac oo u hadashay Dadweynaha Odweyne ayaa balanqaaday inay si wanaagsan ugu manaafacsandoonaan waxaanan u arki doonaa sidii gurigayagii ookale. Waxay intaas ku dartay inay haween ahaan ismaqlaan dardaaran iyo tusaaleba waxaad nagu tidhaahdeen aanu ku dhaqmi doono. Sidoo kale Cabdi Jaamac oo ka socda Hayadii wadaniga ah ee SCC,ee iyagu ku guulaysta Qandaraaskii Dhismaha Sariibadan ee dhisay ayaa isaguna hadalo kooban halkaa ka jeediyay. Mashruucan Dibudhiska iyo Qalabeynta ee Sariibadan Casriga ee oodweyne ayaa qayb ka ah Barmaamij ayka wado Hayada Un-Habitat gobolada dalka dalka kaasi oo lagu horumarinayo Magaalooyinka Somaliland,Islamarkaana waxay hada gacanta ku haysaa laba sariibood oo si casriya loo ga wado dhismaheeda magaalada Burco.

he wants to become a family ,,,, i mean to get married ,,, fahan ujeedada
-
It is so windy here ,,,, 26 june and it is a holiday and qayil day as usual ,, some celebrations will take place later in the evening ,, i might go there
-
and what is he different from A/Y ??? ,,,,
-
The old man has not given the order yet to finish of the remaining JVA in Kismayu Hmmmmmmm interesting ,,,,,, i didn't know you believe he is receiving orders
-
It is a humour sxb ,,, you can find somaliland in the real world
-
NAIROBI, June 25 (Reuters) - Rebels in Ethiopia's remote eastern Somali region accused the government on Monday of using warplanes to bomb three villages, killing around 40 people, in an escalating offensive against the insurgents. The government said it had the ****** National Liberation Front (ONLF) "on the run", but denied using planes during fighting in the poor and arid region on the border of Ethiopia and Somalia in the Horn of Africa. An ONLF spokesman said as well as the victims of air raids, 57 more civilians had died in the past 10 days or so of battles. "This is a big offensive, mostly targeting the population because they cannot beat us," Abdirahman Mahdi, an ONLF founder member and now its UK-based spokesman, told Reuters. "We hear from our commanders that they carpet-bombed three villages -- Abaaqorow, Dar es Salaam, and Ayun -- with MiG jets last Thursday. About 40 civilians died. Another 57 died in other incidents." Earlier this month, Prime Minister Meles Zenawi announced a crackdown against the ONLF, one of several guerrilla groups fighting his government from remote corners of the vast nation. The ONLF drew international attention with an April raid on a Chinese-run oil exploration field that killed 74 people. That was one of the bloodiest attacks in a sporadic but long-running conflict between government forces and the ONLF, which seeks more autonomy for the underdeveloped region. The government calls them terrorists and says they are supported by neighbour and arch-foe Eritrea. Mahdi said the Ethiopian army had lost between 200 and 300 soldiers in the last 10 days or so, compared with 20 to 30 deaths on the rebel side. "That is very high casualties for us," he said. A senior Ethiopian official said the ONLF information was false and meant to disguise its own oppression of locals. "The terrorists are on the run and the allegation that Ethiopia's government uses war planes to carpet-bomb civilians is unfounded. Ethiopia does not have any policy to use war planes for internal conflicts," Zenawi's special adviser Bereket Simon said. "The claim by the ONLF is to cover its own crimes inflicted upon civilians."
-
I want her to beat the damn bed first ,,, then we can talk about how it happened then hold a reconciliation meeting women ! ! !