Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
So you saying Xaabsade is right ??
-
Hmmmmmmm ,, very interesting
-
this news is from the clanist website widhwidh Hmmmmmmmmmmmm ,, Interesting
-
Somaliland Regional Games Tournament Begin 23 July 2007
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
Jul 29 2007 (Somaliland Net) - Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Somaliland ayaa Maanta Shaaca ka qaaday in berito oo ay Bishu tahay 30 july uu tartankii Ciyaaraha Gobalada lagu furi doono Ciyaar dhexmari doonta Gobalada Saaxil iyo Awdal Ciyaartaasi oo ka dhici Doonta Garoonka Hargeysa Stadium ee Caasimada Dalka Hargeysa. Tartankan Ciyaaraha gobollada oo bilaabmaya maalinta Berito ayaa Xidhiidhka Kubada Cagtu soo saareen isku Aadka Kooxaha Kubadda Cagta ee Lixda Gobal ee Dalka. Isku aadkan oo ay goob joog ka ahaayeen iskuduwayaasha Gobaladu waxa lagu kala saaray Habka Qorituurka Waxaana loo Qaybiyey Laba "Group" A : Waxa isku hagaagay Saaxil, Sool, iyo Awdal B: Waxa ku wada jira Hargeysa,Togdheer iyo Sanaag . Tartankan Ciyaaraha Wuxuu iskugu jiraa Kubada Cagta , Gacmaha iyo Ciyaaraha Fudud. Dhinaca kale Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaruhu Waxay Shanta Waaxood ee ay ka Koobantahay Caasimaddu Kala Dajisay Shanta Gobal ee Togdheer, Saaxil,Sool,Awdal iyo Sanaag Taasoo loogu talo galay in Degmo Kastaa ay taageerto ama Dhiirigaliyaan Gobalada degan waaxdooda. -
hadhwanaag 2007-07-29 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Urur Dhakhaatiirta Somaliland [somaliland Medical Association] ayaa ka soo horjeestay Xadhiga Dr.Maxamed Cabdi Gaboose oo ay sheegeen inuu Xubin ka yahay Ururkooda, Waxaanay Xukuumada Madaxweyne Rayaale ugu baaqeen inay Xoriyadiisa u soo celi-so, haddi denbi lagu hayana Maxkamada Hor-keento. Gudoomiyaha Ururka Dhakaatiirta Somaliland [sMA] Dr. Saleebaan Cabdi Guuleed, ayaa warsaxafadeed uu ka soo saaray xadhiga dhakhtarkan, waxa uu u dhignaa sidan:- “Gudida Fulinta ee Ururka dhakhaatiirta Somaliland iyaga oo ka xun xadhiga xubin ka mid ah Ururka [Dr.Maxamed Cabdi Gaboose] Waxaanu Xukuummada ugu baaqaynaa in la sii daayo dhakhtarka loona soo celiyo Xoriyadiisa, haddii denbi cad lagu hayana si dhakhso ah Maxkamada loo horkeeno”
-
and what did you expect from Faysal ?? Any how ,,, i'm telling you these guys won't stay long in jail ......... is just lil lesson for them to follow and constitution ,,,,, I STILL DON'T FIND QARAN AS A POLITICAL PARTY ..... I MEAN NOT YET
-
Dareemadii Xisbiga Kulmiye iyo UCID ee ay shalay ka kala bixiyeen dhacdadii xabsiga loogu taxaabay madaxdii ururka Qaran Xisbiga KULMIYE Xisbiga mucaaradka ah ee Kulmiye ayaa shir deg-dega oo uu ka yeeshay xadhiga Masuuliyiinta Ururka Qaran, ka dib waxa saxaafada la hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye md, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, iyo af hayeenka Xisbigaasi Maxamed Kaahin Ahmed. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, ayaa waxa jawaabta uu ka bixiyay talaabada lagu xidhay Hogaanka Qaran ka mid ahaa oo uu yidhi“Masuuliyiinta Ururka Qaran ee Xabsiga loo taxaabay, Dr, Gaboose, Eng. Maxamed Xaashi Cilmi iyo Jamaal Caydiid, waa arrin aad u fool-xun, qaranimada ku xun, sharciyada ku xun, siyaasada ku xun, waana mid u adeegaysa dagaal aynaan doonayn inaynu marno jidkaa, oo ah jidka cabudhinta, jidka caga-juglaynta iyo deminta geedi socodka dimuqraadiyada arrintaasi waxay noogu muuqatay oo aanu aad iyo aad u dhaleecaynaynaa inay tahay mid ina tusaysa in dalku qaaday, maamulkiisa maanta jiraa xad aad u cawaaqib xun. Sidaa daraadeed, waanu dhaleecaynaynaa xadhiga masuuliyiinta Ururka Qaran waxaan leeyahay masuuliyiintaa si bilaa shuruuda xoriyadooda ha loogu celiyo.” Afhayeenka Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed ayaa sidoo kale waxa uu xadhiga hogaanka Qaran ku tilmaamay mid aan la aqbali Karin, “Horta runtii waa ayaan daro mudaba soo socotay, laakiin tan maanta lagu xidhiy Maxamed Xaashi Cilmi, Dr Maxamed Cabdi Gaboose iyo Jamaal Caydiid, waa arrin hor leh iyo siyaasad hor leh iyo aragti cusub oo imaka mudooyinkanba Madaxweynuhu waday, oo ah talaabooyinkii ugu horeeyay ee lagu bur-burinayay Qarankan Somaliland. Sideedaba, markaynu taariikhda dib u milicsano, marka la eego dalweynihii Somaliya la odhan jiray ee aynu ka mid ahayn, markii Inqilaabku dhacay ee Maxamed Siyaad Bere iyo Ciidamadii uu hogaaminayay ay Inqilaabeen sharciyadii, distoorkii iyo qaranimadii Somaaliya, ee ay ku filaan wayday Ra’isal-wasaarihii markaa Maxamed X. Ibraahin Cigaal baa ahaa, Golihiisii Wasiirada ee uu siyaasiyiintii caanka ahayd wada xidhay, ee intii kalana uu wada mastaafuriyay ee ay intaasi ku filaan wayday, waxa aynu aragnay oo talaabadii ku xigtay ay ahayd. Ganaraalkii Caynaanshe oo taliye ku-xeegeenadiisii ciidamada ahaa, Salaad Gabayle iyo Dheel ninkii la odhan jiray oo uu dilay. Tani maanta waxay markhaati furaysaa Daahir Riyaale oo Taliyihii nabad-sugida ee Berbera ahaa waxaa ku filaan wayday adiga oo Taliyihii nabad-sugida ahaa ayaa lagu doortay, waxa ku filaan wayday adigii baa Madaxweyne ku-xigeen lagaaga dhigay, waxaa ku filaan wayday adigaa lagu doortay oo laguu doortay Madaxweynihii Somaliland, waxa ku filaan wayday dhaqaalihii dalku adiguu jeebkaaga ku hoydaa, oo gacantaada ku urursada oo guryo ku dhista, waxaa ku filaan wayday adiga oo Madaxweyne ah baad Baarlamaankii halkaa iska dhigtay iyo shuruucdoodii, waxa ku filaan wayday sharcigii saxaafada madaxa-banaan inuu ku shaqeeyo. Waxa ku filaan waayay Komishanka Qaranka Xisbiyadaad kala mid tahay. Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin, waxa weeye waxa uu madax ka yahay. Hal Gole, Golaha fulinta ah oo ka mid ah sadexda Gole, Markaa Madaxweynaha Daahir Rayaale waxaan kula talinayaa, maanta Somaliland waxa dhexyaala, wallaalnimo, nabad gelyo, tolnimo, dimuquraadiyad iyo Inaynu tartano. Ha inagu celinin sidii murugii Somaaliya ay ku baaba’day. Taladayduna waxay tahay, Madaxweyne adigoo sharciyada eegaya, ummada ku dooratay eegaya, sidii codka laguu siiyay eegaya, distoorku xaqa uu ku siiyay eegaya. Dib uga noqo inaad muwaadin kale xaqiisa ku takrifasho. Arrinka Guurtida halka uu maraayo ayaynu ognahay, arrinka Qaran halka uu marayo ayaynu ognahay. Ka noqo, UDUB waa koox siyaasiya oo damacle, Kulmiye waa koox damacle, UCID waa koox damacle, markaa maxaanu qoladayadan Asxaabtu u diidaynaa cid kaloo damaclihi inay dalka ka soo baxdo, waxaanu leenahay xaq bay u leeyihiin Qaran inay tartanada siyaasiga ah ka qayb-qaataan. Waxaan si toliimo leh, si saaxiibtinimo leh, si wadaninimo leh, kuula talinayaa. Adigana masiibo kulama soo darsin, Qarankana masiibo lama soo darsine, madaxdaad ku takrifashayna, maamuuskooda dib uga noqo, Qarankana dhibaato aan ina haysanin hay’noo horseedin, siyaasadeenuna ha ku salaysnaato, sidaynu doorashooyinkii ku soo galay, sidaynu shir beeleedyadii ku soo marnay, sidaynu wada tashiyadii ku soo marnay. Meel aan dhibi jirin yayanaan dhib ka raadinin, Illaahayna ha ku garan-siiyo.” XISBIGA UCID OO MADAXDIISU KU SUGANTAHAY GOBOLKA TOGDHEER. Wefti uu hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa shalay socdaal ku tegay Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. Gudoomiyaha iyo Weftigiisu waxay booqdeen cisbitaalka iyo Xabsiga ee weyn Magaaladaasi, waxanu ugu deeqay 16 neef ah oo adhiya iyadoo ay deeqdaasi ka gudoomeen Taliyaha Ciidanka Asluubta Jaamac Dheeg iyo Agaasimaha Cistbitaalka Cabdiraxmaan Muruq-liqe. Gudoomiyah Xisbiga UCID oo ka hadlay Munaasibadii gudoon-siinta deeqdaa ayaa u jeedada socdaalkiisa ku tilmaamay u kuur-gelida iyo xogo-gaal u noqoshada xaalada Gobolada, Gobolada kalena ay ku tegi doonaan, waxanu kula dardaarmay ka qeyb-galayaashii kulankaa adkeynta nabadgelyada iyo midnimada bulshada, waxanu ka warramay marxalada dalka, ururka Qaran, iyo arrimo kale. Gudoomiyuhu waxa uu sheegay in muddada uu joogo Magaalada Burco uu kulamo la yeelan doono qeybaha kala duwan ee bulshada, isla markaana ay dhalinyarada u qaban doonaan Aqoon-is-weydaarsi (Work-Shop), kaasoo ujeedadiisu tahay sidii dhalinyarada loogu wacyigelin lahaa doorka ay ku leeyihiin bulshada, loogana digi lahaa mukhaadaraadka. “Qofka wax tabanayaa waa in uu shuruucda dalka raaca, waana in uu garsoorka maraa, xadhigana Qarana waxa lala yaabo ma ah ee dawlada ayaa cadayn doonta waxa ay u cuskatay, xadhigan iyadan laga sugaya anaka [uCID] nooma taalo, cidkastan waa la xidhi kara Aniga, (Faysal), Siilaanyo iyo Madaxweynahaba, isga Madaxweynaha dhawr jeerba Imijmanti lagu soo oogay, Imbiijmantigu waa xadhig, oo haddii xilka laga qaado waa la xidhay madaxweynaha marka ma ah wax lala yaabo xadhigu" ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe mar uu ka hadlayey xadhiga madaxda ururka Qaran. Isagoo hadalkiisa sii watana waxa uu intaas ku daray, oo uu yidhi:- “Waa in dadka laga leexin wadada saxda ah, ilaa iyo intii Somaliland lagu dhawaaqay waxay ku aasaasantayt Nabadgelyada, waad ogtihiin 1992-kii waxa dhacay burbur iyo dagaalo maaha in aynu mar walba wax soo dhisno, dalka maamul ayaa ka jira, doorasho ayaa dhacday, cod [Vote] ayuu shacabku bixiyey, koox ayaanu guul ku soo hoynay, maamulkani wuu iska tegi doonaa, laakiin siyaasad iyo damaca kursiga danta dalka iyo dadka ayaa ka horeysa, xaqiiqda yaan la iska indha tiring”. Gudoomiyaha oo ay safarkiisa ku weheliyeen Gudoomiye Ku Xigeenka Saddexaad ee xisbigaasi Aadan Mire Waqaf iyo masuuliyiin kale, waxa ay hore socdaal ugu soo mareen Gobolka Saaxil. Qarannews
-
looooooool ,,,,,,, Fuley wax ka wadne wayn : The coward is really coward by any means Ma waxaan ku mooday, Mise waxaad noqotay, Mise waxaan loo noqon doonin: I'd thoughts about you, you become something else and lessons are learnt. Gacmo wada jir bay wax ku gooyaan: Together we can do a lot.
-
Jul 29 2007 (Somaliland Net) - The Washington DC area Somaliland community is dismayed at the reckless and illegal actions taken by Rayale Administration for arresting the entire leadership of the Qaran Political Party in Somaliland. This act is a blatant and intolerable abuse of power. The leadership of Qaran Party has done nothing more than declare their intent to participate in the political process of the country. Article 23 (3) of the Somaliland Constitution clearly states: “All citizens shall have the right to form, in accordance with the law, political, educational, cultural, social, occupational or employees’ associations”. The Rayale Administration has been engaged in a deliberate campaign to suppress individual rights of the citizens and political dissent; the media is harassed and jailed repeatedly for exercising their right to inform the public, traditional leaders have been arrested without due process, and students have been arrested for holding demonstrations to express their voice. In addition, this Administration created illegal entity called “Security Committee”, which has the power to arrest anyone without Court order and that allows it to circumvent the legal system. We demand that Rayale’s Administration release these men unconditionally and immediately. We warn the government about the risk of unrest and potential violence that might arise from this action. We place the responsibility of any consequence squarely on the shoulders of the government. Lastly, we call on the people to strongly denounce the actions of the government and defend their rights. Xaashi Ismail Aden Chairman, Washington DC Somaliland Community Source
-
Dhinaca Kale Gudoomiyaha Xisbiga Siyaasiga ah ee Kulmiye Axmad maxamed maxamuud Siilaanyo ayaa cambaareeyay Xadhiga lagu xidhay Masuuliyiinta Ururka Qaran waxaanu ku tilmaamay mid sharci darro ah , islamarkaana ay Xukuumaddu Cago juglayn iyo si aan sharci ahayn umartay Qabashadooda masuuliyiintaasi. Sidoo kale Masuuliyiinta Xisbiga Siyaasiga ah ee UCID Mr Faysal Cali waraabe ayaa sheegay inay Haboontahay cidii wax tabanaysa tii oo Dastuurku dhigayo inay siffo sharci ah umarto Tabashadeeda Cidaasi islamarkaana aan loo Baahnayn Buuq iyo Qaylo . HERE
-
loooooooooooool
-
SL MINITERS STROLL INTO LAS ANOD AND GET HUGE WELCOME!
Jacaylbaro replied to Qudhac's topic in Politics
LAS ANOD, Somalia July 28 (Garowe Online) - A delegation from the breakaway Somali region of Somaliland arrived in the provincial town of Las Anod Saturday, the first such visit to the region since 2003. The Somaliland delegation included ministers and parliamentarians and were received in Las Anod by local elders, politicians and former Puntland officials, local sources said. Bashi Mohamud Farah, second deputy Speaker of Somaliland's House of Representatives, told local press that the unannounced visit to the region is part the Somaliland administration's efforts to bring development initiatives to Las Anod. Deputy Speaker Farah's delegation, which included Justice Minister Ahmed Hassan Ali, met with local leaders in Las Anod. It was unclear if the Somaliland delegation met with Ahmed Abdi Habsade, the former Puntland security minister who was sacked earlier this month. [ Full story] Delegation members told reporters that they plan to regularly conduct government affairs in Las Anod, noting that Puntland soldiers who used to stand in their way are no longer there. Somaliland, the northwestern regions in Somalia, unilaterally declared independence in 1991 but has not gained recognition since. The breakaway region claims ownership of Sool and Sanaag regions under colonial-era boundaries, but neighboring semiautonomous Puntland administration forcefully evicted Somaliland officials from Las Anod in late 2002. Officials in the Puntland capital, Garowe, said Puntland troops in the Las Anod area were redeployed to other regions, including the Somali capital Mogadishu. Others had simply left their barracks due to nonpayment, the same source said. The two sub-regions fought bloody wars several times along their unofficial border, including a single-day battle in Sanaag region three months ago. Source: Garowe Online -
Deal .........
-
Thanks reer Buuhoodle ,,,,,,,,, I knew you gonna make it
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Bal markay gaadho baa la isu joogaa ninka carara -
I think it is a good move by now. The government is wrong by targetting only Qaran and they should arrest others parties too if they willing to arrest all the new parties. But Qaran seem to be more active and more influencing ....... others announced the parties and didn't do any activities so far. We're not talking about retiring from politics but they could join the existing parties and start the process from within. I like M Hashi but only when he is an independent politician pointing the corruption and mismanagement of the government. I'm sure Qaran would do the same if they are the ruling party. Each time the ruling party has the power order and the rest should respect and follow that. Mucaaradnimo lama diidana laakiin hadii la is maqli waayo then waa in wixii la isku maqlayo la sameeyo. HA, i don't think it will put the funds at risk since those parties are not registered ,,, it can only delay some supports. I'm sure they will be released soon.
-
Thanks reer Buuhoodle ,,,,,,,,, I knew you gonna make it
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
I should be a patriot to my country niyow ..... waan difaacaynaa intaanu awoodno hadii laga maarmi waayana naftaan u huraynaa -
Thanks reer Buuhoodle ,,,,,,,,, I knew you gonna make it
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Yeah ,, i'm enjoying it sxb -
Thanks reer Buuhoodle ,,,,,,,,, I knew you gonna make it
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
AFrican village maan degenayn laakiin waan u dhowaa Taas waa la soo dhaafay ,,,, welcome to the new world niyow ........ -
It is normal that people and parties get more popular when they are arrested by the government .....
-
hadhwanaag 2007-07-29 (Hadhwanaagnews) Xaaladda dalka ee siyaasadda gurracan ku jira ayaa waxa ka faa'idaysan kara cadaw badan oo u arka arrinta maanta inna hortaal mid ay goldalool ka helaan. Taa macneheedu maaha in dalku ku jiro maalin qadhaadh oo siyaasaddu cakiran tahay. Waxase haboon sidii la innagu yaqaannay inaynu ka faa'idaysanno taariikhdii qadhaadhayd ee inna soo martay oo aynu tanna ku dhaafno adkaysi, isku duubnaan iyo wada shaqayn. Somalidu waxay ku maahmaahdaa 'Hangaraarac lug uma dhitiyo', shacbiga Somaliland na siyaasiyiin la aamusiiyo, ama dastuur qabyo ah oo kolba qolo u tarjumato u baabi'imayso. Way ka diga rogan, waanay dhaafi marxalladdan oo noqon doonta mid turunturro lagu dhaafo. Mucaaridku waa shaqadooda inay dawladda eedeeyaan oo waa jiritaankooda xaqa ah. Waa inay khaladka dawladda sheegaan. Waxase aynu dhammaan isku raacsannahay in nidaamka la ilaaliyo. Dawladdu beryahanba umay dhaqmayn si xil kasnimo leh. Waxabad mooddaa in laga maskax badiyay oo go'aamada dalka lagu maamulayaa ee qallooca ay ugu talo galeen in mucaaridku ka faa'idaysto. Waayo waxa aad u batay falalka niyad jabka leh ee ay ku hagayaan dalka. Tusaale ahaan ururkan Qaran ee la xidhay dawladdu ma isweydiisay inay yihiin Xisbi sharciyaysan oo siyaasadeed mise waa koox isu timi oo gudanaysa xaqa ay u leeyihiin inay is abaabulaan? Haddii ay dawladdu gacanta ku hayso doorashadii oo aan magaca Qaran aanay u oggalayn in lagu daro liiska doorashada, cid u codayn kartaana aanay jirin, malaha waxa haboonayd inay ha iska hadlaane ay iska deyso oo aanay xadhig ku degdegin. Qolada Qaran ayaa iyaguna ka badbadiyay. Waxay ka faa'idaysanayaan asal xumaanta dastuurka dalka ee qalfoofka ah ee aan si hufan u qeexnayn. Waxay dawladda maroojinayaan gacanta si khasab loogu oggolaado inay xisbi siyaasadeed noqdan. Mayse isweydiin in dadka Somaliland 97% u codeeyeen Dastuurkan qoraya in Saddex xisbi keli ahi dalka sharci ahaan ka jiri karaan. La iskuma diidana in DAstuurka dalku u baahanyahay dib u eegis oo ay qodobo badani isburinayaan, hase yeeshee ma haboona in xoog wax lagu doono. mana wanaagsana in sharciga laga sarreeyo oo qof kastaa wuxuu doono ku kaco. Haddaba shacabka Somaliland waxa la gudboon, intaanayyaa tollaayeey beegsan oo aanay caadifadi qaadin, bal inay arrimaha dhuuxaan danta dalkana k afikiraan. Ilaaliyaan nidaamka kala dambaynta oo u daayaan odayaasha, abwaanaaninta, cuqaasha, iyo wax garadku inay arrimaha murugsan ee dalka xal u helaan. Horaynu arrimahan iyo kuwo ka gurracanba xal ugu hellayn innagoo danteenna guud eeganayna, waxana hubaal ah inaynu markan iyo markaleba sidii la innagu yaqaannay reer Somaliland, ay arrimaha xaaladdani keentay la xallin doono. Tifatiraha Hadhwanaagnews
-
hadhwanaag 2007-07-28 (Hadhwanaagnews) It is regrettable that at this day and age, having all experienced the horrors of bad regimes in the past, the people of S/Land are once again reliving the abusive powers of yet another callous regime. The unlawful arrest of the entire leadership of Qaran is a clear indication of a regime that known no bounds, and feels confident enough to do just about anything it pleases under the cloak of protecting national security (remember the Barre Regime?). The simple fact is that this arrest is purely political and the administration having lost their base support to Qaran are resorting to play the only card left for them to play, and that is the power of detention. The hope is that if Qaran’s leadership is put away, the movement will also go away. That is just simple wishful thinking on their part, Qaran’s movement is not confined to the leadership of the party, the true power of this movement for change comes from the people locally and abroad, and the consequences of this illegal action from the administration will clearly demonstrate the extent of this support. We urge all peace loving S/Landers to reject this unchecked, arrogant and dangerous action from this administration and stand up to defend the constitution and the laws of our beloved country and say with a single united voice “enough is enough”! The only laws worth having are those worth defending! The Qaran Pary
-
Hmmmmmmmm ,,,,, let's do that For the moment i'm only interested in making $$$
-
looooooool ,,, why ??? you find it interesting ???