Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Who murdered my uncle in his house in shacabka? Who murdered my Family in Hargeysa? Well, the somali government did ...... as you were not there when you asked them they told you SNM did ........... as simple as that. I lived and grew up in Shacabka and SNM did not even come to that area ....... dadka been ha u sheegin sxb.
-
I hope you slept well,,,,, what did you dream of again ?? driving a horse ??
-
Now you are shooting your feet sxb as you say to the people Haye ,,,,,,,, and who recognized the SNM marka ?? not its people ?? who killed my own uncle in Jazeera beach ?? who murdered my relatives and family ??
-
I know ..... cidduu ku dhacana 50% buu kala tagaa xishoodka
-
Finally it is the day ......... Awdal kicked out Hargeisa finally. The big day is tomorrow ......... it is: Togdheer Vs Awdal ------------- and the Somaliland Cup.
-
War deg deg ah, Dr Ahmed Xuseen Ciise oo daboolka ka qaaday in uu u sharxanyahay jagada gudoomiyinimada Xisbiga Kulmiye Hargaysa (QARAN) Waxa hada laga soo dareery shir balaadhan oo uu maanta uu qabtay Dr Axmed Hussien Ciise, taasi oo uu ku soo bandhigay in uu u sharaxanyahay gudoomayanimada xisbiga balaadhan ee Kulmiye, shirkani oo ahaa mid aad iyo aad loo soo abaabulay isla markaasna ay ka soo qayb galeen saxaafda aad u fara badani waxa garab taagnaa Dr Ahmed Xuseen Ciise, mudane Maxamed Saalax Nuur Fagadhe oo isna halkaasi ku booriyay in ay sax tahay in uu Axmed Xuseen Ciise uu is soo sharaxo, dhamaanba waxa meesha ka maqnaa rag aad loo filaayay in ay ka soo qayb galaan shirkaasi oo ay ka mid yihiin Cabdiraxaan Aw Cali iyo Ibrahim Dhagaweyne, hase ahaatee waxa goobta lagu arkaayay wakiilo dhawr ah oo lagu qiyaasay tobaneeyo xubnopod oo iyagu matlaayay ragaasi iyo qaar kale oo aan iyagu maanta shirka ka soo xaadirin. Shirkani oo uu qudubad dheer ka soio jeediyay musharaxa maanta shirkani9 qabtay oo aad u dheerayd waxa aad kala socon doontaan shabakadani Qarannews, anaga oo soo dayn doona kulankaasi balaadhnaa oo aan wali noociisa oo kale laga arag dalka sidii balaadhnayd ee looga soo qayb galay, sida ay doontaba ha ahaatee shirkani maanta waxa uu guux iyo dareen xoogleh ka dhaliyay xisbiga Kulmiye oo ahaa xisbiga ugu balaadhan xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland, arinta maanta magaalada laga hadal hayaa ee cidwaliba ka sheekaysanysaa waa arinta xisbiga Kulmiye, iyada oo dhamaan dadka xiiseeya wararka siyaasada xisbiyada Somaliland ay maanta ku wada mashquulsanyihiin warkaasi, iyada oo dadka oo aad arkayso dad soconaaya oo khadka mobilka isku waraysanaaya, iyo iyada oo aad looga soo hadlaayo dalka dibadiisa iyo goboalada dalka ee Somaliland iyada oo la is waydiinaayo warka isi soo sharaxida Axmed Xuseen Ciise taasi oo loolan xoogan ka dhex abuurtay xisbiga Kulmiye gudihiisa.
-
aaah ,, Ok so you will be off too ??
-
The Xabash on the other hand are invaders occupying our land and killing our brothers and sisters. Isn't the TFG's forces are the somali national army now ?? ,, isn't the government of Somalia asked ethiopia to help them secure the country ?? didn't they say they are leaving and don't have any interest of somalia's occupation ?? The TFG is the reall government in Somalia and they have the right to secure Mogadishu from the ICU which is an internal enemy supported by Eritrea ...... Now ,, don't tell me you are against this Or you will avoid this as usual ??
-
yes ,,, it is falling on saturday which we are already off ... so we add the sunday.
-
yep ,,, i'll be back on Monday Insha Allah
-
That is what i'm currently doing in the office .... i've a class in an hour then what would be like a wild party in the evening ... Finally i'm off for 3 good days .......
-
If i would say Habashis didn't committ any crimes in Mogadishu Mr. me would hit the roof and blame me of being melez ...... isn't that the same he is saying about Somaliland ?? ,, it is like i say yeah, ethiopians are helping the goverment and didn't bomb civilians and it is the cause of the ICU and the Muqaawamah
-
Thanks Oodweyne for clarifying this .... the young man was born in 1988
-
Now, Let's hear from General Abdi-Aziz Ali Barre, the leader of the Siad Barre's military from late 1988 until 1991 ........ Here he says about his experience: “Ama Itoobiya Ha Ka Dhex Dagaalanto Ama Maraykan Ha Ku Soo Duulo'e Somalia Wali Kama Dhicin Dagaal La Mida Kii Na Dhexmaray Anaga (Dawladii Hore Ee Siyaad Bare) Iyo Xoogagii SNM” Kornayl Cabdicasiis Cali Bare Kornayl Cabdicasiis Cali Bare oo ka mid ahaa saraakiishii ugu saraysay milatariga taliskii kalidii taliyihii Siyaad Barre ee dawladii la isku odhan jiray Soomaaliya ayaa markii u horaysay ka hadlay xaalada xiligan ee koonfurta Soomaaliya isagoo ku tilmaamay arin aan macno badan samaynayn oo ah gorgortan kursi iyo mid shaqsiyo ah. Waxa kale oo uu ka hadlay Cabdicasiis Cali Barre in koonfurta Soomaaliya iyo waqooyigu (Somaliland) ay ku kala horeeyaan dagaalada milatariga dhinac walba waxanu tusaale u soo qaatay dagaaladii dhex maray SNM xiligii ay dalka haysteen isagoo arintaasi ka hadlayan wuxu yidhi "Ama Itoobiya ha ka dhex dagaalanto ama maraykan ha ku duulo'e Soomaaliya wali kama dhicin mid la mida kuwii na dhex maray jabhadii SNM waxanan damacsanahay inaan buug ku soo saaro laakiin hadaan in yar ka xuso waxay ahaayeen dagaalo aad iyo aad u qadhaadh dhinac walba oo leh maskax xeel dagaal, taatiko milatari, iyo dhiiranaantii halista ahayd ee dagaalyahanimada Soomaalidu ku caan baxday waxanay dagaaladaasi lahaayeen qaabab badan oo halisa sida weerar dhamaystiran, difaac, jidgooyo, dhabarjabin, miino-xidh, arbush, iyo sahan culus taas oo ay dheerayd dagaalka ku dhufoo ka dhaqaaqda ah oo leh sas iyo jaha habaabin khatar ku ah cutubyada ciidanka, ma aha waxa aayar la ilaawi karo dhacdooyinkii dagaaladaasi khusuusan xiliyadii u danbaysay ee aan anigu gulufka adag ee ciidankii 77 ee libaaxyada Soomaaliya aan ku kiciyay guud ahaan aagagii SNM gaar ahaana xeebta galbeed oo aan ku horeeyay. Weerarkii cuslaa ee aan ku qaadnay guutadii 99naad ee SNM oo uu hogaaminayay kornayl (Jidhif) oo aan isku kuliyad ahayn kuwaas oo aan weerarkaa hore kaga guulayasanay hase yeeshee, aad noogu waxyeeleeyay weeraradii rogaal-celiska ee gaadmada iyo goosgooska ahaa waxaad moodaysay inaanu aad isku kaarto fahmaynay milatari ahaan sababtoo ah waxay jid gooyo ku dileen abaanduulahaygii ciidanka saraakiil badan oo kalena way sigteen, waxay noo adeegsadeen sirta culus ee ciidanka taas oo ah dhegaysiga isgaadhsiinta raadiyaha iyo fasiraada afgarashooyinka ciidanka ee (Taararka) la isku dirayo, meelihii ugu darnaana waxa ka mid ahaa jidgooyadii dooxa Bariisle maalintaas oo ahayd markay saraakiisha laayeen oo ciidanka uu watay kornayl (Jidhif) waxa markii gurmadkayagii ku soo dhawaaday qasab ku mareen ciidankii Djibouti ee xadka ilaalinayay taas oo macnaheedu ahayd inay taarkayaga dhagaysteen waana hab dagaal. Dhinaca kale ee isaguna aadka u adkaa wuxuu ahaa aagii cidhifka Bari ee guutadii 1aad ee SNM oo sidaan ka warqabo uu hogaaminayay Maxamed Kaahin, waxa xusid mudan maalintii aan damacsanaa inaan qabsado tuulada la yidhaahdo Dhoqoshay oo xiligaa ahayd meel istaraatiji ah magaalo camirana ah way noo suurto gali wayday oo waxa lanagu difaacay difaaca adag ee madaafiicda, difaaca (Madfaca Hoobiyaha) oo garbo siman ah, waxay ahayd mid aad u jabisay weerarkaygii maalintaas oo la mid ahayd kuwii aan ku qabsaday goobo muhiim ahaa sida xaruntii taliska guud ee SNM oo ahayd Baligubadle iyo Alaybaday iyo meelo kale oo badan. Maaha wax si kooban aan uga sheekayn karo labada dhinacba saraakiil ha jiraane waxay ahaayeen raga tayada badan lihi saraakiishii waqooyiga gaar ahaan dhinaca SNM ragga isugu tagay. Gebagabadii dagaaladan xiligan ee koonfurta Soomaaliya waa kuwo magac dil ku ah sumcada soomaalidu dagaalada milatari ku lahayd, waxana inta badan ka muuqata rag iska hadlaya oo aan khibrad dagaal shaqo ku lahayn." la soco qaybaha dambe ee dagaaladii SNM. Xigasho: Haatuf
-
Me, May 1988 was when the war started in the main cities ,,, by August the SNM succeeded to fully capture the cities
-
THIS IS A GOOD NEWS FOR ME .................. Time to show the boy how things happened
-
me is already scared
-
Marka hadda waad qanacday sow maaha ,, I like how you jump to other topics and avoid the killing points niyow Now, do you want to hear Korneyl C/Casiis Cali Barre himself ?? ,,, he did talk about his experience with SNM ,,,,, want to see ??
-
The General Assembly of SNM took place in Balligubadle mid 1989 .... this is where the previous chairman Mudane Siilaanyo was changed and a new chairman was elected to be Mudane Abdirahman Tuur .............. Balligubadle is only few kilomiters away from Hargeisa if you know the place. Another question: Do you really know how the USC was created ???
-
loooooooooool ,,, i was just ciyaal school and there was one time i was so obsessed with reading such stuff .... alla maxaan buug akhriyay berigaas Ayaan daran Wadhaf iyo shimbiro war isuma hayaan and many others
-
Ok , lemme kuwaydii another question that you can't avoid : When was the snm defeated exactly ?? ,, i need the date plz
-
Safaaradda Ethiopia ee somalia oo u hanjabtay Idaacadda Shabelle
Jacaylbaro replied to BiLaaL's topic in Politics
and kismaayonews ?? -
Fuley waaxid
-
The guy is still avoiding to say I DON'T KNOW He is already feeling a defeat
-
Dr. Fikre Tolossa: A Culpable Credentials of Misinformation
Jacaylbaro replied to Xudeedi's topic in Politics
Cajiib ... walee waa yaab