Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. loooooooooooool ,, So you are an internet geec huh ?? Thank God ,, I'm not alone
  2. No ,,,, it is a PURE somali name ,,,, without ibnu ibnu and binu binu ,,,,
  3. Nice to meet you xoolodhaqato (isn't that a feminine name ?? ) Ok ,, xoolo dhaqde
  4. Bring what you want ,,, Buur cad, Buur Huruud ah ,,,, even a RED MOUNTAIN ,,,, It will never work
  5. Xulka Hargeysa Oo 1-0 Ku Jiidhay Ciyaaroyga Gobolka Tog-dheer Xulka Hargeysa Oo 1-0 Ku Jiidhay Tog-dheer Hargeysa(Qaran)- Gool qudha oo xiliyadii u danbeeyay ee qeybtii labaad uu dhaliyay Ciyaartoyga weerarka ah ee Mukhtaar gaab,ayaa Xulka Kubada Cagta Hargeysa usuurto galiyay inay ka badiso Xulka Gobolka togdheer. Ciyaarta labadan kooxood ee xulalka Hargeysa iyo Tog-dheer oo ay ka dhacday Garoonka kubada Cagta magaalada Hargeysa,waxa ka soo qeyb galay Boqolaal Qof oo si weyn isha ugu hayay ciyaartaas,waxa labada kooxoodba ay soo bandhigeen ciyaar aad u xiiso badan,waxana ay isku boobeen weeraro joogto ah. Ciyaartaas oo aad uga adkayd tii shalay ,waxa ay ahayd ciyaar aad u kulul oo labada dhinacba awooda saarayeen inay guusha iyagu hantiyaan. Qeybtii hore ee ciyaartaas oo ku dhamaatay bar-bar dhac,ayaa labada kooxoodba ay qeybtii labaad la soo galeen dardar iyo talooyinkii Tababareyaashoodu ku soo kordhiyeen ,waxase taasi ay sii shiday xamaasadii kulankaas. Gool uu dhaliyay Weerar –yahaynka Xulka Hargeysa ee Mukhtaar Gaab iyadoo ciyaarta wax yari ka hadheen ayaa ka farxiyay Boqolaalkii qof ee taageerayaasha xulka Hargeysa oo maskaxdooda ay ka guuxaysay guuldaradii laba sano ee la soo dhaafay. Hase yeeshee goolkaasi ma uu dhimin oo saamayn kumuu yeelan niyada Ciyaartoygii metalayay Tog-dheer.
  6. Hargeysa(Qaran) Warshadii Furshaanta Iyo Buushka ee magaalada Hargeysa ee Al-khayraat ayaa shuf beeshay galabta ka dib markii uu dab ka kacay mid ka mida mishiinada korontada ee Warshadaasi. Dabka Warshada Furshaanta Ee Magalada Hargeysa ayaa ku baaba’day Dab sida la sheegay ka dhashay mid ka mida mishiinada Warshadu ay u adeegsan jirtay dhinaca Laydhka. “Waxa aan mar qudha ku war helay olalka cirka isku shareeray ee dabka warshada ka kacay oo runtii ahaa mid argagax weyn nagu abuuray”Sidaa waxa yidhi Xasan Maxamed oo ka mid ahaa dadkii u gurmaday daminta Dabkaasi. Goobjoogehaasi isagoo hadalkiisa sii watay uu yidhi “Runtii waxa wax lala yaabo ah in aynu Dal ahaan inagu yar yihiin Baabuurta loo yaqaano Damdamisku”. Dabka ka kacay gudaha Warshadii Al-khayraat ayaa si xawli ah ugu fiday oo baabiiyay qeybihii kala duwanaa ee Warshadaasi,waxana goobtaasi gaadhay 45 daqiiqo ka dib markii dabku hurusheeyay Baabuur Damdamis ah oo ay leedahay Shirkada Dahabshiil. Boqolaal dadweyne ah ayaa isku dayay inay dabkaas gacmahooda ku bakhtiiyaan iyagoo adeegsanayayn Booyado biyo ah. Ilaa imika waxa kaliya ee Warshadaas u badbaaday waa laba Mishiin oo kuwa laydhka ah oo ay qaadeen dadkii ka qeyb-galay gurmadka daminta dabkaas. Wershadaas oo ka jirtay Somaliland muddo Afar Sanadood ah,waxa ay ka mid tahay Warshada faro ku tiriska ah ee gaarka loo leeyahay oo ay furteen Qurba jooga dalku. Dabkaasi waa kii u horeeyay ee noociisa ah ee waxyeelo intaas leeg u gaysta Goobaha Ganacsiga dalka tan iyo mudadii Somaliland xornimadeeda kala soo noqotay Soomaaliya. Cumar Maxamed Faarax Qarannews/Hargeysa-
  7. hahahahaha ,,,,,,,,,,,,, funny indeed this is just a proof of Djibouti ragime sending his causins to Mogadishu to pretend Somalilanders to tell you the truth ,,, kuwan cid Awdal ka taqaana ma laha regardless of what they claimed ,,,, isn't saylacnews owned by Djibouti ??? loooooooooooool@boqor Raabbi from Awdal ,, like if i don't know him
  8. where are gabdhihii reer qardho ??? kuwaas cid aan ahayni kama bixi karto meeshan
  9. what is all this fuss ,,,, why i can't see the usual crew ??? sometimes the time is not in yourside ,,,,
  10. Originally posted by LayZieGirl: ^^^Miyaad ooydey? I knew you had a feminine side to you. i] Maya maan ooyin xabiibti ,,, ma sidaasaad jeclayd ? sorry to disappoint you
  11. looooooooooool ,,,, so goormaa maqaaxidan la furay mabaan ogayne ?? At last, i've a place to sit ,,,,, Thank God lemme read all those pages first to see sida la isugu haghagaagay
  12. what kind of issues do you think i have bal ???
  13. Ok ,, here comes the difference ,, now i can clearly see where you are coming from. Islam as a religion to be followed, spread etc, will be up to an institution to do, not on a government level. In the Islamic government the government is responsible to spread, protect, and run the religion. Yes, some institutions can be created to be responsible some tasks like the Zakah but the overall responsibility of the religion falls on the government. If anyone abuse the Shariah it is the government to take action against him/her.
  14. loool yeah we can give any name but democracy ,,, I don't think Islam and democracy have the same principles and goals. The objective of the islam is to spread the religion and expand it to the other people ,, it is to please Allah and follow the Quran whateva it takes. All those systems and governmental personnel are working for that purpose even if it is against the majority of the population. The objective of democracy is to please the people specially the majority even if it is against the principles of the Islam. They don't want to impose the Hijab on women if the majority doesn't want it. THAT IS THE DIFFERENCE IF YOU GOT WHAT I MEAN
  15. I'm not against forming a government on any system that is not opposing our religion. Of course Islam did not give any fixed system for forming a government but still there are some basics that is differ from Islam. The most bacis one in Democracy is that the choice is with the majority even if the majority is wrong in fron of Allah ..... while the Islam is giving the priority to the Islamic principles even if the majority is against it. Again ,,, i really get pissed off when i hear some scholars and/or intellectuals saying Islamic democracy and stuff like that. Can't we just throw that name away, form our own government formed as we like and name it what we want instead of labeling it with Democracy ??? Why don't we have a governemtn with parliament and juditiary system ,,,, form all the governmental systems ,, implement the Shariah law ,,, then call it ISLAMIC SYSTEM, and or ANY OTHER NAME ,,,,,,,,, just to get rid of this democracy name ........
  16. Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Ereteriya Cali Cabdoow Axmed Is he Somali ??? :confused:
  17. GOOD ANSWER ........... I second that although i was a bit desperate and was going to say markuu qiyaamuhu dhaco
  18. loooooool ,,, I'm in love with this lady called SHUUN
  19. Yukkkkkkkkkkk ,, you eat dooro ??? waar xishood
  20. Dooro and Shuun are not same ,,,,,, come on
  21. Would you allow Alcoholic shops to be set up in say Bosaso, Muqdisho or Hargeysa. If yes-no why? That is what democracy says and our poeple say NO ......