Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
hadhwanaag 2007-08-04 (Hadhwanaagnews) Muqdisho-(HWN)-Kooxo wejiga soo qarsaday oo ku hubeysan bastoolado ayaa xalay ugu soo galay dhalinyaro qayilaysay guri ku yaala degaanka lagu magacaabo Gubta ee magaalada Muqdisho. Labo ka mid ah dhalinyaradaas ayaa geeriyootay, labo kalena dhaawac ayaa soo gaaray kaddib markii kooxdaa hubeysan ay rasaas oodda uga qaadeen dhalinyaradaas qayilaysay oo ay si kedis ah ugu soo galeen. Mid ka mid ah ehellada labada wiil ee la dilay ayaa waxay saxaafadda u sheegeen in afar dhallinyaro ah oo ku hubeysan bastoolado oo indhaha soo qarsaday ay u soo galeen dhallinyaradaas xilli ay gurigooda ku qayilayeen kadibna dilal iyo dhaawac u geystay
-
During my recent visit to Somaliland, the government has arrested the leaders of the proscribed political party “Qaran”. At the beginning of 2007, these leaders launched an illegal political campaign overlooking the stipulations of the constitution that limit the number of political parties to three and allows the existence of political groups or organizations affiliated to the existing political parties only. The government had no other option but to arrest them as they started a nationwide campaign misleading the public. The “Qaran leaders” have started visiting various cities, asking the people to vote for them without laying the basic foundation of the party through a legal registration in the country. The government had peacefully asked the leaders to refrain from corrupting the minds of citizens especially those who don’t fully understand how political parties are formed. Unfortunately, the leaders refused to heed the government’s appeal and continued with their illegal political corruption of the country. The government (as per the Somaliland Constitution) has the full and sole authority to get rid of all forms of corruption including political, security and economic. The Dahir Riyale regime enforced their immunity and authority against such politically corrupted individuals – who will do everything to win the presidential seat. The Chairman of the so-called Qaran Party Dr. Gaboose formed SAHAN Party during the laying down of the Somaliland Multiparty Political System. He, however, failed to win the vote of the Somaliland people – who voted for UCID, UDUB and Kulmiye to be the only three national political parties in the country. He shunned the teachings of democracy which states that you should accept the results of an election even if you end up as the loser. But with the rate things are going, it seems that the doctor will continue fighting for his political party until he wins the presidential seat. Eng. Mohammed Hashi Elmi joined Kulmiye at the time when the Multiparty System was just starting but he did not comply with the internal rules and regulations of Kulmiye. It is then clear that the Qaran leaders are bent on winning the highest post in the country but they are doing it through wrong procedures. The people of Somaliland voted for the three existing political parties through a free and fair election and the government should not tolerate such corrupted and barbaric ideologies. We – as citizens of Somaliland – understand that the current parties have not met our expectations. These political parties are highly corrupted but Somalilanders should understand that our country has limited capacity to host more then three political parties. Each political party gets sl.sh 40 million each from national budget to support their campaign, our budget is very weak to host another forty million; even our democracy is too young to process four political parties. We know that the incumbent chairmen of these political parties have acquired these parties based on tribal or personal motives but the constitutional way is to fight them within the party. The political parties are national assets and nobody should be allowed to privately own them including the incumbent chairmen of these parties. UDUB, UCID and Kulmiye leadership should be circulated between the citizens of Somaliland. It is clear that some individuals, based on their tribal affiliations, have dominated the parties but instead of forming new parties, it is easier and faster to reform the current ones. Qaran leaders should only go through existing three political parties to win presidential election. The ongoing arrests and political confusion in Somaliland brought hope to the Somaliland enemies especially the members of the Imbagathi government. Today, Somaliland needs recognition from the international community as this is very crucial to Somaliland and its future developments. The present political confusion and corruption in the country only impede our objectives of winning international recognition. This confusion and our enemies will convey a message to the international community that Somaliland is not mature enough as it had become a government that slowdown our move towards international recognition. My final word, Dear citizens, UCID, UDUB or KULMIYE are just politicians (politicians are liars) so we should do everything to solidify our national integrity, security, economy and education. We should elect and vote the right person without considering the tribe or region the candidate belongs to. Civilians will suffer if Somaliland loses international support more than the politicians because they hold foreign passports and can flee from the country at the time of conflict. Allah bless Somaliland……………………………. We all stand united By Abdirahman Ahmed Ali
-
There is no musqul here ,,,,,,,, you can go to the bush and do your deed. No, sorry that is not my type of house ,,,, Ilaahay sidaas iimuu cidhiidhyin
-
loooooooooooooooooooooool@kool_kat ,,,, you understood wrong i guess Inantayda = Gabadha aan dhalay Gabadhayda = Xaaskayga That is the waqooyi accent ...... Buuxo, Means you expected younger and handsome guys and there they showed you old men
-
and why are you reading ??
-
don't worry sxb ,,,,,,, they'll be released soon IA
-
Opinion: What is missing in Somaliland political parties?
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
What is missing is a clear vision of the parties -
hadhwanaag 2007-08-04 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Labada Qareen ee difaacayey gar-sugayaasha Hogaanka Urur Siyaasadeedka Qaran,Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan iyo Qareen Cabdiraxmaan Ibraahim Caalin ayaa ku eedeeyey Maxkamada Gobolka inaanay shuruucda, Xeer iyo Dastuurka dalka u yaala ugu dhaqmayn sidii loogu tala-galay oo ay baal-mareyso, isla markaana waxay Xuseen sida uu dhigayo xeerku in Max-buusta kasta oo xidhan la horkeeno Maxkamada horteeda todobadii Cishaba mar taasina aanay dhicin. Sida waxay Garyaqaanadu ku sheegeen Shirjaraa’id oo ay maanta ku qabteen Xarunta garyaqaanada Somaliland ee Magaalada Hargeysa. . Waxa kale oo ay shirkooda jaraa’id ku tilmaameen iyaga oo ah Qareenadii difaacayey loo diiday inay arkaan Masuuliyiintaasi, taas-na ay ku tilmaameen inay Meel ka dhac ku tahay Shuruucda iyo Dasduurka dalkaba oo cadaadis lagu saaaro xadhiga Hogaanka Urur Siyaasadeedka Qaran in jeelka lagu hayo oo aanay garanayn waxa keenay inay dib uga dhacdo iyada oo ay maanta ku beegan tahay la horkeeno Maxkamada Horteeda... Qareen Ibraahim Iidle oo ka mid ahaa Qareenada Difaacayey xadhiga Hogaanka Urur Siyaasadeedka Qaran oo lagu waday in maanta Maxkamada Gobolka Hargeysa la horkeeno ayaa waxa uu sheegay inay dib-u-dhacday keenistii la horkeeni lahaa Sadexdaa Masuul [Dr. Gaboose, Maxamed Xaashi Cilmi, Jamaal caydiid] Maxkamada Horteeda. “Sida uu sharcigu dhigayo qodobka 47aad faqradiisa 3aad xeerka habka ciqaabta in Todobadii Cishaba maalin la horkeeno [Maxbuuuska] ay haydna in maanta la horkeeno Maxkamaduna ay ku balan-qaaday in maanta la horkeeno, hasayeeshee ay dhacday inaan la horkeenin.” ayuu yidhi Qareen Ibraahim isaga oo sharaxaad ka bixinayey sida uu sharcigu dhigayo in Maxbuuska todobadii Cishaba maalin la horkeeno Maxkamada Horteeda. Ibraahim Iid waxa uu sheegay inanay haynin wax cadeyna oo tilmaamaya waxa dib u dhaca ku keenay in Madaxda Hogaanka Urur Siyaasadeedka Qaran la horkeeno Maxkamada. “Iyada oo aanuna haynin qoraal sababaysan oo tilmaamaya sababta keentay dib u dhaca, waayo waa arrin uu sharcigu waajibiyey, Cid alliyo cidda ay ka suurtowdo ama ay halkeeda ay ka timaado inay dib-u-dhacdo talaabo laga qaado, iska daa inay si kale u dhacdo” ayuu yidhi. Qareen Ibraahin Iidle waxa uu tilmaamay inay xaq u leeyihiin maadaama ay yihiin difaacayaasha gar-sugayaasha Urur Siyaasadeedka Qaran in qoraal na-laga siiyo, taasina waxay tilmaamaysaa sida aan sharciga iyo Xeerka ku dhaqankiisa loo ixtiraamayn ee oo mar-walba loo garab marayo. “Xaq ayey u leeyihiin [Madaxda Urur Qaran] in damaanad lagu siidaayo maadaama aanay ku kicin denbiyada oo aan loona haysan, loomana haysto denbiyada uu shacigu diiday in damaanad laga bixiyo” ayuu yidhi Ibraahim Iidle Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu intaa raaciyey oo uu yidhi “Anagoo halkaa ka duuleyna [Qareenada] ayaanu Maxkamada geynay qoraal aanu kaga codsanayno in Muwaadiniiintaa [ururka Qaran] Xoriyadooda damaanad lagu siiyo si ku meel-gaadha, maanta ayuu qoraalkii na soo gaadhay oo na loogu diiday oo la yidhi damaanad la siin maayo” Qareen Cabdiraxmaan Ibraahin Caalin oo is-na ka mid ah difaacayaasha gar-sugayaasha ayaa waxa uu yidhi “Markii aanu ogaanay inaan Maxkamada la horkeenayn [Hogaanka Urur Siyaasadeedka Qaran] waxaanu qornay qoraal aanu kaga dalbanayno inaanu aragno Maxaabiistii oo aanu jeelka ugu tagno, si aanu u soo xog-wareysano arrimaha lagu heysto, nasiib darro-se Maxkamadu waxay nagu tidhi uma tagi-kartaan, taasina waxay meelka dhac ayey ku tahay sharciga iyo dastuurka inoo yaala” Waxaanu Cabdiraxmaan tilmaamay inay Maxkamadu u hogaansanaato shuruucda, waayo tiirarkii sadexaad ee dalka oo uu u madax-banaanaado oo aanay cid kale u yeedhin.“Halkaa waxa nooga Muuqanaysaa inay tahay Cadaadis lagu saarayo garsugayaashan sadexda ah [Gaboose, Maxamed Xaashi iyo Jamaal Caydiid] ee hogaankii Qaran, maadaama oo loo diiday qareenadoodii waxa cad cid kale oo loo ogolaanayo aanay jirinn” ayuu yidhi . “Sidaa darteed waxaanu aad uga xunay Inay Maxkamadu ama Garsoorku ku dhaqmi waayo dastuurkii dalka” ayuu yidhi .Cabdiraxmaan. Madaxda Urur Siyaasadeedka Qaran oo kala ah Gudomiyaha iyo labadiisa gudoomiye kuxigeen Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, MaxamD Xaashi Cilmi iyo Jamaal Caydiid Ibraahim ayaa maalintii sideedaad xadhig rumaan ah ugu xidhan Jeelka Mandheera ee Gobolka Saaxil., isla markaana iyada oo ay hore u sheegtay Maxkamadu in maanta la horkeenayo aan la horkeenin oo loo kordhiyey xadhigoodii.
-
Somali Weyn - Realistic Vision or Idealistic Dream?
Jacaylbaro replied to Warmoog's topic in General
I don't think we need to bring Shi'a here in our Islamweyn land ,,,,,,, Ngonge, even Salafiyah are too many ,,, which one do you mean ?? ,,, btw they are all right I hope you don't mean the SALAFIYAH AL JADIIDAH -
I hate when the girls put too much makeup that changes their faces, style and skin .... some look like dolls walahi Last time there was this girl saying HI to me and coudn't recognize she is my classmate until she came closer, smiled and talked ,,,,,, look the next morning ,,, they are another ppl
-
Somgulf Towers - recently finished somali built project
Jacaylbaro replied to Gordon Gekko's topic in General
It will all come Insha Allah very soon ..... -
It is clear that Eritrea has a problem with almost every country in the region ...... still don't understand why
-
Somali Weyn - Realistic Vision or Idealistic Dream?
Jacaylbaro replied to Warmoog's topic in General
I'm with you on this ,,,,, let's create Islamweyn -
hadhwanaag 2007-08-04 (Hadhwanaagnews) Hageysa(HWN):-Xulka Gobolka Togdheer ayaa u soo gudbay Wareega labaad ee Ciyaaraha Gobolada Somaliland, kadib markii ay Ciyaar adag oo aad u Xiisa badan ku dhex martay Gobolka Sanaag ay kaga adkaadeen 2 iyo 1. Ciyaartan Galabta ay fooda isku dareen Garoon Ciyaaraha ee Hargeysa Stadium ayaa waxa lagu soo geba-gabeeyey wareegi kowaad ee tartanka Ciyaaraha Gobolada. Ciyaartan oo ay daawashadeeda ka soo qeyb-galeen Wasiirka Dhalin-yarada iyo Ciyaaraha Maxamuud Siciid Maxamed, Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, Xildhibaano Golaha Wakiillada iyo Boqolaal dadweynaha taageerayaal ah. Ciyaartan dhex martay Xulka Gobolka Sanaag iyo Togdheer ayaa ahayd Ciyaar aad u adag oo ahayd weerar iyo weerar celis, oo ay labada dhinac ku soo ban-dhigeen Ciyaar far-shaxaneed oo aad u heer-sareysa, qeybtii kowaad ee Ciyaarta saqiiqadii 35aad ayey ku horumartay Gool Gobolka Sanaag, waxaana u dhaliyey Barkhad Maxamed Geele oo sitay Numberka lixaad, waxaanay qeybtii hore ee Ciyaartu ku dhamaatay hal iyo eber ay ku hogaaminayeen Gobolka Sanaag. Markii qeybtii labaad ee Ciyaarta la isugu soo noqday ayuu Xulkastaaba la soo galay dar-dar iyo dedaal hasa-yeeshee bilowgii qeybtii labaad ee Ciyaarta daqiiqadii 45aad ayuu Xulka Gobolka Togdheer la yimaadeen Goolka Baraajaha ahaa, kaas oo uu dhaliyey Maxamed Maxamuud Siigo oo qaata Numberka 18aad oo ka ciyaara afka hore, daqiiqadii 76aad ayey Goolkii labaad ee Guusha la yimaadeen Xulka Gobolka Togdheer, goolkaas oo uu saxeexay inanka Difaaca uga Ciyaara Mukhtaar Saleebaan Xadhigle. Gobolada Sanaag, Togdheer iyo Maroodi-jeex oo iyagu kuwada jiray Group-ka “B” ayaa waxa Ciyaarahan Wareega labaad u gudbay Gobolka Togdheer iyo Maroodi-jeex, halka Group-ka “A” ay u soo gudbeen Gobolada Awdal iyo Sool.
-
Somgulf Towers - recently finished somali built project
Jacaylbaro replied to Gordon Gekko's topic in General
It is not that hard ,,,, once ppl are united and the security is granted then it is easy ,,, the economy is growing ,,,,,, So insha Allah it will be soon -
was avoiding movies during the weekend ,,,,,, just wanted to relax
-
what is too much man ??? I'm just trying to teach ppl to be gentle with their women and not to ask them what they can't when they can't ......... you better appreciate my lessons ............. Niyow mabaan diideen taas oo kele ,,, but she didn't exist
-
don't get mad ,,, it is requested by the defendants to postpone until they collect all the necessary evidences and information. RAyaale had nothing to do with it ,,,,,,,, Salahudin, you better not talk about males ,,, we not in Mogadishu sxb
-
Somgulf Towers - recently finished somali built project
Jacaylbaro replied to Gordon Gekko's topic in General
lool ,,, -
No,, spying for SL
-
Somgulf Towers - recently finished somali built project
Jacaylbaro replied to Gordon Gekko's topic in General
it is not that far for mogadishu to have such buildings ,, only if the people go back to their brains ,,,,,, -
I've just finished reading a great book by Allan and Barbara Pease entitled "Why Men Lie and Women Cry". A true and humorous account of the differences between the sexes and full of practical ways to communicate effectively. I've enjoyed the book so much and felt it will be of great benefit to all of you that I just had to write up an extract from it: Women Talk, Talk and Talk " When a woman talks she often uses indirect speech. This means she hints at what she wants or infers things. Women's indirect speech has a purpose - it builds relationships and rapport with other by avoiding aggression, confrontation or discord. When women use indirect speech with other women there is seldom a problem - women are sensitive to picking up the real meaning. It can, however be disastrous when used on men. Men Take Words Literally Men use direct speech and take words literally. They find women's lack of conversational structure and purpose very disconcerting, and accuse women of not knowing what they're talking about. They respond by saying things like "What's the point here?" "Where is this conversation going?" and "What's the bottom line?" Men then proceed to talk to a woman as if she is a mental patient or will cut her off by saying "We've been over this a dozen times", "How much longer will this take?" and "This conversation is too much hard work and isn't going anywhere!" Indirect Talk In Business When a woman uses indirect speech in business, it can prove problematic because men may have difficulty following a multi-tracked, indirect conversation. Men need to be presented with clear , logical, organised ideas and information before they will make a decision. A woman can have her ideas and requests rejected purely because her male boss didn't have a clue what she really wanted. Marie's Story After six months of negotiations, Marie finally won the chance to present her company's new advertising program to a big financial client. The audience would be eight men and four women, the account up for grabs was worth $200,000, and she had 30 minutes to sell her story. As she started into her presentation, however, she noticed how blankly the men were regarding her. She felt they were judging her critically and, assuming they were losing interest, she began to multi-track her presentation to try to spur their interest by going back to previous slides, talking indirectly and trying to show how one related to the other. The women were giving her encouragement by smiling at her, using various facial expressions and making listening sounds like, "Uh huh", "Right!" and "Mmmmm" and generally looking interested. Marie was excited by the women's feedback and started pitching her story to them, unintentionally ignoring the men. Her entire presentation became a juggling act. She finished and departed, convinced she'd done a great job and eagerly waited for the company's response. Here's the conversation that took place between the male executives over coffee after Marie had gone: Marketing Director: "Do you guys have an idea in hell c what she was talking about?". Chief Executive: "No…she lost me. Tell her to sent the proposal in writing." Marie had multi-tracked her presentation and used indirect talk with a group of men who didn't have a clue what she was talking about or what related to what. The women executives were happy with the presentation and had participated by asking questions but no man wanted to raise his hand and admit he didn't understand. A woman needs to understand that if a man doesn't follow what she's saying he'll often pretend he understands rather than look ******. Regardless of a man's age, a woman still needs to talk with direct speech. Give him timetables, agenda, bottom line answers and deadlines. Women need to be direct with men in business and give them one thing at a time to consider. Marie is still waiting for an answer… "Why Men Lie and Women Cry, Allan and Barabara Pease info@pease international.com The Final Word This week I focussed on women communicating with men, however there is heaps of great tips in the book to help you guys get along better with the fairer sex. . I highly recommend you invest in "Why Men Lie and Women Cry". We've even been able to talk Barbara and Allan Pease into making a special offer to our subscribers (see page 2). I'm certain you'll discover some gems you can action immediately and dramatically improve your communications with the opposite sex. Here
-
I've seen the worst somali community ever in Addis ,,,,,,,,
-
looooooooooooool ,,, miyay ku hunguri gaagixiyeen