Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Dhanka kalena magaalada Buuhoodleha yaa doraad lagaga dhawaaqay in la qaato lacagta Somaliland, kadib markii dadkii deegaankaasi ay meceeshadoodii cirka isku shareertay taasi oo ay sababtay lacag faalso ah oo kaga soo burqantay xaga gobolada Puntland, taasi oo kicsay ganacsatadii yaryarka ahayd isla markaasna cirka ku shareertay meceeshadii. here
  2. Weftigii Rugta Ganacsiga Talyaaniga Oo Kulamo La Yeeshay Madaxda Dawlada Hargeysa(Qaran)- Weftigii ka socday Rugta Ganacsiga Somaliland ayaa la kulmay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland C/Laahi Ismaaciil Cali [Cirro],Gudoomiyaha rugta Ganacsiga iyo Ururka warshadlayda Dalka. Wasiirka arrimaha guduha oo xafiiskiisa ku qaabilay Weftigaasi ayaa uga xog waramay xaalada Nabadgelyo ee Dalka iyo marxaladihii kala gedisnaa ee ay soo martay,waxana uu sheegay in xasiloonida la isku halayn karo ee ka jirta Somaliland ay u qalanto in Ganacsatada caalmku ay Maalgelin ku sameeyaan. Wasiirka daakhiligu waxa uu xusay in Wasaaradiisu ay u baahan tahay sidii ay Ciidamada Ilaalinta xeebaha loogu heli lahaa tababaro kala duwan. Dhinaca kale Xoghayaha Guud ee rugta Ganacsiga Talyaaniga ayaa sheegay in loo baahan yahay in labada dal ay yeeshaan Xidhiidh iskaashi. “Waxa loo baahan yahay in labada Rugood ee Ganacsiga iyo magaalooyinka Somaliland iyo Talyaaniga ay abuuraan qaabkii ay isku kaashan lahaayeen”ayuu yidhi Madaxa weftiga Talyaanigu. Sidoo kale waxa weftigaasi la kulmeen Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Iyo ururka warshadlayda Somaliland. Weftigan oo ka kooban sadex xubnood waxa ay Somaliland ku joogayaan socdaal sadex cisho ah
  3. Somaliland oo Lagu Daray Dalalka Lala Macaamili Karo ee aan la Ictiraafin Washington (Jam/Freedom House)- Jamhuuriyadda Somaliland ayaa lagu daray sannadkan waddamada adduunyada ee ururka caalamiga ah ee FREEDOM HOUSE oo saldhiggiisu yahay Washington DC, iyada oo xafiisyada ay dunida ku leeyihiin Somaliland ku qiimeen deganaanshaha, dimoqraadiyadda, maamulka, xorriyatul-qawlka, madaxbannaanida saxaafadda, axsaabta siyaasadda, haweenka, xorriyadda dadka laga tirada badan yahay iyo garsoorka. Qiimaynta ururka Freedom House waxay miisaan weyn ku leeyihiin go’aan-qaadashada waddammada adduunka, shirkadaha maalgashiga, hay’adaha samafalka iyo dalxiisayaasha oo sannad walba ay siiyaan xogaha dalalka dunida oo dhan, kuwa la aqoonsan yahay iyo kuwa aan la aqoonsanaynba. Sannadkan 2007, waxay ku sameeyeen qiimayn 208 dal oo u kala baxa 193 dal oo la ictiraafsan yahay iyo 15 dal oo aan la aqoonsanayn. Waxa Somaliland oo ka mid ah waddamada aan ka haysan caalamka wax ictiraaf ah ay qiimeeyeen heerka dhexe (Partial free), waxana dalalka 208-da ah ee qiimaynta lagu sameeyey ka sarreeya 95 waddan (Free), waxa la heer ah 63 dal (Partia free), waxana ka hooseeya 53 dal (Not free) oo ay ka mid yihiin Ruushka, Shiinaha, Masar, Suudaan, Yemen iyo waddamo kale oo badan, iyada oo warbixintan qiimaynta ah lagu tilmaamay in Somaliland heerka koowaad geli lahayd, haddii saxaafaddu ka fiirsan lahayd waxyaabo badan oo iyada laga soo xigtay oo ay ka mid yihiin xadhigga suxufiyiinta oo xukuumaddu marar kala duwan kula kacday saxaafadda. Warbixintan waxa qoray Prof. Trevov Brown oo lagu casuumay shirkii ururka SOPRI ee September 2006 ka dhacay Washington DC oo ka jeediyey qoraal uu ku sheegayey heerka ay gaadhay Somaliland, isaga oo ballanqaaday Prof. Brown inuu ka hawlgeli doono sidii loo aqoonsan lahaa, loona caawin lahaa Somaliland. Professor Brown oo la shaqeeya Baarlamaanka Ukraine mashruuc ay USAID maalgeliso, wuxuu xidhiidh fiican la leeyahay Baarlamaanka Maraykanka iyo kan Ukraine. Waxaannu sheegay inuu u qushuucay markuu arkay ilaa 1000 (kun) qof oo reer Somaliland iyo saaxiibadood ah oo jibbaysan oo shirka ka qaybgelay oo qaarkood ka yimaaddeen South Africa, Australia, New Zealand, Canada ilaa Laatiin America iyo Somaliland. Hawlgalkiisii midhihii ugu horreeyey waa kan qiimayntii la soo qoray. Bisha August-na wuxuu ka qaybgalayaa shirka Columbus, Ohio ka dhacaya ee la yidhaahdo Somali International Studies oo uu ka jeedin doono heerka Somaliland marayso.
  4. Wasiirka Cadaalada Somaliland Iyo Gud/Xigeenka Labaad Ee Golaha Wakiilada oo Socdaal Kadis ah Ku Tagay Laas-caanood Hargeysa (Qaran)-Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Md Axmed Xasan Cali [Casoowe] oo ay weheliyaan Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada iyo Xildhibaan Dhakool oo ka tirsan aqalkaas ayaa Caawa gaadhay magaalada laascaanood ee Gobolka Sool oo ay socdaal kadis ah maanta ugu ambo-baxeen Deegaanka ay ka soo jeedaan. Weftigan uu hogaaminayo Wasiirka wasaarada Cadaaladu,ayaan hore loo sii shaacin isla markaana aan waxba lagala socon ujeedada uu salka ku hayo,has yeeshee Md Axmed Xasan Cali ayaa caawa xaqiijiyay inay gaadheen Magaalada laas-caanood “Waxa Socdaalkayagu la xidhiidhaa Xog-ogaal u noqoshada Xaalada dadka iyo duunyada Gobolka Sool”Ayuu yidhi Wasiirka Cadaalada oo si kooban uga hadlay booqashadooda xiligan ee magaalada Laas-caanood. Wisiirku wuu ka gaabsaday inuu wax tafaasiil ah oo intaa ka badan ka bixiyo Socdaalka kadiska ah ee uu ugu baqoolay Gobolka uu ka soo jeedo. Waxa kale oo uu intaas ku daray in mudada sadexda cisho ah ee ay Laascaanood joogaan ay kulamo kala duwan la yeelan doonaan odayaasha Iyo Waxgradka Deegaankaas. Socdaalka Weftigan ayaa ku soo beegmay xili uu magaalada Laas-caanood ku sugan yahay Wasiirkii Arrimaha Gudaha Putland ee dhawaan Cadde Muuse shaqada ka caydhiyay kana mid ah siyaasiyiinta Gobolka Sool , Mudane Axmed Cabdi Xaabsade ayaa hore uga tirsanaan jiray xukumadihii hore ee Somaliland siiba xikigii Cigaal isaga oo ahaa Gudoomiyihii Aqalka Wakiilada ee xiligaasi. Dhanka kalena magaalada Buuhoodleha yaa doraad lagaga dhawaaqay in la qaato lacagta Somaliland, kadib markii dadkii deegaankaasi ay meceeshadoodii cirka isku shareertay taasi oo ay sababtay lacag faalso ah oo kaga soo burqantay xaga gobolada Puntland, taasi oo kicsay ganacsatadii yaryarka ahayd isla markaasna cirka ku shareertay meceeshadii. Cumar Maxamed Faarax Qarannews/Hargeysa-
  5. it is the weekend and i dont think i need a holiday ,,, i'll need a holiday when it is the mid of the week ,,,,,,,
  6. and i was wondering what is wrong with these cards ,,,,,,,,, is there any possibility to check or confirm ???
  7. try to look again hadana ,,, i'm sure you still have some more ,,,,,,,
  8. loooooooooooooooool ,,,, so i'm well known now sow maaha ,,,,, no problem i'll expose some others too ,,, Yes, Northerner is right ,,,, i already minimized that stuff ,, can't stop immediately but step by step ,,, I was wondering why my friends dropped me all of the sudden ,,, didn't realize it is related to my weight until now ,,,,,,, i better get some friends back before they go too far
  9. never heard of it ,,, may be it has another name ,,,
  10. The third wife is just funny ,,,, sitting in a very proudy way, the newspaper, cigarette and af taag ,,,,,,, and look at the poor guy with serving the breakfast
  11. coz dadka casrigani way dhuuban yihiin soomaaliduna wixii laga baxay iyo baruurtii bay weli dabada haystaan ,,,, loooooooooool@garoonkii timacadde ,,, runtii waaban ku wareegaa kaas inkastoo uu yar yahay ,,,, caloosha inaan iska gooyo mooyaane si kele ma jirto
  12. don't worry ,,, you not that fat anigaa kaa sii buuran weliba ,,,, look at me
  13. Mired in Mogadishu Two weeks ago a "national reconciliation congress" that Somalia's ineffectual "Transitional Federal Government" (TFG), under pressure from international donors who are its only means of support, convened in a bullet-riddled Mogadishu garage finally got underway – and promptly adjourned after mortar fell nearby. Despite this inauspicious start, four days later at the State Department in Washington, Deputy Spokesman Tom Casey tried to put the best spin the deteriorating situation by choosing to not acknowledge the ignominious dispersal of gathering: The United States welcomes the opening of the Somalia National Reconciliation Congress in Mogadishu on Sunday, July 15, and looks forward to continued deliberations over the coming weeks. We are encouraged by the remarks from President Abdullahi Yusuf stating that the Congress will address key political issues, such as power sharing and transitional tasks mandated by the Transitional Federal Charter, and that the Transitional Federal Government will implement the outcomes of the Congress. We urge all Somali stakeholders to participate constructively in the Congress and use this opportunity to establish a roadmap for the remainder of the transitional process leading to elections in 2009. There is little likelihood of any of these benchmarks, much less all of them, being met. For one thing, the TFG is, at best, a notional entity whose day-to-day physical survival is due to the continuing presence of the Ethiopian intervention force which rescued it last December from certain collapse in the face of an assault by the Islamic Courts Union (ICU) which at the time controlled Mogadishu and majority of the territory of the former Somali Democratic Republic and were threatening to overrun the provincial outback of Baidoa, the only Somali town where the interim "government" even had the pretense of running. For another, even if the TFG were able to hold elections, it would have little incentive to do so given that the only certain result is that a poll would result in "President" Abdullahi Yusuf, a ********** subclansman of the ***** clan from northeastern Puntland, being repudiated by ****** clan which predominates in the country's sometime capital of Mogadishu. In fact, the "national" conference – the first for the TFG since it was set up in late 2004 as the fourteenth attempt at an interim government – has been repeatedly postponed (three times since April alone) and only got underway this time because the European Union's special envoy for Somalia, Georges-Marc Andrea, together with Mario Raffaelli, the special envoy from the former colonial ruler, Italy, went in person to Mogadishu the week before to ensure that it did. Most of the delegates who showed up openly admitted that they did so because the international community was paying an extravagant cash per diem allowance equal to month's wages (originally over 3,000 clan elders and other notables were invited, but the number had to be pared down to just over 1,300 because funding shortfalls meant that there was only enough money to assure that many six weeks' worth of the dole). Excluded from this largesse were leaders of rival clans as well as Islamists, moderate and otherwise (the TFG did make a show of extending a late invitation to the foreign secretary of the ICU, Ibrahim Hassan Adow, now living in exile in Qatar, but he could hardly have been expected to travel to Mogadishu while the same Ethiopian troops who drove him and his allies out six months ago are still present). In any event, the formal agenda for the "reconciliation congress" was limited to mainly clan issues with no real political questions on the table. The TFG "president" was not about to allow a discussion of his position to occur, much less in a city dominated by his clan rivals (the ****** ran most other ***** out of town in the early 1990s after the collapse of last real government, the Siyad Barre dictatorship). Nor was the position of its prime minister, Ali Mohamed Gedi, open to be filled since the incumbent enjoys close ties with the TFG's chief supporter, Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi, who employed Gedi's father as a glorified valet in the 1980s. Likewise precluded was any real debate about allocations of the TFG's only source of revenue other than international mendicancy, fees collected at the port of Mogadishu. The latter, however, have been treated as little more than a privy purse by the president and prime minister, both of whom are proud owners of new villas in the capital of neighboring Kenya. In this context, it is not particularly surprisingly that the TFG, its Ethiopian defenders, and the pathetically undermanned African Union Mission in Somalia (AMISOM) find themselves facing a growing armed resistance which, as I predicted in a column nearly five months ago, is "repeating almost step-by-step the tactical and strategic evolution of the Iraqi insurgency." Spearheading the insurgency is al-Shabaab ("the Youth"), an extremist group which I reported last year emerged within the ICU's armed forces and is led by a kinsman and protégé of ICU council leader Sheikh Hassan Dahir ‘Aweys, Adan Hashi ‘Ayro, who trained in Afghanistan with al-Qaeda before returning to Somalia after 9/11. Recent intelligence indicates that Shabaab efforts have been coordinated by Fazul Abdullah Muhammad, the reputed leader of al-Qaeda in East Africa who is on the FBI's "Most Wanted Terrorists" list with a $5 million bounty on his head for his role in the 1998 bombings of the U.S. embassies in Dar es Salaam, Tanzania, and Nairobi , Kenya. Fazul, who is said to have been the target of the guided-missile destroyer USS Chafee's shelling of a stretch of the Somali coast last month, is reportedly working directly as intelligence chief for the Shabaab campaign. Things had gotten so bad by early July that Mogadishu's famed open-air Bakara Market was shut down for the first time in living memory (the sprawling bazaar was open for business even through the madness of the battle captured in Black Hawk Down) as insurgents and TFG supporters, backed by Ethiopian soldiers, have turned the commercial center into daily battlefield – just on Sunday, at least one person was killed and several more wounded in clashes there. According to the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR), at least 10,000 people fled the sometime capital city last week alone, bringing the net emigration figure to an estimated 275,000 since the beginning of the year. In addition, last week UNHCR had to reopen the closed refugee camp at Teneri Ber in eastern Ethiopia for another 4,000 refugees from southern Somalia. While African leaders went through the motions of renewing AMISOM's mandate for another six months, given the rapid spiral of violence from drive-by shootings to artillery and rocket-propelled grenade (RPG) fire to improvised explosive devices (IED) to suicide bombings, it is understandable why no one is eager to join the 1,600 Ugandan peacekeepers who have been keeping a low profile since they deployed several months ago (see my April 12 column, "Peacekeepers with No Peace to Keep"). To make matters worse, the TFG's ham-fisted ways have not only driven potential Somali constituents into the arms of the insurgents, who are increasingly embracing a broad spectrum ranging from radical Islamists with foreign ties to irate members of sidelined clans, but have also succeeded in alienating international nongovernmental organizations. As the Voice of America's Alisha Ryu reported earlier this month, TFG officials have been harassing and intimidating humanitarian organizations that refuse to work under its control, including SAACID, a women's NGO involved in the largest demobilization, disarmament, and reintegration program in central southern Somalia, whose country director and her husband were briefly arrested on charges of being "****** terrorists" (see SAACID-Somalia's press release on the incident). Meanwhile, as Jeffrey Gettleman of The New York Times wrote poignantly last week, "piracy off of Somalia's 1,880-mile coastline is a serious issue again, threatening to cut off crucial food deliveries to a population that is often just a few handfuls of grain away from famine." There is only one way to escape the downward spiral and that is by summoning the clarity of vision and mustering the political courage to squarely confront the facts on the ground and come to the following realizations which I outlined in this space four months ago and which bear repeating: The recent escalation in violence cannot be interpreted other than as the wholesale rejection by Somali clans of the TFG as well as any foreign forces which are viewed as shoring up the that pretender government. The danger is that, since Somalia's homegrown Islamists were defeated but not eliminated as I called for in January while the Ethiopian campaign was in progress, the clansmen will align themselves with the ICU/PRM much like the Pashtun tribes backed and, in many cases, continue to back the Taliban in Afghanistan. Stop wasting time, money, political capital, and, now, lives on the TFG. There is no hope of outsiders being able to reconstitute a unitary Somali state. Somalilanders – roughly half of whom have been born after the northwestern republic reclaimed its sovereignty upon the collapse of the Somali Democratic Republic in 1991 and have never even known themselves as Somalis – will never agree to turn back the clock and reenter into a union with the rest of the country. The inhabitants of the semi-autonomous northeastern region of Puntland which, while not as politically advanced as the Republic of Somaliland, is nonetheless making significant progress on its own, are likewise unlikely to want to chain themselves to the anarchic rest of the former state. As for the other Somali regions, their clans show little inclination to surrender their traditional freedoms, reasserted in the decade and a half since the collapse of the Siyad Barre dictatorship, to a new central regime. Consequently, short of employing overwhelming brutal force – and, even then, the odds of success are not good – there is little likelihood that Humpty Dumpty can be put back together again. Given that the international community is both unlikely to use force to compel unity and unwilling to support extensive nation-building efforts, its primary strategic objective must therefore be to prevent both outside actors from exploiting the vacuum left by the de facto extinction of the entity formerly known as Somalia and those inside the onetime state from spreading their insecurity throughout a geopolitically sensitive region. On a secondary level the international community might also be interested in facilitating progress inside the failed state; however the outsiders' chief interests will be allocating their scarce resources where they can achieve some effect. The last point about security and scarce resources is particularly important since it was only last month that a "dangerous terror suspect" by the name of Abdullahi Sudi Arale had been transferred to the detention facility at Guantanamo Bay, Cuba. This detainee who served as a courier between the al-Qaeda leadership in Pakistan and their affiliates in the Horn of Africa, was captured in Somalia where, since he returned from South Asia last September, he has been part of the leadership of the Islamic Courts Union which he assisted by acquiring weapons and explosives and providing false documents for foreign extremists traveling to join their fight. When I put forward my proposal earlier this year, I acknowledged its limits: A policy like the one I have outlined may strike many as minimalist, to date the international community has shown little inclination to do much more than proffer empty words. Furthermore, my approach buys Somalis themselves the space within which to make their own determinations about their future while at the same time allowing the rest of the world, especially the countries of the Horn of Africa, to realize most of security objectives. In short, this strategy has offers the most realistic hope of salvaging a modicum of regional stability and international security out of an increasingly intractable situation. If last week's botched congress is any indication, the only thing that has changed is that we have wasted several more months and several more million dollars even as the insurgents gathered strength from the accumulating grievances of those marginalized by the TFG. If a foreign-funded kaffeeklatsch by the handpicked (and paid) invitees of a "government" with no grass-roots support is the most creative solution the international community's Africa policymakers can come up with, it is going to be a very long, very hot, and very violent summer in Mogadishu. © 2007 J. Peter Pham here
  14. Alhamkulillah ,, no complaints about the weather can't sleep this time ,,,,, better to surf the net ,, it can help me sleep
  15. I can never be a friend to a FAT person ,,,,, i just feel disgusted
  16. Nin daad qaaday xumbo cuskay ??? ,,,,, who can try ??
  17. you should all move to somewhere else if London is really that disturbing ......
  18. STILL NO SIGN OF REDSEA ....... IF ANYONE SEEN HIM, PLZ CALL THE NEAREST POLICE STATION OF DIAL THIS NUMBER 799999
  19. When the marriage of over 5 years the woman start calling her husband: CARUURTA AABBAHOOD and when he is with his friends he also call his wife: CARUURTA HOOYADOOD
  20. i've seen many ppl like to travel during the weekends ,,,,,,,,,,
  21. Tips for the weekends: - Never go out of the house - Stay in your bed and avoid going to the livingroom - Switch off you cell phone and disconned the landline - Make sure nobody can find you anywhere - Sleep as much as you can and stay on bed when you are awake - Don't go out of the house even if you have something to do. It is a resting day remember ?? - Sometimes it is good to avoid to have fun. You just need rest. more are coming ..............
  22. Well, last day of the week and i'm looking forward to the weekend.
  23. Wefti Ka Socda Rugta Ganacsiga ee Talyaaniga Oo Socdaal Ku Yimid Somaliland Hargeysa(Qaran), wefti ka socda rugta ganacsiga dalka talyaaniga ayaa galabta socdaal ku yimid Somaliland, waxana madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyey masuuliyiinta Rugta ganacsiga Somaliland iyo Maayarka Caasimada Hargeysa Eng. Xuseen Maxamed Jiciir. Weftigan oo uu hogaaminayo Xoghayaha Guud ee Rugta Ganacsiga talyaaniga oo ay xubno ka yihiin laba sarkaal oo kale oo ka tirsan Rugtaas, waxana ay dalka joogi doonaan muddo Saddex cisho ah.. “Waxaan Somaliland u nimid in aanu derisno heerarka ganacsiga dalka”. Ayuu yidhi madaxa weftigan oo warbaahinta madaarka Hargeysa. Isagoo hadalkiisa sii watana waxa uu intaas raaciyey “waxa kale oo aanu u soconaa sidii aanu xidhiidh iskaashi ula sameyn Rugta ganacsiga Somaliland”. Xoghayaha Guud ee Rugta ganacsigu waxa uu booqashadiisan ku tilmaamay mid taariikhiya, “waxa aan ka mahad-naqayaa sidii la iigu soo dhaweeyey xafiiska Somaliland ku leedahay Ethiopia”. Ayuu yidhi. Weftigan oo aan socdaalkooda hore loo sii sheegin waxa madaarka ku qaabilay Gudoomiyaha Rugta ganacsiga Somaliland Cabdiraxmaan Faarax Sugaal iyo Maayarka Hargeysa Eng. Jiciir. Weftigani muddada ay joogaan dalka waxa ay kulamo la yeelan doonaan wasaaradaha Qoyska, Caafimaadka iyo Shaqada, Rugta Ganacsiga iyo Golaha Deegaanka Hargeysa.