Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. I must say the politics market is very high these days ,, some figures must be very expensive nowadays.
  2. something wrong with imageshack these days
  3. Originally posted by Crystal_Clear: If i see a really cute guy , I smile, look at him once,twice,than turn my head (he should be walking already toward me or else he is gay!) .............
  4. WOW ,,,, Congratulations to the Buuhoodle people.
  5. Last day of the week ,,,,,,,,,,,,,,,, was going to watch this movie last night but i woke up ony this morning ,,,,, what da hell happened to me ??
  6. hadhwanaag 2007-07-18 (Hadhwanaagnews) Malesia(HWN):- Weftigii uu hogaaminayey Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasin ayaa booqasho sharaf ugu tagay Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka Maleysia Mudane Dr. Mahathir Mohamed oo haatan ka madax ah hay’addo dhawr ah oo caalami ah oo ay ka mid tahay ha’adda lagu magacaabo “Perdana Leadership Foundation”. Warsaxafadeed laga soo saarat kulanka ay yeesheen lanada masuul oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakada Hadhwanaag , waxa uu u dhignaa sidan:- “Wafdigii uu hoggaaminaayey Madaxweyne ku-xigeenka JSL Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa maanta booqasho sharaf ugu tegay Ra’isal Wasaarihii hore ee dalka Malaysia Mudane Dr. Mahathir Mohamed oo haatan ka madax ah hay’addo dhawr ah oo caalami ah oo ay ka mid tahay ha’adda lagu magacaabo “Perdana Leadership Foundation”. Madaxweyne ku-xigeenku ugu horay wuxuu guddoonsiiyey salaan iyo dhambaal qoraal ah oo uu uga siday Madaxweyaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahi. Wafdigu waxay ku bogaadiyeen Mudane Dr. Mahathir Mohamed hawsha iyo wax qabadka wax-ku-ool ka ah ee uu ka qabtay dalka Malaysia muddadii uu ka talinayey muddadaasi oo ahayd muddadii ugu dheerayd ee isdaba joog ah ee uu xilka hayo qof raisal wasaare ahi dalka Malaysia. Madaxweyne ku-xigeenka iyo wafdigiisu waxay uga warameen geedi socodka dhismihii qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo wixii u qabsoomay iyaga oo u tilmaamay waxa xukuumadda iyo qaranku ku hawlan yihiin muddada dhow iyo muddada dheerba. Wafdigu waxay ka codsadeen Mudane Mohateer Mohamed in uu gacan ka gaysto sidii Somaliland wax loogala qaban lahaa dhinacyada Siyaasadda, maalgelinta iyo adkaynta dimuquraadiyadda ka hana qaaday Jamhuuriyadda Somaliland. Mudane Dr. Mahathir Mohamed waxa uu ku bogaadiyey wax qabadka Somaliland ay qabsatay iyada oo aan cidina gacan ka geysan muddadii dheerayd ee ay ku jirtay dhismaha qaranka wuxuuna ku ammaanay xasiloonida iyo dhismaha hay’adihii dimuquraadiyadeed iyo haykalka dawladnimo. “Isaga oo ku booriyey kuna adkeeyey in Somaliland midnimadeeda adkaysato isla markaana iska ilawdo Somaliya”. Wafdiga uu hoggaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka JSL; wuxuu ka soo degay gegada diyaaraha ee caasimadda Malaysia, Kuala Lumpur 17/07/07 halkaasoo si diiran ay ugu soo dhaweeyeen xubno ka kala socday Maamulka iyo Ganacsatada Malaysia iyada oo loo dhigay roogga cas (Red Carpet) isla markiibana qolka nasashada ee VIP-da shir kula galay Maamulka, Ganacsatada iyo Wakiilka Somaliland Mr. Aziz bin Mustafa. Waxa kale oo si xamaasad leh u soo dhaweeyey wafdiga uu Madaxweyne ku-xigeenku hoggaaminaayo Jaaliyadda Somaliland iyo ardayda ka dhigata Jaamacadaha dalka Malaysia iyaga oo guddoonsiiyey Madaxweyne ku-xigeenka ubax, lulayeyna Calamadii Somaliland iyo Malaysia.
  7. Warsaxaafdeed rasmi ah oo ka soo baxay xafiiska Somaliland ee ku yaala dalka Malaysia oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabakada Qarannews ayaa waxa uu u dhignaa sidan hoos ku xusan. Wafdigii uu hoggaaminaayey Madaxweyne ku-xigeenka JSL Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa maanta booqasho sharaf ugu tegay Ra’isal Wasaarihii hore ee dalka Malaysia Mudane Dr. Mahathir Mohamed oo haatan ka madax ah hay’addo dhawr ah oo caalami ah oo ay ka mid tahay ha’adda lagu magacaabo “Perdana Leadership Foundation”. Madaxweyne ku-xigeenku ugu horay wuxuu guddoonsiiyey salaan iyo dhambaal qoraal ah oo uu uga siday Madaxweyaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahi. Wafdigu waxay ku bogaadiyeen Mudane Dr. Mahathir Mohamed hawsha iyo wax qabadka wax-ku-ool ka ah ee uu ka qabtay dalka Malaysia muddadii uu ka talinayey muddadaasi oo ahayd muddadii ugu dheerayd ee isdaba joog ah ee uu xilka hayo qof raisal wasaare ahi dalka Malaysia. Madaxweyne ku-xigeenka iyo wafdigiisu waxay uga warameen geedi socodka dhismihii qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo wixii u qabsoomay iyaga oo u tilmaamay waxa xukuumadda iyo qaranku ku hawlan yihiin muddada dhow iyo muddada dheerba. Wafdigu waxay ka codsadeen Mudane Mohateer Mohamed in uu gacan ka gaysto sidii Somaliland wax loogala qaban lahaa dhinacyada Siyaasadda, maalgelinta iyo adkaynta dimuquraadiyadda ka hana qaaday Jamhuuriyadda Somaliland. Mudane Dr. Mahathir Mohamed waxa uu ku bogaadiyey wax qabadka Somaliland ay qabsatay iyada oo aan cidina gacan ka geysan muddadii dheerayd ee ay ku jirtay dhismaha qaranka wuxuuna ku ammaanay xasiloonida iyo dhismaha hay’adihii dimuquraadiyadeed iyo haykalka dawladnimo. “Isaga oo ku booriyey kuna adkeeyey in Somaliland midnimadeeda adkaysato isla markaana iska ilawdo Somaliya”. Wafdiga uu hoggaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka JSL; wuxuu ka soo degay gegada diyaaraha ee caasimadda Malaysia, Kuala Lumpur 17/07/07 halkaasoo si diiran ay ugu soo dhaweeyeen xubno ka kala socday Maamulka iyo Ganacsatada Malaysia iyada oo loo dhigay roogga cas (Red Carpet) isla markiibana qolka nasashada ee VIP-da shir kula galay Maamulka, Ganacsatada iyo Wakiilka Somaliland Mr. Aziz bin Mustafa. Waxa kale oo si xamaasad leh u soo dhaweeyey wafdiga uu Madaxweyne ku-xigeenku hoggaaminaayo Jaaliyadda Somaliland iyo ardayda ka dhigata Jaamacadaha dalka Malaysia iyaga oo guddoonsiiyey Madaxweyne ku-xigeenka ubax, lulayeyna Calamadii Somaliland iyo Malaysia. Madaxweynaha iyo wafdigiisu waxay ku guda jiraan socdaalkoodii hawleed. Oo la filaayo in uu qaato ilaa bisha July 22nd . kulanka Madaxwyne ku-xigeenka iyo Dr. Mahathir Mohamed waxa ku weheliyey:- Wasiirka Arrimaha Dibadda, Mudane C/llaahi Maxamed Ducaale. Wasiirka Xannaanada Xoolaha Mudane Idiris Ibraahim Cabdi Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga Mudane, C/xaliim Maxamed Muuse. Xoghaynta Gaarka ah ee M/xigeenka JSL. Mudane C/samed Ibrahim Cali. Wakiilka Somaliland ee dalka Malaysiya Mudane Aziz bin Mustafa. Iyo xubnihii firfircoonaa ee ka soo shaqeeyey hirgelinta safarka wafdiga Madaxweyne ku-xigeenka JSL. Mr. C/risaaq Maxamed Maxamuud iyo Mr. Ismaaciil Xasan Yuusuf. Qarannews
  8. Weftiga Balaadhan Oo u Hogaaminayo Wasiirka Gadiidka Iyo Isgaadhsiinta Ethiopia oo Socdaal kedis ah ku yimi Caasimada Hargeysa hadhwanaag 2007-07-18 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka gaadiidka iyo Isgaadhsiinta Dawlada Federaalka ee Ethiopia Juneydi ayaa socdaal kedis ah maanta gelinkii danbe ku yimi Caasimada Hargeysa. Wefitigan oo ka kooban 14-xubnood waxaana madaarka ku soo dhaweeyey Wasiiro iyo Masuuliyiinta dawlada. weftigan oo ka kooban Masuuliyiinta, waxay ka kala socdaan Wasaaradaha Ganacsiga, Maaliyada, Gaadiidka iyo is-gaadhsiinta Ethiopia, wax faah-faahina kamay bixin u jeedada socdaalkooda. Wasiirka Hawlaha guud Iyo Guryeynta Somaliland Md. Siciid Sulub Maxamed oo ka mid ahaa xubnihii weftiga Ethiopian-ka soo dhaweeyey. Ayaa waxa uu sheegay inay u jeedada socdaalkoodu uu la xidhiidho heshiis ay hore u wada galeen somaliland iyo Dawlada Ethiopia, waxaanu yidhi. “Xaga laydhka iyo kastamiska sidii ay labada dawladood isaga kaashan lahaayeen, markaa hawshani waxay daba socotaa hawshii hore ee ay yimaadeen wixii ka fulay iyo wixii danbe ee ay imika dhaqaajin karaan ayey u socdaan Weftigani” Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu intaa raaciyey oo uu yidhi “ waxa kale oo ay u socdaan heshiiskii ay labada dawladood ee Somaliland iyo Ethiopia ee isticmaalka dekeda Berbera” Lama oga mudada ay joogidoonaan weftigani iyo cida ay la kulmi doonaan. Socdaalka weftigan Ethiopianku ku yimi Somaliland ayaa ku soo beegmay mar ay Wasiiro ka tirsan xukuumada somaliland ay socdaal ugu baxeen magaalada Herer ee dalka Ethiopia.
  9. Hargeysa(Qaran):- Wafti uu hogaaminayo Wasiirka gaadiidka iyo isgaadhsiinta Ethiopia ayaa galabta ka soo degay dhabada diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa. Weftigan Ethiopianka oo ka kooban 14-xubnood oo kala socda Wasaaradaha Maaliyada, hawlaha guud, iyo gaadiidka waxa madaarka ku soo dhaweeyey Wasiirka Hawlaha guud ee Somaliland Md. Siciid Sulub Maxamed. Wasiirka Hawlaha guud oo aan wax tafaasiil ah ka bixin u jeedada socdaalka weftigan Ethiopian-ka ah oo aan hore loo sii sheegin ayaa sheegay inay u jeedada socdaalkoodu salka ku hayso heshiis hore oo ay labada xukuumadood ee Ethiopia iyo Somaliland ku kala saxeexdeen, waxa uu yidhi “Weftigan oo ka kooban saraakiil ka socda hay’adaha dawliga ah ee Ethiopia u qaabilsan dhinacyada gaadiidka iyo isgaadhsiinta iyo kastamada, waxay u yimaadeen mashruucii casriyeynta iyo horumarinta adeegyada dekeda Berbera”. “Waxa kale oo ay u socdaan Isticmaalka dekeda iyo sidii aynu isaga kaashan lahayn, fidinta laydhka iyo sidii la isku dhaafsan lahaa macluumaadka kastamada” ayuu yidhi Siciid Sulub. Socdaalka weftigan Ethiopia ee uu hogaaminayo Wasiirka gaadiidka iyo Isgaadhsiintu markii ay ka soo degeen Madaarka Hargeysa kamay waramin u jeedada socdaalkooda, sidoo kale lama sheegin mudada ay joogayaan Somaliland, hasayeeshee waxa la filayaa inay maalmaha soo socda la kulmaan Madaxweynaha Somaliland iyo masuuliyiinta kale ee dawlada qaarkood.
  10. Hargeysa(Qaran)- Wasiirka Duulista Hawadda iyo Gaadiidka Cirka ee Somaliland Cali Maxamed Waran-cade ayaa daboolka ka qaaday in horaanta bisha August ee fooda inagu soo haysa ay diyaaraduhu dulimaadyadooda u adeegsan karaan Habeenkii madaarka magaalada Hargaysa, waana markii ugu horaysay ee abid ay sidaasi dhacdo, madaarka oo ay soo maamuleen dawlada Ingriiska, oo dhistay iyadu xiligii ay wadanka gumaysan jirtay iyo xiliyadii kala danbeeyay ee dawladihii Somaliya ee lala midoobay 1960-kii kuwaasi oo ku guul daraystay in ay ka fuliyaan madaarka Hargaysa in la adeegsado ama ay diyaaraduhu soo caga dhigtaan xiliyada habaynkii, ayaa dawlada Somaliland ay hada ku guulaystay arintaasi, iyada oo la adeegsanaayo qalabyo casri ah iyo shaqaale aqoon u leh hawshani. . Wasiirka Duulista Hawadda Cali Waran-cade waxa uu maanta tafaasiil ka bixiyay qorshaha duulimaadyada diyaaradaha ee ay habeenkii soo kor-dhiyeen. isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi wasiirku “Waxa aanu madaarka caasimada aanu u dhamays tirnay qorshe aanu ku galinay laydh suurta galin kara in diyaaraduhu Habeenkii iyo maalintii ay isku si ay u soo fadhiisan karaan madaarka Hargaysa, waxa aanu caawa iyo xalay bilawnay hawl aanu ku tijaabinayno laydhka Madaarka oo aanu galinay, dhammaan badka dhulka uu ku fadhiyo Madaarku” ayuu yidhi Cali Maxamed Waran-cade isaga oo ku sugan Madaarka dhexdiisa uu ugu waramayay warbaahinta. ayaa wasiirka duulista hawadu waxa uu aaminsan yahay in dulimaadyada habeenkii ay kor-dhin karaan xarakaadka adeegyada madaarka iyo guud ahaan ka caasimadaba Dhanka kalena madaarka magaaladda Hargeysa oo xiligan aad loo adkeeyay amnigiisa waxa lagu rakibay kamarado loogu talo galay dhinaca nabad galyada iyo qalab kale oo loo adeegsado baadhista oo dhamaantood casri ah kuwaasi oo sheegaaya wax yaabaha ay sitaan dadka madaarka ka dhoofayaa ama ka soo degaaya. Madaarka magaalada Hargeysa ayaa sanadkii ugu danbeeyey is-bedel baaxad leh lagu sameeyey bilicdii iyo nashqada xafiisyada kala duwan ee madaarka., sidoo kale wasaarda duulista iyo hawada ayaa isbadal ku samaysay madaarka magaalada Burco, iyada oo xiligana u kuurgalaysa sidii diyaardaha waawayn ee caalmku u adeegsan lahaayeen madaarka magaalada Berbera oo ah midka ugu dhabaha dheer garoomada ku yaala qaarada Afrika.
  11. looooooool ,,, waa si fiican laakiin hadaan ku ilaabo adiguna ha igu qaylinin
  12. Hargaysa (QARAN)-Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Cali Ibraahim Maxamed , ayaa ka gudoomay Bilad sharaf jaaliyada reer Somaliland ee dalka Denmark bilad sharaftaasi oo uu wasiirka gdoonsiiyay mr Axmed Kooj, ayaa uu wasiirka qorshaynta qaranka Cali Ibrahim uu ku tilmaamay mid isaga farxad galisay oo uu ugu mahd naqaayo dhamaan jaaliyada reer Somaliland ee dalka Danmark gaar ahaan xubnaha soo gaadhsiiyay. Wasiirka qorshaynta ayaa ka mid ah raga ugu cul culus ee ku jira xukumada Somaliland isala markaasna ah nin aad iyo aad u soo kiciyay shaqadiisa iyada oo ay wasaardaha kalena ay mudanyihiin in ay kaga daydaan wasiirka habka iyo farsamo wanaaga ay u shaqaynayso wasaaradiisu, sidoo kale waxa amaan isna mudan ku xigeenka wasaardaasi oo isna hadh iyo habaynba u heelan isbadal balaadhan oo ay ku talaabsadaan isaga iyo wasaardiisu isaga oo kaashnaaya wasiirka wasaardooda. Sideedaba xiligan ayaa la odhan karaa dhamaan wasardaha xukumada Rayaale ayaad modaa in ay xiligani kuwada talaabsanyaan isbadal xoogleh iyaga oo wada dadaalo iyo isbadalo dheeraad ah oo ay ku sameeyaan dhamaanba wasaardahooda. Sida ay doontaba ha ahaatee shahaadad sharaftan wasiirka qorshaynta ay gudoonsiiyeen qaar ka mid ah jaaliydaha reer Somaliland ee qurba jooga ahi waxa ay dhiiri galinaysaa wax qabaddka wasiirda iyo madaxda xukumada Somaliland, taasi oo dareensiinaysa in isha ay dadka qurba jooga ahi ay ku hayaan shaqsi kasta oo shicibkiisa wax wanaagsan u qabta. Qarannews Hargaysa
  13. where is the link to the article ??? Everything is possible in this politics world ,,, even Geedi can one day fly to Asmara and join the group like H Aideed did. waxba lalama yaabo caalamkan ,,,,
  14. So wha is next ?? ,,,,,,, in masaajidkii is bahaysiga la burbiriyo ??
  15. I can see you are good at it ,,,,,, plz continue
  16. Iyaga oo 16 iyo 17 jirey bay nin dileen ,,, Inaalillaah ,, then what do you expect markay 37 jiraan ?
  17. Inaalillaah ,, do you eat the maraq of the Jinn ??
  18. They usually stare at me coz i stare at them first
  19. Just follow our footsteps and you'll be fine. You can learn from us.
  20. Ciyaal Xaafad = Those who live in same area you reside. No offense, pretty good. It could be used for the very close friends and/or neighbours to describe them as ciyaal xaafad. Ciyaal Suuq = Offensive, abusive and not used by the good ppl like moi
  21. Mr. Dear Mohamed Jirde will stay in the beloved Laascaanood for one good week, they he would probably go back to Mogadishu and tell Ali Mahdi that nobody showed up but wuu la xidhiidhay the odayaasha and they said they are on da way. He would then Ali mahdi that the cost of this effort was 5 Million USD .. He would then request an additional budget of another 6 millions to facilitate those odayaal coming to Laascaanood very soon. As soon as he gets the new funds then he'll disappear for good. That is how the business is done
  22. I don't trust qaadisiya but 32m kii wax aan digir ahayn way u goyn wayday ,,, hadii la rabo in suqaar la siiyo waa in budgetka la kordhiyo lagana dhigo 45m