Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Waanad aqoonba dee ,,,,,
-
Jacaylbaro;798141 wrote: HORSEED MEDIA ,,,,, I guess it is not a lie now ,, eh ? Should I post it again now ??
-
HORSEED MEDIA ,,,,, I guess it is not a lie now ,, eh ?
-
Yes, because I'm a Somalilander and I'm happy ,,,,, Don't kill your eyes with definitions ,, the world already know about them and Somaliland.
-
looooooooooooool@Wikipedia .... U don't need to look for definitions sxb
-
Boosaaso, March3, 2012 (Mareeg.com): Ciidamo ka tirsan ururka Alshabaab ayaa xalay weerar ku qaaday goob ku taalla magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga maamulka Puntland. Warbaabinta Alshabaab ayaa xaqiijyay in kooxo hubeysan oo xalay weerar ku qaaday kontoroolka magalaada Boosaaso ay ka tirsanaayeen Alshaab, iyagoo xusay in Alshabaab howlgalkaan xalay qaadeen markii ugu horeysay tan iyo markii ay midnimada buuxda ay gaareen kooxda Sh. Atam ee buuralleyda Golis iyo Alshabaab dhowr maalmood ka hor. Alshabaab ayaa sheegtay in boqolaal katirsan ciidamadoodau ay weerar culus ku qaadeen Koontaroolka Boosaaso iyagoo sheegay in dagaalkii xalay ay ku dileen qaar ka tirsan ciidamada maamulka Puntland. Sidoo kale, Alshabaab ayaa sheegay iney halkaas kasoo qaateen matoorada dabka dhaliya oo ay isticmaalayeen ciidamada Puntland iyo keyd hub ah sida ay warka u dhigeen. Afhayeenka ciidamada Alshabaab C/caziiz Abuu Muscab ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan Alshabaab ay dagaal saacado kooban socday kula wareegeen Koontaroolka dhaca Koonfurta magaalada Boosaaso ayna khasaara xoogan u geysteen ciidanka maamulka Puntland. Abuu Muscab ayaa sidoo kale ku sheegay war uu siiyay warbaahinta Alshabaab in dagaalkii xalay Boosaaso ka dhacay ay ku dileen 5 katirsan ciidamada maamulka Puntland ayna halkaas kasoo qaateen hub iyo saanado dagaal oo ay lahaayeen ciidankii halkaas ku sugnaa. Saraakiil ka tirsan ciidamada ilaalada Kantaroolka Boosaaso ayaa iyagu u xaqiijiyey warbaahinta in iska horimaadkaas uu dhacay, islamarkaana uu ku geeriyoodey mid kamid ah kooxdii weerarka soo qaaday kaasoo ay tilmaameen in meydkiisa goobta looga tegey. Saraakiisha ciidamada Puntland ayaa sidoo kale sheegay in rasaastii labada dhinac isku ridayeen uu dhaawac kasoo gaarey 3-qof oo rayid ah kana mid ahaa dad safar ah oo saaran gaadiid dhowr ah oo xiligii uu weerarku dhacayey kantoorlka lagu baarayay. Todobaadkii tegay gudihiisa ayay aheyd markii ciidamada maamulka Puntland ay gacanta ku dhigeen gaari xamuul ah oo ragii weday qirteen in qalabka saarnaa ay u sideen kooxda buuralleyda Golis ee Alshaab ku biirtay.
-
Last edited by Carafaat; 2012-03-03 at 09:58. Just wondering what that was ,,,,
-
-
loooooooooooooool@Sinujiif ...
-
"Dowladeydii sidii ugu haboonayd ayay u dhaqantay hadii aan imika wakhti helelilahaa sidii oo kale ayaan samayn lahaa" . . . . . General Mohamed Cali Samatar Waraysi
-
The last Nail To The Somalidiid-land Clan-Secessionists’ Coffin
Jacaylbaro replied to Liibaan's topic in Politics
looooooooool ... Maybe it was Chinese nails -
Wax Fahan Hiiraan Online Ahmed Abdisamad Friday, March 02, 2012 Somaliland’s president Ahmed Mohamed Silanyo puplicly announced his intentions to open talks with the Somali transitional federal government. Speaking to the BBC Silanyo rejected to reunite with Somalia, claiming that the discussions will be between two neighbouring countries. “The negotiations will focus on the independence of Somaliland and the peace making process in the region” . Speaking on the reunion with Somalia, Silanyo said “ There was a time we had such plans to unite all Somalis, but now that it’s over, we will be negotiating as two neighbouring nations”. Last month Somaliland participated the London conference for Somalia which many people saw as the first concession Somaliland made since it has announced it’s independence in 1991,But Somaliland still insists not to be part of Somalia. after attending the London conference, Somalia’s president Sharif Shiekh Ahmed told reporters in Mogadishu that his government is planning to start talks with Somaliland. Sharif reiterated that his government is considering Somaliland as a part of the federal government of Somalia. Unless one of the two sides concede, the deadlock between Somalia and Somaliland continues at a time Somalis are optimistic on the future of their country.
-
Khaatumo will be sitting right behind Siilaanyo during the talks ...... Bugland will also be sitting right behind Sh. Dalxiis
-
The last Nail To The Somalidiid-land Clan-Secessionists’ Coffin
Jacaylbaro replied to Liibaan's topic in Politics
^ ^ ^ :D ... -
Founder of Somaliland wanted to unite with Somalia
Jacaylbaro replied to Somalia's topic in Politics
He was big time misinformed about everyone's qabiil ..... I like it that way though -
,,, haa dee
-
Chairman, Foreign Affairs Commission Khaatumo State of Somalia
-
Founder of Somaliland wanted to unite with Somalia
Jacaylbaro replied to Somalia's topic in Politics
General Duke;797802 wrote: I told you I did not believe you and In 5 Minutes: General Duke;797807 wrote: I believe you -
Founder of Somaliland wanted to unite with Somalia
Jacaylbaro replied to Somalia's topic in Politics
Soon he will start talking about the composition of the committee that will be sitting in the talks .... Saying heer hebel are outnumbered -
Founder of Somaliland wanted to unite with Somalia
Jacaylbaro replied to Somalia's topic in Politics
Get inline Duke .... You are either with Somaliland or with Somalia after that Conference. So is everyone -
..... Ugali waa Swahili waaryaa ,,, meaning Shuuro (but little bit different coz how it's cooked) ...
-
Ugali with Nyoma choma ,,,, Love it
-
Popular Contributors