Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Aamiin ,,,,,,,,
-
hadhwanaag 2007-08-10 (Hadhwanaagnews) Nin u dhashay Somaliland ayaa waxaa maanta lagu dilay Tuulada Duubban oo dhanka Galbeed ka jirta Magaalada Caabudwaaq. Ninkaa Musaafirka ah ayaan ilaa iyo hada la ogayn Sababta loo dilay, laakiin waxaa ay wararku sheegayaan in uu sababsaday isbaaro loo dhigtay Gaari uu watay Gaarigaasoo ka yimid Magaalada Harta shiiq una Rarnaa Magaalada Muqdisho. Dilkaas Bilaa Naxariista ah ayaa waxaa si weeyn u canbaareeyay Ururka u dooda xaquuqda aadamiga oo ka dhisan Magaaldaan Caabudwaaq, Ururkasoo lagu magacaabo Abudwak Human Right Devolement Org. (AHDO.) Gudoomiyaha Ururkaas u dooda xuquuda Aadanaha ayaa si weeyn u cambaareeyay dilaas Nacasnimada ah ee loo gaysanayo dadka aan waxba galabsan. Sidoo kale, waxaa maanta si weyn u canbaareeyay dilkaas Naxariisdarada ah Ururka Dhalinyarada Caabudwaaq (SYO) oo ayaguna ku tilmaamay dilkaas mid aan waafaqsanayn islaanimada iyo darisnimada ay beelaha Soomaaliyeed ay wada leeyhiin. Sidoo kale, Ururka dhalinyaradu waxaa ay eeda dusha u saareen udayaasha dhaqanka waxaana ay ku sababeeyeen ka hor inta uu san dhicin falkaan dhimashada ahaa ayaa waxaa laga soo digay dhalinyarada qaldan ee wadooyinka dhiganaysa isbaarooyinka ay xadgudubka ugu geeysanayaan shacabka soomaaliyeed ee xili walba qulqulaya wadoooyinka ku teedsan magaaldaan Caabudwaaq oo hada Xudun u ah ganacsiga Gobolada waxqooyi & Gobolada koonfureed. wariye:Zaynudiin, source:Allgedo - Caabudwaaq/Soomaaliya.
-
hadhwanaag 2007-08-11 (Hadhwanaagnews) We would like to remind the daughters and sons of Somaliland that Somaliland is here to stay and would not be hijacked by a tyrant leadership. Never it happened in the history of Somaliland for the noble daughters and sons of Somaliland to be imprisoned let alone sending them to the notorious prison of Mandheera where the ghost of Siad Barre still haunts its dark history. Somaliland has been built by the sweat of its citizens including those living in the Diaspora. We would like to remind the daughters and sons of Somaliland that the current administration of Somaliland so far did not live up to their promises and neither have they constructed hospitals nor schools but all that Somaliland has achieved to date is built by the hard work and efforts of the Diaspora and the citizens of Somaliland. The daughters and sons of Somaliland must wake up from their deep dream and hear the wakeup call of justice before they too are drawn in the tide of injustice and tyranny. The sons and daughters of Somaliland must start writing their history starting from today the 11th of August 2007 as justice will speak and pens will write the judgment to come and history will be a witness to that. Today the daughters and sons of Somaliland would see with their own eyes whether what they have worked so hard for the last 4 decades will stand on its own two feet or fall apart God forbid. Let us not forget that we have witnesses watching over us from heaven with keen eyes waiting in patience to see how we react to injustices judging our actions on whether we support tyranny which will cause Somaliland pain, destruction and disturbance or we will support ‘Justice’ and bring peace, order and harmony a spirit which we have supported for the last 16 years. In this age we live in a time where Truth is fought by using the tools of human rights, common sense and the majority blocking any injustices caused to them. We would like to remind the leaders of Somaliland that the noble daughters and sons of Somaliland will keep a record of your history. A golden record will be kept of every tyranny that leaves a record in the history of Somaliland and such record will be like a monument written for the future generations of Somaliland to learn from and never forget. Equally just leaders always came out of the hardest choices in their lives and history has been a witness to that. Today the idols of Pharaoh will either not come down and Tyranny will prevail or Somaliland will come out of the other end with the justice of Moses(as) and Harun/Aaron(as) saving the spirit of the true democracy that Somaliland has embraced for the last 16 years. Today the King of all Kings(swt) will be the Judge and the Jury and the noble sons and the daughters of Somaliland the witnesses. May peace and blessings of Almighty God and Al Mustafa(as) be on the noble daughters and sons of Somaliland including those who have departed from us, Aamiin. Somaliland Women Diaspora. Fatima Ali
-
Xulka Gobolka Tog-dheer Oo Ku Guulaystay tartankii koobka ciyaaraha ee Somaliland, taasi oo ay dirqi kaga badiyeen xulka Gobolka Awdal Hargeysa(Qaran)-Xulka Kubada Cagta Gobolka Tog-dheer ayaa ku guulaystay Tartankii Shanaad ee Ciyaaraha Kubada Cagta Gobolada Somaliland,ka dibmarkii Galabta ay rikoodhayaal kaga adkaadeen Xulka Gobolka Awdal oo ay ciyaartii kama danbaysta wada yeesheen. Ciyaartan Galabta oo ay ka soo qeyb-galeen Wasiirada Ciyaaraha,Xidhiidhka golayaasha,Wasiirku xigeenka Wasaarada Cadaalada,Mujaahid Cabdiraxmaan Aw-Cali Faarax,Badhasaabka gobolka Tog-dheer,duqa magaalada Boorama C/raxmaan Shidde, Masuuliyiinta Xidhiidhka kubada Cagta Iyo Kumanaan Qof oo ka mid ah Taageerayaasha Labada gobol ee Awdal iyo Togdheer. Ciyaartan oo ahayd tii ugu kullayd tan iyo markii tantankani furmay 30-kii Bishii la soo dhaafay ee July waxa labada Xulba ay aad u adkeeyeen difaacoodii waxana ay is dhaafsanayeen weerar iyo weerar-celis,hase yeeshee markii ciyaartii muddo socotay ayaa Xasan Cabdilaahi[Xasan Dafe] uu Gobolka Awdal u dhaliyay gool aad u qurux badnaa oo sii shiday xamaasadii Ciyaartaas,taasi oo aamus u diiday tageeryaasha gobolka Togdheer. Weeraro badan ka dib waxa Xulka Gobolka tog-dheer u suurto-gashay inay iska soo bedaan Goolkii la dheeraa waxana gool qurux badan u dhaliyay Mustafe Maxamed Axmed oo ka tirsanaa difaaca Gobolkaas waxana qeybtii hore lagu kala nastay 1-1 Gool, taasi oo ay tageeryaasha gobolka Togdheer ku qaboobeen. Qeybtii labaad ee ciyaarta ayaa u muuqatay mid ka sii kulul oo ay si dhaba u shaqeynayeen Talooyinkii Tababarayaashu ay soo siiyeen Ciyaartoyga waxa wax weyni iska bedalay qaab Ciyaareedkii qeybtii hore. Abada Kooxoodba waxa ay iska lumiyeen Fursado Badan oo Goolal lagu dhalin karayay,taas oo sababtay in 90-kii Daqiiqadood ee ciyaartaas loogu talo-galay ay ku dhamaato barbar-dhac 1-1 waxana aakhirkii Rikoodhayaal loo dhigay 9-8 ku badiyay Xulkii metalayay Gobolka Tog-dheer. Waa markii labaad ee Gobolkaasi uu ku guulaysto Ciyaaraha Gobolada Tan iyo Markii la bilaabay sanadkii 2002-dii, iyada oo koobkii kan ka horeeyay ay hanteen xulka gobolka Sanaag iyaga oo ka badiyay ama ka qaaday xulkani maanta qaatay ee Togdheer. Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Maxamuud Siciid Muxumed ayaa hadal uu u jeediyay labada Kooxood ugu baaqay inay isu haneeyaan koobka,waxana uu Ciyaartoyga labada Kooxoodba ku amaanay wax uu ku tilmaamay ciyaar-wanaagii ay muujiyeen iyo sida Nabadgelyada ah ee ay ku dhamaatay Ciyaartaasi. Dhanka kalana xulka gobolka Hargaysa ayaan marnba ka soo daahirin amba aan marnba soo istaagin kaalin fiican, taasi oo ay hada u sii dheeraatay tageerayaashooda oo arintaasi ka gadooda, taasi oo lagu fasili karo mid aan haboonayn, hase ahaatee ay la gudboontahay in ay ciyaaro fiican oo ay guusha ku hantaan la yimaadaan.
-
Toronto Canada – From the prospect view of Somaliland Diaspora; every year has its ups and downs and the advice is to look forward in the years to come. Let it be known that the Somaliland people in the country and outside fully support the present House of Elders (Guurti) more than….. To barrow a sentence from Coffee Shop Opinion Leaders in their commentary last week, the individuals with foreign passports and with their tribal tools shouldn’t lead chaos to the hard working people of Somaliland. The Chairman of Somaliland Guurti House is not only a top politician but with history of talent and vision for his native land from Lao’adow to Armo and from Berbera to Wajaley and he worn the heart and the soul of Somaliland people where-ever they live. Somaliland has a long journey that started when Somaliland born military officers put their helmets in 1962 to reject the un-rectified union with Somalia. Followed by others in step-by-step until 1991 when people of Somaliland gathered in Burao of Togdher Region and declared the Somaliland Republic and followed by Borama Constitutional Conference. The successors have left no stone be unturned and the present Somaliland government has successfully completed its last democratization and the first 82 parliamentarians were elected by the people rightly. The Somaliland people also in support of the courageous and heroic decision of the Somaliland President to keep aside the parliamentarian tribal politics and put the interest of the country ahead of everything else by completely put in action the seven members of Somaliland Election Commissioners The distributions of seats were based on historical events and not present regional population distribution. The wisdom of Somaliland Guurti members, political leaders, political scientists, academicians, think tanks in the country and in the Diaspora were all agreed to implement along with this temporary method and correct it in later times. The Somaliland political system is a combination of that of USA and British system. The Somaliland like USA has presidential, parliament and judiciary system but nominated senators (Gurti) likes that of Britain, Canada, Australia, New Zealand and some of other Anglophones. Immediately after the elected MPs were sworn in a friction appeared between the senators (Guurti) and the elected parliament and each has claimed how it sees the political correctness of Somaliland. The Somaliland people regretted the election of present parliamentarians and under this situation may not last long. The MPs expressed a desire to the senate (Guurti) reformed and calling the institution “questionable”. However, the MPs were vague on how reform should be achieved, saying they would prefer to see it elected rather than appointed. Now the people of Somaliland realized without the present Guurti (Somaliland House of Elders) would have been taken over by a group (the minority tribal minded in Somaliland Parliamentarians) whose trust loyalty in Mogadishu. The debates started in Somaliland and in the Diaspora are critical towards an elected senate, saying that once elected, the senate will “assume their full role, instead of the moderation they are today”. There is nothing in Somaliland constitution to prepare us for a statement between the two chambers. We don’t have this, so why put sled in this situation. Senate reforms would not work alone unless we re-open the constitution. The Somaliland people are not prepared to open constitution on just one issue. In the case the constitution re-opened you have to prepare the Pandora box with lot of issues to come out. The imbalances of regional seats distribution, to open the constitutionalized three political parties, the Somaliland citizenship whether owned by tribes when the British left 1960 or excluded Somlilanders live outside the Somaliland boundaries, and lack of democratic participation in the east Regions and lot of other issues. The imbalances are included some members in parliament have been elected with few hundreds of votes while others are elected ten thousand or so. As the minister of finance presented his 30-million budget, has declared how the Third World Countries are supported from outside and Somaliland has survived with all these years without dime from wealthy nations. Somaliland is on mission and it was planned to keep lid all sensitive issues until we achieve settlement and score the sovereignty goal. But the parliamentarians rejected the efforts of the Minister of Finance and changed the budget-numbers which is beyond their powers (ignorance) and work of any modern parliament. We all know the senate should be more accountable, more credible and more democratic. But it’s not good for Somaliland to have elected senate as long as we don’t have a change of the number of senators per region. The elected senate must have the will and power of elected people and that may inflame an endless debate and influence our competence to achieve the sovereign struggle. Some of us are open to the idea of limited-duration senate (Gurti) appointment, because that would make it easier to appoint younger people to the upper house. Let us debate how the appointment should be made who is rightfully the power to appoint the senators, the age and term in the office. A full makeover of the powers of the senate and the method of appointing its members would require a full-blown of constitutional amendment (constitutional battleground). Some Somalilanders have no problem with moving toward an American-style senate, but added that if senators are to be elected must have real powers, that should be outlined with a constitutional change. If you’re going to start tinkering with something so fundamental with a constitutional dimension to it, then you’ve got to open the whole complex debate and do it properly and not fiddle on the periphery of it. The present Senate Members will stay and remain in office unless we come out with alternative to replace them. Hassan Abtidon
-
Xisbiga KULMIYE oo ku gacan saydhay musharxnimada kursiga madaxsweynenimo ee Dr. Ahmed Xuseen Ciise xiligan la joogo Warsaxaafadeed ay maanta soosaareen gudida qaban qaabada shirweynaha labaad eexisbiga KULMIYE ayaa lagu sheegay in aan la ogolayn musharax iskii isusoo sharaxa kahor shirweynaha xisbiga, waxayna tani kadambaysay maalin uun kadib marii Dr. Ahmed Xuseen Ciise shalay kudhawaaqay inuu usharaxan yahay kursiga madaxweynenimo ee xisbiga Kulmiye, waxayna tani siweyn usoo shaac saartay kala qabysanaan balaadhan oo xisbiga dhexdiisa kajirta. Warsaxaafadeedka oo dhami waxa uu uqoraa sida tan: Gudida qaban-qaabada Shirweynaha II-aad ee Xisbiga KULMIYE, waxay in dhaweydba ku hawlanayd qaban-qaabada shirweynaha II-aad ee Xisbiga oo imika arrimihiisii gebo-gebo yihiin. Arrinta la xidhiidha Musharixiinta Madaxxweynaha iyo ku xigeenka, waxa Dastuurka Xisbigu siinayaa awooda xulistooda golaha dhexe ee Xisbiga. Shir Gole Dhexe oo Xisbiga u qorshaysan inuu Shirweynaha ka soo hormaro ma jiro. Sidaas darteed, Golaha Dhexe ee la filayo inuu ka dhalan doono Shirweynaha ayaa mas'uuliyaddaa yeelanaya, waxaana hubaal ah inuu arrintaa u samayn doono hab-raac (Procedure) lagu kala sareeyo, musharixiintana guddi u saari doona fulisa hab-raacaas. Markaa gudida qaban-qaabadu waxay cid walba ogaysiinaysaa inay kala saarista iyo kala shaandhaynta musharixiinta aan weli goorteedii la gaadhin, cidii xilkaas iska lahayd oo ah Golaha dhexe wali ma uu samaysmin. Sidaa darteed, waxaa cid kasta oo musharaxnimada madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka damac ka hayo laga codsanayaa inay xaq dhawraan nidaamka Xisbiga u yaala oo ay goorteeda iyo madasheeda ay arrinkaas la sugaan, inta ka horaysana hawshaa ina hortaala waa qabashada Shirweynaha; sidaas darteed waa in la joojiyo hawl kasta oo aan khusaynin Shirweynaha siiba ololaha Musharaxnimada kiisa qarsoon iyo kiisa muuqdaba. Waxaynu u baahanahay in loo guntado sidii uu u qabsoomi lahaa Shirweynaha labaad ee Xisbigu."
-
Safaaradda Ethiopia ee somalia oo u hanjabtay Idaacadda Shabelle
Jacaylbaro replied to BiLaaL's topic in Politics
I'm wondering ,,, is Mogadishu a city or a military camp ?? -
Somalia: Fresh battle breaks out in Mogadishu
Jacaylbaro replied to rudy-Diiriye's topic in Politics
Ilaahow ummadaada u gargaar ,,,,,, i wonder when reer muqdisho will sleep without fear, gunshots and killings...... Insha Allah soon ,,,,,, -
why do yall need an english version bal ?? aren't you Somali ??
-
If i don't have those crazy deadlines , i would take some off days but 3 days are enough for me to rest ,,,,,,,,,,
-
Then iska aamus marka ,, if the uncle was a military general then Allah ha u naxariisto ,, i don't believe he was a civilian sxb. may be you are one of my xuseen giirre classmates hadii aad meeshaas degenayd ..... or one of your family,
-
I'm glad the people finally made a historic decision ,,,, at least they not remotely controlled
-
A really great saturday today ,,,,, enjoying my holiday, sipping my coffee and having my lunch right now
-
looooooool ,,,,, walee waa xasuus
-
Ma imikaad isku haysataan wixii labaatan sano ka hor la dhigan jiray ,,, walee waa cajiib ,,, maskaxdii way idin masaxantay oo anigaaba idin dhaama
-
to you YES ,,,,,,,,,, to me no one call tell me about where i lived and what i witnessed. If you tell me the name and the exact location in the Shacabka i think i will know them very well. if you can't say here feel free to PM me.
-
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK Paracetamol is not the best option ... you need to add some anti-alergics too. I would recommend a ipobrufen ,,, a lot better than paracetamol i tell ya
-
Xubnihii Komiishanka Doorashooyinka Cusub Ee La An-sixiyey Iyo Labadii La diiday Oo la filayo Inay maanta Si Rasmiya Xilka U-la Wareegaan hadhwanaag 2007-08-09 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Xubnihii Gudida Doorashooyinka Cusub ayaa la filayaa inay maanta si rasmiya xilka uga-la wareegaan Gudidii uu Madaxweyne Rayaale u magacaabay inay xilka si ku-meel gaadha u hayaan. Kadib markii ay Xukuummadu ka faro-maroojisay Komiishankii hore ee xilkoodu dhamadaay. Gudidan komiishanka doorashooyinka oo ka kooban shantii Xubnood ee Golaha Wakiilladu an-sixiyeen iyo labadii Xubnood ee la diiday in la an-sixiyo, ee diidmadooda lagu sababeeyey inaanay buuxin shuruudihii looga baahna, isla markaana la soo bedelo. Labadan xubnood ee Komiishanka doorashooyinka ee la diiday in la an-sixiyo oo ahaa xubnihii ay Guurtidu soo xuleen oo kala ahaa Muuse Axmed Cumar [Muuse Madoobe], Maxamed Cabdi Xaamud [Nine], ayaa marlabaad Golaha Guurtidu dib ugu celiyeen Wakiillada, taas oo muran ka dhex aloostay Wakiillada iyo Xukuummada oo ay la dhinac yihiin odayaasha Guurtidu. taasina ay wakhtigan keentay inay muddo badan u xanibnaadaan shantii xubnood ee kale ee an-saxay ee kooramkii buuxiyey isla markaana lagu waday inay sii hawl-galaan. Arrintan ayaa kadanbeysay kadib markii uu doraad Madaxweynaha Soomaaliland Md. Daahir Rayaale uu amar ku bixiyey inay shantii xubnood ee gudida doorashooyinka ee la ansixiyey iyo labadii la diidayba ay hawlgalaan taas oo sheegay inay soo dhawaadeen doorashooyinkii. Dadka siyaasada odorosa ayaa ayaa wel-wel ka muujiyey waxa uu madaxweynuhu kaga dabo ladhayo shantii xubnood ee la ansixiyey labadan xubnood ee la diiday ee gudida doorashooyinka.
-
unless he was a government general ,, there were a lot of assasinations even before the 1988 and i know that. But civilian , HELL NO ! ! I CHALLENGE YOU ON THAT SXB .............
-
Yes, i would difinately like to live there
-
Buuxo you need to see a doctor as soon as possible ,,, if the hargab keeps coming back then xaaladu waa khatar cadiim ,, it is a synrom of many things that i won't tell ya