Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
MAGACYADA DADKII XASUUQAAS LAGU LAAYAY: 1.Mohamed mohamud Abdi(H.Y) Businessman 2.Ali Mohamed Abdi (H.A) Student 3.Abdi Mohamed Abdi (H.A)Technician 4.Abdi Muhumed Daud (H.A) Businessman 5.Jama Mohamed Abdi(H.A) Trader 6.Ibrahim Hasan Gelle( H.Y) US-OMC-somalia 7.Ibrahim H. Abdillahi Dirie(H.Y)Businessman 8.Mohamed Ismail Ahmed(H.Y) Businessman 9.Yusuf Mohame Handulle( H.Y)USAID 10.Saeed mohamed Mumin( C.G) ***.pro.Lafole S.N.U 11.Musa Abdi Gaas( C.G) Businessman 12.Hussein Ali Aden(H.J)Businessman 13.Saeed Nur Musa( H.J)businesman 14.Abdirahman Mohamed Bihi( H.J)Businessman 15.Abiwahab Farah Ahmed(H.Y) Student 16.Abdifatah Ahmed Jiir( H.J) Student 17.Hassan Aw Nur Barud(H.Y) Businessman 18.Ahmed Yassin Omar Jama( H.A) Businessman 19.Mohamed Abdi Hassan( H.A)Businessman 20.Ibrahim Hassan Ege(H.A) Technician 21.hassan Abdi Muhumed (Arab) Businessman 22.Ali Mohamed Dirie(H.J) C.Serv 23.Abdi Osman Dubad(H.Y)Trader 24.Husein Omar Husein(C.G) Trader 25.Moh amed Musa Mohamed(H.Y) Trader 26.Ahmed Hassan Elmi(Dheereeye) (H.A)Sportsman 27.Muhumed Abdillahi Warsame (Madigan)Trader 28.Mohamed-Bashe Abdillahi Hebaan(H.A)Trader 29.Abdirahman Ahmed Dhimbil (H.A) Civil servent 30.Hussein Muhumed Farah (H.A)Civil servent 31.Mohamoud Bacadle (H.Y) Civil servent 32.Jama Aden (barosin)(H.J) Civil servent 33.Abdirahman Mohamed Osman(beledi)(H.A)Trader 34.Warsame Dugsiye Reydal (G.B) Trader 35.Barre Osman Abdi (C.G) Trader 36.Abdirizaq Aydiid Mohamed (H.A) Student 37.Hussein Osman Jama (H.A)student 38.Khadar Mohamed Ahmed (H.A) Student 39.Bihi Ibrahim Ahmed (H.A) Student 40.Hassan Nur Hersi (H.A) Student 41.Abokor Mohamed Yousuf (H.A)Trader 42.Hassan Guure Abdi (H.A) Trader 43.Khadar nuur Jama (H.A) Trader 44.Ahmed Yusuf Ibrahim (H.A) Trader 45.Mohamed Osman Jama (H.A)Trader 46.Farah Ismail Awale (H.Y) student 47.Yusuf Abdillahi Roble (C.G) graduate Dr. 48.Dayib Abdi Burale (H.Y) Trader 49.Dahir Mohamed Jama Warfaa (H.Y) Trader 50.Ali Aw-Muhumed Mohamed (burale)(C.G) Trader 51.Muhidin Macalin Ahmed (*******) 52.Saadiq SH. Ahmed (******) 53.Bahyaal Muhumud Jiri (******) 54.Fuad Abdillahi Ibrahim (Arab) 55.Daud SH. Ibrahim (H.Y). 56.Hussein Kheyre Abdi (H.J) 57.Rashid Mohamed Osman (H.A) 58.Abdi Barre Osman (C.G) graduate Ilaahay dhamaantoodba Naxariistii Jano ha ka waraabiyo, Ehelkii Qaraabadii Saaxiibadood iyo dhamaan shacbiweynaha Somaliland na samir iyo iimaan ha inaga siiyo.
-
Habeenkii taariikhdu ahayd 16 - 17 Julaay 1989, mar ay saacadu ku beegnayd 1 habeenimo. Shan koofiyad cas ah ayaa soo jabsaday gurigii aanu jiifnay. Waxan ahayn 5 rag ah iyo 4 dumar ah. Afar nin oo ka mida shantii nin ee aan guriga ku jiifnay, oo uu ku jiro ninkii guriga lahaa Cabdirisaaq Caydiid Maxamed, ayaa la duubay/qaaday. Nin da' weyn oo curyaan ah kaasoo aan socon karayn ayaa laga tagay." "Waxa naloo qaaday meel aan ku qiyaasayo inay guriga u jirtay ilaa 30 talaabo halkaasi oo ay joogeen ciidamo kale oo koofiyad cas ah kuwaasoo ku wareegsanaa dad kale oo meesha lagu soo ururiyey. Ciidamadu waxay ku jeeniqaarnaayeen qoryaha AK. Dadka ay koofiyad castu ku hareeraysnayd qaarkood way feedho qaawanaayeen. Dadka meesha fadhiyey madaxoogu lugahooda ayuu ku hoos jiray. Waxan markaa arkayey 3 gaadhi oo meesha taagnaa kuwaasi oo kala ahaa: 2 gawaadhida xamuulka ah ee Paggazi loo yaqaan, iyo midkale oo Toyota ah kaasoo uu saaran yahay qori Braun ah. Qaar askarta ka mida ayaa nagu garaacay qoryihii ay siteen dabadooda. Waxba nalama waydiin. Waxa nala fadhiisiyey meeshii dadka kale ay fadhiyeen. Mid askarta ka mida ayaa tirinayey dadka markasta oo qaar cusub lagu soo biiriyo. Ugu dambayntii wuxu u sheegay sarkaalkii watay in tirada dadku yihiin 47 qof." "Waxa nalagu qaaday mid kamida labadii Paggazi. Intaanu saarnayn gaadhiga xamuulka ah si isdabajooga ayaa naloo garaacayey, iyadoo naloo cagajuglaynayey. Gaadhiga xamuulka ah jembiyadiisa waxa saarnaa askartii na ilaalinaysay. Waxa naloo dhaqaajiyey dhinaca Koonfurta Muqdisho. Waxa na daba socday laba gaadhi. Waxan u leexanay dhinaca bada, anagoo si tartiib ah ugu daadagayna dhinaca biyaha bada. Markani waxay ahayd markii aan garawsaday in nala tooganayo oo aan xabsi naloo wadin. Nin da' weyn oo i agfadhiyey ayaa isna dareenkaa mid la mida qabay." "Sadexdii baabuur waxay istaageen meel u dhow xeebta. Meel noogu beegnayd bariga waxa ka muuqday ciidii bada oo si taal taal ah u tuulan. Askartii nala socotay waxay isku qaybsheen laba kooxood: kooxi waxay isku xeereen baabuurkii xamuulka ahaa ee aan saarnayn, kooxdii kalena waxay fuuleen ciidii tuulnayd. In yar kadib waxay ka soo noqdeen ciidii tuulnayd waxaana naloo waday oo nala geeyey ciida tuulan guudkeeda, waxaana amar nalagu siiyey in aanu fadhiisano. Intaa kadib koox koox ayaa nalooga daadajiyey carada tuulan korkeeda iyadoo shan shan naloo wadayo oo nala geynayo meel buurta hoosteeda ah. Waxan dareenay in nala laynayo, hase yeeshee maanaan maqal wax ddhawaaq ah. Waxan bilownay xushxush, qaarkayo ayaa ducaysanaya, qaar waa ashahaadanayaan 'Laa Ilaaha illaLaahu,Muxamadan Rasuulullahi'....'Laa Ilaaha illaLaah'." "Si isdabajoog ah ayaa naloogu cagajuglayanayey, waxan maqlay rasaas. Waxa dadka ku jiray Xasan Nuur Baaruud oon ka gartay. Waxan ahaa qofkii ugu dambeeyey shantii qof ee ugu dambeeyey ee loo qaado buurta dhaadhaceeda. Waxa nala fadhiisiyey meel ku beegan dhaadhaca iyadoo si isdabajoog ah naloo safay madaxayaguna lugahayaga dhexdood ku jiro. Mid ka mida askartii ayaa amarka bixiyey isagoo leh: Maxaad qabanaysaa oo aad sugaysaa? Fur rasaasta." "Qaylo, oohin iyo humhum sakaraad ayaa la isku daray. Laabta ayaan dhulka saaray anigoo ateero ku jira ilaa intii rasaastu socotay. Hal xabo ayaa iga qabsatay meel ka hoosaysa garabkayga bidix. Cabbaar kadib ayey rasaastii joogsatay. Askartii waxay gudogaleen inay dadkii eegaan si ay u hubiyaan in dhamaantood naftu ka baxday. Qofkii sii nool shan xabo ayey laabta kaga dhufanayeen si ay qudha uga qaadaan. Kadib waxay bilaabeen inay gacmahooda maydka ku aasaan. Dhiig badan ayaa igu qubtay oo badhkii ahaa dhiig aniga iga daatay badhkiina dadka igu dul daatay dhiigoodii yahay. Waan gariirayey tiiyoo naxdin, argagax iyo cabsi badan igu wada kulmeen. Askari baa i arkay markaasuu qaylyey oo uu yidhi 'kani waa nool yahay'. Mid kale oo agjoogay ayaa yidhi 'waar ma noolee nafta ayaa ku sii xarbiyeysa, gariirkii sakaraadka weeyaane inaga keen'. Ciid baa la igu rogrogay, si fiicana iimay aasin waayo wey degdegsanaayeen." "Askartii waxay fuuleen baabuurtoodii wayna tageen. Meeshiibaan ka soo kacay, waxan eegay hareerahayga. Markaan hubsaday in askartii ay gebi ahaantoodba muuqan ayaan dadkii la laayey dhex jubaaxay si aan bal baadigoobo wax naftu weli ku sii jirto. Cid nooli may jirin, qudhu 46 kii qofba waa ka baxday. Waxan u tukubay dhinaca bada si aan iskaga maydho dhiiga iyo ciida jidhkayga ku dhegan." "Qoraxdiibaa soo baxday, waxan u dhaqaaqay dhinaca galbeedka. Waxan gaadhay degmada Jaziira mar ay saacadu ku beegnayd ilaa 11 subaxnimo. Waxan ka codsaday nin bas waday in uu i qaado wuuna iga aqbalay. Waxan markiiba soo gaadhay xaafadii aan deganaa waxanan dadkii uga waramay wixii dhacay. Dumarkii guriga joogay markii aan u waramay qaylo dheer ayey ku dhufteen waxayna baroorteen baroor tiiraanyo badan. Dumarka waxa ka mid ahayd Faadumo-Amal oon u adeer ahaa oo uu qabay Cabdirisaaq Caydiid "Carab Saqiir". Qayladii ayey xaafadihii jiiraanka ahaa iyaguna maqleen kadibna ay isku soo baxeen. Markii ay ******** in dadkii xaafadaha laga raafay la laayey ayey xaafadihii baroor iskuwada dareen. Anigoo markii horeba didsanaa waan xamili kari waayey qaylada iyo baroorta tiiraanyada iyo quustu ku ladhan yihiin." "Si aan la iigusoo raacain qaylada oon mar kale la ii qaban ayaan dhar gashaday oon iska bedelay macawistii aan guntanaa, kadibna aan uga baxay xaafdii. Waxan raacay bas waxaanan tagay makhaayad la odhan jiray Cagaaran oon wax ka cuni jiray asxaabtaydana kula sheekaysan jiray. Waxan la kulmay nin aanu qaraabo ahayn oo la odhan jiray Cabdixaliil. Kadib markii aan uga waramay wixii dhacay ayuu i kexeeyey iguna qariyey meel uu ku jiray. Dhawr saacadood kadib, saddex nin ayaa ii yimid oo igu soo siyaartay gurigii aan isku qarinayey. Mid ka mida saddexda nin ayaan iqiiney. Way iga tageen markii aan uga waramay wixii dhacay. Wakhti aan ku qiyaasayo ilaa Saddexdii galabniumo, ayaa hadana waxa isoo booqday 7 nin oo ay ku jiraan mid ka mida saddexdii hore iyo nin janan ah oo dirays militeri iyo darajo ku lebisan. Waxay wateen gaadhi Landcruiser ah. Mardambe ayaa la ii sheegay in jananku ahaa Jeneraal Xuseen Xasan "Karaj". Dadka kale ee la socday qaar ka midi waxay ahaayeen Cabdirisaaq Caydiid qaraabadiisii." "Way i qaadeen waxayna i geeyeen bartii xasuuqu ka dhacay si aan u tuso maydkii dadka lagu laayey Jaziira. Waxay arkeen maydkii oo sidoodii u yaala, dabayshuna ciidii lagu rogay ka qaaday oo hilbahoodii rasaasi googoysey. Markay ku arkeen indhahooda wixii dhacay ayaanu dib u soo noqonay." "Markii aanu ku soo noqonay Muqdisho Jeneraal "Karaj" wuxu soo jeediyey in aanu u tagno Siyaad Barre oon uga soo warano wixi dhacay. Nin ka mida nimankii kale ayaa figradan diiday isagoo oo u muuqday inuu baqanayo, wuxuuna soo jeediyey in aanu u tagno Janaraal Axmed Saleebaan Dafle oo isagu markaa ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha." "Waxa naloo sheegay in Janaraal Axmed Dafle uu joogo Xarrunta Ciidamada Booliiska. Janaraal Karaj ayaa xarruntii galay, intayadii kalena waxanu ku sugaynay dibeda. Waan baqanayey, markaasaan isku dayey in aan baxsado. Haseyeeshee waxa isoo qabtay laba askari oo Janaraal Karaj ilaaladiisa ahaa. Wax yar kadib ayaa la gudaha la i geeyey. Waxa la ii geeyey Axmed Saleebaan iyo shan nin oo kale oo la fadhiyey. Waxay igu yidhaahdeen waran oo bal sheeg siday wax u dhaceen. Markii aan u waramay ayuu Axmed Saleebaan Jeneraal Booliska haystay ku yidhi kaxee ninkan oo gurigaaga ha joogo. Haseyeeshee Janankii wuu diiday wuxuna yidhi: 'gurigayga iyo gurigii lagala baxay waxba kuma kala duwana ee adigu gurigaaga gee'. Axmed Saleebaan ayaa amar laba askari ku siiyey in ay i kexeeyaan oo ay i geeyaan gurigiisa halkaana la igu ilaaliyo. Laba bilood ayaan guriga Ina Saleebaan Dafle ku jiray. Mar mar ayey ii ogolaan jireen in la isoo booqdo." "Mudo markaan ku jiray guriga Axmed Saleebaan Dafle waxa la ii qaaday guriga madaxtooyada halkaasi oo aah kula kulmay shan nin oo iskugu kay sheegay in ay yihiin Guddida Baadhista Jaziira oo uu Siyaad Barre aasaasay. Waxay ii sheegeen magacdoodii iyo qabiilada ay ka dhasheen. Waxan imika sii xasuustaa keliya Jeneraal Abuukar "Suley" oo ahaa Janan ciidamada ka tirsan." "Waxay gudogaleen waraysigoodii waxayna igu yidhaahdeen: 'sheeg wixii dhacay adoon baqanayn beena aan sheegayn'. Waxan suaalay oon ku idhi: 'hadii ay run idinka tahay in aad rabtaan inad ogaataan wixii dhacay maxaad u baadhi weydeen markuu meydku yaalay banaanka?'. Iimay jawaabine way uun qosleen. Hadana waxay yidhaahdeen: 'Waxaa iska ilow oo sheeg waxaad ogtahay', tiiyoonay iiga jawaabin su'aashaan weydiiyey. Markaa kadib waxan uun u sheegay wixii dhacay. Way qoranayeen, suaalona way i waydiiyeen waanan uga jawaabay." "Intaa kabacdi waxa la ii qaaday gurigii Axmed Saleebaan Dafle. Maalmo kadib ayaa hadana la ii qaaday qasrigii Madaxtooyada si aan ula soo kulmo shantii nin. Waxay ii akhriyeen wixii aan u sheegay oo daabacan. Kadibna waan u saxeexay. Hadana waxa la igu ceshay gurigii Axmed Saleebaan Dafle." "Axmed Saleebaan Dafle iyo qaraabadiisu jimce kasta waxay tagi jireen Afgooye oo ay ku soo nasan jireen, anigana waa la i kaxayn jiray. Intii guriga aan joogay asxaabtayda ayaa guriga Ina Saleebaan Dafle igusoo siyaaran jiray waxayna ii qorsheeyeen in la i saaro oon baxsado. Maalin Jimce ah ayey Axmed Saleebaan iyo reerkiisii ay igu yidhaahdeen ina keen Afgooye ayeynu aadaynaaye, hase yeeshee waxan ku idhi anigu maanta waan yara xanuusanayaa oo waan iska jiifayaaye idinku iska taga. Gurigii ayaa la igaga tagay. Waxa uun guriga ku hadhay aniga iyo askartii ilaalada ahayd. Wakhti ay qoraxdu kulushahay oo ah saacatul-qaafuur ayaan dayrka ka booday tiiyoonay askartu i arkayn. Waxan ordaba waxan soo gaadhay maqaaxi ay asxaabtaydu joogeen. Halkii ayaabaan gaadhi ka raacay wuxuuna i geeyey Baladweyn. Laba maalmood ayaan Baladweyn ku dhuumanayey, kadib waxa iga daba yimid gaadhi kale oo la iisoo diyaariyey. Sidaasi ayaan ku imid xeradii Daroor ee qoxootiga Somaliland degenaayeen."
-
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL
-
SOMALILAND VICE PRESIDENT DELEGATES IN MALAYSIA DEALS DONE.
Jacaylbaro replied to Qudhac's topic in Politics
We can be the biggest market of the horn of Africa for Malaysia products. -
Mogadishu: Somaliland, Galgaduud Central region delegates fly to NRC
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
loooooool ,, so Tigre is included in the conference -
Just to let you know, the real history is different. don't botehr yourself if you don't want to find out.
-
so that is what they told you huh ??
-
Mogadishu: Somaliland, Galgaduud Central region delegates fly to NRC
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@Juje -
Let us come up with another strategy and save the main market from being destroyed When enemy overtakes a country with a history of animosity and hatred, they not only target by killing the intellectual but also they will wipe out all important institutions that are key for the country’s development whether social, economical and political institutions to make sure that the country will be brought to its knees. The purpose is so simple to comprehend they don’t want that country to stand up on its feet once again or at least it takes long time to heal of the marks and wounds left over. The same thing is currently happening in Bakaro the main Somali Market whose expansion had been phenomena to the west despite their isolation of the Somali people from the international markets. By banning all Somali exports that brought in hard currency to the country i.e. livestock and Banana and others. I really hate commenting on the confusion of the Somali politics however, one thing woke me up with a fright. Somalis had been suffering economic decline since the fall of the last regime almost 16 years ago, meanwhile we lost all infrastructures on which the potential growth and development may have rested on. They had been systematically eliminated after an enemy told the warlords to devastate them, living under extreme illusion of the intentions of the west, they did the havoc according to type and magnitude of the required destructions on all sort of damage they could inflict upon us. Now to make matter worse the country is under occupation believe it or not under the pretext of fight against terror. In light of the initial stages of the war, the enemy targeted every body regardless of their nature, as reported those suffered the most were the civilian or in other words the none-combatants, so far none of the so-called human rights organization talked about it. Is not it the time to learn from our mistakes? Surely to my point of view, it is the most appropriate time to reflect our action the experience we gained from the hypocrisy of the international community and think about how we can make tangible achievement on the ground at the same time avoiding significant damage being inflicted upon our own people. If the current problem in Bakaro continues nonstop for another twenty days to come, what will the situation may be like? Once this question is answered then the solution may seem close. This guides the intelligent to strategies in short run of this emergency situation to call of this crisis and find alternative ways to fight against the enemy. I am not suggesting the Somalis should give up but at least think about whether or not they would like to see the market turned into nothing but havoc the majority will say no we don’t want that to happen, then knowing the fact that a number of other heavily fought over aeries had been destroyed from the day the enemy captured Somalia and continues to destroy until they make us economically disable and remain dependant on them hundred year to come. The struggle should be kept on many fronts, I don’t see the role of the educated perhaps they are mainly preoccupied with their personal activities. Please wake up and talk about by shedding light on the massacre and aggression against the Somali people that are currently being occupied. Please think and save the thousands of people whose livelihood depend on what they produce out of the business activities in Bakaro. The other similar bleak picture is that if this market is destroyed other markets will take similar suit. Finally may Allah save the Somalis from the ill-intention of the enemy Abdirahman Ahmed Mudey Interntional Islamic university Malayisa here
-
Mogadishu: Somaliland, Galgaduud Central region delegates fly to NRC
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
There are no individuals going to that meeting believe me ,,, they are dying to see only one person dhuuni raac going there and his photo would be all over the world. -
waar bal don't show my PIC to this ppl niyow , be careful when posting pics
-
Are the ************* people better off in Somaliland or in Somalia?
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
and why do you care about my own opinions since you never respect a one ?? -
PRESS RELEASE - Washington, D.C., July 16, 2007 – The Voice of America (VOA) has added 30 minutes to its daily Somali radio broadcast, providing a full hour of live, up-to-the-minute news and information to listeners. VOA Somali currently airs from 1600-1700 UTC (7:00-8:00 PM in Somalia), with a repeat broadcast at 1700 UTC. The additional half hour, 1630 to 1700 UTC, includes a wider variety of listener interactives, such as call-ins, roundtable discussions, and debates on topics ranging from health, education, and youth to business and development. Weekend programming will offer in-depth discussions and interviews focusing on the interests and needs of Somalis. "Listener response to our programs has been overwhelming," said VOA Somali Service Chief Fred Cooper. "They appreciate the accurate, balanced, and timely news and information we provide and continue to ask for more," he added. VOA's Somali Service was launched on February 12, 2007. Broadcasts are available on AM, FM and shortwave radio frequencies 13580 Khz, 15620 Khz, 1431 Khz. The 1700 UTC broadcast repeats on HornAfrik (88.8 FM in Mogadishu), a VOA-affiliated station. VOA's Somali-language service is funded by a grant from the U.S. Department of State. For more information, please visit VOA's website at http://www.voanews.com/somali/. here
-
Somalia's civil society organizations boycotted the country's national reconciliation congress which is due to resume tomorrow. Abdi Kafi Hilowle, the coordinator of Somalia's civil society organizations, told Shabelle on Wednesday that there were no hostilities in Somalia's diverse clans. "What is so important and most needed in this country is a political reconciliation," he said. He said his civil groups sent a written message to the chairman of the reconciliation committee, Ali Mahdi Mohammed, over their desire to participate in the congress. "Ali Mahdi objected the country's civil society groups to attend the peace talks, therefore, we are beginning to suspect that the congress would achieve no tangible consequences," he said. He said the government should try to negotiate with the opposition groups, including the defeated Union of Islamic Courts. Nonetheless, Somalia's premier, Ali Mohammed Gedi, warned Wednesday that the national reconciliation conference could fail because of lack financial support from donor countries like the United States and the European Union, according to Asharqalawsat, an Arabic online newspaper based in London. Sad News for Ali Mahdi
-
Mogadishu: Somaliland, Galgaduud Central region delegates fly to NRC
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
loooooooooooool@suldaanka -
Mogadishu: Somaliland, Galgaduud Central region delegates fly to NRC
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
well only if they exist -
Mogadishu: Qaran diid Axmed Diiriye, isolated, changes his mind [lol]
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
But i expected his title or nickname would also change from QARAN DIID to MUDANE looooooool -
Mogadishu: Somaliland, Galgaduud Central region delegates fly to NRC
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
then good luck with the false news provided by desperate sites -
Mogadishu: Qaran diid Axmed Diiriye, isolated, changes his mind [lol]
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
why is he still QARAN DIID hadii uu shirka taageeray -
Mogadishu: Somaliland, Galgaduud Central region delegates fly to NRC
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
well, i'm glad our leaders gain more salary than the US president ,, is a step forward and soon the world will hear more miracles from Somaliland. We don't have US Aid here ,,, sorry to disappoint you. I'm just feeling for the poor guys in the conference ,,,,,,,, -
Mogadishu: Somaliland, Galgaduud Central region delegates fly to NRC
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
looooooooooooooool ,, talking about Rayaale and saying somaliland is qabiil I'm sure someone will submit a voucher of 5 million USD to Ali Mahdi saying i brought some ppl from Somaliland malaa isaguna run buu moodi doonaa -
Mogadishu: Somaliland, Galgaduud Central region delegates fly to NRC
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
so one certain clan was contacted then the have a meeting to sent those said ppl ?? Well, it can be a very good intertainment for Ali Mahdi for the moment ,,,, that is how to make business