Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. The same xamaasad bilaash aan kugu ogaa Talk wisely or iska aamus niyow ,, no one is gonna buy your idea any way ......
  2. Well-known SNM vateran blaming the government over the arrest of Qaran politicians.
  3. SDWO (Hargeisa 30/0707) Mujaahid Ibraahim Dhegeweyne ayaa si weyn ugu dhaliilay xakuumada Madaxweyn Rayaale iyo xilkasnimo Darro isla markaana ku eedeeyay inay u dhaqanto habkii guracnaa ee uu ku dhaqmi jiray taliskii Siyaad Bare ee ku salaysana cabudhinta, caga jugleynt iyo xadhigga sharcidarrada xabsiyada loogu guri jiray ciduu uu u arko inay siyaaasadiisa ka biyo diidan tahay. Mujaahid Ibraahim Dhegaweyne wuxuu sidaa ku shegay Waraysi khaasa oo uu siiyay wargeyska Haatuf ee ka soo baxa magaalada Hargeysa, Waxuuna Mujaahid dhegeweyne ku tilmaamay xaaladu dalku marayo mid werwer leh, isla markaana aan la saadaain Karin halka uu ku dambayn doono, isagoo sheegay in xadhiga lagula kacay masuuliyiinta urur siyaasadeedka Qaran uu yahay mid sharci darro ah, isla markaana wuxuu xadhigaas ku tilmaamay inuu tusaale u yahay hamiga guracan ee u madaxweyne Rayaale ku doonayo inuu ku jiidhsiiyo ummada reer Somaliland meel marinta nidaam keli-talisnimo oo uu ku doonayo inuu awooda dalka oo dhan gacantiisa ku qabsado cidna aanu u joojin si uu ugu qariyo xilgudasho la,aanta xukuumadiisa , isagoo mujaahid dhegweyne xusay inaanay taasi ahayn mid manta u meel mari doonta madaxweyne Rayaale balse ay riyadiisa ka hor iman doonto runta oo layla gaadhaa. Dhinaca kale golaha midnimada beelaha habar awal ayaa si kulul u canbaareeyay xadhiga masuuliyiinta sarsare ee ururka Qaran. Waxay golahani xukuumada ugu baaqeen inay si degdeg xoriyadoodii ugu soo celiso isla markaana ay xukuumaddu ka foojignaato tallaabooyinka sharci darrada ah ee ay kula kacayso muwaadiniinta. Dhinaca kale eheladii siyaasiyiinta la xidhxidhay ayaan ilaa hada aanay u suurto gelin inay xabsiga maandheera ku booqdaan oo siyaaradooda uga soo kicitimay gobolada iyo degmooyinka dalka, ka dib markii xukuumadu amar ku bixisay in aanay cidi booqan Karin taas oo aanay maalintii doraad xitaa xaasaskoodii iyo caruurtoodii laga hor istaagay inay arkaan. Iska hortaaga xukuumada ee booqashada masuuliyiintaas xidhan ayaa ahayd u qaadan waa ku noqotay ehelka iyo asxaabta jiidaha kala durugsan uga kala yimid. Dhinaca kale waxa maaanta magaalada Hargeysa shirar jaraaid oo kala duwan ku qabtay Odayaal ku hadlayey magaca beesha Sacad Muuse iyo odayaal ku hadlayey magaca beesha Habar Yoonis, inkastoo ay xukuumadu ka hor istaagtay in ay shirkaa jaraaid ku qabtaan hoteladii lagu qaban shiray shirarka noocan oo kale ah sida Baar xaraf, Shirkaa aakhrikii waxay si gooni gooni ah ugu qabteen labadaas beelood geedo ku dhow dooxaha Hargeysa Hoostooda, waxaanay dhamaantood ku dhaleeceeyeen xadhiga xukuumadu kula kacday masuuliyiinta ururka Qaran. Gebogebadii dadku waxay u dhego taagayaan marka ay dhamaato 7 da cisho ee loo dhaadhiciyey masuuliyiinta xabsiga mandheera oo la filayo in la horkeeno Maxkamda, iyadoo dadka qaar isweeydiinayaan xukuumadu ma soo diyaarsandoontaa dacwad rasmi ah oo ay ku soo oogto masuuliyiintan xidhan mise xukuumadu waxay codsandoontaa in mudo kale dib loogu celiyo jeelka oo rumaan kale oo dirro. Guled Cabdi Shaakhaash Hargeisa - SDWO News Desk
  4. Originally posted by me: He was kulmis right? No, he was SNM send by the xabash to destabalize his nation? betrayed his nation and collaborated with the enemy in a time of war, Any proof ????????
  5. SDWO (Hargeisa 05/08/07) Maxamed Aar oo ka tirsan Qurbojooga Somaliland ee degan dalka Ingiriiska ayaa dalka yimid markii ugu horeysay tan iyo dagaaladii 88kii. Maxamed Aar waxa uu ka tirsanaa mujaahidiintii xaq u dirirkii SNM. Maxamed Cabdillahi – Maxamed Aar Wuxuu ahaa gudooomiyahii hore ee Xisbiga Kulmiye ee UK. Munaasibad xus Taallo loogu samaynayey Mujaahid Xasan Saleeban oo ahaa korneylkii u horeeyay ee u shihiiday xaq u dirirkii SNM ee dib u xoreyntii Somaliland 28kii May 1983 ayaa waxa soo agaasimay Mujaahid Maxamed Aar. Alla ha u naxariistee Mujaahid Xasan Saleebaan waxa uu ku shahiiday goobta taalada laga dhisay oo ah Bali-Cabane. Munaasibadan taallada loogu dhisayey Mujaahid Xasan Saleebaan waxa dadka ka soo qaybgalay ka mid ahaa, Mujaahid Ibraahim Cabdilaahi Xuseen - Ibraahin Dhegoweyne, Muj. Cabdiraxaman Aw Cali Faarax, Mujaahid Maxamed Weerar, Mujaahid Nakruuma, Mujaahid Mustafe Xasan Nuur, Mujaahid Ismaaciil Maxamed Gadiid, Mujaahid Khaliil Cismaan Saban iyo Mujaahidiin kale oo badan. Waxa kale oo munaasibadan taalada lagu dhisayey ka soo qayb galay, Wasiirka Arimaha Dibada Cabdillahi Maxamed Ducaale, Wasiirka Dibudejinta Abshir, Axmed Muxumed Madar oo ahaa dhalinyaradii UFO, Agaasimaha TV ga Qaranka, TV ga madaxabanaan iyo wargeysayada ka soo baxa Hargeysa. Mujaahidiintii iyo masuuliyiintii ka soo qaybgashay munaasibadan dhagaxdhiga taalada Mujaahid Maxamed Saleebaan ayaa hadlo kooban halkaas ka soo jeediyay. Iyadoo halkaasna loogu duceeyay inuu dhamaan u naxariisto mujaahidiint Munaasibad kale oo balaadhan oo uu agaasinkeeda leeyahey Muj Maxamed-Aar ayaa mujaahidiintu berri oo Isniin ah ku qaban doonaan Geed Deeble iyagoo duco ugu tegi doona qabuurahii lagu aasay mujaahidiintii tirada badnaa ee ay ka mid ahaayeen Alla ha u naxariistee Mujaahid Maxamed Xasan (Gacma Dheere) iyo Mujaahid Axamed Daahir (AxmedDhagax). Hargeisa SDWO News Desk
  6. it is cloudy, a bit windy and perfect.
  7. I'm freakin' hungry today ........... i can't even sit properly
  8. No one cal block this stuff niyow ,,, Saudis did their best and they failed. The growing technology plus those young boys/girls knowing more about the IT stuff ,, then it is impossible.
  9. hahaha ,,, and they would arrest you and say we captured the biggest ICU/Alqaidah in the region where are the photos in Ethiopia bal ??
  10. loooooooooooool ,, Ghanima ,, what do you think of reer burco's music
  11. Originally posted by Geel_Jire12: Saxiib he wants to leanrn some moves from rush hour...xabashida ku jihadaya.... looooooooooool waar malaa kuma jihaadayo ,,, sowkan iska fadhiya
  12. And what did you expect ppl ?? Where the Islam is not followed, of course the pornography will be in the making.
  13. sorry for disappointment sxb ....... but according to your name you shouldn't be watching hollywood movies
  14. loooooooooooooooooooool errors in afsoomaali and saying inaad ii gabyayso
  15. It is just a transition period ,,, somewhere between bugland and Somaliland ......
  16. As long as we are good at the local games ,,, you know the tfg aint' going no where.
  17. looooooooool@english lessons ...... for your information, the price of the Somaliland passport has increased from $ 50 to $ 100 .....this is the money you deposit to the Somaliland bank when getting the passport.
  18. looooooool ,,, i told you i'm not against Kulmiye , i just don't like their campaigning policy Once they change then i'm in ......... i still doubt if they can do better then this one but yeah ,, why not see
  19. Somaliland should support the new administration once it is officially announced.